No video

1940-kii Soomali sheegay in uu Yuhuud badan u Tahriibiyey Falastiin ( Cabdilaahi Xaaji Bbcsomali)

  Рет қаралды 53,966

Sollas Media

Sollas Media

Күн бұрын

wakhti ku beegan qiyaastii dabayaaqada dagaalkii labaad ee aduunka ayuu jama gure oo soomali ahi kamid noqday shaqaalaha markab dhulka falastiin loogu qaadayey Yuhuud laga soo uruuriyey dacalada qaarada yurub ,ku waas oo doonayey in ay deegan rasmi ah ka dhigtaan dalka Falastiin .
Jaamac wuxuu dhambaalkan la wadaagay bbcsomali .

Пікірлер: 21
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 6 жыл бұрын
Ragii hore BBC Somali somaray waxey ahayen rag hool gar ah Masha Allah
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
mustafa Honest Hawl kar √
@fadumoali7402
@fadumoali7402 7 ай бұрын
Balaayo ka hortag bay leedahay ee ka daba tag maleh💯 maalintaas bay ahayd inay reer Falastiin ka hor tagaan 😢
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Waraysigan oo dhamaystiran maad soo galisid walaal
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 6 жыл бұрын
Plz luuqada english subtitles u yeela umadaha kale ha arkene
@amoorecio362
@amoorecio362 3 жыл бұрын
Anagaa yeesan na dhaafin hanagu ekaadaaan
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Bbc da waa maktabad weyn oo haysa taariikhda dadka soomaalida waxaan iyo waraysiyo qaddiima.
@ahmedfarah8179
@ahmedfarah8179 6 жыл бұрын
Maalintaas bay ahayd inay horjoogsadaan maantaa dhulkoodii la qaatay
@maryambrahim82
@maryambrahim82 6 жыл бұрын
Maanta way haystaan falastiin miyaad ku faraxsantahay marka? Waa yaab .may Allah curse those who oppress my people palestine
@moslimbehiiloveallah5711
@moslimbehiiloveallah5711 6 жыл бұрын
Somali waxainkaartu ugu dhacday waxyaalaganaa kamida
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 5 жыл бұрын
Hana ceebayn dheh.dhiig soomaliyeedba malahe.e ma waxad yuhuud dajisay masjidkii sadexaad ee ugu fadliga badnaa aduunka oo ah masjid al aqsa marka laga reebo masjidka xaramka iyo masjidu nabawi oo madiina ku yaala
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Maalin weyn iga dheh, mar haddii Carabi la naageystay.
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 6 жыл бұрын
MAXAAD ULA JEEDAA WARYAA LA NAAGEEYSTAY ?? FALASTIIN WAA DAD DHIB HAYSTO OO MUSLIMIIN AH, CARABTA KALENA KA SOO HOR JEESTEEN XAQOODA , MA DIINTAAD BADASHAY?? OO WAXAAD TAHAY MIDKAMID AH REER QOOMO LUUD ??
@funnyndvinesvideos6656
@funnyndvinesvideos6656 5 жыл бұрын
Waryaa afka subso carab nabigena n.n.k.h. ayaa kasoojeeda ee haugafin carab
@munamuna8335
@munamuna8335 6 жыл бұрын
Falasyin waxaa ku dhacay sida soomaliand xoriyadeda uqaday wa cali xumadsyadi
@nadiiramaxamed8488
@nadiiramaxamed8488 3 жыл бұрын
Xaramiigan maxad ka waraysanaysan kol hadi uu ka mid yahay dadkii yuhuda so gurayay asiga masuliyadeda leh falalkaa guracan ee israil uu geysatay dadka falastiniyinta ee masakinta
BBC Wareysi |  Fanaanada Saynab Cige | Wareyi Cabdilaahi Xaaji
18:40
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 М.
Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!
10:10
Waaberi Media
Рет қаралды 53 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 39 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 16 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 12 МЛН
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 91 М.
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
HANOOLAATO
Рет қаралды 149 М.
Cadaan Irish ah oo muslimay afsomali ku hadlaayo.
1:37
ARAGTV
Рет қаралды 141 М.
Xarunta xusuusaha xasuuqii ka dhacay Rwanda Qaybtii 1AAD
37:29
Hereri Media
Рет қаралды 143 М.
TAARIIKHDA YAHUUDA IYO TILMAAHOODA |Q1AAD|
36:44
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 89 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН