19 Youtuber oo aan daawado | Muuqaal Muhiim ah ☑️

  Рет қаралды 4,656

MARWAN MEDIA

MARWAN MEDIA

Ай бұрын

👉 Muuqaalkan waxaan kugula wadaagi 19 youtuber oo aan Daawado Ka Marwan ahaan .
👉 Run Ahaanti Badankood waxaa Laga yaaba inaad Taqaanaan Any way ila fiiriya KZfaqrskan Faa'idada leh .
👉Muuqaalki aan kusoo koobay Buuga The Five Second rule ee Ay Qortay Mel robins waa Kan' ee Daawo • Buug Badali Doona Naft...
*Kanaalka / @marwanmedia
Instagram pC5RFALlsQ...
Telegram t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia

Пікірлер: 136
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Muuqaalka 500 oo Like inoo Gaarsiiya❤
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 Ай бұрын
Kabadan hala garsiyo
@Dhiirigaliye_1
@Dhiirigaliye_1 Ай бұрын
Nio xagee lagaaga soo xiriiri karaa
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@Dhiirigaliye_1 instagramka
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Aad iyo aad mowduuc muhiim ah
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
🙏❤️
@FatimaUprizak
@FatimaUprizak Ай бұрын
Nio Marwanow jacayl ila gal Boqoradaada aan Noqdee 🫂
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Wll Waan Xaroodayba Mar hore 🤩
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 Ай бұрын
@@marwanmedia kulabeey inanta wali bosas ba banane😂
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be Ай бұрын
War ciyaal baad tahay bee😂😂😂😂😂😂​@@marwanmedia
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk Ай бұрын
Mahadsanid
@MaxamuudSheekxasan
@MaxamuudSheekxasan 26 күн бұрын
Wll aad ayaa umah santhy wlhi wax badan ayaa kafaiday KZfaq kaga qofbaa isoo shegay inaad waxyala waxtarleh soo gudbiso THANKS BROTHER
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
Allah Yacizak wll so dhawoow
@user-nt6fd2ie9e
@user-nt6fd2ie9e Ай бұрын
Marsha,allah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Mahadsanid wll Intooda badan si joogta ah ayaan ula socdaa
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
M....a☑️
@Xaawoahmed12
@Xaawoahmed12 24 күн бұрын
شكرأ أستاذي
@user-ys8hg4zq8n
@user-ys8hg4zq8n Ай бұрын
Ani dhamaan waan daawadaa❤
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 14 күн бұрын
1.MUBARAK HUGUR 2. ABDIWELI KHALIIF 3.KHIBRAD WADAAG 4.CODKA UBAX 5. DHOOL PODCAST 6. Coach maryam 7.Hanad Intaas waad ka tagtay waana chanallo wax badan laga dheefi karo. Mubarak hugur waa nin dhisan adna ku dhisaya.
@Mohabdifatah
@Mohabdifatah Ай бұрын
Wlhy marwaanow adigu 5ta KZfaqr ee soomalida aan ugu daawashada badanahy kamid thay Alle caqliga hakuu barakeeyo
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@Mohabdifatah sharaf iyo Karaamo wll ❤️💯
@Nasteha2024
@Nasteha2024 Ай бұрын
Jasaakalaah wll
@user-ys8hg4zq8n
@user-ys8hg4zq8n Ай бұрын
Ani dhamaan waan daawadaa❤ ❤
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Ай бұрын
Soo daa zxp wana mahadsan tahay lpx
@EnaHachi-gr6sr
@EnaHachi-gr6sr Ай бұрын
Sahnka xogaha is the best ❤
@Cabdixamiid3
@Cabdixamiid3 Ай бұрын
M.a, ilhy haku barakeeyo walal جزاك الله👍🤝
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep Ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@user-se1ey6iy8q
@user-se1ey6iy8q 26 күн бұрын
mahadsanid zxp❤
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
🙏❤️
@AbdirashidAdan-cr2je
@AbdirashidAdan-cr2je Ай бұрын
Mahadsanid walal
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
🙏❤️
@Maliso717
@Maliso717 Ай бұрын
Masuul keep going
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
🤝 ❤️
@CADOWDESIGNER
@CADOWDESIGNER Ай бұрын
M.a walaal videoga youtuberada yar yar kaa sugoona mahadsanid❤
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Insha Allah
@BashirMawlid
@BashirMawlid Ай бұрын
Mashaalah
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Ай бұрын
Mnsha alah sxp
@SadaAbdulle
@SadaAbdulle 13 күн бұрын
Ayub axmed Mubarak hugur Abdiwali khalif
@marwanmedia
@marwanmedia 13 күн бұрын
✔️💯
@vilahofficial
@vilahofficial Ай бұрын
❤❤❤
@user-rh6yr8vz6v
@user-rh6yr8vz6v Ай бұрын
Inta soomaalida oo dhan waan kutixanhy
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Masha Allah ❤️
@CabdirisaqMuahamed
@CabdirisaqMuahamed Ай бұрын
Daacadi ma hungowdo ❤keep going wll
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@CabdirisaqMuahamed sax ☑️💯
@ISCO-FILMS
@ISCO-FILMS Ай бұрын
Marwaanow video ugu horeeyey aad soo galisey ilaa kan hada waan kula socdaa hore u soco wll
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Waan Kaaga Mahadcelinaya wll qli ❤️
@mahadhomedia
@mahadhomedia Ай бұрын
Jazakallah ustaad marwaan❤
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@mahadhomedia ❤️🙏
@mohamedgurow4917
@mohamedgurow4917 Ай бұрын
Abdiwali Khaliif aad ka tagtay waa nin buuggaagta ka hadla.
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@mohamedgurow4917 exact ☑️
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Ай бұрын
Mr ogaansho keep going and marwaan Media
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@JaamacSheeko Allah Yacizak
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Ай бұрын
Mansha allah waar nio ustaad badanka waanka simanahay
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Legend 🙏❤️
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 Ай бұрын
Marwan media,Ayub Ahmed,Dhirigaliye salim omar iyo kwa kale
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Exact ☑️ Way Faa'ida badanyihiin channelskaas
@Ahlaami2
@Ahlaami2 Ай бұрын
98 % janaladaas waan aqaaney waanan daawada
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Exact❤️💯
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Ай бұрын
انس اكشن محمد غنايم Mshllh wn daawadaa labadan wiil waliba aaad
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Aad iyo aad Halkaa Kaga Hay ☑️💯
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 Ай бұрын
Shukrn wallal cumar inshar hadaad dheysato waxaad tahay qof wacyigiisu dhisanyahay Adna inan codkaraad tahee hore usoco
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Allah Yacizak ❤️
@user-tv8yd2tw5y
@user-tv8yd2tw5y Ай бұрын
Omar inshar❤❤❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
❤️
@mohamedadamosman9499
@mohamedadamosman9499 Ай бұрын
In aad youtuber tahay maaha in aadan daawan muuqaaalo Adiga kuu gaar ah oo aad xiisaysid
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Sax ☑️
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv Ай бұрын
إذاعة الثمانيه Ayaa ka tagtay channelka scoreka xidhay ee 107m views pod castigiisa
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Kaasi wan daawada Lkin Part 2 kale kuso dari doona i.....a
@HassanDool
@HassanDool Ай бұрын
Asc taem marwaan
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
❤️💯
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 Ай бұрын
❤❤❤wcs walalo😊
@Dalmarvsky_98
@Dalmarvsky_98 Ай бұрын
Saaxiibow waa sax, in aan noloshaada horumariso 14:06 se marka aad daqiiqadahaa aan calaamadiyay aad maraysay, macquul maaha mar walba in aad dhagaysto wax faa'iido leh, ta kale mar walba noloshu siiriyees maaha oo mar walba iyo laxdad walba dadaal ku jir maaha, se mar marka qaar in aad nafta raali geliso oo bilmatal aad abaalmarin uga dhigto waxyaabaha qaar ayaa loo baahan yahay. War intaa yarna Ina'adeer waa iga xasuusin nin aan wato ayaad tahay ee hore u soco. Asc
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Wll qli Mahadsanid . Wll muuqaalo badan baan ku sheegay Nasiinada Naftda iyo inay Xaq u leedahay in La madadaaliyo Mararka qaar . Marka Ujeedku wa in Wakhtigaaga ugu badan aad ku qaadata Wax Fa'ido Leh
@Dalmarvsky_98
@Dalmarvsky_98 Ай бұрын
@@marwanmedia waa kula qirayaa taas mudan. Waa ku kaaa. Mahadsanid saaxiib.
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y Ай бұрын
wllo markasta wax cusub baan kaa faaiidaa شكرا جزيلا
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
🙏❤️
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Ай бұрын
M.a Ugaas runtii waxaad modaa in aad ogeed Dadka aan daawado rag Qimo badan ayaad tirisay mahadsanid 👍
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Masha Allah wll ❤️
@m.x.c.c791
@m.x.c.c791 Ай бұрын
Sxb mahadsanid chaneladaan waxay xoog u anfacayaan dadka carabiga Barta ,anigu carabiga in yar waan ka aqaan ,sidoo kale xogaa badanna waan ka fami karaa . Balse hada English Baan bartaa sidaa darted English baa la iiga baahanyahay dhageysigiisa in aan xooga saaro marka loo eego carabiga ee muuqaal sidaan oo kale ah oo chanalo English ah manoosoo gudbin kartaa Waan rajeynayaa in aad I fahantay جزاك الله خير الجزاء
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Wll qayb youtubers ah oo English ku Hadlaya oo aad daawan karto wan ku sheegay Muuqalkan ee dhamayso
@sunduselmi9802
@sunduselmi9802 Ай бұрын
Soomalida dhammantoodood wan ku xirnahay kuwa kle wan dawan inchallah mahadsanid
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Insha'Allah
@Mrkadiir
@Mrkadiir Ай бұрын
Marwan media Guul +Sharaf io Karamo😊😊
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Allaha ku sharfo wll qli ❤️
@umurayaan2774
@umurayaan2774 Ай бұрын
Asc walaal marwaan xagee kaala soo xidhiidhaa
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Wll Instagramka instagram.com/p/C5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Ama Telegram t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
@Zayidamiir241
@Zayidamiir241 Ай бұрын
Walal marwaan chanalka ZAYID AMIIR ayaad ilowdee😊 Mar so arag bal yaana faanine
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@Zayidamiir241 Wan kula socda guul wacan
@FatimacabdiisakFatush
@FatimacabdiisakFatush Ай бұрын
Chanelada somalia Inta shegtey iyo inkalo katagteybo waan ku xeranahay muparek hugur 2salmaan Maddow 3marwaan madeia 4yasir muqtar Amal pordcast dhamaantina allaha ni xafido walahi niguma cajiso iyo inkalo badano halkaan kusoo koobi karin guleysta dhanaantiina😢❤
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Aamin wll Allaha ku sharfo Mahadsanid ❤️💯
@MaxamedAli-yc7qs
@MaxamedAli-yc7qs Ай бұрын
Asc wll ayub ahmed ❤ ayaad ku soo dari lahayd si ay dhalinyaradu uga faa'ideysto
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Haa ninkaasi wa Fa'ido badanyahay .
@ZaynaAbdirahman-fy9qi
@ZaynaAbdirahman-fy9qi Ай бұрын
Muuqaalka xiga buugag ka dhig
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Atomic Habits baa diyar ah wll ❤️💯
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 Ай бұрын
​@@marwanmedia❤❤❤
@user-oj3gx8nl1g
@user-oj3gx8nl1g Ай бұрын
Zxb ilays channel aa katagty zxb qisooyin io wax cimriqadasho leh buu sogudbiya
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Haa
@ogoow1
@ogoow1 Ай бұрын
Sxb marwaan waxaaan kaaarabaaaa inaaaa ii share gareeeso KZfaq channel 🎉
@user-lo6ou8ln9p
@user-lo6ou8ln9p Ай бұрын
Nio iskumid baan nahay ba
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@user-lo6ou8ln9p legend ❤️
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl Ай бұрын
Waxan ka simanhy ogaansho sahanka iyo wabari inta kale ma dawado
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@KhadarKeeyow-eo9yl masha Allah
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia Ай бұрын
Real life english muuqaalkii u dambeeyay😮
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
✨️☑️☑️
@Roro__ruun
@Roro__ruun Ай бұрын
Ilaa hada wan u rumaysan waayey ninkas wajigiisa hada arkana wan naxayaa😢
@Mohamed-uv4tq
@Mohamed-uv4tq Ай бұрын
Ninkee wll​@@Roro__ruun
@XaawaCabdilaahi
@XaawaCabdilaahi Ай бұрын
Ustaad waxn kugu talin laha inaad 20ka ga dhigtaa ustaad~ Ayuub axmad ~
@XaawaCabdilaahi
@XaawaCabdilaahi Ай бұрын
Runtii Io Ayuub axmad wax badn ayaan idinka faaidady alle ha idinka abaal mariyo❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Haa Ninkaasi wu Faa'ida badan Yahay Lkin Kuma darin sorry .
@XaawaCabdilaahi
@XaawaCabdilaahi Ай бұрын
@@marwanmedia dhib male❣️
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Ай бұрын
Aqi xagen kala soxirara
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@ahmednooradan7950 instagramka Ama telegramka
@sadaamkaydmahamuud8897
@sadaamkaydmahamuud8897 Ай бұрын
Mahad sanid waa muuqal muhiim ah
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Shukran bro ❤️
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh Ай бұрын
500 like kulahaa😂... Lkn Aduunka waa step by step intaa dhihi lahayd 1M like igaarsiiya waxaa kaaga fudud 10 like gaarsiiya because ayadaa Hubtaa😂
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Ofcourse 🤣
@kingpower6909
@kingpower6909 Ай бұрын
MARWAAN MEDIA ayaad ka atagtay nio hhhhh
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Wan ilaaway ninkaas igu qaata 😀😃
@queennormal5592
@queennormal5592 Ай бұрын
Bro iman gadzhi ayad katagytay so eeg bal kaana
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Kaas iyo kuwa Kasii badan oo Faa'ida Badan waan Ka Tagay Couse Muuqaalka Ma rabin inuu dheeraado 💫
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 Ай бұрын
ayubo ahmed best youtuber wllhi
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Aad iyo aad ❤️
@Mrkadiir
@Mrkadiir Ай бұрын
WLLKY marwan Google adsense ga Ethiopia ma ku xiran karaa
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
May wll Ethiopia Ma aha Available
@Mrkadiir
@Mrkadiir Ай бұрын
@@marwanmedia lakin Qof dibada jooga wan ku xiran karaa soo ma ahn
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
@@Mrkadiir haa
@user-ys8hg4zq8n
@user-ys8hg4zq8n Ай бұрын
Ani dhamaan waan daawadaa❤ ❤
@user-xl9mk8nw5y
@user-xl9mk8nw5y Ай бұрын
wllo markasta wax cusub baan kaa faaiidaa شكرا جزيلا
@marwanmedia
@marwanmedia Ай бұрын
Allah Yacizak wll ❤️
@user-ys8hg4zq8n
@user-ys8hg4zq8n Ай бұрын
Ani dhamaan waan daawadaa❤ ❤
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
10 Youtuber oo aan helin Taageeraddii ay mudnaayeen! Qaybtii 2aad
7:08
BARO XIRFADAHAAN SI AAD LACAG UGU SAMEYSO | @KABAROMAANTA
7:39
KABARO_MAANTA
Рет қаралды 1,7 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 326 М.
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 685 М.
Maxaad Samayn Waqtiyada adag ee Nolosha | Fandhaal Podcast 55 |
18:42
Waxaad Gubaysaa Noloshaada iyo Mustaqbalkaaga .
12:48
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 2,5 М.
084 | Trend...! | Waddada cadaabta!
21:19
Sahan Podcast
Рет қаралды 31 М.
5 Qodob | isbadal dhab ah  | Mawduuc dhalinta u gaar ah .
10:12
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 2,4 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН