11 Qodob oo aad Diintaada ku Ilaashan Karto || Khutbah || Sh Maxamed Abdi Umal

  Рет қаралды 35,544

Salafmedia

Salafmedia

3 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 106
@abdirahmanmuxammad4039
@abdirahmanmuxammad4039 3 жыл бұрын
10 Qodob Waxay Yihiin 1. Inaad Ogaatid Qiimaha Ay Ku Fadhido Diintaada. 2. Mar Waliba Cusboonaysii Iimaankaada Oo Xooji. 3.Inaad Saaxiib Ka Dhigato Quraanka(Barashadiisa, Fahankiisa, ku dhaqa kiisa) 4.Inaad Diintaada Aqoon U leedahay Ooy Kuu cadahay Waxay Tahay 5. Ku Dhaqan Diinta Axkaamteeda, oo ku Dabaq dhamaan Noolashada 6.Badso Ducada In Allah Ku Sugo 7.U Shaqee Diinta Alle 8.Yeelo Saaxiib/Daris/Deegan Wanaagssn 9. Kala Carar Diintaada Meelaha Khatarta Galinaayo Ee Shubahadu taalo 10. Mar Waliba Ku Kalsoonaw Yabooha Rabii Inuu Rumoobi Doono 11.
@faadumoxasan2416
@faadumoxasan2416 3 жыл бұрын
L0ĺĺĺ0l⁰l
@abdirahmanmuxammad4039
@abdirahmanmuxammad4039 3 жыл бұрын
@@faadumoxasan2416 🙄🙄🙄🙄🙄
@jaylaniahmed2103
@jaylaniahmed2103 3 жыл бұрын
Jazaka laahu kheyr sheikhanaa
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Illahey kheyr hakusiiyo wll
@abdulkaderali5657
@abdulkaderali5657 3 жыл бұрын
ما شاءالله . جزاك الله خيرا. Kheyr Allah ha ku siiyo.
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 3 жыл бұрын
JazakAllahu khayr sheekh Mohamed Abdi Umal Rabanaa Yaxfadaka fidunyaa wal Aakhira
@wublakwublak6142
@wublakwublak6142 3 жыл бұрын
Masha Allah sheq Allah xifdak
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869
@abdiwelin.ibrahimabdalla3869 3 жыл бұрын
Allah Ku xafido sheekh Mohamed Cabdi umul Allah Ku siyo cimri wanaagsan
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
Amiin wll #abdi wali wll subscribe igu cawi please mahadsanid
@cabdiwali292
@cabdiwali292 3 жыл бұрын
Maasha ALLAAH sheekh umal ALLAAH hanookaadayo Aakhirana janada ALLAAH ha inagu kulmiyo aamiin aamiin
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo shiikh
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo sheekha salaf media waad kh mhdsan tihiin sida Aad khyrka noo soo gaarsiinaysaan.
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan 14 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@procurasvcs8207
@procurasvcs8207 3 жыл бұрын
Mansha Allah sheekh umal allah ya xafid anaga dita allah hanagu xifidito
@ahmedabdullahi9613
@ahmedabdullahi9613 3 жыл бұрын
Masha allh sh. Umal cimrigaada allha kuu barakeeyo anagana kuwa kheyrka ku xedhan allaha inaga dhigo
@ummumohammed9273
@ummumohammed9273 3 жыл бұрын
Mansha Allaha ILAHAY Cimriga Caafimaadka ha ku barakeeyo Sheikh Mohammed, ILAHAY ha nagu Sugo Diinteena Islamka, mar walba iyo meel aan joogno
@abdiazizbashir7924
@abdiazizbashir7924 3 жыл бұрын
Ameeen Allahuma Ameen
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#Nimco Amin ee walashey subscribe igu cawi please mahadsanid
@axmednurcabditootole
@axmednurcabditootole 3 жыл бұрын
Msha allaaaaah sheekh maxamed cabdi umal
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo sheekh
@caaqilyare2426
@caaqilyare2426 3 жыл бұрын
Masha Allah
@asmamoxamed7040
@asmamoxamed7040 3 жыл бұрын
Masha Allah sh umul Allaha kudowro
@abdiazizhassan9933
@abdiazizhassan9933 2 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖💖💖💖 jazaka Allah
@leggendabdihakinmoh703
@leggendabdihakinmoh703 3 жыл бұрын
Sheikha xaqa ayuu ka hdlay alle ha barakeyo
@cabdimaxamuud5416
@cabdimaxamuud5416 3 жыл бұрын
Sheekh maxamed cabdi umal alllah ku xafido
@nadirasaid7452
@nadirasaid7452 3 жыл бұрын
Masha allah shekh umal allaha na sugo dhamaanten
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
Sheekh mahamed cabdi umal jazaaka Allahu khery sheikh
@mazcudabdi185
@mazcudabdi185 3 жыл бұрын
Masha allah shekh alle haku xifdiyo
@funworld533
@funworld533 3 жыл бұрын
Masha allaah sheekh umal
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu khayran shekhana
@ifrahmustaf7127
@ifrahmustaf7127 3 жыл бұрын
Taasi RUN MAASHAA ALLAH
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Masha allah jazak aallah kheyer shekh mohamed cabdi umal aallah ku barakeeyo
@niimosheeq5362
@niimosheeq5362 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr Shiikhow Madaxweynihii points islaamka wax ka sheegayay Rabbi baa tusiyay in Diintooda wax ka qaldanyahay saa haweenay Faransiis ah oo 4sano xirnayd waata u soo noqotay iyadoo Muslimad ah tas ayaa darbad ugu filan والإسلام يعلى ولا يعلى عليه
@aminaissa827
@aminaissa827 3 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr Sheekh Umal.
@adhangaranebule4613
@adhangaranebule4613 3 жыл бұрын
M.a sh jazakallahu qeyr
@maxamedshukri3700
@maxamedshukri3700 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allaha ku xifdiyo sheekhanaa adduun iyo aakhiraba Diinkan rabbi baa ilaashanayo wax labadali karana ma ahan Waligoodba gaaladu ha iska kaashadaan dhaqaalana haku bixiyaan Waaka Alle SWT leeyahay Annagaa soo dajinay quraanka annagaana xifdinayna إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون Marka ka muslim ahaan waxaa inala gudboon inaan barrano diinta siduu sheekheenaba inagu boorinayo si dabinka iyo shirqoolka gaalada aan ooga bad baadno اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@rahmarose8898
@rahmarose8898 3 жыл бұрын
Jazakallhu khair sheekh umal
@mazcudabdi185
@mazcudabdi185 3 жыл бұрын
Alle ckmrigaaga dheereeee
@ismailmahirsamajecel4957
@ismailmahirsamajecel4957 3 жыл бұрын
Mashaa Allah baraka Allah
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#ismail wll subscribe igu cawi please mahadsanid
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Illahy hangu suugo diinta mcan
@yusufsantu5365
@yusufsantu5365 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh
@umuayman9444
@umuayman9444 3 жыл бұрын
Jazakallaah khayir sheekhanaa
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
Illahow sheekhow kubarakee
@awaaleali1363
@awaaleali1363 3 жыл бұрын
Sidii cadada ahayd jimece walba waan suga Allena waa qadaray inaan nabad kuso gadhay Allow inoo barakee sheekhena sheikh umal 🌟🌟🌟🌟🌟
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#Awaale amin wll ee wll subscribe igu cawi please mahadsanid
@isqooxbarre2258
@isqooxbarre2258 3 жыл бұрын
Xafidaka Allah Aalemna alqali
@fartunosman1375
@fartunosman1375 3 жыл бұрын
Illaahow ajar iyo xasnadka sii wanaaga iyo diintaada oo uu noo sheegaayo oo allow u naxariiso sheekh m c umul iyo culamada kale .
@caltumaali1889
@caltumaali1889 3 жыл бұрын
Mashallah
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#caltuma wll subscribe igu cawi please mahadsanid
@mohamedqadar1222
@mohamedqadar1222 3 жыл бұрын
Allah akbar
@hiimaahmed2851
@hiimaahmed2851 3 жыл бұрын
Masha Allah 💙❤️ waan joogay khutbadaan maanta Allah hakuxafido sheikh umal ❤️❤️ ameen
@omarsufi4234
@omarsufi4234 3 жыл бұрын
maasha allah nasiib badnidiinaa dadkiina joogo nairobi una dhaxeeeya sh umal iyo sh shibili waxaan kawadaa masjidka 6ka iyomasjidka hidaaya
@xikam99
@xikam99 3 жыл бұрын
Masha'Allah
@somalimum7356
@somalimum7356 3 жыл бұрын
Masha allah
@safianor7614
@safianor7614 3 жыл бұрын
Masha allah jasaakallah shiiq
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Safiya ABAAYO WALAASHEEY DIYEEY IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@maxamedalmaqbuul6723
@maxamedalmaqbuul6723 3 жыл бұрын
Maashaa allah
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Maxamed almaqbuul WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@Fadumo-cc2ul
@Fadumo-cc2ul 3 жыл бұрын
Masha allah sheekh maxamed cabdi umal allaha ku barakeeyo
@munaomarali466
@munaomarali466 3 жыл бұрын
Asc maansha allaah waa runtaa maansha Allah ilaahow noo kaa daayo maansha Allah Aamiin Ammiin Yaa Rabi
@umuishraaq56
@umuishraaq56 3 жыл бұрын
Masha alaah
@cabdulaahimaxamed5149
@cabdulaahimaxamed5149 3 жыл бұрын
Jasaaka Allah Sheikh Mohammed Cabdi Umal
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#cabdullahi wall subscribe igu cawi please mahadsanid
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh jazakalah kheyr.
@mandeqmohamed576
@mandeqmohamed576 3 жыл бұрын
Manshallah
@abdirizakmohamud6591
@abdirizakmohamud6591 3 жыл бұрын
JazakaAllahu kheyre
@raginaelmi
@raginaelmi 3 жыл бұрын
Masha Allah, Illaahey ha ku xifdiyo sheequnaa.
@fartunosman1375
@fartunosman1375 3 жыл бұрын
Diintaad allaa u hiilinaa insha allaah diintaad waa xoogeysatey cid hor istaagi karto ma leh.
@dubaddubad7520
@dubaddubad7520 3 жыл бұрын
Man sha Allah Ilahay dartiisbaan sheikh u jeclahay ilahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo.
@arifa.m.a7698
@arifa.m.a7698 3 жыл бұрын
ManshaAllah 💓
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#arif manshaall abayo ee walashey subscribe igu cawi please mahadsanid
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 3 жыл бұрын
Illaahaw diinta nagu sug.
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 жыл бұрын
sheekh ilaahay ha ku dhawro waxaan is waydiinayay maxay waxan socda culimadu uga hadli waayeen waxan socda sheekh aad uga hadla fara baas ayaa diinteenii lagu hayaa
@rahmacadey7881
@rahmacadey7881 3 жыл бұрын
Asc marka hore wan ku salamat sheekh, Waxan ku haya arin yar, waxa waye haben aya waxan ku riiyoday faras dadka dilayo oo xanaq badan. Riyada sidan aye o dhacday, waxe ahed gabar aana aqoonin, aya faraska ku dhagned faraska, aya xanaqay oo haranti, iyo qeylo ayu bilaway adi gabadhi faraska heyse way celin weyse oo faraski waba kasi daroya, faraski waxu darbo ku dhuftay gabadhi heyse gabadhi kolba dhinac ha u tuuro, haku istago, wax ka celinayo malahan mesha waxa joogo ani iyo gabadha iyo faraska. Waxa daremay ino faraska ani oo i xanaqsanyahay oo ani lee rabo ino i dilo, into faraska dhinaceyga soo aadin, aya orday wan orday waxa iga hor imaden 2 nin wan qeyliye waxa dhahay faraski faraski, markas aya waxan maqalenay ani iyo labadi nin gabadhi oo faraska dilay oo dhaheyso, ani ma danbe faras heynayo ani ma danbe jeclanayo faras oo oyneso, ninka into naxo ayu dhahaya faraski miya xanaqay wu iga ordaya oo faraski aye u ordayan yacni faraska ino noocas yahay wey ku og yihin, faraski aye ku ordayan labadi nin, faraski iyo labadi nin aya iska hor imanaya. Faraska qofa ani ahen marabo, wu iga soo daba ordaya oo qolka aa galay ayu iga daba galay,ano is dhahay bas waye wad dhimaneysa oo faraskan wuko dili raba, aya labadi nin oo faraska aqanay aya naga soo daba galen ani iyo faraska, markas faraski labadi nin mid ka mid ah aya la hadlayo oo dhahayo is daji, yaka xanajiye, maxa kuwo dhacay, adi wala qancinaye faraska, marki danbe xooga adi faraska sidi waka roonaday. lkn ani weli cabsi aya i heyse, inta kabaxay qolka ku jiray, aya waxa u orday qol yar, marka irida furay aya waxa iga soo horbaxayo sheeekh umal, ani nah sheekh umal aya dhahaya, markas aya iledahay musqusha nimanka waye meshan ha galin, joogso ani cabsidi aya iga badatay faraska ku dilayo is dhahaye waxa ku dhahay sheekh musqul nin ma jirto faras dadka dilayo aya soo baxay, ee iga lexo sheekh umal wan dardaray musqusha waxa ku jiray hal nin oo aan aqoon dhabar cad lee arkay, markas bananaka u cararay markas aya arkaya sheekh umal iyo dad badan oo ordayan, faraski aye kaso cararay faraska faras dadka dilayo ayu ahay, hal qof aa aqoon u le yahay ma jirto wajiyada aan arkaye xata ma xasusto kaliye sheekh umal aya fahmay, lkn riyadas wanku qoslay marka sooo kacay,wan yaabay,wanaba hilmamai la ahay 😄😄😄
@maryanmohammed4209
@maryanmohammed4209 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sc
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💙
@daarulquraanonline4032
@daarulquraanonline4032 3 жыл бұрын
DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY ma rabtaa inaad ku baratid qur'aanka hab online ah nagala so xidhiidh tell:0634521161. AMA kusoo biir group what's appkan👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
WALAAL daarul QURAAN hal subes kareeb igu caawi blz waan kaacod snaaya a haiga ilaawin allaah dartii iigu saar
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
HADAAD TATAY QOF JECE SARAMARKA QURAAN KA SUBES KAREEB IISAAR
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 3 жыл бұрын
#jaabir wll wan kusaray ee adne isar subscribe mahadsanid
@nuurxuseenabshir514
@nuurxuseenabshir514 3 жыл бұрын
bbc
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 3 жыл бұрын
Asc culimada dacwada hadhameystiraan axdi qarameed islaami ah haqoraan dadka ayaaga sharciyeysan
@madrasaalif4490
@madrasaalif4490 3 жыл бұрын
Ogaysiis Ogaysiis Machadka Daarul quraan online waxa uu gaysiinayaa dhamaan bahwaynta jecel barshada quraanka kariimka ah iyo shareecada islaamka inuu machadku bilaabayaa fasalo cusub oo online ah --------------------------------------------------------------- Culuumta uu bixiyo Waxaa kamida - quraanka kariimka - hiigaada Quraanka - axaadiista iyo - siirada rasuulka (عليه الصلاة والسلام ) -------------------------------------------------------------- Wixiifaafahina kalaxidhiidh Tell 👉 +252 063 4354370 Tell 👉 +252 063 4146641 Ama taabo linkigan oo nalawadaag fariimahaaga 👉 chat.whatsapp.com/CnCPuvePIpu5ExI1y4cw2D
@saadabuni6022
@saadabuni6022 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan ku waydinayaa suaal sheekh waxaa shegshego kutabka ma xaraan mise xalal
@mahameddgdbos8184
@mahameddgdbos8184 3 жыл бұрын
Wacal na loosoodiray waaye kirishtaan ayaa soodiray diinta islaamka inuu naga fidneeyo ayaa loosoodiray
@abdiladifsheikh7152
@abdiladifsheikh7152 3 жыл бұрын
Masha Allah
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 3 жыл бұрын
Abdi ladhiif WALAAL IGACAN QABO ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI ALLAAH DARTII HALSUBES KAREEB IGU CAAWI
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397 3 жыл бұрын
Masha allah
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💚💚
@billehusseinibrahim7693
@billehusseinibrahim7693 3 жыл бұрын
Masha Allah
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💚💚
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💙
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💙
@mjofficiall235
@mjofficiall235 3 жыл бұрын
❤❤ALLE HAKUU DANBI DHAAFO I CAAWI WLL❤❤ 💙💙💙💔💚💚SUBSCIEBS💚💚💔 IGU CAAWI FADLAN💙
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 17 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН