17 sano ayan kujiray cadaab waxan kalakulmay dhib wayn ninkayga iyo rerkoda blse hada

  Рет қаралды 18,329

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#qisooyinka#sawdamohamud#hadaad danayso qisoonka kadhaca caalamka Fadlan subscribe saar chanalkan mahadsanid

Пікірлер: 41
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Жыл бұрын
Nagaha nimanka la dhashy maser ay u qabn dumashidod bey kula dhacn crurta ay edada u yihin subxanallah
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Жыл бұрын
Hargeysa ayaan kaasoo salaamayaa walaashey
@nadiiraducale5848
@nadiiraducale5848 Жыл бұрын
Dumaroy. Caruurtina inta nooshihin weligin cid ha badinina illah ban idinku dharshe dhib kasta la mara aniga qisada mid u dhowow ba ISO martay ila hada hooyaday isma fahano wlhi lkn aniga habaryaray ba isoo korsatay hada mansha allah nolosha wan ka baxay 🥰🥰
@xawoluulcabdi4783
@xawoluulcabdi4783 Жыл бұрын
Wcs abyo qaali xalay dhan sidaan ku sugaye wan ku waye waxan isdhahay amey xanunsatay alx hadaba no so gudbisay qiso kale kheyr allaha ku siiyo balwad ayadba Ii naqataye quruxey
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Жыл бұрын
Maashaa allah swda malin yayna ku waayin anaga lakta waa xageena muuqana waa sax
@nimcoqali9316
@nimcoqali9316 Жыл бұрын
Wllshy codka kor uqaad
@Hanan-h4
@Hanan-h4 Жыл бұрын
Eedada wanagsan carrurta walalked waxey uwanajisa sida kuwa walashed lkn marki horey dumar dhaqan xun ahayen
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 Жыл бұрын
wcs mashaalah horay usoco.wll
@abdiwalimaxamed5628
@abdiwalimaxamed5628 Жыл бұрын
Masha allaah wallashay qaali
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso
@nuuroclaahi2558
@nuuroclaahi2558 Жыл бұрын
Masha allh
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Жыл бұрын
Mashaallaah sowda cadeey niyadaanba kugu haayey gabadhaas sabarkeedii abaalkiisa allaha siiyo farxad allaha u dabamarsho
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Naxaris dardna bisinka
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Asc hno
@ibraahinabdulle3222
@ibraahinabdulle3222 Жыл бұрын
Wallo qali Masha allah quruxey
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Wcs
@laylaabdirahman3473
@laylaabdirahman3473 Жыл бұрын
Doon baa ladhahaa ariga guriga lagu reebo
@nastexomaxamed7
@nastexomaxamed7 Жыл бұрын
M.a abaayo
@babasumeyahassan5599
@babasumeyahassan5599 Жыл бұрын
Mansha Allah sowda mohamud ad ayan ogahela shekadade ila asxbtaa ey idhan koftaan miyaa xarir nika dhaxeyaa
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah walashey Allah xaku xifdhiyo hore usoco Inshaallah
@ShugriCabdi-sx3cd
@ShugriCabdi-sx3cd 8 ай бұрын
M.a wll
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Жыл бұрын
Mahadsanid abayo
@haibaraai6846
@haibaraai6846 Жыл бұрын
Markad Mel aad u noqoto jirin wa sidaaso kaleh
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Ax soomaali dulmi waa ka halkaa dhigay
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi intoda badan waa xasid edoyinka abee ladhashay iyo tan abee qabo waa isku mid mid dhifa mahee
@shukriahmed7769
@shukriahmed7769 Жыл бұрын
Maanshaa Allaah qurux ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Жыл бұрын
markaad tidhi meeshi Adhigu ka cabayay ayay ka cabtay oon dartii waan murugooday waxba iga siidaran naagta arkaysay ee u nixi wayday markii biyaha yari ka daateena intay soo booday dishay ilaahayow rabiyow naxariista hanaga qaadin ma aqaano waxaan ku hadlo wllhi indhahayga ilin baa ka socota Yaa Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Subhaanallah Dadka qaar waa dugaag caxaan,wa arxan lacaan
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Жыл бұрын
Suxaanalaah reer shufti ah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Is fahan maahee hooyadaa caqli darrayd inay waraysato sow ma ahayn isma dhaanto
@muuna8
@muuna8 Жыл бұрын
Ax waa qiso cajiib ah
@siciidoaxmed2027
@siciidoaxmed2027 Жыл бұрын
Abyoo qaybtii labaad walasodahdy lasonoqso
@ayaanleabdisaid1558
@ayaanleabdisaid1558 Жыл бұрын
Eedoyinkay saas ma aha run ahantiii ma liiwi dono ayarntii say noso garab istagen
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 Жыл бұрын
Wll ilaahy haku xafido
@happylovehappylove5776
@happylovehappylove5776 Жыл бұрын
Wcs Wlll sowda xagee kalasoxiriiraa pls 🙏 😢
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Halkan wllo 00252616889436
@happylovehappylove5776
@happylovehappylove5776 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib thanks wll mcn
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Жыл бұрын
Cadawsan ayeey aabe waa qucubo idinku dhacday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kaltumaadenbulle4599
@kaltumaadenbulle4599 Жыл бұрын
A
@muhuboabdi3614
@muhuboabdi3614 Жыл бұрын
Bismilaa gabadhu waxaa ma rumaa mise waa been wadar iyo waxid yaa waalanw
@yusuryusur7264
@yusuryusur7264 Жыл бұрын
Naagahaan balaayada ah maxaa meeshatagtaba maxaa dabadhiga
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
QISADA USAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!@SawdaBillan
39:52
Sawda Billan
Рет қаралды 34 М.
GURKI MARYAM IYO IMTAXAANKII NOLOSHA!@sawdamqaalib
20:19
Sawda Qaalib
Рет қаралды 25 М.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Sawda Billan
Рет қаралды 59 М.
Qisada shaadiya waa qiso layaableh runtii!!@sawdamqaalib
16:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 9 М.
Ninkii ayaa kadhuntay maalintii arooskeda!@sawdamohamud
31:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.