No video

10 DOLLAR JIJIGA DHAXDEEDA MAXAY GOYSA ILA DAAWO

  Рет қаралды 203,928

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

2 жыл бұрын

10 DOLLAR JIJIGA DHAXDEEDA MAXAY GOYSA ILA DAAWO,DIRISLE ABDI,JIJIGA SOMALIA,LACAGTA JIJIGA LAGU ISTICMAALO,LACAGTA JIJIGA,
LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
/ @dirisleabdi
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
teespring.com/en-GB/stores/di...
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 716
@sumannwar9775
@sumannwar9775 2 жыл бұрын
Waa sababta aan wadankeyga u jeclahy Masha allah wax walpa waa raqiis 😍😍😍keep going huno
@ahmedtaatiko30
@ahmedtaatiko30 2 жыл бұрын
Dirisle sxb maalmahan caajislow baa noqotay 5 maalin Hal muuqaal Waa Arin aad liga xumaado 😂👍
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 10 ай бұрын
❤😊
@mhydn767
@mhydn767 2 жыл бұрын
Muwaadin dhaba dirisle abdi legend ❤💯🙏
@Lilaraoz
@Lilaraoz 2 жыл бұрын
The one and only dirisle abdi
@vhv4355
@vhv4355 2 жыл бұрын
dawarsatada hargeysaa layaabanaaye kuwa jigjiga markaan arkay waan quustay
@khaalidyyare5323
@khaalidyyare5323 2 жыл бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka abdrizak abdi❤️❤️💞💞💞💞💞💞💕
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allah Tabaraka dirisle gob baad tahay Dhamaanin guleeysta iyo salaan sharaf keep going forward walaalo👏❤
@kowsardubad7065
@kowsardubad7065 2 жыл бұрын
Gorme muqdisho imane 🥺❤️
@faysaibrahimfaysacali
@faysaibrahimfaysacali 2 жыл бұрын
Walal manshaalah sadaqadu wa balayo xijaab sidaas kuwad waxba arkumayssid inshallah ito qalbifiicni🚶‍♂️keep going bro welldone 🤞❤
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 2 жыл бұрын
DIrisle the one and only dhulkii hooyo wax kle ku noqotey😍🥰🥰🥰
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 2 жыл бұрын
5:33, dirisle xero tuuga data bu isu so galay🤣🤣
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 2 жыл бұрын
Team Garoowe is muujiya❤️🇳🇱💪
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
Dirisle is back legend 🥰😍🤩 burco
@gulledabdurahmanmohomed2386
@gulledabdurahmanmohomed2386 2 жыл бұрын
Comenti ku dhiigleh
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 2 жыл бұрын
Soo badi dirisle jig jiga geedi baan u ahaye qurba nacstaan aan iskaga huleele
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Dirisle Guushaada wn jeclahay Guuleyso wll qaali 🙏💯
@narmanasah4553
@narmanasah4553 2 жыл бұрын
War dirisle hargysa maka tagtay noso noqo 😘🥰
@mohamedrastavlogs5112
@mohamedrastavlogs5112 2 жыл бұрын
Masha allah darisle legend bro waa gacan furantahay 🙏
@farxaancali2387
@farxaancali2387 2 жыл бұрын
Tiim Ka dirirsle Abdi waa sax Masha Allah Tiim Ka dirirsle Abdi
@khadroabdullahi1838
@khadroabdullahi1838 2 жыл бұрын
Masha Allah madaxweynaha mustaqbalka abdirisaq abdi 🥰🥰🥰
@subaydadegan1241
@subaydadegan1241 2 жыл бұрын
Masha Allah Abdirisaq Raxmaanku haku shrfo waad noo Faa idaysay
@subaydadegan1241
@subaydadegan1241 2 жыл бұрын
.
@burleekeentertainment9835
@burleekeentertainment9835 2 жыл бұрын
Diri dawa waa qaLad inaad video kasoo sameyn waysaa waan uxiisay my magaaLaday aan ku dhashay
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 2 жыл бұрын
Dirisle cabdi Alle SW Haku Sharfo Walaale
@matagaaye1231
@matagaaye1231 2 жыл бұрын
Dirisle nin adag mugdisho ku jogaa imaat legend keep up
@omaarchannel234
@omaarchannel234 2 жыл бұрын
Legend dirisle madaxweynaha mustaqbalka I.a
@farahelmifarah4461
@farahelmifarah4461 2 жыл бұрын
Legendery darisle waa ku wataa sxb haoray usoso
@shortformcanadalives5124
@shortformcanadalives5124 2 жыл бұрын
The one and only Abdirizaqa abdi 👏
@khadijaali9045
@khadijaali9045 2 жыл бұрын
Dirisle Abdi is changing a lot, one thing I respected about this guy was his ability to not get easily influenced. His honest and humbling responses were what made him special, hanging around people like DJ subeer is not a good look. That man is dangerous to our Somali society especially young Somali girls. I hope you still keep your dignity and do not let this fake fame compromise your dignity walaalo.🙏🏽
@mobambam4594
@mobambam4594 2 жыл бұрын
Dirisle is humble never switched up stayed in his ownl and is grateful💯💯
@IbraahinCismaan-sm8lv
@IbraahinCismaan-sm8lv 10 ай бұрын
​@@mobambam45944:01
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 2 жыл бұрын
Masha Allah
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 2 жыл бұрын
8:53 wlh legend qof lala noolan karo ayaa thy dadka yurub iyo america ka imadaan wey faan badanyihiin
@jamacabdilahi2891
@jamacabdilahi2891 2 жыл бұрын
Jigjiga waxkale😘😍😘😍
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Masha allah 👍👍🌹🌹
@qadroaadan9362
@qadroaadan9362 2 жыл бұрын
Masha Allaha walla keep going Addis Ababa ma imaadesid🥰🥰❤😍
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah legend is back
@abdikafigedi2747
@abdikafigedi2747 2 жыл бұрын
Darisle cabdi mugadishu kuugu sogaaa szb
@buddy.36
@buddy.36 2 жыл бұрын
Keep going Legend 🧡
@shodhadirisle3187
@shodhadirisle3187 2 жыл бұрын
Malmahan waan iska yara xanusanay lkn alxmdulillah hada wan vicanhy dirisle bro maqnashahyga waa tabtay niow 🥰✊✊✊
@nbbashka
@nbbashka 2 жыл бұрын
idirisle sxb wn Ku tagera marlabi videoga so dhigto wxn qofka ugu horey oo dabta hdna comment keep going wll qali
@aladifmohamedabdi8694
@aladifmohamedabdi8694 2 жыл бұрын
Wllhi qof qalbi fcn ayaa tahay dirisle cabdi horey usoco 💯 si zaaid ayaan kuu taageeraa waxaana kugu jeclaadey qalbi wanaaga keepgoing 💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@farxankhaliif2220
@farxankhaliif2220 2 жыл бұрын
Walaaahi si kal iyo laab ayaan kuu taageeeraa madaxwaynaha mustaqbal ka💥💥💥💯💯💯
@fatumaadan5912
@fatumaadan5912 2 жыл бұрын
Manshalah ilahay haku barakeyo walalkey qaaliga abdi risaq jigiga igu salan dulkaygi hoyo
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 2 жыл бұрын
Masha allah bro allah kubarakeeyo hooyo baahan ayaad wax siisay allah khayr kugu badalo bruh wlhi anaa farxayba
@marwaannastex1049
@marwaannastex1049 2 жыл бұрын
Our legend dirisle
@nawalita841
@nawalita841 2 жыл бұрын
Legend dirisle abdi 🔥♥️
@maidamahad1665
@maidamahad1665 2 жыл бұрын
Laandhere ogaden ah oo dhulkiisi iyo caasimadiisi yimid 💚💙❤ dirisle Abdi ✌
@drssacdiyaapdiwahap1585
@drssacdiyaapdiwahap1585 Жыл бұрын
Ciise weye zxp
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 2 жыл бұрын
Allah hala baryo Somaliyey quran dhikir is blessings to life
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 2 жыл бұрын
Wanagi oo qofa🥺🥰❤️🤴🙏
@mubarakjibril3575
@mubarakjibril3575 2 жыл бұрын
Wlhi noloshedu way Javan tahay mashallah wan u guuri dona
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
KEEP GOING DIRISLE
@130Tbet
@130Tbet 2 жыл бұрын
DIRISLE LEGEND WANKU SALAMAY PRO KURAXAYSO DHULKAAGA HOOYO ==JIGJIGA LANTA HAWADA AYAN DAGANAA LKN SE HADA FROM KISMAYO WAYE DDS MY COUNTRY IS THE BEST ❤😍
@ahmedmohamed-zc7mm
@ahmedmohamed-zc7mm 2 жыл бұрын
Aadban wallaahi dhaqankaga ujecladay dirisle saxib iyo sidad dadka jilicsan ugu naxarisato
@FIKRADSANN
@FIKRADSANN 2 жыл бұрын
Yaa sii like gareeya sidayda intuunaba daawan video yada dirisle 🌴
@sumayamohammed4574
@sumayamohammed4574 2 жыл бұрын
From Diri dhaba 👋 taageere buuxa c/razaq cabdi lkn ina vlogs qrxda shcbka iyo magalada kaso samayso aya quruxbadneyd 🙏
@liibansimba7322
@liibansimba7322 2 жыл бұрын
Asc keep going dirisle Abdi ❤❤❤❤❤😹
@rudwaandayax1315
@rudwaandayax1315 2 жыл бұрын
Dirisle ku taagera pro
@zakibingolden6717
@zakibingolden6717 2 жыл бұрын
Dirisle wa qof jecel inta masakinta inu cawiyo that's why I love 💘him bro farxad ku nolow
@ustaadgamo
@ustaadgamo 2 жыл бұрын
Keep go dirsle abdi
@channelkamadow6190
@channelkamadow6190 2 жыл бұрын
Nio dirislow team dirisle ahy jigjigaa jogaye se kugula kulma pro
@Funnyboy4349
@Funnyboy4349 2 жыл бұрын
Legend darisle keep going
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Masha alh walhi darisle waa nin furfuran dadku markii hore waxay Ka aaminsanaayeen nin xidhxidhan oo dadka dhexgalin oo qol uun iskaga Jira lkn maanta weey cadaatay inuu yahay nin furfuran oo dabecad wangsan horey usoco walalkey darisle waan kutaageera legend 😍💯
@awaleyare4893
@awaleyare4893 2 жыл бұрын
Keep going legend man 💪
@missabdure2852
@missabdure2852 2 жыл бұрын
Dirislow frxd ku nolow mrkasta iyo melkasta intan video yadada dawanayo wan ku raxaysta 🥰
@Khaalid155
@Khaalid155 2 жыл бұрын
Dirisloow eexda baro niyow oo dadkaaga wax ka iibso xabashida iyo qoomiyadaha kaleba somalida wax kama iibsadaane
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Masha allah
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
Wlhi xamar ayan tagy wa qali nolosha dollar ka ayana kenya subanllha noloa tala mashallha xafidullha
@somalimedia2725
@somalimedia2725 2 жыл бұрын
wll waxaan kaa codsanayaa inaad ilaahay dartiss ii soo booqataan ilahay hakusiiyo ubad salixiin ah amiin
@ismahanmahamud3793
@ismahanmahamud3793 2 жыл бұрын
Dirislow Dahablaha Ayan cisho dhawayd kugu arkay lkn inan kusalamo wn kadhacay😇🥰
@hamzeahmed4643
@hamzeahmed4643 2 жыл бұрын
Keep going bro
@amirsalad648
@amirsalad648 2 жыл бұрын
Waliga islawayni iska ilali libax 👍😘😘
@Xamda763
@Xamda763 2 жыл бұрын
Mansha alah idirsle ❤️
@Hassaaanentertainment
@Hassaaanentertainment 2 жыл бұрын
AAARYAA DIRISLE JIGJIGA QASHINBADAAA UUF
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 2 жыл бұрын
Jijiga markey Qashin noqoto Ma halka jogta nadif nqon Magalo somaliyd oo ka nadifsnba majirto jijiga 🤍
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
DIRISLE ABDI❤🙏gormad burco tagayza???
@king...3695
@king...3695 2 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Salawatul caleyhi wasalam
@faysalosmaanofficial7842
@faysalosmaanofficial7842 2 жыл бұрын
Gesi well dirisle
@fiisomedia8900
@fiisomedia8900 2 жыл бұрын
keep going legend
@sagnaofficial1982
@sagnaofficial1982 2 жыл бұрын
Waa _____ zhpka Ahmed sagna
@hibaaqcabdiraxmaan3834
@hibaaqcabdiraxmaan3834 2 жыл бұрын
ku soo dhowoow burco
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Maasha alaah sadaqada aad baxsanaysid baad ku liibaanaysaa if iyo aakhiro
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Diridhaba wlshey baa ku nool seedi igu salaam
@dhalawliyoofficial3471
@dhalawliyoofficial3471 2 жыл бұрын
Garanku ma qali buu kugu noqday wn ka haya brothey one love from jig jiga
@ubaaxgeesay8646
@ubaaxgeesay8646 2 жыл бұрын
Masha allah dirisle deeqsi waye
@khadarmuuse8210
@khadarmuuse8210 2 жыл бұрын
Idirisle cabdi keep goin
@nassahofficiel7082
@nassahofficiel7082 2 жыл бұрын
Keep going bro dirisle
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 2 жыл бұрын
Dirisle abdi Keep going bro lkn soo celi barnamijkii aad ku caawin jirtay dadka baahan please
@ameinrk4432
@ameinrk4432 2 жыл бұрын
Legend Dirisle
@saidbattutaofficial2388
@saidbattutaofficial2388 2 жыл бұрын
Dirsile sxb keep going bro helping people is good.
@kingkheyre369
@kingkheyre369 2 жыл бұрын
Page kada ano ku dhex jira wlhy video gan so dhigtey❤️👋best KZfaqr ❤️🇸🇴
@cabdinajibabaadirxusen8475
@cabdinajibabaadirxusen8475 2 жыл бұрын
M.a Allah keep going
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 жыл бұрын
Inshallah jigjiga imaanya
@mohayaanle4628
@mohayaanle4628 2 жыл бұрын
Dirisle maku qayli karaa nooh
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 2 жыл бұрын
Dirisle legend is back
@zupeeradaanjamac1897
@zupeeradaanjamac1897 2 жыл бұрын
Oo dirslow eraygi burco ku hadshay ee kulah mak jawabnaa
@zahraismacil1119
@zahraismacil1119 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️💯✌️
@rahmaahmed2690
@rahmaahmed2690 2 жыл бұрын
Horey usoco ediresle abdi😍😍😍😍
@ninraged9350
@ninraged9350 2 жыл бұрын
Dirisle Nin Qaliya
@meyma_beauty
@meyma_beauty 2 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏
@abshiro72ziyad61
@abshiro72ziyad61 2 жыл бұрын
Wow video sabuun cadara kaso dejiseen legends👏👏👏
@emreemre961
@emreemre961 2 жыл бұрын
Wadankayga waan tageraa jigjigaa⭐⭐⭐
@apiishkatar7754
@apiishkatar7754 2 жыл бұрын
Dirislee nin naxarisle
@sharafboy4501
@sharafboy4501 2 жыл бұрын
Dirislow please ii sheeg app kaas aad u isticmaalayso ee aad ku sarifaty magicii
@ilhanibrahim4838
@ilhanibrahim4838 2 жыл бұрын
Hn dirisle dire dabe inan ku aarkan rabye wlhi aad ban ku tagera
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 жыл бұрын
Dirisle bismillah dheh hno
PRANK WAAD DHAQAN XUNTAHAY\IYO SAMIIXA OO XANAAQDAY😡
13:17
Dirisle Abdi
Рет қаралды 225 М.
Quruxda magaalada Jigjiga & buurta Karamardha | 🇪🇹
11:11
Dhakhtarrr
Рет қаралды 94 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
$10 MAXAY GOOYAN JIGJIGA DHAXDEDA 🇪🇹
14:20
Munir Obsiye
Рет қаралды 17 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Najah
Рет қаралды 7 М.
Maxan Kalasoo Kulmay Ethiopia ? 🇪🇹
10:01
Qays Qeyser
Рет қаралды 165 М.
XAAFADAHA CUSUB EE MAGAALADA JIGJIGA 🇬🇶🌆
9:13
Prince Abdi
Рет қаралды 11 М.
DADWAYNAHA CHANNEL AYAA MAANTA INOOGU MARTI AH BARNAAMIJKA RAMADANTA
22:10
CK LAAB JEEX WAATAN JAWAABTAADII😅
29:43
Dirisle Abdi
Рет қаралды 159 М.