17-Doller, ayuu ku bilaabay Ganacsi guulaystay, wuxuu ka soo maray duruufo adag .

  Рет қаралды 14,268

Mohamed Faarax

Mohamed Faarax

Күн бұрын

17-Doller, ayuu ku bilaabay Ganacsi guulaystay, wuxuu ka soo maray duruufo adag - Tani waa Sheekadda Cabdiraxmaan

Пікірлер: 39
@bashirkarinle6474
@bashirkarinle6474 11 ай бұрын
Masha Allah allaha run badanaa marka aad qof u shaqaynayso waligaa hor mar magaaraysid in aad figrad ka qaadatid o aad ku shaqo tagtid moyee shaqaalenimo faaido malahan wa waqti dhumis
@Meymaa24
@Meymaa24 Жыл бұрын
Masha allaah guuleyso walal allah haku barakeyo ganacsigaga😊
@khalidabshir644
@khalidabshir644 17 күн бұрын
Masha Allah waad dadaashay Alle hakuu barakeeyo qanacsigaaga
@Unknown44567
@Unknown44567 Жыл бұрын
Good masha allaah 🎉 keep going bro ninkan dhalinyaradaa dhiiri gelin ayuu mudanyahay
@user-pq8rw1uz7m
@user-pq8rw1uz7m 9 ай бұрын
Mashaa allah wllhi xogbuu Ina siiyay si Kal iyo laaba
@kaafixoday9503
@kaafixoday9503 4 ай бұрын
Mnsha Allah sxb horey usoco bro
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Masha allah waa nin dhakinyara ah oo dadaalay guul.wacan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Mashallah dhulka somalida wa melaha ugu fursad badan Africa lkn dad ad dhaqan xun shaxaad iyo fadhikudirir kaliyayaqaanaa
@Mudan14
@Mudan14 11 ай бұрын
Masha.allaah tabaarakallaah allaha kubarakeeyo
@foozia426
@foozia426 6 күн бұрын
Maasha allaah ❤
@mustafetukaale6159
@mustafetukaale6159 Жыл бұрын
M.a wl ilaahay hakuu barakeeyo shaqadaada ah ganacsiga
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah Allaha kubarakeeyo hno
@MAHADBAGGIO
@MAHADBAGGIO 9 ай бұрын
allaha kuu barakeeyo
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Ай бұрын
Waa.geesi
@hooyojecel-ft9tu
@hooyojecel-ft9tu 10 ай бұрын
Masha Allah horumar midho Dhala ayaan u rajaynayaa Alle Haku barakeeyo
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Mehradaada inaa u soo baxday iyo dadka inaa u soo baxday aa ku ka baree ganacsiga madaxa banaan
@user-jf5gp7tf8b
@user-jf5gp7tf8b 7 ай бұрын
Mnsh alllh ilhy hakula garab galo ❤
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Qof wa gari gacan le qof waa garab ku qaad qof waa loos waree jiye qof waa dukaanle 2000
@maryan4436
@maryan4436 8 ай бұрын
Qofna waa anagoo kale waxba maqabsadaan 😂😂😂😂😂
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 Жыл бұрын
M.a good video waaye
@KaderMawlid-yl6ys
@KaderMawlid-yl6ys 2 ай бұрын
Mashaallah ❤❤
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 Жыл бұрын
Masha Allah guuleyso wll
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Marba hdaa ganacsade tahay waa inee maskaxdaada iyo carabkaa ee isla shaqeeyaa
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 Жыл бұрын
Hore u soco
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln Ай бұрын
😢
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Samirka 3 bil kadib waa laqabsan xattaa qoraxda hakuu soo baxdo hakuu dhacdo adoo dhaxtaagan kuleelkeeda
@AnabSaeed
@AnabSaeed 6 ай бұрын
Manshallh
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Walakeenaa wa hadal macaan
@qalanjosiman481
@qalanjosiman481 10 ай бұрын
M.a allh dayo
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Sax waaye
@user-mx9sh5el2p
@user-mx9sh5el2p 9 ай бұрын
Haa wlhi halmaalin oo aad habsaanto abba sifican aad u shaqayn ayaa wax kasta badalaya
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
6 doolar aa ku bilaaway
@deeqoxuseen1396
@deeqoxuseen1396 9 ай бұрын
Maku guleysaty wll I sheeg pls aniga wn ka baqa inan bilaabo😢 ganacsiga
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Baxsoo fiiri waxqwo un
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 5 ай бұрын
Ruunti welkan waawaildacaaad ah oo karun shegaay ganacsiga
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Su,alaha qoral kadhig ama saani uwaydii waxiiba waa isku dhex daadisay.
@user-bk1ni3xc1y
@user-bk1ni3xc1y Жыл бұрын
Dha maadkeeda waxa noqotay qof isku faraxsan islamarkaana isku qanacsan
@np9913
@np9913 Жыл бұрын
Xabadna kama fahmin wareysiga waaba isku dhax yaac caadi ah ee su aalaha caadi uweydii ama qoral kadhig
@maryan4436
@maryan4436 8 ай бұрын
YAAAB MA MASKAXDAA LA DAHAY WIILKA NOLOSHIISA IYO SHAQADIISA BUU KAHADLAYAA 😂
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Warsame Bade
Рет қаралды 31 М.
Su'aashan ma is weydiisay intaad Muraayad Hor Istaagtay?
11:13
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 22 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim
10:04
Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Ganacsiga Iyo Aqoonta || U.Hamse Habiib
19:44
Razeen Training Center
Рет қаралды 24 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3 МЛН