No video

10 Maalmood keliya ku baro xirfadda typing-ka (qoridda degdegga ee Computerka)

  Рет қаралды 16,068

iM252

iM252

2 жыл бұрын

Ma jeceshahay in aad si boobsiis ah wax ugu qorto Computerka adigoo aan marna fiirin keyboardka oo keliya shaashadda fiirinaya?
Koorsada barashada qoraalka degdegga ah ee iM252 Academy waxa ay kaa caawineysaa sidii aad degdeg wax ugu qori lahayd Comptuerka xitaa hadii indhaha lagaa xiro.
Si aad isaga diiwaangeliso koorsadan, taabo lifaaqan

Пікірлер: 40
@MAbdi14
@MAbdi14 2 жыл бұрын
Laptop hada haysto wad baran karta adoon u baahneen qof macalin kuu noqdan, Computer kushup setup kan #Mavis Beacon Teahes Typing,
@zakariamohamed8630
@zakariamohamed8630 11 ай бұрын
sidee logu shubtaa
@MawliidSuperior
@MawliidSuperior Ай бұрын
ok sedeen isuga diiwaan galiyaa❤
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 2 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍
@anisohassanabdulahi1999
@anisohassanabdulahi1999 2 жыл бұрын
Waan ubaahanahay xageen iska diiwaan galiyaa walaal waxaan rajeenaa in isbuuca soosocda uusan bilaaban maxaa yeelay final exam ayaan gali rabaa inshallah
@abdirazaqtahliil1474
@abdirazaqtahliil1474 2 жыл бұрын
Thnks broh
@salmalajecleey129
@salmalajecleey129 2 жыл бұрын
Waa muhiim wllhi qiimeheedu waa imisa
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
@aqoonsichannel6098
@aqoonsichannel6098 2 жыл бұрын
Waa loo baahnaa lkiin inaad KZfaq soo galisaan ayaa quruxbadan.
@moparicmose2526
@moparicmose2526 2 жыл бұрын
asc dhamman bahda im 252 waan idin salaamay zxb qali shamntinba
@khadarmohamed8644
@khadarmohamed8644 2 жыл бұрын
Waxad tahay qof fican wlhi mar waliba wax faaiido leh Soo gelisaa
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@mohashelby6357
@mohashelby6357 2 жыл бұрын
First one
@axmadbukhaari7288
@axmadbukhaari7288 2 жыл бұрын
Dadka ayakaa isbarikara qoraalka eemalacag ayaakashigtay ar aomaliya
@liiboojoguruub4726
@liiboojoguruub4726 2 жыл бұрын
Walal sideen ku barankaraa 10ka malin gudahood qaab nocee?
@abdishakurmohamed8090
@abdishakurmohamed8090 2 жыл бұрын
M.a
@fuadidiirie.567
@fuadidiirie.567 2 жыл бұрын
Ustaad Asbuuc ayan ku barteey Waana ku guleestey
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
hambalyo walaal, horey u sii wad dadaalkaaga.
@hamzaelmi3461
@hamzaelmi3461 2 жыл бұрын
Linkigu ma shaqynayo
@zakariehboosh5671
@zakariehboosh5671 2 жыл бұрын
Mid free ah noken sxp tan said wye
@abshirmalaas9349
@abshirmalaas9349 2 жыл бұрын
Hada garanayana kawaran masul waxyabo kamuhumsan no keen masul
@mukhtaaradan1692
@mukhtaaradan1692 2 жыл бұрын
Xageen kula soo xariirnaa
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
@habiib72
@habiib72 2 жыл бұрын
Qaab prevate sideen kugu heli karaa kaabo
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 жыл бұрын
typing ayaad dadkii lacag kaga qaadaysaa waa wax la yaableh waxay ahayd inaad free uga dhigto waayo wax macno wayn oo ay ku fadhidaa ma jirto qof kaste isagaa is bari kara haduu mavis beacon ku shubto computerkiisa
@muktaromar51
@muktaromar51 2 жыл бұрын
Asc walaal waan ubaahnahay Sideen kuhelikaraa isdiiwaan galinta
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
@ahmeddalmar6096
@ahmeddalmar6096 2 жыл бұрын
Walaal waan u baahan lkn sidii isku diwaan geliyaa 🤔
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
walaal qaaliya, fadlan la xiriir Whatsappka +252617993344. Mahadsanid.
@samih6613
@samih6613 2 жыл бұрын
xamar xarun maku ledihin ustaad
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
walaal qaaliya, fadlan la xiriir Whatsappka +252617993344. Mahadsanid.
@abuuramla
@abuuramla 2 жыл бұрын
Macalinkeyga typing ka Ustaad maad tartan noo qabatid
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
mahadsanid walaal qaaliya, waa fikrad fiican.
@user-hb6nl4mw7v
@user-hb6nl4mw7v 2 жыл бұрын
Xagee iska diiwangiliyaa walaal adiga oo raali ah
@hussein1800
@hussein1800 2 жыл бұрын
Number WhatsApp ayaa soo baxaya qaybaha dambe ee muqaalka waad na xiriiri kartaa
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
@engkhaaluu8158
@engkhaaluu8158 2 жыл бұрын
Fee waa immisa
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
@saidcarabyare1220
@saidcarabyare1220 2 жыл бұрын
meeqo weyey lacagtu mudane
@iM252
@iM252 2 жыл бұрын
Walaal Nagala soo xiriir Whatsapp +252617993344
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
3 Hours vs. 3 Years of Blender
17:44
Isto Inc.
Рет қаралды 4,4 МЛН
BARNAAMIJ KU SAABSAN DAWOOYIN CUSUB IYO WAX BARASHO
35:48
Somali cable
Рет қаралды 12 М.
Computer Science Xirfad ma leeyahay?
7:42
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 51 М.