049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda

  Рет қаралды 35,778

Sahan Podcast

Sahan Podcast

4 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 104
@user-km4kt2vy6p
@user-km4kt2vy6p 4 ай бұрын
Aadan ilahay akhiro Hakan abaal mariyo whli janal kagu waayo arag nimo badan ayuu is siiayay dhan walba dhandiin iyo dhan madiba ilahay cilmiga hakuu kordhiyo
@zakilyrics11
@zakilyrics11 4 ай бұрын
War ustaad muqaalkaan waqti 29:15 maadan galin cod ka iyo Vedeo ga isma leh always waa kuwadanaaa 😂🫡
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 4 ай бұрын
Wzc adan khadar cali❤😊
@user-sk5zr9rd3h
@user-sk5zr9rd3h 4 ай бұрын
Jazakallah Ustad Adan sahan😊
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 4 ай бұрын
Cemarada kaa dantey umaleenaa codka iyo video wey kala danbeeyaan inta danbe any way thank u pro 🙌
@mustafejahaad7182
@mustafejahaad7182 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248
@wacaneeshcalaaeeshcalaa5248 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
@Apdihamiid-Aim
@Apdihamiid-Aim 4 ай бұрын
Thnkz ustaad
@Hamda0515
@Hamda0515 4 ай бұрын
Mahadsanid wllo wax badan bad kabadashay noloshayda alle haku barakeeyo wllo oo haku xifdiyo Aadanaw
@zakariaaweys105
@zakariaaweys105 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 4 ай бұрын
Mahadsanid Adan sahan 🤝
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 4 ай бұрын
In lagu dhawaaqo niyada rasuulka kamay sugnaan sidaa sheegtay shaaficiyadu waa qabtaa lkn sax maaha ❤ scw
@SHEEKOYIN545
@SHEEKOYIN545 4 ай бұрын
Adi suufu mathy mise waabiyi mise sheydaan😅
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 4 ай бұрын
@@SHEEKOYIN545 labada midna ma ihi waxaa ahy mid raacay dariiqii rasuulka ka taga bidcooyinka raaca sunooyinka
@buqari_vlogs5265
@buqari_vlogs5265 4 ай бұрын
Waan ku salaamay Saaxib Aden
@Baro25
@Baro25 4 ай бұрын
Kaalay nala dhagayso buug cod ah.
@sakariyecade2563
@sakariyecade2563 4 ай бұрын
Thanks wll
@bashiir-s8l
@bashiir-s8l 4 ай бұрын
شكرا sxb wax badanaa ibartay runtii
@gedyhildid193
@gedyhildid193 3 ай бұрын
You are bloody legend
@zakibashiir8315
@zakibashiir8315 4 ай бұрын
Thank you for Sharing this pro❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 4 ай бұрын
Ustaad alle hakuxiftiyo umadeenana alle balwada hakajaro😊
@user-gs5df4zl3s
@user-gs5df4zl3s 4 ай бұрын
Jasaaka allahu khayr wllky❤❤❤
@faatixpodcast1
@faatixpodcast1 4 ай бұрын
Walaal Aadan wad mahadsantahay. Waxa aad na biirisay in ka badan inta aad filanayso. Noloshu haku samaato abid
@user-fg7ip7kk8z
@user-fg7ip7kk8z 4 ай бұрын
❤ thanks
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 4 ай бұрын
Wacalaykuma salaam Aaden Khadar Cali.
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 3 ай бұрын
M.a guulayso usdaad
@ikraanclaahi7970
@ikraanclaahi7970 4 ай бұрын
Adam waxan ka codsana dhor buug oo ad naftada u hiben lehed naftada inad isiiso waa iga codsii😊❤
@mohafadal2112
@mohafadal2112 4 ай бұрын
Jzkalah ustaadi Adan❤
@user-lf9yh6yw2d
@user-lf9yh6yw2d 4 ай бұрын
M.a wll keep going waan sugaynay thanks❤
@khalidupdyrahman4081
@khalidupdyrahman4081 4 ай бұрын
Wad mahad San thy wllkey adan khadar aqoon mug weyn ban ka faa'idey jazka allah
@CabdinaasirBashiir-pl1sf
@CabdinaasirBashiir-pl1sf 4 ай бұрын
Saaxii waan ku salaamay aadan Lkn buuga kala go ah kadaa si malin li ah u soo gali hadii ay suurto gal tahay
@mohafadal2112
@mohafadal2112 4 ай бұрын
Guuuuuulayso ustaaad adan🎉🎉🎉
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 4 ай бұрын
Aabahay baa geel lahaa anigaa dameero leh ayaa dhaanta mahadsanid ustaad❤
@Xaali95
@Xaali95 4 ай бұрын
Aadanow, wax walba aad niyada ku hayso alle hakuu fududeeyo🤍🤍
@APTIRAHMAN
@APTIRAHMAN 4 ай бұрын
Gobolkii ragaan kaasoo salaamay nio😊
@fatimojacfar6260
@fatimojacfar6260 4 ай бұрын
Kuwa afka uun ka hadla Hsan sheikh baa kow ka ah 😂
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 4 ай бұрын
Lefta Nagaa kwrn
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 4 ай бұрын
Aad u mahadsnthy wlle🙏 book-gan wxu i qorshaysna inan akhriyo bishan kadib english kiisa iyo badnidiisa i cajis galisay, youtube ka radiyay mise adaa soo koobay oo ep ka sameyay, aad ban ugu farxay, mahadsnid mar labaad❤🎉
@HajMohamed-nc1fi
@HajMohamed-nc1fi 4 ай бұрын
Aad bad u mahadsantahay saxib shaqo adag bad in heysa
@Filsaniita
@Filsaniita 4 ай бұрын
Allah hakuu danbi dhaafoh🎉
@JeelanCrashiid-lt2hq
@JeelanCrashiid-lt2hq 4 ай бұрын
Wall Aadan aad umahasanthy
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d 2 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وال محمد كما باركت على ابراهيم وال ابراهيم انك حميد مجيد
@jamiiloabdiqadir2539
@jamiiloabdiqadir2539 4 ай бұрын
Waa Sax Waa Sunne Fil Madhabi shaafici , balse Salaaddu Allahu Akbar Bay Ku Xirmaysaa , Oo Qofkii Inuu Hadal Ahaan Intaa U dhaho intuusan salaadda Xiran Waa Wax bannaan Oo Danbi Ku sugnayn.
@Yahyehiis88
@Yahyehiis88 4 ай бұрын
Sharfanid ustaadii
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 4 ай бұрын
muuqaalka 15ka daqiiqo dambe islama socdo asiga iyo codka Balse muhiim maaha mhdsanid wll
@user-kj3lr7ku3n
@user-kj3lr7ku3n 4 ай бұрын
Waa runta mudane adan Imaamu shfiici ayaaa qaba النيت قصد شيء لفعله مقترنا ❤❤❤❤❤
@Asiaherse
@Asiaherse 4 ай бұрын
True wllh Dadka faana waxba meesha kuma hayaan
@arday661
@arday661 4 ай бұрын
Wlhy manta timaha mad so shalayisan pro
@rahmaruun8272
@rahmaruun8272 4 ай бұрын
pls google podcast soo gali vedios kaga
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 4 ай бұрын
Tasaan been ahayn mahadsanid ustaad
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 4 ай бұрын
Mad.habka shaaficaga mas.alaadi ah in (allahu akbar) bis lagu xirto wuu qabaa Lakin waa fiican in aad qowl ku darto waa sida mad.habka qabo
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 3 ай бұрын
Mxa kaa mowduuc ah 😮
@Warsame44
@Warsame44 4 ай бұрын
Wll Aadan khadar cali dhiigaagu waa A+ miyaan sax sanahay?❤❤❤❤❤
@Stopdown.15
@Stopdown.15 3 ай бұрын
Ficilka ayaa ka saamayn badan ama ka horeeya hadafka, inaad iska hadasho waa iska fududahay lakin inad ficil samaysaa waa ay adagtahay. Markaa ficilka ku dadaal
@SomaliPoi-xe9gu
@SomaliPoi-xe9gu 2 ай бұрын
21:6
@QadarHassan-dn9si
@QadarHassan-dn9si 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdikhaliqjamaali4359
@abdikhaliqjamaali4359 4 ай бұрын
Waa kii abwaan Laabsaalax lahaa "dabcigaagu kaa tahay haku sheego dabadaa".
@Warsame44
@Warsame44 4 ай бұрын
❤❤
@CKPRODUCATOIN
@CKPRODUCATOIN 4 ай бұрын
Wll waan ku tageera keep going pro
@XamseMaxamuudXariir-bh7is
@XamseMaxamuudXariir-bh7is 3 ай бұрын
Walle uu dadaalaya 😮
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 4 ай бұрын
walaal hal yay soomaaliyeed waan kugufaanaa
@axmadsa9629
@axmadsa9629 3 ай бұрын
13:25 wall aad baan kuu taageraa lkn arinta ah in Lagu dhawaaqo ma ahan ficil ee wali waa qawl ileen carabka un baad ka dhahaysaa mahadsanid wall 🙏
@ikraamAhmedo.
@ikraamAhmedo. 4 ай бұрын
🥰
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 4 ай бұрын
Wcs wll
@jalaalmedia
@jalaalmedia 4 ай бұрын
❤❤❤❤ 0:27
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 3 ай бұрын
Sigaarka qofka caba iyo kan agfadhiista kan agfadhiisa baa daran labajibaar caafimaad ahaan waayo kaas si toos buu uga laayaa sanbabkiisa
@apdi-phatahmoha44
@apdi-phatahmoha44 4 ай бұрын
title ka dib u edit gare brother
@user-yw5tw4xb6i
@user-yw5tw4xb6i 4 ай бұрын
Soomaaliland viewers kooda yar lagu baa yidhi wadigan ka meeraysanaye adigoo odhashaye
@Buldakrameneater
@Buldakrameneater 4 ай бұрын
C/karem Ahmed Moge Ina qeexayso aya la moda ❤😂
@user-vp9dh8gx5r
@user-vp9dh8gx5r 4 ай бұрын
Wll hadii aan buug english ah kaa soo cod sano manoo fasiri kartaa wll .
@axmedaadam5138
@axmedaadam5138 4 ай бұрын
Xasan shekh maxamuud Ban so xasustay marku lahaa hogaamiyaha, afka uun ka hadla ee aan ficilkiisu muuqan ama ka muhiimsanayn hadalka.
@amanaadam9123
@amanaadam9123 4 ай бұрын
Wcs
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Firts ustaad😂❤🎉
@moog6532
@moog6532 3 ай бұрын
Ogoow lkn alle niyada uu fiiriya ficilkada neh alle uma baahno ficilkada ina u sheegto ee bar niyada mana ahan sidu nabigeena u tukan jiray ama aan ka baranay ogow hee yaan lagu weydiin beri 😢
@Ustaadyare
@Ustaadyare 4 ай бұрын
Ustd ma telephonekyga cilladu mise waa videoyowga,videoyowga intiisa danbe waxbaa ka khaldan hadalkga iyo body languages waxba ka khaldan.lkn wad mhdsadsan ustd😊
@user-xm5xu2du1u
@user-xm5xu2du1u 4 ай бұрын
5❤
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 4 ай бұрын
Mahad sanid aadan
@jalaalmedia
@jalaalmedia 4 ай бұрын
Adoo Sigaarka Cabaya Ayaan Ku Dhalay 8:42
@Isleged
@Isleged 4 ай бұрын
marka laga yimaado barnaamijkan quruxda badan ma anaa moday isma lahan miyaa codka iyo clipka
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 4 ай бұрын
*Aadanow buuga maad soo turjuntay*
@Sakariye-wu7ny
@Sakariye-wu7ny 4 ай бұрын
Kkk abahaa balyo ayuu kugu dhigay😅😅
@zakariyesuldaan2839
@zakariyesuldaan2839 4 ай бұрын
Markasta oo ay ku dhagaystaan dad aqoonleh adiguna aad soo gudbinayso waxtar wxaa yaraanaya commentska laguu soo qoraayo😊
@umams2905
@umams2905 4 ай бұрын
Bugaagtan Europe masoo gaadhaan xageyse kayaalaan
@naskaproduction9354
@naskaproduction9354 4 ай бұрын
Taladaan laruugin waa lagu rafaadaa😂
@AbdiqaadirGalaalabdicaziiz
@AbdiqaadirGalaalabdicaziiz 4 ай бұрын
Waxaan ahay video editing
@Nasiiblay
@Nasiiblay 3 ай бұрын
Marbaan sheikh wydiiyay in kor loo qaado, mrkasuu ihu idhi wxy la mid thy uun adigoo idhaa wxaan karinayaa shaah oo aan ku darayo sonkor, xawaash, ranji😂 Ilaahow na toosi
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 Ай бұрын
😂😂😂
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 4 ай бұрын
Aabe😂
@Muniiryare-xb4ic
@Muniiryare-xb4ic 4 ай бұрын
Pro wad mahadsanty lkn wad nagala dahday ee xidhidh noga dhig hadad Awoodo waa codsi
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 4 ай бұрын
Salada waxa ka horeeya 1.eedaan 2.wayso 3.aqiin 4.saf intaasba haday niyadu kusoo xaadiri wayday salad uma diyar aha
@moussaabdourazak1957
@moussaabdourazak1957 3 ай бұрын
Wlhi waa runta sxb Dadka waxaan aad ula yaaba sali fardi Ku celceliya ilàa 30jeer iyo wax kabadan Laakin hadlkaaga waa Sax 100kii 100
@najaxmaxamed6885
@najaxmaxamed6885 4 ай бұрын
Wll haaye ninkan podcast gisa seen ku hela iga cawiya podcast ka cadiga ah ee iphone ka ku jira lagma helo miya channel kisa
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 4 ай бұрын
Qofwalba warayi
@xogogaalmedia1751
@xogogaalmedia1751 3 ай бұрын
"Hantidha Ninki haayo way u hadashaayo wa hobal haduu hantataaco " copied it sir.
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi
@Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 4 ай бұрын
Aadan waxaan rabaa inaan Kugu dhaliilo barnaamij aad kubuun buunisat Khawaarijta Somali oo AAD kusheegtay Askarta ugu yada badan somali waliba aad kutiri Khawaarijta aada oo madxa ku dhufta, fikirkaaga inaad badda Ka dhiibatp oo difaac xaq ayaad uleedahy lkn Buun buuninta Khawaarijta Marna Lama aqbali karo
@sahramoha2430
@sahramoha2430 4 ай бұрын
Ma taageersani AS lkn waa askarta ugu tayada badan somalia waa askarta kaliya ee gaajo iyo rafaad ku noolankarta ee ku tabaratay wadanka lkn askari wadanka ku tababaraty
@mukhtarahmed7055
@mukhtarahmed7055 4 ай бұрын
Too much explanation
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 4 ай бұрын
Kawrn Waaqica Bulshada Somaliyed sidee Lagu Beddeli Karaa Ma Xog Iyo Hawaale Warran Mise Hardan iyo Hawl Qabad? Ta Horaad Aaminsantahy sidaan Kaa dhadhamiyo Suldan Cabdul Xamiidba Hadaad doonto Ku Saamowba oo..!😅
@Halku
@Halku 4 ай бұрын
Mesha salada bal na fahansi waddada sax ma in salada la ni yaysto ayaa banan miise in Codka kor lo qad ayaa banan meshaa naga jaahil bixi
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 4 ай бұрын
1:19 adiguna waxaad kufaanty Khawaarijta gumaaday ummada somaliyeed ,maalinkii aad kahadsay waxaa tiri" Askariga ugu tayada badan somali waa Askariga Shabaab si cad ayaa ubuun buunisay Khawaarijta adigana kuwaa ayaad kufaantay
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 4 ай бұрын
Waa runtii dee😂
050 | 10 | Ka dheerow masaakiinta waa cudure | Xeer halis ah!
20:25
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 74 М.
Sidee Ayaan u dhisaa Naf-Araggayga? |Su'aalaha Kabasho |03|
26:51
Hamda Hussein
Рет қаралды 29 М.
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Ahmed Rashid
Рет қаралды 4 М.
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 73 М.
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 137 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН