068 | 26 | Cagaha dhiiqo ha la gelin!

  Рет қаралды 16,177

Sahan Podcast

Sahan Podcast

3 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 34
@somalianopinion
@somalianopinion 3 ай бұрын
Qof walba oo waxtar u leh umada Islamka, waxaa iman doona kuwo ku abaal marindoona wanagii ay u sameeyeyeen umadooda. Xitaa waxay abaal marin doonan kuwa Illahay oofsaday. Kuwii u horseedey badhaadhaha umadan Islamka ah waxan Illhay agtiisa uga rajeyneyna Janatu fardowsa. Insha allh.
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 3 ай бұрын
Ilaahayoow falastiin u gargaar😢
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 3 ай бұрын
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 2 ай бұрын
Amiin yarabbana🤲
@hanuunwade
@hanuunwade 3 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay wll muuqaal ima Shaafo jigjigaana kaala socdaa Mahadsanid in badan
@AhmedHussein-ub3pz
@AhmedHussein-ub3pz 3 ай бұрын
buugii shalay oo kale soo qabo aadanow bro
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
Buugi shalay oo kale ayaaanu kaaga fadhinaa Taliye❤❤❤
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 2 ай бұрын
Mahadsanid wll .illahow Palestine nabadsi 🤲
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 3 ай бұрын
Sxp gobolka Somali galbeed waxa ka dhacay video noogu Soo samee plz
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 2 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء يامعليم❤ Badanaa waan dagsadaa muuqalada aygoo jumlo jumlo ah offline ka na waan ku daawda , caawe buugaan baa iwalyo ikeeny. Bani aadamka wu jeclyhy awooda😂❤
@user-yn3sg9pv8o
@user-yn3sg9pv8o 3 ай бұрын
Macalin ❤
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 ай бұрын
Adan khadar cali ❤💯
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll adan
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 3 ай бұрын
Mnsha alh ustaad
@user-oj4kz3bj8p
@user-oj4kz3bj8p 3 ай бұрын
Tnx pro❤
@adamcqadir96
@adamcqadir96 3 ай бұрын
Asc aadan sahan wll buugaagii aad jacaylka ka qortay goormaad soo fasaxi ? Waxan ahay nin dhalin yaro ah oo iskaabula ah waxana rajaynayaa inaan guursado sanadka insha Allah wxn rabay inaan akhriyo guurka ka hor
@sahanka97
@sahanka97 3 ай бұрын
Kollay wakhti ayay qaadanaysaa wll
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 3 ай бұрын
Kudarsoo ciidankii na liyuu booliskana waala baabi'iyay si ayna soomalidu bari marka waxkasto xininya taabada lagusameeyo waxaasna waa wax soo socdo lagayaabe in bada soomalida e xooga lagudoonayo tahay iyo damacyo badan ay Ethiopia dadka soomalida ah karabto lkn waxaad ogaata gobalka soomali galbeed e Ethiopia uqafaalan tobanki sane udanbeyeey in xoogag rag wax iska caabina ay lahayd kuwa jabhad iyo kuwa gobalka ugaara lkn hada kadib allaahu aclam walaalayal lkn anagu hadaa nahay somalida gobalkan nacaybada itoobiya uhayno waysii siyaadeysa mooye manaaqusmeyso
@AbdulahiMaxamed-hi4pp
@AbdulahiMaxamed-hi4pp 3 ай бұрын
M a ustaad sidaan oo kale inooogu sookoob daqiiqadah jazakallaah❤
@salebanosman9011
@salebanosman9011 3 ай бұрын
😂😂 Tik Tokta aaad😮😮
@Sirkhader
@Sirkhader 3 ай бұрын
"Doqonku Maaha Ka sameeya ficilada doqoniimada ee waa Ka aan garayn sida loo qariyo"
@liibaanmustaf3829
@liibaanmustaf3829 3 ай бұрын
💯
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Cabdi iley baa lagu awr kacsaday 😂😂
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ue6jw3xl8j
@user-ue6jw3xl8j 3 ай бұрын
Mahad sanid aadan sahan
@user-rc5iv2ib2q
@user-rc5iv2ib2q 3 ай бұрын
First comment 😅😂
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 3 ай бұрын
Soomali waa wada dhiiqo siyasadeda 😂
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 3 ай бұрын
Wlhi afkayga in aad kala baxday ayaadba mooda abdi mahamud omer ayaa tabtaas lagu sameeyay milis sanaawi isla hadafkaas ayuu xaqiijiyay
@zamiirboy3510
@zamiirboy3510 3 ай бұрын
Wixiiba soodiga siyaasad mooday😂
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 3 ай бұрын
Hda ma family io asxab bad la aadin qofyhow toxic ah
@AxmedZaki-rr8tc
@AxmedZaki-rr8tc 3 ай бұрын
Nacas bad tahaye maad buuga noo turjumi
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 3 ай бұрын
Oo awel sawdigii xiirtay
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
😂😂 muu xiiran ee wuu feedhy❤shp
@Caalim267
@Caalim267 3 ай бұрын
Godineey hadaan gobalkey kugu jirin ima goyseen
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 49 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Adigu sidaa tahay ayey kuu noqotaa
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
Jay Shetty Waxaa Bentiisa Soo Fashiliyey The Guardian.
9:18
Hosow Pro
Рет қаралды 95 М.
الوحدة | في الحضارة
24:03
AlarabyTube - العربي تيوب
Рет қаралды 148 М.
Furaha Guusha Sida Quraanka lagu Tusaaleeyey || Labo Qiso
7:48
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 21 М.
Defeating Laziness | Abu Bakr Zoud
23:05
Abu Bakr Zoud
Рет қаралды 701 М.