037 | Ismalure 9 | Waad dhimanaysaa | Mashruucaaga waaritaan.

  Рет қаралды 17,499

Sahan Podcast

Sahan Podcast

7 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 43
@farhiyobashiir973
@farhiyobashiir973 7 ай бұрын
Waxan xasuusta 2007 anigo dugsi quraan kaimid ayaa arkay dadkii xafada oo isku buuqayaa waxay lahaayeen gumownay Ethiopia naqabsatay iyo hadalo lamida xiligaas da ayarka way garanayeen cadowgooda oo marwalba wanolo sheegi jiray marka horaa kafahmay in guumaysi dowladeeni Somalia wadato gali rabno hamiinki marki lagaray ayaa horn Africa radio ladhaho waxa kahadlay culamadii muqdisho oo dhahayn shacabku ha isdifaaaco hadalkaason aad iyo aad an ugu faraxnay subaxdii hooyoyinku dahabkoodi iyo lacag bay gureen siyey muqawamada isku garab istaagan ardaydii iskulada qoryahay ayeey qaateen ganacsatado qarashka ayeey dhibaayen hamiinkiina waa dagalamayeen oo waxan xasuusta dukaankan an rashinka kaqadan jirnay ninkii laha oo matirsanaa muqawanada qaybta haminka inow kudhintay dagaal ow hamiin qaday sadex sano oo hamin iyo malin dagaal joogta an kujirnay iyo wax iska caabin ilahay waa nagulayey oo Ethiopia 2009 ayaa kasaarnay xamar hada waxan leyahy shacabka sharaftiina difaacda walalayaal2024 gumaysi hayeelin😢😢
@saleebaanmaxamoud6687
@saleebaanmaxamoud6687 7 ай бұрын
Masha allah usstaad soo dhamaystir buugan😊
@phathiaomarmustafa1664
@phathiaomarmustafa1664 7 ай бұрын
Thank you bro❤ We are waiting more books 📚
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 7 ай бұрын
Ustaad saan usagayay cutubkan waan daalay mahad sanid❤❤
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 7 ай бұрын
Waan ku sugay nay ustaad mahadsanid ustaad
@muzamilciise3344
@muzamilciise3344 7 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 6 ай бұрын
finally wan dhamewyy buuga ismalure mahadsanid wall aadan saad nola wadaagtay buugan qiimaha badanle kuwa kle na wankaa sugayna ia hore usoco 🎉
@axmedfaarax9198
@axmedfaarax9198 7 ай бұрын
Mahadsanid
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 7 ай бұрын
Shukran aquya
@HafsushAli
@HafsushAli 7 ай бұрын
Allah ku sharfo wllo
@Samaaan-u6g
@Samaaan-u6g 9 күн бұрын
Sahanka
@mahdiabdallah1274
@mahdiabdallah1274 7 ай бұрын
Masha.alaaah.ustad.inbadan.ban.sugayayy
@xudayfimaxamed44
@xudayfimaxamed44 7 ай бұрын
MAHADSANID ustaad wn ka faa'iidaysty Kuwa kalena inshaa allah
@hibocadar5342
@hibocadar5342 7 ай бұрын
Wow
@Sooyalka
@Sooyalka 7 ай бұрын
Danyeeradu kama doodan filashooyinka aayahay soo socda, Buug bararujin iyo dheef badan umada uleh
@ahmedbaashi8872
@ahmedbaashi8872 7 ай бұрын
Wcs wr wb ustaad Aadan Mahadsanid
@user-sz5ge6uv5v
@user-sz5ge6uv5v 7 ай бұрын
Tnks aboe wax badan sugeyne❤
@fatima20031
@fatima20031 7 ай бұрын
Adaa mudan ustaad Aadan Sahan jassakallah wllo
@mohamed-nc4zy
@mohamed-nc4zy 7 ай бұрын
M.a allah ku sharfo
@A_somalipodcast
@A_somalipodcast 7 ай бұрын
Tanks 🎉pro
@BosniaMedia-wf9tz
@BosniaMedia-wf9tz 11 күн бұрын
0:50
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 7 ай бұрын
Intee laga helaa buugan sxb aadan sahanow
@adnaanabdi9832
@adnaanabdi9832 7 ай бұрын
Ustaad aadan Dabadeed qofna ma hadhin ku xigsii
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 7 ай бұрын
M.A ❣️❣️❣️
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 7 ай бұрын
We are waiting more books 📚
@nafisohussen5395
@nafisohussen5395 6 ай бұрын
Bookga Casariye kusoo xige ustd
@hodoali5714
@hodoali5714 7 ай бұрын
Jazak allahu khayr
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 7 ай бұрын
Hayaankaygii rumaynta ku xigsii ustaad
@axmedfaarax9198
@axmedfaarax9198 7 ай бұрын
Wll waxaan kaa cod sanayaa hadaad kansho u heshid inaad noo soo duubtid waan ku salaamay sxb
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 7 ай бұрын
Kuwa kale soo samey buugaagtaada
@user-ev8il8dn7i
@user-ev8il8dn7i 6 ай бұрын
Asc wllo waxan raaba pod cast chanl kaga magaca isheeg
@maslahmohamed1515
@maslahmohamed1515 7 ай бұрын
Buugan waan ku raxaystay adanoow, wax badan buu iga saxay. Codsi, buugag kale oo cusub oo luuqado kale ah inoo soo gudbi.
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 7 ай бұрын
War bilaa.mopile baan ahaa 6 biloode😂😂
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 7 ай бұрын
Ma lixbilood oo dhan😮😅
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 7 ай бұрын
@@HamiishAdeh Haa dagaaladii qabiilaysnaa baa intaan bila tell noqday sidii u ahaa
@najipapdi9840
@najipapdi9840 7 ай бұрын
@@DeeqaAxmed-ts8bbqalasaD Miya ahayd😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 7 ай бұрын
@@najipapdi9840 hhhhh qalasadna ma ahyne saan dhakhtarka utaagnaa baaan is ilaawayba tellba ma xazuuzan
@nasiibali7090
@nasiibali7090 7 ай бұрын
Baddayadu iib ma aha🇸🇴
@mohamedmaygaag6864
@mohamedmaygaag6864 7 ай бұрын
الصلاة على وقتها
@niciimanuur4181
@niciimanuur4181 7 ай бұрын
wllo mawducan naga daa saynu somaaliya ubadbadinaa
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 7 ай бұрын
De wll somalia wey fcnthy ineynu badbadine lkn mrba hdi ku udhsheyy ay gadsnayaan mxynu yelna
@user-xm3pp2sp7n
@user-xm3pp2sp7n 7 ай бұрын
1. Ethiopia wax ay dhisatay ciidamo bad oo kor u dhaafaya 30 kun oo askari , wayna qalabaysanyihiin maadaama waxa loo saxiixay yihiin saldhig military ( military ga badda - navy military) waxay keeni doontaa ciidamadaa , ciidamaadaana badda korkeeda dagi mayaane dhulka 20 ka km ah ee bada saaran bay dagi doonaan aagaa oo dhanna way xiran doonaan 2. Sida sawrika ka labaad ka muuqata qaybta calaamadaysan oo ah warqaddaha heshiiska ay Ethiopia 🇪🇹 soo saartay, saldhigaa loo saxiixay waa joogto ( permanent) oo macnaheedu tahay waligeedba inay joogayso , taas oo ka dhigan in la siiyay oo ay wada qadanayso. Halka madaxwaynaha Somaliland muse biixi cabdi uu sheegay inay tahy kiro 50 sano ah, in kastoo meel Ethiopia oo boqolaal sano bad la'aan ahayd oo ay 50 sano joogtay ama haysatay aysan ka noqonayn, hadana warqadda heshiiska Ethiopia soo saartay warkaa meelna uguma qorna kiro 50 sano kedib ay ka noqonayso oo wataa ( permanent/ joogto ) ku qoratay . 3. Si Ethiopia 🇪🇹 markaa weligeed u joogto shacabka Somaliland waxaa laga dhaadhicinayaa ama 50 kaa sano lagu seexinayaa in kiro tahay oo ay kiro ku joogto Somaliland, Ethiopia na waxay faragelin ku samayn doontaa arimaha gudaha Somaliland iyadoo adeegsanaysa ciidamadaa tirada badan ee saldhigaa ugu jiro oo xitaa laga yaabo inay kusoo darto ciidamo intaa ka badan oo sirdoon ah , qaar military caadi ah , kuwo police ah sabab ay gudaha ku soo gashana ma wayn doonto, waxaa laga ayaabaaba inay kooxo sida al shabaab oo kale ah wadanka ka abuurto/ samyso markaana ay kusoo gasho kooxahaa ayaan la dagaalaynaa amniga Somaliland ayaana difaacaynaa iyo ka naga maadaama saldhigaa wayn aan ku leenahay Somaliland si la mida sida ay kusoo galeen 2006 dii magaalda mugadishu waa gii maxkamadaha. Ama waxay abuuri doonaan jabhado kasoo horjeesada damaca Ethiopia 🇪🇹 oo iyadu gacanteeda ku samaynayso si ay u tiraahdo jabhadahaa ayaan la dagaalaynaa oo kasoo hor jeeda ama caqabad ku ah xiriirkeena iyo houmarkeena labada wadan. 4. Si marka waxaan oo dhan ugu suuragalaan ama sida ay rabaan ugu socdaan waxy samayn doonaan ama wadanka u gacan geli doonaan madax calooshood u shaqeesatayaal ama iyaga u shaqeeya oo waxa ay rabaan kasoo hor-jeesanayn ama diidayn kuwaa ayaa madaxwane looga dhigi doonaa waana sida ay sameeyaan gumaystuhu marka uu wadan qabsado sida faraniisku ku sameeyo ilaa hadda wadamo badan oo galbeedka africa ku yaala si uu uga fushado ama uga sameesto danihiisa gaarkaa ugu na qaato macdantooda waayoo wadamadaa waxay ay leeyihiin macdan aaad u badan haddii ay madaxdaa isbadal ka dareemaana way ka qaadi doonaan. 5. Xeebaha Somaliland waxa soo galaaya iyo waxa ka baxaya si ay u maamulaan ama u ogaadaan waxay u samayn doonaan burcad badeed si ay u weeraraan wixi ay dantooda ka arki waayaan ee badaha Somaliland maraya. 🔥6. Qodobka ugu wayn waa la wareegida ama cuuryaaminta dhaqaalaha Somalida ( Djibouti, Somaliland iyo Somalia ) sababtoo ah hadda Ethiopia 🇪🇹 oo ah 120 malyan oo qof ah wax walba oo ay soo dhoofsanayso ama ay dhoofinayso waxay u isticmaashaa dekedaha jibuuti oo ay kala soo degto kana dhoofiso, waxay ayna jibuuti ka heshaa balaayiin dollar , waxaa la dhihi karaa waa isha dhaqaale ee kaliya jibuuti ku tiirsantahay maanta ,Ethiopia na dhibka haysta oo ay intaa a umarayso ma aha ciidan badeed oo asiga laftirkiisa kharashaad badan uga baxayo meesha ay dajin lahayd ( ciidan waxbaa kagu ilaaliyaa kaliya ) waa in ay hesho meel ama dekedo iyadu ay leedahay oo ay canshuuranayso oo 120 kaa malyan ee Ethiopian kaa ay wax kala soo dagaan waxna ka dhoofsandaan/ ka dhoofiyaan , si kharashakaadkaa balaayiinta ama billionska dollar ka ah ee uga baxa dekedaha jibuti ama ka qaadato meesha uga baxaan oo ay hesho deked ay iyadu leedhay oo dakhi kasoo galo , Somaliland na xoogaa yar ay iska siiso . Marka meesha waxaa kabaxaya isticmaal kii ay isticmaali jirtay dekedaha jibuuti . dekedaha Somaliland sida berberana ma isticmaalayso sababatoo ah hadaba way isticmaashaa dekedo aysan lahayn oo dekedaha jibuuti ayay isticmaashaa kharash badan ayaana uga baxay wadooyinkii badeecadahaa la marsiin lahaa iyo wadooyinkii tariinka. Marka ma jirto sabab ay hadda wadooyin cusub iyo wadooyin/Jidad tariino ku samaysato mar kale iyadoo sidi dekediihii jibuuti lacagtaa uga baxayso dekeda berbera . Caqligu ha shaqeeyo. 🧠 7. Somaliland maxay helaysaa ❓ Somaliland sida heshiiska ku cad sawirka labaad qaybta calaamadaysan waxaa laga siin doonaa saami ama share shirkadda Ethiopian Airlines saamigaa oo cadadkiisa aan la cadayn . Waxa kale oo Ethiopia heshiika ku sheegtay sida aad ka arkaysaan qaybta calamadaysan ee sawirka labaad " in ay qiimayn doonto mustaqbalka suurtaglnimada in ay aqoonsato Somaliland " taa oo ka dhigan in Somaliland kaliyata qiimayn aqoonsi ku badalatay 20 kaa km oo lagu boodi karo. Kedib xuduudihii gumaystaha, adduunka dhan waxaa la aqoonsay oo maanta qaramada midoobay qayb ka ah laba wadan oo kali ah South sudan iyo wadan kale oo africa ku yaala magaciisana aanan hayn labdaa wadanna waxaa aqoonsaday wadamadii ay ka go'ayeen . Wadan kale oo la qoonsaday ma jiro sababtoo ah xeerka adduunka ayaan ogolayn. 8. Macquul ma tahy heshiiskaa inuu hirgalo. ❓ maanta adduunyada waxaa ka taliya oo hugaamiya laba quwadood oo iska soo horjeeda , midda koobaad waa Maraykan ama NATO iyo xulafadeeda sida Europe 🇪🇺 iyo ingriiska iyo wadamo kale oo Asia iyo Africa ku yaala. Midda labaaadna waa Ruush iyo china iyo xulafadooda sida iiran , North Korea iyo wadamo kale Xuutiyinta Yemen xitaa ka midtahay. Maanta Somaliya iyo Somaliland si guud waxaa haysta quwada koobaad ee maraykan iyo Europe ah wadamada kuwaa jira ayayna ka mid tahay , quwadda labaad na xitaa qaar kood safaarado kuma laha sida ruusha ka oo maxamed siyaad barre ayaa waqtigiisi waddanka ka buriyay , China kaliya ayaa ku leh ciidamana kama joogaan ee dhanka ganacsiga ayaa sabab u ah ileen Soomalidu intooda badan China ayay wax kasoo iibsadaan. Hadii maanta Ethiopia halkaa timaado somalia waxay garaaci doontaa albaabada wadamada ama quwada ay isleedahay way kaa difaaci kartaa sida haddaba ay bilowday haddii quwadaha maraykan iyo Europe ee hadda heesta ay ka wareegsadaan waxaa soo galaya quwadahaa kale ee ruush iyo China mana doonyaan waana sababta maraykan ku markasto u leeyahy "waxa aan aaminsanahay ama siyaada ydu tahay somalia mid ah" sababtoo ah hadii ay laba wadan kala noqdaan laba quwadooda inay kala qabsadaan aya noqonayasaa wayoo meel istaraatiiji ah aay ku yaalaan, marka iyagoo hadda haysta Somalia iyo somaliland ma doonayaan in lala qaybsado . Teeda kale arintaa waxay saamayndaataa baab al mandab oo ay isku haayaan labadaa quwadood baab alandabna waxaa daris ama jaar la ah Eritrea oo ay ( quwada rushia iyo china ah , yemen oo ( Iiran ah irana waa ruush iyo chana ) , Djibuti oo laba quwadood joogaan lkn ( china yaa ku awood badan ) wadanka sedexaad waa somalia 🇸🇴 waana sababta maraykanku u doonayo berbera inuu saldhig ka samaysto markaa arimaaha iyo international law ga marka la isku daro waxa ay u badantahy Ethiopia damacaa in uusan u suurta gelayn iyo somalia oo durbaba fagaaraha caalamka iyo diblumaasiyada uga adkaatay Ethiopia lkn addunyadaan wax walba waa suuragal way isbadali karaan, international law gana way jebin karaan oo waa ka macquul.
@Siciid22
@Siciid22 7 ай бұрын
Ethiopian waay naso gashye maxaa talo iyo tuslo ah nagu biray
مقدمة ابن خلدون - الملخص الشامل
26:21
ReadTube - جيل يقرأ
Рет қаралды 6 МЛН
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 249 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
شرح كتاب ألعاب يلعبها البشر | بوكافيين
26:30
New Media Academy Life
Рет қаралды 334 М.
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 11 М.
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 78 МЛН
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 91 М.
032 | Qulqulka Oromada sidee hal mar u joojin karnaa?!
28:25
Sahan Podcast
Рет қаралды 15 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН