No video

011 | Ismalure 5 | ciyaarista doorka dhibbanaha!

  Рет қаралды 11,391

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Жыл бұрын

Xalqaddii shanaad ee taxanaha sharraxaadda Ismalure.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 11
@mss_alone0deqzanmoha568
@mss_alone0deqzanmoha568 Жыл бұрын
Adan sahan wa nin dheer😂✌️
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
M.A❣️❣️❣️
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 3 ай бұрын
23:22 masuuliyada iyo xilkasnimada weyne waxa ay ku lamaantahay maamulka iyo madaxtinimada weyn
@asmaupdy
@asmaupdy 11 ай бұрын
M.a,ustaad my favourite podcast
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 9 ай бұрын
Shukran ustaad
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 Жыл бұрын
MashaAllah walal adan sahan i like ismalure book indeed i need more books especially mentally disorders
@ZakiyaCabdullahi
@ZakiyaCabdullahi 10 ай бұрын
M.sh❤❤❤
@kowtharahmed7397
@kowtharahmed7397 Жыл бұрын
Mhdsanid wall
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 8 ай бұрын
Marna Adigu dooro ayaad i leedahay Marna ilaaheybaa kuu dooraya aadanow is qabadsii markii hore noloshu waa doorasho ayaad ka bilowdey Adigu dooro si aaney dhanka xun kuugu doorin ayaad tidhi Hadana ilaahey baa kuu dooraya halkaa yara jilci zxp
@Anwarfarah-ci2vv
@Anwarfarah-ci2vv 6 ай бұрын
Mya ugaz xlka sidaa ma,ahn alle shaqsi walbo waxaa oo kadhigy free dhanka ficilka marka lagu leeyhy dooro wixii ad samyn laheed fcl ahaan illahna tala saaro oo bare si oo kugu fududeeyo shygii ad dooraty
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 5 ай бұрын
De waa run sxb ilaahay waxkastoo aad tahay wuu kuudooray wayna kuu qorantahay hadana ilahay wuxu kusiiyay ikhtiyaar aan malaikta la siin aad noloshada kudooranayso hadii noloshada dooranwaydana iyada kudhigaysa booskii kugu haboona ogowna ilaahay 2marba kii aad noqoto waa ku kulansiiyay qodobka ma isla fahanay sxb tusaale hadii aad dooratid inad noqoto injineer dhabadeedan aad qaaday kuna guulaystay iyo hadii aad iska nooshahay noloshu booska kugu haboon Bay kudhigaysa waayo waxba maad qabsan fuundibayka dhigaysa hadaydoonto noloshada qofka dareewlka ka ahna waa ilaahay I think you understand ❤
012 | Ismalure 6 | wax walba waad ku qaldan tahay!
48:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 11 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 12 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 123 МЛН
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Ahmed Rashid
Рет қаралды 4,6 М.
Che Guevara | Gadoodsanihii Laatiinka Iyo Fuqarada.
11:10
Sahanka
Рет қаралды 51 М.
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 1 М.
Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .
27:35
Omar Inshar
Рет қаралды 89 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
017 | Ismalure 7 | Mabda'a wax uun fal | fekradda guusha iyo hungada.
58:01