002 | Narcissism | cudurka xun ee ay inagu beertay dhiirrigelintu.

  Рет қаралды 13,488

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Жыл бұрын

Dhiirrigelin aynaan u baahnayn oo muddo dhawr iyo tobankii sano ee u danbeeyay ah inagu socotay ayaa sababtay in ay inagu beerto cudurrada Narcissism-ku uu kowda ka yahay ee nafsadeed ee bulshooyinka haleela, barnaamijkeenan mawduucaas ayaynnu ku lafaguraynaa.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 26
@abdisalanosman3850
@abdisalanosman3850 4 ай бұрын
aadbaad umahadsanthay Aadan sahan dhiirigaliyaasha Dadka weywaaleeen
@xafsoquen8278
@xafsoquen8278 25 күн бұрын
adan dhalinta meel fog bad wax katusidey aad bad u mahadsanthy
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 8 ай бұрын
Legend Aadan Sahan , shakhsi wax laga faaiidayo ❤
@ilyaas10.
@ilyaas10. 20 күн бұрын
17:53 Anaa Niyad jabkaas La Nool.🎉
@Adamshow2665
@Adamshow2665 7 ай бұрын
Mohamed omar muuqalkan maxaad ugu share garyn weydeen😂❤
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
M.A❣️❣️❣️
@abdihakim0402
@abdihakim0402 11 ай бұрын
14:29 Wlhi hadalkaasi waa xaqiiqo waxaan ufiirsadas magaalooyinka itoobiya qaybaha ugu makhaayadaha badan ugu hotelada badan waa magaalooyinka qoomiyadaha kale hady tahay amxaaro tigre oromo ay sbbtu tahay isma bariiyaan marti malahan kooga magaalo dan utaga wxu kutashtaa jeebkiisaa un Meelaha oo soomalidu kufcntahy weeye ayaan isdhhi karaa
@asmaupdy
@asmaupdy 11 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-ee1pg5yr2t
@user-ee1pg5yr2t Жыл бұрын
Masha allh wa xaqiiq nolow Wll👌🏻
@abdallehaji2286
@abdallehaji2286 10 ай бұрын
Thanks ustaad
@warkayo6821
@warkayo6821 3 ай бұрын
Ok
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 7 ай бұрын
wlhi wa xaqiiq
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 4 ай бұрын
Wlhi waa xaqiiqo hadal indha la aana oo bilaa ficil ah wxan ahyn ma hayaan
@abdialasow4881
@abdialasow4881 10 ай бұрын
Mahad said ustad aadan sxb waxbadan ayan kafaiday
@yahyeburhan
@yahyeburhan 7 ай бұрын
hhhh wallaahay sxp aadan boodhbaad ka kicisay qolyahakan waxaanan jirin nagu juujuumaya
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 5 ай бұрын
Qaar badan oo noocaas ah ayaan asxaab nahay
@user-db5hs4qb6r
@user-db5hs4qb6r 6 ай бұрын
Thanks
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 ай бұрын
Xanuunkaan wuu ihayay lkn hada wankaso kabanaya fadligada mahad sanid ustaad❤🎉
@axmedcabdiraxmaan8145
@axmedcabdiraxmaan8145 4 ай бұрын
Dhowr jeerban is buufiyay zhpayaal 😂😂
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 8 ай бұрын
Qunyar maad u hadashid You speak so fast.
@cabdisamedmohamud6567
@cabdisamedmohamud6567 8 ай бұрын
Farakhow ismalure waxad u dagaalanto dartii samayso madan ilahayn xaga ii waalaysa
@zamzamabdinasir9566
@zamzamabdinasir9566 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😊😮😢🎉😮😅😊
@aminasayid6502
@aminasayid6502 Жыл бұрын
hhhhhhh waa mansuur🎉😂❤😊
@aminasayid6502
@aminasayid6502 Жыл бұрын
clrisaaq schoolka taag
@aminasayid6502
@aminasayid6502 Жыл бұрын
wanii salamay ciyaal dhaafaar
@husseindirie531
@husseindirie531 9 ай бұрын
dhiiri galin waa loo baahanyahay tiisa daryeelaa tu kale ku dara
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 24 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Waan Ku Salaamay Saaxiib.
8:30
Sahanka
Рет қаралды 62 М.
Sirta waxqabadka noloshayda | barnaamij khaas ah.
13:30
Sahanka
Рет қаралды 66 М.
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
MAXAAD FAQİİR U TAHAY? SİDDEE DHAQAALAHA U SHAQEEYAA?
25:25
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 17 М.
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
032 | Qulqulka Oromada sidee hal mar u joojin karnaa?!
28:25
Sahan Podcast
Рет қаралды 15 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН