100-ka qodob ee Xeerka Ciisaha

  Рет қаралды 44,981

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 127
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Runtii beesha ciise waa mid kamid ah beelaha ugu taariikhda wayn sidokalena waxay kamidtahay belaha ugu badan qabilada soomaaliyeed, waan salamayaa beesha ciise ee soomaaliyeed
@MohamedFarah-my7kx
@MohamedFarah-my7kx Ай бұрын
Wn ka qaadneyina frm Djibouti
@moon_mcknight8130
@moon_mcknight8130 Жыл бұрын
Ciisha wa Somaalida daqaanka ugu fiican leh ❤! Warysi cajib Thanks Mr. Hereri
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
Laba wiil oo Ciisa ayaa isku Faculty ahayn Jaamaca Sana'a ( San'a University 2007 Buukh iyo Cabdirahmaan) labada wiil ayaa ka bartay wilal dahab ayey ahaayeen Salaan Sare from Beled Xawo, Gedo Jubbaland.
@rooble4807
@rooble4807 6 ай бұрын
Deee ragaas hada ma wada xidhiidhan mise wagaa ayaaa kugu dambeysay
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Жыл бұрын
Ninkani guud 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 gaar ahaan 𝐛𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐬𝐞 dhaxal bu uga tagay Wa nin mudan in la dhiiri galiyo lgana abaal mariyo dadaalka uu galay Alle ha barakeeyo
@khadarjamacindhojacyl6743
@khadarjamacindhojacyl6743 Жыл бұрын
Maasha allaah xeerka dadka layga beeray XEER WAA XAKAME 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
It's true institution and good administration appreciate our culture.
@aadengeesaale9101
@aadengeesaale9101 Жыл бұрын
Ibraahinoow if iyo aakhiraba allaha ku badbaadiyo aamiin
@inaalikalagueyeh801
@inaalikalagueyeh801 Жыл бұрын
si fiican ayaa noo faahfaahiyay ina adeer xaqeena ciise inchallah waxaanu kugu martiqaadaynaa Jabuuti .
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Жыл бұрын
Ciise waa gob walaahi,nin la dhaqmay ayuunbaa garan kara.
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 14 күн бұрын
Haa ano isaaq ah aya la dhaqmay gob weye
@anabbile7556
@anabbile7556 Жыл бұрын
Ma sha Allah ibarahim xeer ciise waxan leyahay Abdisalan hereri buuga aad u akhri ada yaabi doona'e
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i Ай бұрын
Oppll
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Жыл бұрын
Ibraahim xeer ciisr waa nin wax badan ka buuxaan waxaan i baahanay in sifiican looga soo guro wax ka buux❣️👍
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
Waa xeerar mihiim u ah wada noolaanshaha bulshada waxay cadaynaysaa inaan ahayn ummad jirta balse siyaasiyiin hunguri wado ay ina daba fadhiisiyeen dad aan diin iyo dhaqan toona lahayn oo aynu ku dayaynayno xeerqarkoodiii
@safiirhamseahmed8985
@safiirhamseahmed8985 Жыл бұрын
Hereri TV waxa uu ka qiimo badan yahay 100 TV oo soomaaliyeed oo la isku daray hore u soco saxafi
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Waa Warbixin Qiimo Leh Mr Hereri Wanku Salamaya Inadr
@dawulqamar7846
@dawulqamar7846 Жыл бұрын
550 only 55 people liked guys we could do better than that. He is one of the most informative journalists in somaliland. Or even whole Somali community.
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 Жыл бұрын
Subxaanalah.. 😭 Ilaahey nagama jeedsho xaqqa. Ilahey towfiiq da hana tuso
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
waxaan jeclaan lahaa in buugta dhaqanka ee xeerarka soomalida in jaamacadaha lagu daro oo la dhigto
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ciisuhu waa reerka ugu xeerka iyo dadnimo fiican soomaali, hadii Somali xeerka kaga dayan lahaayeen fikirka Alshabaab inooma yimaadeen,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting interview, waa warbixin qiimo leh
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Xeer ciise ku qabay uun baan maqli jiray
@cabdirasaaqaxmed6291
@cabdirasaaqaxmed6291 Жыл бұрын
Gobanimo Dhaqan Dadnimo Ciise ayay Ku HadhaY
@LAAS22
@LAAS22 Жыл бұрын
CABDI SALAAN. Barnaamijkan Qayb 2aad inaad u sameyso ayaa aad u qurux badan. Mahadsanid.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ciisahaha iyo soomaalida kale waxay ku kala duwanyihiin, ciisaha ku arki maysid nin ciise ah oo intuu sida carabta u labisto carab iska dhigaya oo leh carab baan nahay, ninka ciisuhu wuxu aaminsanyahay inuu yahay nin ciise ah oo Somali ah oo Muslim ah,
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 Жыл бұрын
Waxaan ka fahmy Arinkaad Ka hadlaysa Carab ahynee diin islamka Ladagaalmyso
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
@@naasirkhadar8370 diinta islaamku wa diinteenii balse carabta suudaan oo afkooda ku hadashaa ay ku odhanayso anagu carab ma nihin ee african baanu nahay maxaa ina daba dhigaya inaga wixii diinta islaamka ah waynu kaga dayanaynaa balse in aynu carab iska dhig dhigno oo midabkena,afkeena,iyo qaaradeena aynu dafirno waa khalad wayn iyo kalsoonidarro.
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 Жыл бұрын
@@bashiirjeeni5358 maxaad ku keentay Carabta Carab meesha lagagama hadlayn Mide kale Luuqada Carabi Quraanka kariimka Lagusoo dajiyy Barasheeduna Diinta ka midtahy Markaa Waxaa iskaga kaa khalkan Carab iyo Luuqada Labo shay kala Yihiin sida Islaanka Iyo Muslinka ukala Duwanyhin
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Wa su.ale wake somaliga sida carabiga ah ulabista ed shegeyso
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@dajiscom463 before 1998 Somali calool weyn oo khamiis xidhan oo calool weyn oo qofkii aan sidiisa u labisan gaal u haysta ma jirin
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Somalida kale gabayada qabyaaladaysan sidda laysugu caayo ayay yaqaaniin balse Beesha Ciise weyne reer Europe oo aan xeerar ama constitution lahyn ayuu Ciisuhu lahaa kun sanno ka hor
@Amen.ahmed1
@Amen.ahmed1 Жыл бұрын
Maya ugaaskii u horeyay waxa la doortay 1546 oo xeerka intiisa hore la sameyay. markaa waa 477 sano kaliya
@mohamedmohamud7989
@mohamedmohamud7989 Жыл бұрын
Hereri manta wuu wareeray 😂😂😂
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
Sure cabdale quweys ❤
@abtidonciise
@abtidonciise Ай бұрын
masha allh masha allh
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Ciisaha jabuuti ayaan u fahmay.
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
walee hareeri fylasuuf ciise ah baa helay
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
Dir soomaalilad ❤
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 Жыл бұрын
HARERI CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD BADAN. SI WACAN AYAAD NOOGU QUUDIDAA MASKAXDA
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 11 ай бұрын
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh. Waxaan ahay muslim. Waxaan ahay soomaali. Soomaali waxaan ka ahay ciise. Waan jeahay guud ahaan dhaqanka soomaaliyeed. Gaar ahaan waxaan xoog u jeclahay dhaqankayga ciise. Qaabilada , aan ciise ahayn , waxaa dhaqankoogii ku darsamay , dhaqanna kale , mid carbeed , mid galbeed , sida english, ciisahaba laftiisa waxaa ku xeeran jabuuti ahaan dhaqanka farasiiska ee guumaystuhu kaga tagay jabuuti. Dhican ethiopiana ciisaha waxaa ku xeeran amxaar , iyo qolooyin kale. Hasa yeeshee , iyadoo sidaa tahay , geyiga ciise waa qolada , illaa maanta dhaqankeega haysata , xeer ciisana badi ku dhaqanta. Soomaalida waxaan kula talin lahaa , inay la garab galaan ciisaha ilaalinta dhaqanka iyo dhulkiisaba. Waad maadsantihiin.
@kaderhoussein9161
@kaderhoussein9161 Жыл бұрын
Proud to be Ciisa
@abdirahmaanbukhaari3113
@abdirahmaanbukhaari3113 Жыл бұрын
Mazha allh ina adeer ibraahim_Guulyzo waliga_izha doqontana ka napad gal_❤😊
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah Qyr Allah kusiyo wll
@CRZ551
@CRZ551 Жыл бұрын
Waa cajiib waa ilbaxnimo fog weye
@Dirir571
@Dirir571 Жыл бұрын
Xeer Ciise waa Dastuur caadiya xitaa wuxuu qabta baan maqlay Ismaaciil Cumar Geelle
@diaskroos4954
@diaskroos4954 Жыл бұрын
Wa runta markay dawladda Jabuuti OO dhan ba ku dhaqanto
@musefarah8031
@musefarah8031 Жыл бұрын
Wixiiii xeerka ku jira eeee khilaaafsan shariicada islaamka insha alah waan ka hufaynaaa
@manduale3936
@manduale3936 Жыл бұрын
Wll gudida xeerka dhidibada utaagey waxay ahaayen qaar kasoo baxay jaamicatul azhar culimo fiqiga taqaana ayay ahaayen
@Hasanrinjile123
@Hasanrinjile123 3 күн бұрын
Masha allaah
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 Жыл бұрын
Gandaha = baarlamaan Waa in aan isticmaalnaa eraygaas halkii aan erayga carabigaa ee baarlamaanka isticmaalilahayn
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Qora Ibrahim ❤❤❤
@kalsonwacaniskokalson1925
@kalsonwacaniskokalson1925 Жыл бұрын
Masha Allah.
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
War buugaa xageen ka helaa
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr Жыл бұрын
Cabdisalaan hereri waan ku salaamayaa
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Maashaa Allaah Dhaqan fiican buu ahaa ee waa in Gendihii lasoo ceshaa
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah very interesting
@asmabouh3236
@asmabouh3236 Жыл бұрын
Very interesting
@dr.usayma1870
@dr.usayma1870 Жыл бұрын
thanks
@abdialimohamed2874
@abdialimohamed2874 Жыл бұрын
abwaanka waxaan waydiinayaa kelmada afsoomaliga ah ee bilqad
@Xasan-hu5em
@Xasan-hu5em Жыл бұрын
Maashaalaha
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
M.a wabarnamij inbadan arkayay hada andaawanaya waa dhaqan asal ah Runtii
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v Ай бұрын
Ciise wa wada ciise nina nin caaro ma dheera.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Somali waa dad qabil lakiin Somalida waxey wax noqan laheyd hadey ciisa kaga dayn lahed xeerkaa wayo ciise ka fiicanmarka kala danbeynta iyo midnimada la eego ciise waa ciisee sow maah maahdoo kauma jirto oo ah ciise waxba isma dheere lakiin somalida qabiil walba angaa wax ah baay kula imanyaa taasi waa midnimo laan oolaga tago somalilinimadii oo qabiil walba leeyahey anaa boqor ah kkkkk kolkaa dagalaalka ma joogsanyo iyo cuqaada somali dhex taalo ilaa qiyaamaa
@casacapo-zx6gk
@casacapo-zx6gk Жыл бұрын
please waraysiga oo shoookeyina ku jiraan noo soo duub thanks ABDISLN HRI
@bayaxowjaamac
@bayaxowjaamac 2 ай бұрын
Dhaqan Xumaa Maxay Ahaayeen waxan Gabadha uurka leh ee dhimatay Cawradeedii Toorayda ula tagayaa
@sahalhassan2569
@sahalhassan2569 Жыл бұрын
Ok
@abtidonciise
@abtidonciise Ай бұрын
❤❤❤
@sslh7147
@sslh7147 Жыл бұрын
Abdi salan 100 qodob 10 xita nooma oglaan in naloo sheego video yadiisuna aad ayay u gagabanyihiin runtii wariye weeye ee ma ahan qof aqoon dheer leh macalin qof ah ayaa ku wacna inu waraysto oo sheekadu 3 geesood noqoto marba hadii dhaqan laga hadlyo
@jamaccabdilaahi2398
@jamaccabdilaahi2398 Жыл бұрын
24.11.2022
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Taarikh cajiib ah
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Kkkkkķ qosbaa iga dhamaday
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Waaba faal iyo ALLA ka fogaasho cajiib
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 Жыл бұрын
Aya ino micneya kalmadas u shegay e ah "Kunduub"?
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 7 ай бұрын
Reer jabuuti ha uu yeedhaan ninkan oo ha iskugu yimaadaan meel ay suaalo ku weydiyaan
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
100kaa xeer bal noo soo gali wariye.
@cabdixakeemshxasan2645
@cabdixakeemshxasan2645 Жыл бұрын
xeerkaa daaquudka intuu baranayay . diinta haduu barannlahaa muftibuu noqon lahaha
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
@@cabdixakeemshxasan2645 Lkn armaanu ka hor imanaynin shareecada.
@osmanali2281
@osmanali2281 Жыл бұрын
Buugga Xeer Ciise waan akhriyey dhowr mar kumana hal qodob oo diinta islaamka waafaqsan
@abdi4329
@abdi4329 Жыл бұрын
beenta jooji doqon wax xun ii sheeg
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers Жыл бұрын
Jooji akhasu naas baa tahay
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 14 күн бұрын
Oo waa xeerar noocee ah bal iiga sheeg
@ibrahimdobiye2871
@ibrahimdobiye2871 Жыл бұрын
Xiddag Haayir hadder aya la Arkay oo cimaladii dhaqankii geedihii dhulkii iyo dadkii ba wey isbadaleen
@gaawe-side6613
@gaawe-side6613 Жыл бұрын
Odaygii cabdisalaan wuu ku wareeray kkkkkkkk
@ismacilsiciid7238
@ismacilsiciid7238 Жыл бұрын
C/salaan buugaa xageebaalahelayaa
@abdourazakbisleh8802
@abdourazakbisleh8802 Жыл бұрын
Ana ku haya wllo
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 Жыл бұрын
Diintaba caaro kuma laha, 77 halaad kulahaa , xaguu ka keenay waa waxyi shaydaan.
@adamibrahimahmed459
@adamibrahimahmed459 7 ай бұрын
Waxaan joogaa muqdish,buugaan xagee ka helayaaa?
@Zihaam011
@Zihaam011 Жыл бұрын
Mansha Allah
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 Жыл бұрын
و من لم يحكم بما أنزل الله فئلاك هم الكافرون Xukunka Ilaahaay yaan la dhaafin ninyohow xeer Ciise laayne
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 Жыл бұрын
Wixii diinta ka hor imanaya waa in laga, saaraa
@manduale3936
@manduale3936 Жыл бұрын
Dadka xeerka dhidibada utaagay culumo iyo fuqaha kasoo baxay jaamicatul azhar ayay ahaayen wllo Teeda kale xeer iyo qawaanin dastuuri ah inlasameysto qalad ma aha dastuurka lasameysanayo waa in islamka lagasoo dhiraandhiriya uun muhiimadu
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i Ай бұрын
Ciisa ma soomalibaa mise waa qoomiyad kale Maxaa kaduway Dhaqankooda soomalida kale?
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v Ай бұрын
Ciise wa soomaali dhaba wa ciise madoobe dir.Ilaahay ba beesha ciise kaso saaray odayo ilaahay siiyey aqli buuxa oo ay ku curiyen aqoonta baxada inta leeg si ay beeshu ugu dhaqanto dadka kalana kula wadagto.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Xeerka isaaqa .duriyada barakaysan sagana so da
@adnancadnan4685
@adnancadnan4685 Жыл бұрын
RoobleAfdeeb❤
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Isla markiiba haday qali lahayeen 2 wiil iyaga oon neef qabatoobin oo nool ayaa hooyada laga soo saari lahaa ilaa hada soomaalidu way isku asaan oo caasri horu marsan lagaaray hore ha lo socdo oo ha la iska dhaafo jaahilnimada
@cabdiqaadirsaalax7832
@cabdiqaadirsaalax7832 Жыл бұрын
Hhh abdi salaanow Ninkan malaa kala lahjad baad tihiin
@cabdixakeemshxasan2645
@cabdixakeemshxasan2645 Жыл бұрын
ismaba fahmayaan . wuxuu ku hadlayaa afsoomaligii ciisaha.
@aishanour6473
@aishanour6473 Жыл бұрын
Oo ma jarmal bu ku hadlaya lahjadu wa caadi soomaalida oo dhan waa kala lahjad lakin luqadu wa soomaali muhiim kuna wa luqada
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 10 ай бұрын
haday xeer leeyihiin ismaaciil bay iska qaban lahaayeen xeer ma jiro
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын
Xeer Somaliga Ciise waxeey marag katahay kahor Islamka in dadkeena dad ilbax eh ahaan jireen oo xeer iyo maamul lahaa ee aysan ehaan jirin dad bahaahin eh oo qaawan sida Carabta qaar ee cunsuriyeenta eh ku doodo.
@xulufeyshow
@xulufeyshow Жыл бұрын
Sxb carab hagafin may qawneeye ee kaxisho waa dadkii diinta nookenay ilaahay kasagow
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa Жыл бұрын
Abdisalaan culumada somaliyeed sheikh sharciga Islamka yaqaano wareso diinta maxay ka qabtaa in xeer la dajistaan ama somalida ay xeer qorotaa. ?
@manduale3936
@manduale3936 Жыл бұрын
Taas mxaa kujaban wllo dastuur waalasameysan karaa nabi muxamed scw heshiisyo mucaahid ayuu yuhuuda madiina ladegan laqoranjirey mushrikiin dastuuro la qoranjirey marka wxa qasaba dastuurkas in diinta islaamka lagasoo dhiraandhiriyo dadka xeerka qorayna wxay ahaayen rag jaamicatul azhar kasoobaxay
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa Жыл бұрын
@@manduale3936 xerarka somalida ay qorato ma.mid shareecada islamka waa faqsanbaa ? Ama waa mid ah maxaa ino xeer ahaa anaga iyo reer hebel hadi dhib dhaco sida kufsi ama dil ama xoolo la kala dhacay . Odoyaasha inta ay geed hoos fadhistaan miyayna dhihin mxaa ino xeer ah
@shuaibsomater1845
@shuaibsomater1845 Жыл бұрын
Qabiildhan oowadariyaysan waligay ma arag
@muslims_are_brothers
@muslims_are_brothers Жыл бұрын
Horta maxaa dadkan usiisaan platform 😣😣 akhh
@Umunajma
@Umunajma Жыл бұрын
Wa la siyey ee mad hinastey.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Жыл бұрын
Oo maxaa loo siin waayay, walaal? Waa dhaqankeennii iyo xeerasheennii qayb ka mid ah oo weliba aan ku qiyaasayo inta keli ah ee qaybahan ka sii noolba e.
@Zapz4412
@Zapz4412 Жыл бұрын
Ciise Marka canfar ay isku dhacaan ee laga adkaado waa somali Marka ay ladnaanta hayaan iyo xiliyada barwaaqada waa ciise martida kuma fiicana rerka ciise wuxuu ku odhanaya judhaaba waar ninku waa ka Kee hadaad tidhaa waa nin islaameed wuxuu qofkaasi kuugu jawaabi waar islaam nimda halkaa iga dhig ee ninku ciise ma yahay ? Maya markaa tidhaa wuxu ku odhan rerkaa ayaa somali ah oo cusbo Yahan ah ee u tag !!
@bufiye3840
@bufiye3840 Жыл бұрын
Kkkkkkkk😃😃😃🤣🤣
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 Жыл бұрын
Horta bodowtinimada somali qarkod wa tano kale marsku wa cudur😂😂😂 ciise wayne wa laf somalida ka mid ah kkk somalidu rerka aay somali ka yihin way sheegtan lkn ciise wayne markay maqlan waba dhacayan waxka birsada ragan wa rag tagay
@abdi4329
@abdi4329 Жыл бұрын
Langaab oohinta jooji
@moon_mcknight8130
@moon_mcknight8130 Жыл бұрын
Wa Gadabuurka ee schoolka boorma xariifiinta tuugsiga ka so baxey ee hal irbad aba fikraad ku so kordiin Somalida fidnaat baat waadiin naga leexda Issaq iyo Ciisah Wada hadleya, iya wax ku wediiya?
@amerpoh9694
@amerpoh9694 Жыл бұрын
Somali waa ciise iyo cusbayahan uun bro ee haku mashqulin ciise waa qaran ee qabiil maha
@Travelerworld125
@Travelerworld125 Жыл бұрын
Nebigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍m/@vlogg.6
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 36 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
Xeer Dhaqameedka Soomaalida - Xeer Ciise
35:25
isosmu
Рет қаралды 17 М.
Cadar Axmed Kaahin imisa shaqo ayay qabatay intii ay Maraykan timid
19:00
garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida
24:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 24 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58