077 | Masalada qabiilka iyo qabyaaladda.

  Рет қаралды 20,228

Sahan Podcast

Sahan Podcast

2 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 118
@handhise5059
@handhise5059 2 ай бұрын
Ustd maxasuusataa inaad balan qaaday inaa soo wado mawduuc ku saabsan mangajka wax barashada ee soomaaliya waan sugaynay lkn maheyno
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 2 ай бұрын
Dhibaatoyinka qabyaaladda ee bulshada dhexdeeda ay ku leedahay waxaa ka mid ah: 1. Qabyaaladdu waxa ay kala gaysaa dad is jeclaa, waxayna ay shaki ku kala abuurtaa quluubta dad wada dhashay, oo dano badani ka dhexeeyaan. 2. Waa cudur, waxayna leedahay dareen gaar ah oo kugu riixaya in aad qof xun ku soo dhawaysato haybtiisa, qof wanaagsanna aad ku fogeyso haybtiisa. 3. In aad ugu hiiliso gar iyo gardarroba cidda lagu yiraahdo waad is xigtaan. Waana tilmaan cadaallada ka fog oo eex iyo qof jeclaysi ah. 4. Bulshada oo noqota ummad dulmi iyo darxumo ku noolaata waligeed. 5. Jaahilnimada oo noqota mid lagu faano. 6. Xaqa iyo caddaaladda oo taagdarro loo arko. 7. Bulshada oo aan weligeed is aamminin, shakina kala qabta mar kasta. 8. Danta guud iyo dawladnimada oo aan weligeed si daacad ah loogu heshiin. Qof kastana uu diido ciddii madax loo doorto, haddii aannu qabiilkiisa ahayn. Sida looga bixi karo Qabyaaladda? Qabyaalad, waa wax xun, oo burburiya bulshada oo ay wanaagsan tahay in laga gudbo. Waa la ogaa sida Islaamka u walaaleeyey Aws iyo khasraj, (labo qabiil oo magaalada Madiina wada degganaa), oo muddo 120 sano ah ay colaadi dhextaalay. Islaamka wuxuu kaloo ku guulaystay in uu meel isugu keeno dadyow ka kala yimid Ruum, Furus, Carab iyo cajamba. Dadkaasi waxa walaaleeyay, waa diinta Islaamka. Haddaba, Soomaali oo hal qoys ah, maxaa meel la isugu keeni waayay? Waa Soomaalida oo diinta Islaamka si aan sax ahayn ugu dhaqanta. Sidaa darteed, Soomaalidu waa in ay si dhab ah ugu dhaqantaa diinta Islaamka ee aan sheeganayno, oo baryahan dambe ku soo ururtay sheegasho. Diinta Islaamka oo si dhab ah loogu dhaqmo oo keliya ayaa daawo inoo ah, Allaah xaqa ha ina tuso. N.B Tuug walba waxan kula dardaarmaa aduun iyo aakhiro kala badan ee mida danbe wax u fiirso.
@zackerawali
@zackerawali 2 ай бұрын
Yarkan macquul ayuu eegyahay runtii dhawrkii video ee u danbeeyay waxay ahayen very fruitfull podcast
@maiinroker909
@maiinroker909 2 ай бұрын
Aan ku salino Xabiibkeena mohamed salalaahu calayhi Wasalam
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 ай бұрын
Si fudud doodaa ah aan qabiilka meesha ka saarno waa dood jaban.
@AbdirashidOmar-bq2he
@AbdirashidOmar-bq2he 2 ай бұрын
Aadanow muuqaalkani waa top face book GA soo dhig xagaasay dhalintu u badan tahaye ❤❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 ай бұрын
SOMALIA ❤🇸🇴 waxaa halkaa dhigey oo kala fogeeyay SIYAASI Dan leh, ushaqeeya shisheeye
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 2 ай бұрын
Ilaa iyo dadku diinta ku dhaqmaan wadanku hagaagimaayo
@Xaali95
@Xaali95 2 ай бұрын
Moral of the strory: Humans won't run out of reasons to oppose one onother. And their bottomless excuses to end each other will remain despite how much one wishes otherwise. let's all be grateful that we survived so far in this jungle- earth- and continue on with our lives. This is why we have you here, to listen to your opinion, to consider it. and if it makes sense, adopt it, and if doesn't, respect you for it. we didn't come here to listen to our own thoughts read aloud to us in someone's elses's voice. what would be the point?we appreciate your opinions, aadan. and especially today, you have enlightened me alot. Thank you. Allah yahfadak.
@mohammednur6169
@mohammednur6169 2 ай бұрын
Bro, this podcast isn't in English. Why comment on it in English. What kind of complex inferiority you feeling to not speak your own mother tongue!!
@FarhaanAbdirahman
@FarhaanAbdirahman 2 ай бұрын
The comment i was looking for you got out soo many out of this i hope 🎉😊 the way you explained the first two line explain it all❤
@Xaali95
@Xaali95 2 ай бұрын
@@FarhaanAbdirahman Thank you :)
@BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL
@BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL 2 ай бұрын
M.a zxp aad baan ugu baah nayn in umada loo kala saaro qabiil iyo qabyaalad 👍👍👍
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 2 ай бұрын
Maalintii lay abuurayay ma doorteen dhulbahante e waxaan dooran lahaa falasdiiniyad
@Gooh_axmed_Aar
@Gooh_axmed_Aar 2 ай бұрын
Qabiilka laguma loollamo Ee waa la isku gartaa (Haybsadaa) Oo keliya Waxaana Allaah ugu Sharaf badan agtiisa ka ugu Alla ka cabsiga badan sida ku Cad Qawlka Allaah Ee suuratu-Xujraat.
@muztafephilips9676
@muztafephilips9676 2 ай бұрын
Wlhi qabilka wixu ba sii faafay markii aalad yaroo casri ah laso saary oo tiktok la dhaho markas buba qabilki kasi dary ee kaas somalia halaga xidho somali mida insha allah iyo jigjiga oon xoryny
@TAHALIILMAXAMED
@TAHALIILMAXAMED 9 күн бұрын
Aadan sahan waa nin caqli badan m.a Allah ku barakeeyo wlle
@Mohamed_Cade
@Mohamed_Cade 2 ай бұрын
Best Prodcast Ustaad Aadan waad mahadsan tahay
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 2 ай бұрын
wll mcn alle cimrigaaga ha dheereeyo cilmigagana alle haku barakeeyo wax badan oo fikiro wngsn ah ban kaga faiday❤jazakallg
@hodanahmed556
@hodanahmed556 2 ай бұрын
Ma anaa ka dhex hadlya aadan maanta Fikrada qabiil dhibku mahee dhibku waa inga iyo waxan doonayno klia wa laysugu gabadaa
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 2 ай бұрын
So booqo walaalo kanaalkayga somalinimo😊😢😊
@Aminadan-dn6my
@Aminadan-dn6my 2 ай бұрын
Qabiil waa nasab lakin waa lakhalad fahmey
@UsaameAbdirahmaan
@UsaameAbdirahmaan 2 ай бұрын
Waa salaamantahay faylasoof Aadan.❤
@abdidahir9365
@abdidahir9365 2 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@Deeqow
@Deeqow 2 ай бұрын
yaaa salaaaam ciwaan in badan sugayay ... thanks alot
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 2 ай бұрын
Wad mahadsantahay masuul allah haku barakeyo
@barresagal8891
@barresagal8891 2 ай бұрын
Dugsimale Qabyaaladi Waxaydumiso Mooyaane AHN suldaan Timacade
@hamsemoh6547
@hamsemoh6547 2 ай бұрын
ar niyo aadan anu kumana dhalilo kumana amaano waxa kaliyad igu ledahyi waa mahadsanid hadad qaldan tahyi iyo hadad saxan tahyi ba waayo waxaynu nahyi laba qof oo kal fikir duwan markad ila saxanthyin waa tanks pro malinta aynu kal duwanhyin waa tanks
@apdimahamed7889
@apdimahamed7889 2 ай бұрын
Adanow wall arimaha aad sheegtay wa.ayo cida dusha saranaysa
@Asmayyy
@Asmayyy 2 ай бұрын
Sax qabyaladu wa xanun adan sharaf iyo karamo❤️
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 ай бұрын
Mahadsanid wll Adan
@user-no3zi9mf9c
@user-no3zi9mf9c 2 ай бұрын
Hada galmud tageerte waku dhigay taliye Dhanka gaftanka a Eeg Somalia iyo somaliland xalkoda hado kalo ka Aan sidee xal unoqane 1 Somaliland ma isku racsantahay ineey godo ma isku racsantahay sidii 1960 2 bari puntuland iyo galmudug iyo hirshabelo hade dhahan inaa wadana noqo naa rabna maxa xal Ah iyagana makala jarna 3: deganada aa kunol nahay waxa ka shaqeeyo inee Awood tahay ma iska indha tirna Dariskena waxoo u bahan yahay dhul horleh 4: ma isleedahay hada iskala jarjarno inaa awood aan Lama mulo ma isledahay 5: hadii ladhaho dadka hala qan ciyo Aduunka majirta wadan doladiisa laku qanacsan yahay Ma isleedahay inee noqon doonan awoodaha aduunka sidi hore inee noqaneso mise mid kamida labada group dhulka mid lala kalo 6: Ethiopia taladeedu waa awood hada inoo dagalo sokeeyo ineee siwenadan mala ka yabo Hada ismaciil cumar geelo hado dhinto maxa xal u Ah jabuuti Asmaro: afawarki hado dhinto maxa xal u ah 7:niyahoow wala hela ninman isaaq ah oo siyada somalia maqan ween ku leh maqaldan yihiin dadkaas Taliye waxaan Hal madax tooya laka ma mulil Somali wa nula baqaa
@muhidinibrahimjimale1594
@muhidinibrahimjimale1594 2 ай бұрын
Wllkey Intaas aad shegtay ayey dadki garan la yihin Xataa qadan ku daroo tan kale mushkilada kobaad waa qabiilka waa leyska indho tiraya mahee waayo qabiil kasta ayaa dowlad rabo sow dariska ugu shaqeeyo
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 2 ай бұрын
Mansha Allah wl keep going
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics 2 ай бұрын
Pro aadan waa adiga turjuma buugaagta wax tarka lehe waxaad inoo turjuntaa buugaagta taariikhda islaamka ah ee arabica ah si dadka ay u yaqiinsadaan in islaamku xadaarad walba uu kaw ka ahaa
@fosabdul3381
@fosabdul3381 2 ай бұрын
Ma arkin miyaa asoo video ku dhahaayo Ani diinta si fiican Uma Baran oo kama badni inta malcaamada la iiga dhigaa
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics Ай бұрын
@@fosabdul3381 my pro ee waxaan jeeda in uu yaqqan luqada carabiga uuna turjumi karo bugagta carabiga ah ee tariikheed
@LearningArabic-vb2sk
@LearningArabic-vb2sk 2 ай бұрын
Well said Ustaad❤
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto aamin. Qabiil kaqga
@user-tq7mx2uc5g
@user-tq7mx2uc5g 2 ай бұрын
The role model Aadan Sahan
@naciimaxaaji7996
@naciimaxaaji7996 12 күн бұрын
Jaza kallah wll
@user-yy1wp4be9g
@user-yy1wp4be9g 2 ай бұрын
Mahadsanid 😊
@habiali295
@habiali295 2 ай бұрын
Mahadsanid wallo ❤❤
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 2 ай бұрын
Dhibaatada qabiil maaha wasaayada galbeedka qarmada midoobay faragalinta shisheeye lkn reer unbaa inla hadhay waana been wax kajiraa majiraan lkn mushkilad oo dhan waa shisheeye qabyaaladna waa cudur run weeye dee reerki unbay ka faaiidaysanyaaan taana waaa mushkilad dad gaara ku kooban maaha cudur caam ahaan umada somaliyeed haysta
@Nasiiba
@Nasiiba 2 ай бұрын
Qabiil waa nasab qabiil waa baasaboorka qofka lkn somali baa mara madow saartay oo ku kaadisay tusaale aniga iyo walalahay ba hada kahor damacnay inan gobol ayeyday daganayd aadno waxaa layiri adigu soo bax wiilashana reeb sabab ban iri markaasa layiri qabiilkaad ka dhalaten halkan laguma arki karo adiguna hadad timado hashegan yaab maalinkaasan quustay💔
@XuseenShaxmed-tf6kd
@XuseenShaxmed-tf6kd 2 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo ustaad
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 2 ай бұрын
1:04:10😂😂
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 2 ай бұрын
Qabiilku wax badan buu ilaaliyay qof iska qiiraysan waxba kama badali karo waaqica isaga uunbaa daali sidi dhalin hore oo fikrado ku xiiqay markay waaqica la jaanqaadi waayeen
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 2 ай бұрын
Alx anigu qabiilkayga waxaaba igala wayn Suufinimo❤❤ umadda soomaliyeed waxay kumidoobi karto waa Suufi Allo umadda kawasa dhig suufi ❤❤❤❤
@user-zi7dq3dl3f
@user-zi7dq3dl3f 2 ай бұрын
Wll Ilahey waxan Kaga baryaya inu xaqqa kutuso waa suufinimadu wa wado qaldan adunka Ilahey ahlusuna wax kasaxan oo sunnuda nabiga Kaga dayasho fican majirto wax wahabi ladhohona majirta ahlubidaca aya Samaysta lakinse qofki tawxiidka kutagan ee saxanba wahabi aya ladhaha (qaladna mahin mar hadii racista quranka iyo kudayashada nabiga wahabi lagu noqonayo in wahabi lanoqdo). Ilahey haynaso wada hadeyo
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 2 ай бұрын
Wax garad somaliyed aadan sahan
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Aamin. Qabiil. Kaaga idin kaa bilaabay. Qabyaalad
@selloibro9824
@selloibro9824 2 ай бұрын
Hadi la doonayo in qabyaaladu meesha ka baxado qabiilka hala tirtiro nin waliba aabihi iyo awoowihi haku abtirsado
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 2 ай бұрын
Qabiil cid tirtiri karto majirto
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 2 ай бұрын
Wcs ustad
@abdirashidozman2863
@abdirashidozman2863 2 ай бұрын
Wll buugii soo dhamays tir
@maiinroker909
@maiinroker909 2 ай бұрын
Sahan wll horay u soco
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta 2 ай бұрын
Caynkaa weeyi macalin waxa tahay qofka kaliya ee aanan muuqaalka aw'soo dhigo anoon dhamaysan dhaafin alle Haku sharfo wll Cimriga iyo caafimaadka iyo Caqligaba alle hakuu barakeeyo wll
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 2 ай бұрын
Allaha inoo sahlo xaalad aad u foolxun bn ku jirna somali hadaa nahay
@Kaysex5
@Kaysex5 2 ай бұрын
Jijimaha ragga looma ogola ustaad, intaas aan kugu biiriyo. Mahadsanid
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 2 ай бұрын
Wxs jijun miaa
@Nastexamoha
@Nastexamoha 2 ай бұрын
Ustaad qabiilka habargidir ka soo hadal waxan raba wax badan ina ka ogaado ❤
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z 2 ай бұрын
Quranka baro deenta da baro that will help you bro
@AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj
@AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj 2 ай бұрын
r sxp wxaad ii sheegta music aad baregii aad dulasaari jirtay muuqalka magacisi muxuu ahaa
@budulchannel8368
@budulchannel8368 2 ай бұрын
Malmahan oo dhan halka kabaxdey sxb
@Caalim267
@Caalim267 2 ай бұрын
Dawladnimo hadii la heli lahaa ma inadeeqi lahayd
@indhabuur6264
@indhabuur6264 2 ай бұрын
dowlada ina deqi karto wa dowlad islaami ah o kali 🫡
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 2 ай бұрын
Still qabil lagama tagayo​@@indhabuur6264
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 ай бұрын
​@@indhabuur6264wa runta pro dawlad somali isu hayn karta wa mid islami ah oo kaliya wixi inta kaso hadhy wa ijiid an ku jiido
@AfraAbdi-rt4me
@AfraAbdi-rt4me 2 ай бұрын
Dhibka u wayn waa in qabiilka iyo siyaasadi la isku qasay
@mohamedsaid7718
@mohamedsaid7718 2 ай бұрын
Qabyaaladu adiga iyo reerkiinay ka bilaabataa mawduucaana inaad ka hadasho waa kugu khalad
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 2 ай бұрын
Faylasuf Da'yar
@AbdirashidOmar-bq2he
@AbdirashidOmar-bq2he 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 ай бұрын
👍👍👍👍
@user-ts9cs8qf2d
@user-ts9cs8qf2d 2 ай бұрын
Sxp naclad dadka ma fahansano naclad waqabil leyahen fahansi
@haras2143
@haras2143 2 ай бұрын
Hada Ma Dowlad Ayuu inoo dhisi kara Qabiil Lama diidana 1991 Qaar buu bad‘baadiyy hadna qaar buu dumiyy Ilaa Hada Bal eeg faidadiisa iyo Khyrkiisa midka badn ok 1991 aanu taagnaano marka!
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 2 ай бұрын
Qabyaaladu hawaarto , maxaad noogu diidi Aadanow
@qataarqato1367
@qataarqato1367 2 ай бұрын
Waxgarad
@taharme
@taharme 2 ай бұрын
Intaad sheegtay weeye waxa jira oo idil. Si wacan ayaad u bayaamisay oo maan gal ah...
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 ай бұрын
Firsy one today❤🎉
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 ай бұрын
Yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu
@user-sx2wi4re1l
@user-sx2wi4re1l 2 ай бұрын
🫏+🫏=🫏 Qabil qabyalad
@Somali450
@Somali450 2 ай бұрын
Aadanow hal mid ka hadal wiilasha gabooye haddey reeraha kale gabadh ka doontan lama siiye waa loodiida halka gabdho reer walba lehi ajanib gaal iyo muslim ba qaban kawaran taas maka hadli karta waa beel somaliyeed oo la dul may
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 ай бұрын
Dee kuwa laa dhaashyi ee isku qabiilka aayi yiihin un kaa gursaada sbb aad qabiil kle uga guursaato ayaaba daraan nio
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 2 ай бұрын
Caankas weyan marki gumasiigu yimi Africa wadano badan bu intu hastayi qabilkodi abtirsiga babiyo kaliya xaga Sare unba garanyan qarna maba yaqnin imka iyagon lahan duuldo masuliyadoda qada malaha qabil cawiya dadkasi waxa lagu gorin adiga iyo naftad biyo cad isma siiyan dhibtu WA waxi midanyi oo meesha kabwxayi aadan wan kugu racsanyi wax badan WA ii baxsanyen oo wan oga oo aad kahadshi adban kusalmya
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 ай бұрын
💯 Adan. Somali wa daad jahil ah iyo faqir ah . Dhib badan aya somalida haysata ragana ya ka musul ah wayo rag aya wadamado hagajiya somali ragodu ayaga isu xininyo wayne uun isu muuqda
@somaliman8162
@somaliman8162 2 ай бұрын
Faylasoofka
@fosabdul3381
@fosabdul3381 2 ай бұрын
Xadiis nabiga scw laga soo wariyay ayaa jira oo dhahaaayo sadex waa jaahilnimo umadeyda kama tageeyso Ina nasabka lagu faano In nasabka la isku duro nasabka Iyo in la baroorto xiliga geerida Marka faan ka qabiilka hadii la fiiriyo far aa ku godan
@AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj
@AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj 2 ай бұрын
oo waaye kaalay ilmaaderka manta haduu rag ay islaayen oo adigu ku yidhaado ina mari maad raaci mise waad kajoogi
@sahanka97
@sahanka97 2 ай бұрын
haddii laga gardaran yahay waan raacayaa hadduu garadaran yahayna waan qabanayaa, nebigana sidaas i amrya.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 ай бұрын
Qabiil iyo qabyaaladi waa isku mid ilaa qabiilka laga tago qabyaalad laga tagimaayo.
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 2 ай бұрын
Dhagihii ilaahay waaniya waansan qabiilku wax xun maaha waligeedka laga tagi maayo waa wax laysku garto oo ilaahay inaga beeray diid ama doon qabiilku waa wax wanaagsan oo ilaahay inoo sameeyay simply fikirkaana xorbaad utahay
@frank77w
@frank77w 2 ай бұрын
Qabiilka wacal baa ka tago.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 ай бұрын
@AbdiFatah-bu4hg wallo qabiilku maanta wuu dhaafay isku garasho oo wuxuu marayaa in labadii kala bah ahaa ay kala go,aan ama is colaadiyaan.imika waxa kasocda gobolka sool sanaag mudug waa qabiil lacaabudayo oo halkii walaalo lawada ahaan lahaa. Micyaarka qofku uu ku eegayaa mayahay reer hebel Haa dil tani way dhaaftay لتعارفوا waxay maraysaa لتقاتلوا taasina waxaa keenaysa awooda qabiilada.waa in awoodaa la burburiyo oo nidaam dawladeed oo soomaali ka dhaxeeya ama saw maantaba yihiin ah oo laakiin awood dawladeed leh oo sharci loo simanyahay leh.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 ай бұрын
@@frank77w kaasi qabiilba muu lahayne muxuu ka tagi
@frank77w
@frank77w 2 ай бұрын
@@ArahmanHasan32-ub9jw dee waaba intaa ba. Adaa ii marag furay nin nasab iyo aabe iyo awow leh ka tagi maayo. Qabiilkaaga diid waa aabahaa diid. Aabahaa diidna waa wecel noqo
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 ай бұрын
Diinta islaamka.laga.fogaaday ku dhaqankeeda shay kasta usababa Lagu daray jahli iyo faqri
@JamacabdiJamacabdi
@JamacabdiJamacabdi 2 ай бұрын
Ninka maanta ugu soohoreeyey coments ka 😅
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 2 ай бұрын
Legenow Maxa Faa'iday 😂
@JamacabdiJamacabdi
@JamacabdiJamacabdi 2 ай бұрын
​@@Ducaysane-to1qvyarkaan alle habarakeeyee garaadkyga,ayuu dhismo kawadaa ❤
@indhabuur6264
@indhabuur6264 2 ай бұрын
dowlad islami ah unba somali isku hayn karto
@mahdiabdallah1274
@mahdiabdallah1274 2 ай бұрын
ustad.adanow.arinkagu.wa.dul.ka.xadis..mid.wan.kugu.raca.sanahy...Inan.kala.qabil.duwanahay.danbi.maha.lakin.inan.ku.dhaqano.weyi.....mishkiladu.
@warsame6896
@warsame6896 2 ай бұрын
Hadda ayaad Runtii sartey, ama cadeysey, boogta ubaahan in ladheyo . Wixii khaladaad ah hadaan la'isku dulqaadani waayo ,xaqiiqda iyo Runtana indhaha la'iska tiro waxba hagaagi maayan, dadkeenan ,dalkeena iyo diinteena ayaa umaqan oo wanaageeda laga sugeyaa ?,
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 2 ай бұрын
aadanow koonfur waad ku gaftay ee beenta kada konfur waxba kama ogid
@LearningArabic-vb2sk
@LearningArabic-vb2sk 2 ай бұрын
waa rune reer koonfur hadn nhy yaa tahy. xitaa cayb ban uaragnaa ,tictockaga reer woqooyiga ka baranay this is fact wlhi
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
Somaliland reer walba sanduq bu laayahay ilaaa qurbaha
@mahdiabdallah1274
@mahdiabdallah1274 2 ай бұрын
sxb.adano..isaqa.majerten.dhulbahte.un.bey.kaga.dhagtaye.waxad...dhahda.bel.weyta.gadabuursi.am.samaron.kama.hayo.nabada.ad.ku...faneysana.raga.dhidibada.u.tagay.waye.
@MucaadDeeq
@MucaadDeeq 2 ай бұрын
Haa sax lkn kuwa qabiilka wada waa kuwa lala hadlaya
078 | Soomaliland-ta aan doonayo | Wax kasta oo inaga khaldan!
1:02:33
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 10 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Gorfayntii Antikhiristoos Iyo Xaqiiqadiisa
1:21:28
Sahanka
Рет қаралды 354 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 53 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 15 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 73 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН