10 Xadgudub Lagula Dhaqmo Qofka Wax Jecel E06

  Рет қаралды 33,299

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 ай бұрын

EPISODE 06
10 Xad Gudub Lagula Dhaqmo Qofka wax jecel.

Пікірлер: 87
@munibaabdi1201
@munibaabdi1201 2 ай бұрын
Macalinka nolosha ayuub ahmed alle haku shrfo
@user-jx9pi6ur1n
@user-jx9pi6ur1n 2 ай бұрын
Ayub halkee Kala soo xariiraa aad ayan kugu bahanee❤❤
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 2 ай бұрын
My teacher ayuub Ahmed nolow ina ader ❤🥰🥰
@SoulemanNazario-um2qi
@SoulemanNazario-um2qi 2 ай бұрын
Macalin sidad wax u fasireysid inaba caadi maahin , inkasto an somali aheyn mowduucan ad ku hadleysid si fiican ban uga dhargey. Alle cimrigaaga ha dhereeyo 🎉❤
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 ай бұрын
Xagee ayuusan somali ka ahayn ma fahmin? Bal i fahansii wllky
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 ай бұрын
Anigaa somali aheen bu dhahay. Ustaat
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 2 ай бұрын
​@@qalbilove2448sowdiga somaliga ah magaca somaliyeed ba kugu qorana hana soraad San walalo yaahuye😂😂
@qalbilove2448
@qalbilove2448 2 ай бұрын
@@jaamacfarxiya9207 meqaa adunka jogto oo afsomali taqaan lkn somali aheen. Ame hoyadoda eh. Ama we lakoreen sida dariska etopiyanka badana oromada ugu badan dadka af somaliga ku hadlo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 ай бұрын
Waxaa.lagayaba inow translation oo luuqadiisa ah inoow. Inta ku turjumey kabacdina owkahelay
@YasmineMoho-oo3eu
@YasmineMoho-oo3eu 2 ай бұрын
J'apprécie vraiment vos conseils soyez richement bénis. Qu DIEU vous prête une longue vie.
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 ай бұрын
Runtu waa kharaar lkn qaadasho ayey rabtaa lkn qof kaa tagey si kastood u jeceshahyna waligaa dib ha ugu laaban waayo xiriirku waa xoriyad helid iyo daganaan qof ku kontarolayan qof ku jecel ma ah .Mahadsanid ustaad 💯👏👏
@gulledahmedgulledahmed1478
@gulledahmedgulledahmed1478 2 ай бұрын
Macalinka Nolasha Ayub Ahmed Allaha ku Xafid0 ♥️ Eid Muparak
@user-jn3yb3of1n
@user-jn3yb3of1n 2 ай бұрын
Ayuub noosoo dhaqso dhiirigalintaada waan quudanaaye pleas ustaad
@maryamamohamed-jl6ej
@maryamamohamed-jl6ej 2 ай бұрын
Mnsha allah mhdsanid sida quruxda badan aad nalawadaagtay wax yaabaha naka qarsoon❤❤❤❤
@siciidnursiciidnur8381
@siciidnursiciidnur8381 5 күн бұрын
Masham Allah techar allha ku xafid wax badan ayaan kaaba qatey oo ah inta wanagsan
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 2 ай бұрын
6:09 waa xaalad aan soo marey qof inuu jaceyl badan ku siiyo hadhowna caksigeeda sameeyo oo aad yar kaa tagyo😢😢😢
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 ай бұрын
Ma.allh barakalah ustaad ayuub xiriirka aan samen doono insha allh feegjinantisa isiisay aad ayad umahad santahay allh haku xafido 🤲
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 2 ай бұрын
@maymuunomer waxaan kuu rajaynayaa xidhiidh wacan ayaan kuu rajaynayaa
@xasancali5452
@xasancali5452 2 ай бұрын
xagee kalasooxiriiraa ustaad
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 2 ай бұрын
Waa mahadsanthy ustaad Eid Mubarak farxad ku Eid ustaad
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 2 ай бұрын
Mashallah walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo
@hussenabdirahman5316
@hussenabdirahman5316 2 ай бұрын
Best teacher
@mahmuudmahmuud6766
@mahmuudmahmuud6766 2 ай бұрын
Tes vidéos arrive les moment où je le besoin de plus ❤merci vraiment
@SomalitupeMaxamedbaahse
@SomalitupeMaxamedbaahse 2 ай бұрын
Somali ma tihid miya
@user-lu6zf6my3y
@user-lu6zf6my3y 2 ай бұрын
reee jabuti weeyaan 😂
@mahmuudmahmuud6766
@mahmuudmahmuud6766 2 ай бұрын
Et puis
@user-lu6zf6my3y
@user-lu6zf6my3y 2 ай бұрын
@@mahmuudmahmuud6766 du coup il vaut mieux parler la langue a laquelle la majorité parle mon intention n'étais pas de vous offensé vs êtes trop sur la défensif
@MustafaAhmedSaeed-dn1lx
@MustafaAhmedSaeed-dn1lx 2 ай бұрын
Allora adesso vedo che la lingua francese sia molto simile alla lingua italiana 😅
@faraxcabdi9228
@faraxcabdi9228 19 күн бұрын
Masha allh guulayso wllo aakhiro iyo aduunkaba❤❤❤
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 ай бұрын
Mash'Allah go ahead bro❤
@ladanqaaliosman7125
@ladanqaaliosman7125 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Hassan_Somali1
@Hassan_Somali1 2 ай бұрын
Asc ustaad waxaan doonaya inaad ila taliso waxaan iska dayn kari laayahay gacanta iso jawaab mahadsanid.
@nimcohassan452
@nimcohassan452 Ай бұрын
Shugarn huuno Alle haku xafido❤
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Weey dhacdaa nidamla aan in la arko walalo aabo hooyo iskudhalay mid xabadeya midka kale wAliba qarkod gabar wiil ee hadana qasnad kudhameyay oo hadana laf kajabin kuna dhiman labada yaanasib badan kii wax dil kii ladila qofka laf sabab ilaah oogadhigin
@Faizaadamm
@Faizaadamm 2 ай бұрын
Omy goddess anigA xirir Wn kujira. Lkn wligeyy qofkumahin Mxa isowaciwayse aniga wx a jeclahyy sida naftyda an jeclanlaha ina qofka uladqmo. Qfna waligeyy iskumwdaxirin. Mrqofigatyna masoceliyoh. Qofijacel le dwaodra noh kibirkyga wabakhela 😂 wxs noh Teda kle nin aniqawin mndhihikra xge kumqned wabxishona e xirir wa un brsho labda dhinc kfilo. Walalkey ayub Marwlbo wunadhiragaliya. Shukran 🎉 Ugu damben ddka xirirdaleh oaniga kowahyy Wxa dihilaha waliga qof qlbigisa hakuciyarin Sida nfsi ukgsobuxin. Hda qofka rabin ugoyy 😂 noh o a niga qalbigeyga halkbdn mwdikroh ina Dow I igwreo mrbo. Ugudmben. Wxa jacelnhy wx nogakheerbdn alllah Wxu no Dorayo. E. Salfudedka an kdheranoh 🎉 😅 Wasalamucaleykum dhamantina. Walaladeyow. 🎉❤❤
@abdiwahababdirahim1284
@abdiwahababdirahim1284 2 ай бұрын
Ustaad Ayuub qof aan wax badan ka fa'iiday Sharaf iyo karaamo ku noolaaw.
@Libanmaxamad
@Libanmaxamad 2 ай бұрын
First person 😊
@user-hamda-ali
@user-hamda-ali 2 ай бұрын
Huno Ayupe Podcast Sidan oo kale haa noo sooo badi Allahay hadad taqano Wlhi Waxa Badan Ayaan ka Fa.idanay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ KHAYRE ALE HA KU SIYO
@user-ne5he2yr8n
@user-ne5he2yr8n 2 ай бұрын
Xaqiiq walee run badnaa ayuub
@abdiosmannur8836
@abdiosmannur8836 2 ай бұрын
ayuub bro talkaga ii sodir reer kumadhi walaliyal ninkii haayo ayuub talkiisa isodira
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 ай бұрын
Wllky snapchat baad iga helaysaa ayubaxmed1
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 2 ай бұрын
ustaad ayub podcast waqtigisa waqti dheer ka dhig
@user-jg1uv5ul9y
@user-jg1uv5ul9y 2 ай бұрын
waligey maalinta xiriir bilaabay ilaa maanta qof ma qiyaamin qofka inta isku cusubnhy hda ka helin ku dhahaa kma helin marabo wll inaa waqti ka lumiyo waligey 2 jeer ayaan wax si dhaba ujecladay midkeyga 1aad wxa uu ahaa xiriir aad uxun wxn ka shalayn jiray inaa ka xanaqo qalad leygu samey wayo mesha aan sugayay raali galin wxn la kulmi jiray in anigaba qaladka leygu raadsho wax bdna sabray ilaa uu iga tagay hdana wxn jeclahy qofki 2aad wlhi aad buu uqurux bdnyhy xiriirkena alx wxana rajeynaa inuu noqdo qofkii nolosha inta kadhiman isla qeybsan laheyn waayo qof waliba oo wngsn wanag ayaa udambeyo maantana kma baqayo nabsi inuu igu dhaco swbto ah inaa nabsi galo iska daaye wxn xamili karin ugu sabri jiray ana qofkas waxba uma qabo
@UgbaadAhmed-fd1sj
@UgbaadAhmed-fd1sj 2 ай бұрын
Wll ayuubow mida 6xaadba laygu sameyay ilasababu la iga amusa ilaa dhowr bilood wa xad gudub
@anizaabdirahman
@anizaabdirahman 2 ай бұрын
Ayuubow wax badan baa naga shegtay ee xooga wax noo qari 😂
@zuuzihaaajji4696
@zuuzihaaajji4696 2 ай бұрын
Wlh wa sax ani hada ka hor wiil aya xiriir laheen waqti aad u badan hadane ma i soo wici jirin 6bilood kasta kabacdi wuu igu so laabanaa woo i oyna ani wa ka yeelaa waxa dhahaa saas ha igu sameenin hadane wuu igu sameeenaa le
@user-ji6mf7gs8g
@user-ji6mf7gs8g 2 ай бұрын
Mansh alaah waad ku mahad sanatahay taloooyika caafimaadka qaba ee aad nala wadaagtay
@caashoabdi368
@caashoabdi368 2 ай бұрын
Ayuub xagee kaaa helaaa wlle
@user-yp8qg5yw2u
@user-yp8qg5yw2u 2 ай бұрын
Anigaa inuu igaa hadlaayaa walee been madaan kalsonidaa katogyaan dankastaa yaab waxaan kasidraan aqlaq xumo kaga daraan waxkaastoo afkisaa sogalo laigu tilmamo
@Rahmatii0
@Rahmatii0 2 ай бұрын
Wcs Ustad 🙏 Eid Mubarak 🎉
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 ай бұрын
Eid mubarak
@mohammedmuhumed4413
@mohammedmuhumed4413 2 ай бұрын
​@@ayubAhmedPodcast❤
@user-hamda-ali
@user-hamda-ali 2 ай бұрын
Eid Mubarak
@shukriabdi5367
@shukriabdi5367 2 ай бұрын
Ani qofki igu dabeeyey ee xariir galno intuu maseeray ayuu igu dhahay sharaf ma lihid sas iga haray
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 ай бұрын
Thanks
@abdiosmannur8836
@abdiosmannur8836 2 ай бұрын
walhi aniga ayeey igudhacday bro hadane walhi meel mugdi ayaan fadhiyaa
@FaaisoMaxamed-vg1oj
@FaaisoMaxamed-vg1oj 22 күн бұрын
Rabi hanoo kaa daaayo
@user-gm4bz6ej2l
@user-gm4bz6ej2l 2 ай бұрын
Wllhi jaceel xad dhaaf ah in la i qaado ma jecli😂 xabsi aa dareemay hada ka hor 😮 cid ha salaamin asigo iqabin xaywaanka mobailka ha dhigin ila aa ka quuriyo asigo ku jiro sheeko aa cunto aheyn ima sheego😂😂 wa ku daalay mid kale ka raacay madax yar bila mobail ah xur ba ahay iga tagay 😅😅😂😂😢😮
@ahmednuur197
@ahmednuur197 2 ай бұрын
❤❤
@Suhaypek
@Suhaypek 2 ай бұрын
Wallhi zxp mcn aniga waxaan leeyahay jacayl lkn zxp qof taasi wax tasta way isamaysaa si ay mar uun aan iyada aan uguur sado wax kasta hday samayso awaxay ka dhigan thy in ay jab ay ila rabto miyaa zxp mcn
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 2 ай бұрын
Runta ceb ma aha 😂😂lkn tan carada eh wa qabaa ano wax leyga samen iska xanaqa qofka amusnan ujaraa ilah dabecadas ha iga goyo 😩😢
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 2 ай бұрын
Asc wll ayuub dhowr jeer Ayaan kaa codsaday inaad ila soo xidhiidho ama aan kula soo xidhiidho marka haday suurto gal tahay wll waxad iiso sheegta meel aan Kala soo xidhiidho alle ha ku barakeeye❤
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh Ай бұрын
Markaan xirri bilabo ayaan ka badan ka ogaday xiriir nolosheyda ku dabaqayaa
@souleimanaliaden4341
@souleimanaliaden4341 2 ай бұрын
Ayub arin ba raba ina kala hadlo ee halke kalah hadla iso jawab
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 2 ай бұрын
Walalo ayuub xagan kaala soo xidhiidhana run ahaantii waxaan daremaya in aad wax bdn igala qaban karto dhibka iyo xanunka aan dareemayo wll alle kugu dhaarshe sida ugu dhakhsaha bdn iila soo xidhiidh ama iigu soo jwb
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 ай бұрын
Wllky hadaa arkay fariintaan snapchat ayubaxmed1 igala soo xiriir
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 2 ай бұрын
@@ayubAhmedPodcast hye wll waad mahadsan tahay
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 2 ай бұрын
@@ayubAhmedPodcast wllo ayuub waan Kala soo hadlay soomad aragna
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 2 ай бұрын
Ayuubow wllo dhowr ayuub ayaa isoo baxay lkn waxan rajaynaya inaan kii saxda ahaa kaala soo hadlay insha allah markad aragto fariintayda isoo jwb wll
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 2 ай бұрын
Walle tas ben ehen dood rabta meqa mar la idhahy alx gumesigas waanka baxay
@Qaali_mahad
@Qaali_mahad 24 күн бұрын
Apowe anigaaba xerir sidas eh kujiro markst aaan is dhoho goan ka qaaado hadane naftyda wxn isleyehe qofkaaan wad ka qaldantehe anaaa is cananto xerir gumeysi miiran eh ayan kujiraaaa stress aya idile adunkaaan dadka dacada eh leee maxa lo dhibaaaa o lo lugooyaaa 😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
As, Familyyyyyy Systems yartayarta
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 2 ай бұрын
Wllo Snapchatka bn kla soo hdly isoo jwb
@user-wb2wy3nn3v
@user-wb2wy3nn3v 2 ай бұрын
Dadka qaar jecelkooda wa adoonsi caadiya qaasatay ninku haduu gaaro 30 jir.
@user-gw2sp6ch3f
@user-gw2sp6ch3f 2 ай бұрын
m.a guulayso
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 2 ай бұрын
Qofku haduba igu badiyo buuqa iyo maxa isowici wayday waan dhibsada goora block gareyya ma aqaaan jacylna mama aqaan sasoy tahayna saan xidhidh kussmeeyo way adegtahy
@aziisamayowosman2031
@aziisamayowosman2031 2 ай бұрын
Maguulayso
@user-tf7sv5qn9y
@user-tf7sv5qn9y 2 ай бұрын
The best motivation
@user-wb2wy3nn3v
@user-wb2wy3nn3v 2 ай бұрын
Jecelka la sheego wa bahdil kii ugu xumaa.wlhi fcnaan laheydaaa yaranteydi in la i oran lahaa jeceel wa been iyo wxaan jirin e dantaada ogow
@user-wc6li7xt6v
@user-wc6li7xt6v 2 ай бұрын
The Best teacher Ayuub keep going macalain
@abdirashidsadri8496
@abdirashidsadri8496 2 ай бұрын
You are talking about me😢
@Maymuuncarab168
@Maymuuncarab168 2 ай бұрын
Ayuub wllo inan kula hadl taba arin ayan ka raba wlhi xage kal so xidhidha wllo
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 ай бұрын
Wllo snapchat ayubaxmed1
@ikraanabdi2281
@ikraanabdi2281 3 күн бұрын
@@ayubAhmedPodcast
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 2 ай бұрын
Masuul Maxaad wax badan daraasadaysay wllhi noloshuba waxay u baahan tahay feejignaan iyo digtoonaan Dhamaan qodabadani waa kuwo xidhiidhka dhexdiisa ka dhaca Maxay noloshu hadba dhinac u dhacaysaa😢
10 Dadka FARXADU ku yar tahay u waayeen
33:11
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 40 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 36 М.
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 31 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 22 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 17 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 48 М.
QOFKA ISKU TASHADA
8:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 81 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 128 М.
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 15 М.