02 Al-Qawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwaanil Mubiin~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 2/5

  Рет қаралды 58,335

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

12 жыл бұрын

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​ BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
SH. XASSAAN OO KA JAWAABAYA MUXAADARADII SH. UMAL.
Walaalayaal Muxaadaradani Waa Muxaadaradii Uu Sheekh Abuu Salmaan Ugu Jawaabayay Muxaadaro Uu Qabtay Sheekh Mohamed Umal Oo Uu Ku Eedaynaayay Sh. Xassaan Abuu Salmaan Arimo Badan Oo Ay Kamid Yihiin:
1. Inuu Dhiiga Muslimka Baneeyo, .2. Inuu Fatwoodo Dhamaan Culumada In La Laayo Waa Sida Uu Sh. Umal Yiriye. 3. Inuu Fatwooday Inay Gaalo Yihiin Dhamaan Qabaa'ilada Soomaaliyeed. 4. Inuu Aaminsan Yahay Inay Gaalo Yihiin Cid Walba Oo Ku Hoos Nool Xukuumadaha Gaalada Ah. Eedaymahaasi Waxay Soconayeen Qiyaastii 45daqiiqo, Waa Inta Kusaabsanayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan.
Walaalayaal Eedaymahaas Iyo Kuwoo Kale Oo Fara Badan Oo Uu Sheekh Umal Kusoo Gabagabeeyey Mudo Dhan 45daqiiqo Qiyaastii Kuna Wajahnayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan. Hadaba Sheekh Xassaan Abuu Salman Wuxuu Kaga Jawaabay Muxaadarooyinkaan Soconaya 5Maalmood, Isagoo Sheegay Inay In Badan Oo Muxaadaraadka Sh. Umal Ay Ku Jireen Iftiraa '' Been Abuuro Badan '' Iyo Waxyaalo Uusan Iska Hubin Wadaadku.

Пікірлер: 39
@Daarul_Xadiith
@Daarul_Xadiith 5 жыл бұрын
Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith
@muslimsuni3803
@muslimsuni3803 5 жыл бұрын
Igudara beejka reer daarul xadiis igudara wnjeclhy reer daarul xadiis nf iyo maal ayaan u hurayAA IYO sh.xSaan iyo xirtayD
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
@@muslimsuni3803 Jazaka Allahu Kheyr
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
Daarul Xadiith شيخ الإسلام حسان بن حسين أبو سلمان
@mindsetmohammed1670
@mindsetmohammed1670 2 жыл бұрын
كلامه لا محل له من الإعراب
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Sheekha ilaahy haka abaal mariyo, inta tamartiisa xaqa waa cadeeyey, ilaahy hanugu anfaco, isaga aduun iyo aakhiro habarakeeyo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 5 ай бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم
@abdullahiissaq5264
@abdullahiissaq5264 5 жыл бұрын
Allahu akbar sh xassaan iyo umal halkaan beey kukalabexeen hadabo umal waxa uu masaa il cilmi ah marin habaabiyay sh xassaan ayaa kasaxay hadana 7sano ayaa ka soowareegtay wadaadkii no afkiisii baa juuqda gabay isagoo sh xasaan salooshabo waagii baa ugudanbeey say الله أكبر
@alinuur3030
@alinuur3030 7 жыл бұрын
Allow ku sharaf sheekhul mujaahid al calaamah xasaan xuseen Abu salmaan xafidhahulah Allaah yacizak, xaqqa na ha kugu sugo اللهم أجعله من الشهداء ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay sheekh xasaan xuseen
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 8 жыл бұрын
يا له من شيخ لﻹسلام والمسلمين
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
@swalehsaid7085
@swalehsaid7085 8 жыл бұрын
mansha alah laha kuxifdiyo shiq xasaan
@dahaar29
@dahaar29 11 жыл бұрын
noolow sheekh xassan msha allah ilaahay haku xifdiyo
@diinichannel1617
@diinichannel1617 7 жыл бұрын
wax waliba way cadaan doonaan
@jamadahir5684
@jamadahir5684 5 жыл бұрын
هل.نسيت.يا.حسان.قاعدة.اليقين.لايزال.باالشك
@jamadahir5684
@jamadahir5684 5 жыл бұрын
Xasaan.caamada.hakhaldin
@caliaxmad2902
@caliaxmad2902 11 жыл бұрын
Maa shaa allaah waxaan rajaynayaa shiikha in uu kahadlay waxii cilmi ah mar ka waxaaan leeyahay ILAAH hakaa amaal mariyo waxii qayr ood sheegtay waxii aan qayr ahayn oo aad u qasdin ALLE hakuu dhaafo waxii wanaag ahna hakaa amaal mariyo aduun iyo aaqiro ALLEna haku xifdiyo gaaladaan gacantooda hakaa badbaadiyo inshaa allaaah
@umumushtaq5250
@umumushtaq5250 5 жыл бұрын
xijaab
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 7 жыл бұрын
Mashallah allow inu kaaaxifdi shekhul islaaaam
@iisealialasow7384
@iisealialasow7384 Жыл бұрын
Masha allah
@axmednuurcali2556
@axmednuurcali2556 6 жыл бұрын
mansha all ilaahay ha ku xifdiyo sh.xassan
@imamushafici209
@imamushafici209 8 жыл бұрын
حا فظه لله
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
الحافظ جبل ثقة متقن حفظك الله
@abdimajiidafmadoobe8199
@abdimajiidafmadoobe8199 3 жыл бұрын
Mnsha allaah
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 7 жыл бұрын
mashallah
@amuraali3115
@amuraali3115 9 жыл бұрын
nuur
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 7 жыл бұрын
Mashallah
@abdirahmanyahye2692
@abdirahmanyahye2692 2 жыл бұрын
هذا مجتهد العصر
@nunow2722
@nunow2722 5 жыл бұрын
Macaalin 2hours 9min cashar u fadhin kara kuma arkin yurub iyo wixi la mid ah.
@baiyobaijamki4694
@baiyobaijamki4694 4 жыл бұрын
casharkii kahoreeyy 3 saacadod iyo 44 daqiiqo ayuu ufadiyay
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Allow qof aan wax ogayn ha cadaabin ayay Somali tiraa hada allaw yaa kuu warama I soo qabo
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 5 жыл бұрын
Xaasan waa nin wareersan gaalnimo ayuu ku wareeray iyo wuxusan ogayn
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
متوكل على محمد zxb hadaad ogaan lahayd maslada culayskeed sheekha waa wareersanyahy matiraahdeen
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 5 жыл бұрын
Sxb wax laga waydiinayo
@galadi111
@galadi111 3 жыл бұрын
Sheekh waalan fikradiisa ninka aan aaminsaneen gaal ayuu agtiisa ka yahay waa tuugada sheekhyada sheegta
@ahmedabshir5300
@ahmedabshir5300 Жыл бұрын
oo hada ma waxaan kaa yeelaa shabaab ayaa fiican marka hadalkaan wuu cad yahay inaad shabaab tahay inu fadwootid
@Engineer_M.Siyaad
@Engineer_M.Siyaad 11 жыл бұрын
Maasha allah Horay ayaa looyiri xaq iyo baadil iskumeel mamaran oo wahaabiyo waataa marna isradinaya marna toogasho isku xukumaya shiiqwalba oo wahabiya matay ardaygii uu beenta kusoobarbariyay uu meel uu kagalo la,yahay marka soomaliyey waxwalba waa aragteen ee aqiradiina ilaashada cibraqadasho intan aya idinkugu filan
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 7 жыл бұрын
Mashallah allow inu kaaaxifdi shekhul islaaaam
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 7 жыл бұрын
mashallah
01 Bara'tu Dimmah Fii Nasiixatil Ummah~Sh. Xassaan 1/3
1:45:45
Daarul Xadiith
Рет қаралды 41 М.
Q4aad ll Muxaadaradii Al Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:27:32
Sunna Media
Рет қаралды 24 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 33 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
يوميات مأذون شرعي | الحلقة كاملة | رائد الحسني (جوكاست)
1:44:30
محمود الحلبي (جوكاست)
Рет қаралды 26 М.
Q 2aad Muxaadaradii  ll Al-Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:09:27
Qiso cajiib badan || sh mahad
8:46
SIIWAD
Рет қаралды 683
قصة تبكي الحجر | كعب بن مالك | نبيل العوضي
23:49
دروس الشيخ نبيل العوضي
Рет қаралды 2,5 МЛН
SAMAWADE TV SUAALO IYO JAWAABO CUSUB SHEIKH MAXAMUUD GURICEEL
37:56
02 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 2/2
1:19:13
Daarul Xadiith
Рет қаралды 33 М.
01 Bidcada Isu Soo Dhawaynta Diimaha~Sh  Xassaan 1/2
1:28:32
Daarul Xadiith
Рет қаралды 52 М.
Ném bóng coca-cola😂😂😂
0:35
Tippi Kids TV
Рет қаралды 35 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
0:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
ОРЕЛ который 20 ЛЕТ летал с GPS трекером 😱 #Shorts
0:28
Это Сделает Вас Миллионером 🤯
0:23
MovieLuvsky
Рет қаралды 13 МЛН
Tisue ajaib
0:17
Nicholas Noah
Рет қаралды 55 МЛН