11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun

  Рет қаралды 36,031

waddani somali tv

waddani somali tv

2 жыл бұрын

#Waddani_Soomaali_Tv#
11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun 11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun 11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun 11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun 11 Tilmaamood oo aad ku garan-garto Dumarka xun-xun

Пікірлер: 48
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 5 ай бұрын
Dumarka soomaalida boqolkiba 90% waa dumar xun oo reerahoda inta badan hooyada gabadha dhashay ayaa dumisa ama gabadha la qaba ayaa reerkeda dumisa allahu akbar wlh been inanan ka shegenin waa wax an arkay aniga
@halalpolice7544
@halalpolice7544 Жыл бұрын
Dumarka kaliya mahan ee rag saasa iyaguna jira. Allah hanoo hagaajiyo guurka
@Mrgreen2558
@Mrgreen2558 Жыл бұрын
Waa ruunta 50% 50% dumarka iyo ragba
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no 3 ай бұрын
Alla Sxb Maxad Runta ka Sheegtay Ta lixaad....Tu Aan Anigu Qabo Unbaad modaa inaad sheegayso Waxgardna Maaha...waxaan u Sheegana Maqaadato wayna Isla Quman Shikibadan Dabeecad Xumana Kalaalinta Koobaadbay kaga jirta.... Balantana Ma Oofiso intaasba way Leydahay... Sxb inu Alle Si khayr qabta ii dhaafiyo ducada igu so kaalmeeya Ubadkuna iga Raacin
@CaliQarjac-mt5nb
@CaliQarjac-mt5nb Жыл бұрын
11 tobamkaba anaa haya midleh
@saalaxsaahid3069
@saalaxsaahid3069 Ай бұрын
Walaahay 11 Calaamadood inta ugu badam raga Somalida ee Qurbaha guryahooda ayay taalaa qaarna waa burburaan qaarna ragaa iskala silca
@hassanabdiamman
@hassanabdiamman 25 күн бұрын
Haye, tan waan gartayoo waaba gabadhii oo aad guursatay oo guriga kuu joogta xilligan waa xilli dambe oo meel laga noqdaaba aanay jirin haddii aad ka laabanaysana waa hawldheer. Waxa wacan inaad ka soo hadasho tilmaamaha lagu garankaro gabadha xun, si looga dheeraado.
@hawoyusuf8615
@hawoyusuf8615 2 жыл бұрын
Thanks for your beautiful lesson 😊
@mezoutozil7278
@mezoutozil7278 10 ай бұрын
Wlhi waa runta waan arkay tilmaamahan oo dhan
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 Жыл бұрын
Inta aad sheegtayba midbaan kuhaya dhinac aan uraaco waan garan la ahay Oo igadhab ah subxaanallah allah habfahansiiyo
@daralla3272
@daralla3272 Жыл бұрын
Go aan qaado saxiib furaha nolasha iyo farxad waa xaas wanagsan. dumarka dabecadaha nacan ismabadalan
@KadiyeChannel
@KadiyeChannel 2 жыл бұрын
MAANSH ALLAAH
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Calaamada ugu horaysa ee ragga xun xun lagu gartaana waa dhataqlenimada iyo topic/ barnaamijka xumada sidaada
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Why aad u gubatay wlo astaamahaas miyaa leeday
@abeybariare4478
@abeybariare4478 Жыл бұрын
Right
@muminfarey1647
@muminfarey1647 3 ай бұрын
waxas o dhan waa cadi hadeysan madax adkyn
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Ай бұрын
waan kugu raacay
@ubaxbudisteabdiaziz9624
@ubaxbudisteabdiaziz9624 2 жыл бұрын
Lkn waa waa 10 qodob Ee lamabr 5 ma adan sheegin wll
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Waa buuxan kuwaad sheegayso ee allow noo kaalame
@aqoonkororsi2050
@aqoonkororsi2050 Жыл бұрын
wlhi waan arkay dhamaan calaadamadahaan
@abdinasirmuhumed886
@abdinasirmuhumed886 Жыл бұрын
Cajiib. Walee waa xigmadyahan.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 16 күн бұрын
NIMANKANA KAWARAN NAAGAHAKELIYA HASAARAANE
@Yaraaanka
@Yaraaanka Жыл бұрын
Aadya aad
@ayanahmed1233
@ayanahmed1233 2 жыл бұрын
Waxii xun xaawaa leh
@yusufhussein4364
@yusufhussein4364 2 жыл бұрын
Adi in lakaa sheegeynayo maa mooday
@Fays2010
@Fays2010 21 күн бұрын
Wll ku dar cuqdad aan dhammaan oo wax kasta oo la xalliyo markay wax yar dhacaan ay lasoo baxdo
@kifaaxyusuf3228
@kifaaxyusuf3228 Жыл бұрын
Si qurux badan oo nadiif ah ayaad inoogu ifisay ajar iyo xasanaad Allah hakaa siiyo. Aniga qibradayda waa wax Dhabi ah oo jira waliba tan ah wax aragti fog ama vision oo ay leedahay ma jirto oo waa iska soco iska nooloow. Runtii waa taan la yaabay taas.
@B_R114
@B_R114 2 жыл бұрын
waaw malaha qanaca malah ama kalsoni
@saamiyaahmed2274
@saamiyaahmed2274 Жыл бұрын
War dumarkiiba. Waad na nacsiisay wlo
@abdulaahimaxamed284
@abdulaahimaxamed284 Жыл бұрын
Kolay waa hooyo sidaad hadalka u dhigayso marka afka uma roona inaad tiraahdo hooyo xun xun ayaa jirta ee waxaa inta badan jira wacyiga marka ma oran karnaa adigu waxaa ka midd tahay raga xun xun ee fara ku tiris kaa ee markay dhargaan dumarka dib ugu soo laabta af-ala gaada dooda ma yeelaysid hadii intaas laguu xam baaro oo ragaas ayaa kamid tahay lagu dhaho ee dad kale waxaadan qaadan karin ha saarin Mida xigta ilaahay qof intaas oo shay oo xun xun hal qof kuma kulmiyo ee meel ayuu ku xumeeyaa ama labo ama wax kow iyo saddex ah oo fara ku tirisa
@munahalgandarawish5814
@munahalgandarawish5814 2 жыл бұрын
Maansha Alh inder qasin shikh saleban waa ariimo wangsan
@WaddaniSomalitv
@WaddaniSomalitv 2 жыл бұрын
Shukran wll
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Жыл бұрын
ADER NIN XUN MOOYEE DUMAR XUN MABA JIRAAN XUMAAN AY NINKA KU BEERIN MABA YEESHAAN
@mohammadaidiid7424
@mohammadaidiid7424 Жыл бұрын
Haweenka xun xun waxa ka mid ah mida dirmada qadata ee la diri karo iyo mida burburisa hantida ninkeeda iyo mida carabka dheer ee anka xishoonin nin keeda dadka hortiisa kula hadasho Waxa ka mid ah haweenka an nadafada lahayn basariga ah marjada ah lakin marjo caqli badan ayaa jirta
@xabsocabdiraxman9604
@xabsocabdiraxman9604 Жыл бұрын
Ninka hadii moral iyo manba aadan kuhaysana waxa dawo u ah
@KawsarIbraahim-lv9mb
@KawsarIbraahim-lv9mb Жыл бұрын
😅😅😅😅🤣
@dagan.official9377
@dagan.official9377 Жыл бұрын
Maalintan walaco nolal ciriiriyan galaa ninka waan nacaa lkn inta kale caadi 😢😢
@mohamedadan4844
@mohamedadan4844 2 жыл бұрын
Dhaqaalaha ayay kala dagaalantaa Seygeeda
@hamdaomar7102
@hamdaomar7102 7 ай бұрын
Hadal waxku oola kumaad hadal sheekh
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Albaabka ka fur midbaa inuu soo galo raba
@ubahhussin1885
@ubahhussin1885 10 ай бұрын
🚫👹🚫👹🚫👹🚫
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 11 ай бұрын
War afkaga suubso dumar xun majiree hooyada ku dhashay sida ay u wanagsan tahay oo ay ku jeceshay ayey dumarka kale na ay u wanagsan yihin ehelkoda u jecelyihin nimanow ilahay ka baqa ilahay ma sheegin calamadaha beenta ee aad tirineysan dulmiga joojiya nimanka somaliyedow ragg inima dhihi karee
@cabaas8626
@cabaas8626 9 ай бұрын
😂😂😂
@Sooffe
@Sooffe 2 ай бұрын
Adigu ma qofta latilmaamayaa tahay naago xun way buuuxaaaN waana kuwa naarta loosameyay
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 2 жыл бұрын
Generation dagalka kukoraay danbi maleh balse habrihi hore kusocotaa ilmahoda 40sano dagaal wali gashaay
@CaliQarjac-mt5nb
@CaliQarjac-mt5nb Жыл бұрын
11 tobamkaba anaa haya midleh
Waa Maxay Raganimo? 7 Astaamood oo lagu aqoonsan karo Ninka Ragga ah
10:39
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 192 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 4,2 М.
6 DUMAR  oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!
11:15
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 56 М.
Tilmaamaha Gabadha Wanaagsan. | Sh Saciid Raage
20:07
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 27 М.
Gabay Dhulbahante Loo Tiriyey
5:29
Jidbaale TV
Рет қаралды 156 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32