1NiN AYAA KU DHEX JIRO KASOO DHEX SAAR EE QAADO LACAG | 5 WOMEN vs 1MAN

  Рет қаралды 844,276

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Жыл бұрын

Пікірлер: 2 700
@Mudanedaacat
@Mudanedaacat Жыл бұрын
Subxanallah Asad arintaan Allah ma ogola qof rag ah in dharka dumarka xerto Nabigane SCW wu lacnaday ee wll waxan ku oran laha kalawo ee Allah ka xishow mida kale waxan kula talin laha program kasta at qawanesit kafiri wixi lid ku ah xaga diinta islamka ad ba umahadsanthy wll
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Xataa isdhexgalka waa kasii daranyahay hada wuu dhexfadhiyay
@sowdosiman2276
@sowdosiman2276 Жыл бұрын
Haa wllhi ma fiicno saan runtii
@faizahussein9646
@faizahussein9646 Жыл бұрын
Waa sax wll waano waad siisay haduu qaadanayo
@faizahussein9646
@faizahussein9646 Жыл бұрын
MashaAllah wllkey Allaha kusharafo Sida ixtiraamka leh eed aad fariinta quruxda badana ugu qortay wllkaaa adoo waaninaayo
@nasrahaji6511
@nasrahaji6511 Жыл бұрын
Wll wa tuntaa wallka wa kan qaladkaada kuu Shega Wll asad adigana waxan rajaynayaa inad qadan dontit wayo waxan wa adun akhiro ayaa darn
@maxamadbaadi6775
@maxamadbaadi6775 Жыл бұрын
Hadad ujeedo magaca nabiga muxamad scw like Saar walal❤
@abdirahmanali7161
@abdirahmanali7161 Жыл бұрын
Aaway dadkii Nabi Maxammed scw jeclaa
@aminaabass8519
@aminaabass8519 Жыл бұрын
Scw scw scw Scw ❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@Samatar110
@Samatar110 Жыл бұрын
وعنْ أَبي هُريْرةَ  قَالَ: "لَعنَ رسُولُ اللَّه ﷺ الرَّجُلَ يلْبسُ لِبْسةَ المرْأةِ، والمرْأةَ تَلْبسُ لِبْسةَ الرَّجُلِ" رواه أَبُو داود بإسنادٍ صحيحٍ
@mrrespectofficial6067
@mrrespectofficial6067 Жыл бұрын
Aad iyo Aad ✅✅✅
@xaawoxuseen9943
@xaawoxuseen9943 Жыл бұрын
Intaan fahansaneen hadaan usheego Abii hureyra Allah karalinoqdee wuxu nabiga kawariyay nabiga wuxu nacladay ragga xirta labiska dumarka io dumarka xirta labiska ragga Nacladana waxaa lega wadaa Naxariista Allaah kafogeeyo
@Samatar110
@Samatar110 Жыл бұрын
@@xaawoxuseen9943 waa sidaas walal wan faahfahiyay lkn wuu deletegrayey
@xaawoxuseen9943
@xaawoxuseen9943 Жыл бұрын
@@Samatar110 lkn waajibkeena waan gudannay Alxamdulillaah oo ah hadii aad aragtaan munkar kusuliya gacanta hadaa awodinna carabka hadaa awodinna qalbiga kanaca
@Samatar110
@Samatar110 Жыл бұрын
@@xaawoxuseen9943 waa sidaas inaan xaqqa ucaddaynay eebbena nagu qabsan doonin doorashadana isagaa leh
@alizaomar8648
@alizaomar8648 Жыл бұрын
Subxanallah gamekii macsi ayuu isku badelay Rasuulku scw waa diiday in ninka raga ahi iska dhigo dumar ,dumarkuna sidoo kale
@muscabhassan3126
@muscabhassan3126 Жыл бұрын
been mahan😭
@somalikids1567
@somalikids1567 Жыл бұрын
Haa wa sax
@fartuuncarab4047
@fartuuncarab4047 Жыл бұрын
Sax game kii wula tagy ino kaso labtan urajeyna
@najmaelmimussanajma4676
@najmaelmimussanajma4676 Жыл бұрын
Waa aakhiiru sabaan aduunyada dhamada
@fatumavision8252
@fatumavision8252 Жыл бұрын
I was looking this comment. May Allh guide us all
@joacancelokhaaliduu3173
@joacancelokhaaliduu3173 Жыл бұрын
Kii ugu wanaagsanaa uguna sharafta badnaa waa nabi muxamed scw 🕌✔️
@nasteexomaxamedmacalincola6837
@nasteexomaxamedmacalincola6837 Жыл бұрын
Scw scw scw
@caynixasan3540
@caynixasan3540 Жыл бұрын
Scw scw🥰😍
@asuumabintmohamed2267
@asuumabintmohamed2267 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Scw scw scw
@munomuumin5133
@munomuumin5133 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@abdullaahiabduladhif6537
@abdullaahiabduladhif6537 Жыл бұрын
Wlky asadow Maasha Allaah fikradahaaga Alle hakuu xafido lkn arinkaan waa laga fiican yhy oo diinteena ma ogala qofka raga ah in uu xidho dharka dumarka Nabigeena SaLLA ALLAAHU CAYLI WASALM AYAA NACDALAY QOFKAA big fan ayaa kugu ahy Alle caafimaad haku siiyo Adigoo soconaaya ayaa inoo farxad ah maalinkaana waan su ganayna Alla idinkii Alle ha ina wada hanuuniyo
@karonyusuf2829
@karonyusuf2829 11 ай бұрын
M.a wll
@faisaali3203
@faisaali3203 Жыл бұрын
Qof kaliya oo dhaha xaaran weeye oo nacdal Rabbi ayaa idinku socota miyaydun iska weydeen soomaliyay 😭😭Alle halaga cabsado
@nazuuhakhaliil7193
@nazuuhakhaliil7193 Жыл бұрын
Na indhahaad ladahe so akhriso commentska
@nimcomaxamed685
@nimcomaxamed685 Жыл бұрын
Abowe wa xaaraan
@mahamoudqawdhan2358
@mahamoudqawdhan2358 Жыл бұрын
Inta paysii dhafisay 😂😂😂 👇
@ibrosshafad
@ibrosshafad Жыл бұрын
Kkkk
@khadijaqaali7898
@khadijaqaali7898 Жыл бұрын
😂😂
@fatushqurux6429
@fatushqurux6429 Жыл бұрын
Ani waba nacay 😂😂
@cayuushmuhudin8491
@cayuushmuhudin8491 Жыл бұрын
Mawa dhakeesto marwalbo waa dhaafiyaa
@mahamudmk9073
@mahamudmk9073 Жыл бұрын
Walaxii hal mar hata madawanin waligey horii ayan udafiya
@hanadabdi1115
@hanadabdi1115 Жыл бұрын
Waa danbi in NIN raga uu xirto dharka dumarka ilaah ulaabta😢❤
@asuumabintmohamed2267
@asuumabintmohamed2267 Жыл бұрын
Waa runtaa wll
@ayaanidil9038
@ayaanidil9038 Жыл бұрын
Fiyus aya mel xun kakasheyn whi
@josephf5340
@josephf5340 Жыл бұрын
Kaliya waa videoyo ee hadag dagin aabo👨‍👦
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 Жыл бұрын
Haa wllhi
@najaxabuker972
@najaxabuker972 Жыл бұрын
Waa runta saan waa dambi
@BooskaPro
@BooskaPro Жыл бұрын
Director keenay fikarada in qof Walbo Oo guleysto Aan wajiga Wiilka xijaaban lasoo bandhigin Waa legend wax ka yaqaan Media-ha Iyo Sumcada Bini Aadamka - Good job Iyo Muqaal aaan bilow Iyo Dhamaad daaway 👏🏽👏🏽👍
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 Жыл бұрын
Qofka oranges ka xidhan weeye. Siduu u fadhiyo ayaa lagu gartaa 😂😂😂😂😂
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman Жыл бұрын
*Asadow* Abowe Wiil rag ah *Dhar dumar* hau galin Gabarna *Dhar rag* hau galin *Diin teena Suuban* Ma qabto in rag iyo Dumar isku dhar xirtaan Qaab kale u tartansii Dhalin yarada Waxaa thy Wiil howl kar ah oo aan muuqaalatiisa aad ugu xiranahy Vedio kaada ahna maba i dhaafo Sida aan kuu taagero lee 🥰🙏 run ahaantii barnaamij fiican ayaa keensada Lkn barnaamijkaan waa kugula dhagnay Sxb Gab ka dheh mhdsnd *Walal Asad* 😍
@hanni_makeup3282
@hanni_makeup3282 Жыл бұрын
Waa runta wadam bi isago nin ah oo dhar gabadha loxidhey yab adunyo 🤣
@asuumqrx
@asuumqrx Жыл бұрын
Waad saxan thy
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Wa run wa xaaran
@fatushayaan8316
@fatushayaan8316 Жыл бұрын
saax waye walal Asad wanada qaado
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 Жыл бұрын
Wlhi been mad shegin
@KingA-by6mq
@KingA-by6mq Жыл бұрын
Saalax waa funny wllhi 😂😂❤❤
@farhiyoaadanhassan3442
@farhiyoaadanhassan3442 Жыл бұрын
Saalax waa funny wllhi❤❤❤🎉😂😂😂
@yaris10
@yaris10 Жыл бұрын
Alifkaa ma Bini aadambaa Mise wa boombale wey wada dhabar weyn yihiinbe😂😂😂😂😂😂
@mohammedafiifsheikh1994
@mohammedafiifsheikh1994 Жыл бұрын
Walhi qusal iga dhamadi I watch this at night the people who were sleeping wakeup bcz of my laughter 🤣🤣
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
10x SubhanAllah 10x Alhumdulillah 10x AstugfuruAllah 10x Lailaha ilallah 10x Allau Akbar good deeds for me and you
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 Жыл бұрын
Masha Allah
@nafisobaashi2668
@nafisobaashi2668 Жыл бұрын
Waaa cumeer ninka
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 ай бұрын
Basaligaa nina
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤
@muxiyodiin2186
@muxiyodiin2186 Жыл бұрын
S cw scw scw sca scw scw
@omaryare8675
@omaryare8675 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam Salallahu calayhi wasalam❤
@yaasiindaldhis606
@yaasiindaldhis606 Жыл бұрын
@@muxiyodiin2186subscribe iisar wll qaliya 😢
@yaasiindaldhis606
@yaasiindaldhis606 Жыл бұрын
@@omaryare8675subscribe iisar wll qaliya 😢
@apdiqanimahamet
@apdiqanimahamet Жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw 😭
@sumayoahmed8559
@sumayoahmed8559 Жыл бұрын
Asad hagio coming soon 2milion insha allaah♥️❤️🙏🙏🙏 ani ahaanteyda wexee ila eheed xijaab cagaarka🤣🤣🤣
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@tufaxoabukar3830
@tufaxoabukar3830 Жыл бұрын
Scw scw ❤
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
SCW SCW SCW
@nasteexomaxamedmacalincola6837
@nasteexomaxamedmacalincola6837 Жыл бұрын
Scw scw
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Scw scw scw. Scw
@nawalnalka4759
@nawalnalka4759 Жыл бұрын
Asad wllo challenge noocan ah mar kale ha sameyn Qof Rag ah inu xirto dharka dumarka ama codkooda xata matalo diintena ma ogolo, sido kale Dumar kane ma xiran karaan dharka raga marka wll iska ilaali wax yaabaha qaar Thanks👍
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Waa run wllo
@Suuban225
@Suuban225 Жыл бұрын
waa sax walalo asad waa inow joojiyaa waxyaabo badan ayaa ka badan
@abdikadirgalad3717
@abdikadirgalad3717 Жыл бұрын
M.a gabdhahena adigo kale hadey ahanlahayen wey nodhacanlahed
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Maasha allaah qofka kujecel waa qofka sidaada dadka wax ugu sheego
@cabdicasiismibraahim2195
@cabdicasiismibraahim2195 Жыл бұрын
Waa sax wllshy diintena arintan way diiday Asad. allh soohanuuniyo
@barwaaqoaboole2881
@barwaaqoaboole2881 Жыл бұрын
Ilay qosol looma dhinto 🥺😂 Asad hagio Talanti buu wataaa🥰
@engmehmetsaid9912
@engmehmetsaid9912 Жыл бұрын
Asc asad hagio bro challenge gan iska jooji please waa qalad waayo nin rag inuu dhar dumar gisho waa dambi allena quranka ayuu ku sheegay wll inta aad dadka qancin laheed alle qanci i.a wxa rajeynayh in aad arki doonto hdlkeyga i.a is bdl ayana ka sugayah wll i.a 🙏
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@asuumabintmohamed2267
@asuumabintmohamed2267 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@xamarmadino1786
@xamarmadino1786 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@qadiijahasanshamuro8047
@qadiijahasanshamuro8047 Жыл бұрын
2
@sacdiyoccabdullahi9988
@sacdiyoccabdullahi9988 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@anfaalmohamed9645
@anfaalmohamed9645 Жыл бұрын
Scw scw nabiga
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 Жыл бұрын
Legend awlays legend keep going team 27👊🥰
@r_a_u_2698
@r_a_u_2698 Жыл бұрын
This was the funniest video I have watched in a week 🤣🤣🤣
@Asadhagio27199
@Asadhagio27199 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW
@aaminocraxmaan4729
@aaminocraxmaan4729 Жыл бұрын
Scw scw scw scw 💖 ♥ ❤ 😍
@shukrimowlid32
@shukrimowlid32 Жыл бұрын
SCW SCW SCW
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 Жыл бұрын
Aboowe ilaahay kacabso jooji rag iyo dumarka haysu ekaysiiin nacald ayaa kusoodegaysa
@fartuunmaxamadaxmad2501
@fartuunmaxamadaxmad2501 Жыл бұрын
Wll joji brnamijkaan wayo diintena xaniifka ayu ka hor imanayaa oo ale ayaa dhahay man tashaba qowmun fahuwa min hu oo micnaheedu yahay qomki qom isku egeya iyaga ayuu kamid yahay
@mohamedsiidmohamed1019
@mohamedsiidmohamed1019 Жыл бұрын
Walal Asad Hagio, Waa qalad nin rag ah inuu dhar dumar gashto, dumarkana sido kale. Any way Road to 2M insha allah.
@foosiyayusuf8297
@foosiyayusuf8297 Жыл бұрын
Mash Allah farxat Allah nidesto Allah nisiyadiyo love u guys ruti tagere 2019 upto now 💖
@mohamedabukar3575
@mohamedabukar3575 Жыл бұрын
لَعَنَ رَسُولُ اللَّهِ الْمُتَشَبِّهِينَ مِنَ الرِّجَالِ بِالنِّسَاءِ ، وَالْمُتَشَبِّهَاتِ مِنَ النِّسَاءِ بِالرِّجَالِ) 😢😢😢😢😢😢😢😢 Dambi dhaaaf Illahay ha weydiisto walalkaas sidaas sameeyay iyo intii ka qeyb qaadatay 😢😢😢😢😢😢😢
@Zainab-ez5ry
@Zainab-ez5ry Жыл бұрын
Hdaa umalaynaysay sidaydo kle dadkan xijaban in u IMK ku jiro like isaar 😂
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Hdaa jaceshahy Quraanka kariimka Isoo racaa ❤🤲🥺💪🕋☝
@KingA-by6mq
@KingA-by6mq Жыл бұрын
I ama ky waa funny asna wllhi 😂❤❤❤
@shamsacusman1079
@shamsacusman1079 Жыл бұрын
Waa qalad sidaan illhey ka baq viyuuska meel qaldan yuu kaa galin manta aad ugu xumaadey wallhi
@zakariadahir3880
@zakariadahir3880 Жыл бұрын
🖤💙❤:wankujeclhy rasulkii allow (scw)🥰
@ummuafnan2567
@ummuafnan2567 Жыл бұрын
S. C. W
@aaminaaadanmaxamuud3682
@aaminaaadanmaxamuud3682 Жыл бұрын
Scwscw scw.scw scwscw
@cabdisalaan8750
@cabdisalaan8750 Жыл бұрын
Scw
@cabdisalaan8750
@cabdisalaan8750 Жыл бұрын
Scw
@aaminoxaaji7725
@aaminoxaaji7725 Жыл бұрын
Scw
@SAKARIA1
@SAKARIA1 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed{peace be upon him}❤️🤲🔥
@zaytuunxuseen4472
@zaytuunxuseen4472 Жыл бұрын
Subxanallh asadow saan waa qalad allhana raali kama aha fadlan iska ilaali waxyaban oo kle dad dhan baad hormuud utahy aakhiradada iyo aduunkaba fiirsa wllky saan ma fcno kugumana taageeridoona waxn cml
@shukricumar6130
@shukricumar6130 Жыл бұрын
Please part2
@muniir_official
@muniir_official Жыл бұрын
I can't wait part 2 wlhi waa furay way wada dhabar way yihiin kulahaa😂😂
@sharmakeabdi5360
@sharmakeabdi5360 Жыл бұрын
By Allah this is sincere advice from my heart my brother asad hagio. May Allah forgive us for our short comes and not hold us accountable for our mistakes. Allah Amen. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@abdullaahiabduladhif6537
@abdullaahiabduladhif6537 Жыл бұрын
You the legend
@mohamudahmed7269
@mohamudahmed7269 Жыл бұрын
Putting a women clothes for men is a great sin Allah kabaqa
@farxiyanalka9672
@farxiyanalka9672 Жыл бұрын
Waa jalbaabk😂😂
@Candyg14
@Candyg14 Жыл бұрын
@@mohamudahmed7269 yes that’s right it’s a Hadith it’s not a big sun men can’t dress like women.
@hassenmohumet1704
@hassenmohumet1704 Жыл бұрын
Poqoraka xujoyinka ee gayiga somalida asad hajio Best KZfaqr 🥰
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 Жыл бұрын
Asadow wll Part Two Please 😔😪
@khulasomovie
@khulasomovie Жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam
@umuibtisamfaysal6281
@umuibtisamfaysal6281 Жыл бұрын
QOFKA 6
@hershiali1480
@hershiali1480 Жыл бұрын
@@umuibtisamfaysal6281ß poo by
@faaraxbashir8719
@faaraxbashir8719 Жыл бұрын
Ma ogtahay inuu rasuulku yiri (N N K H) ninkii dumar isku shabaha lacnadi haku dhacdo sidoo kale gabadhii isu ekaysiisa nin lacnad haku dhacdo Marka wll Asadow waxaan kugula talin lahaa inaad joojiso barnaamijka noocan ah
@madinamahammedabdi9405
@madinamahammedabdi9405 Жыл бұрын
Ascww asad waan ku salamay ee waxaan ku rajeynayaa cafima iyo cimri dheer ciwaado suban idinka ilaah wcsww
@live_walba_Jooge1
@live_walba_Jooge1 Жыл бұрын
100K oo Subscribers Ma Aaminsani 😔 Inaan Halkaa Gaari Karo Lkn Adiga Ayaa igaar Siin Karo 👏🙏💖
@sihamiita4898
@sihamiita4898 Жыл бұрын
Maboombalaa kulahaa saalax iyo ceyda iamk xitaa wuu shakiye🤣wlhi feeraha ixanuunay😅part 2 please asad🤣
@Yasmina125
@Yasmina125 Жыл бұрын
Asad walal raga iney xirtaan dharka dumar waa xaaram rasuulka SCW wuu nacladay raga dumarka iska dhigo iyo dumarka raga iska dhiga marka adinko mahadsan alle uga baqa waxaad sameyneeysaan challenges ka waa good lkn wixi diinta lid ku ah ka fiirso insha allaah
@abdullaahiabduladhif6537
@abdullaahiabduladhif6537 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wll qli
@khadandhulle7660
@khadandhulle7660 Жыл бұрын
Waa qofka Hiram cagaarka
@maxamedamiin1382
@maxamedamiin1382 Жыл бұрын
Andinoor wakusalamay sxp I'm happy inad kaso muqate channel ka Azad hajio🤝
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
Waa sheeko kalee, caadi ma tihid bro Asad. Keep going👍👍👍
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Жыл бұрын
kusaliya nabigeena maxamed scw ☝️❤️
@seynbseynb9192
@seynbseynb9192 Жыл бұрын
Scw scw
@deeqomaxamed879
@deeqomaxamed879 Жыл бұрын
Scw
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@abdihakemhussein3570
@abdihakemhussein3570 Жыл бұрын
Asad wn Ku zalamay wllo Lkn Hal Talo kula wadaaGayaa Ma Fiicna inaad qof rag U xidhaa Dharka Dumarka waayo Nacdal ayaa Ku socoTa Waana Mar labaad aan arko markii hore IAmk ayad u xidhaY Markaa waa Danbi iska dhaaF wllo🙏🥰 AllaH Ha Sahlo UmuuRaHa🤲🤲
@hodanhaboon893
@hodanhaboon893 Жыл бұрын
Waa sax
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
Entertainment mar waliba waan xiisaayaa balse waalo waalaga haboon yahay in aad wilasha dhar dumar aad u xiirto balse go aanka always is your. Thanks
@djciise3826
@djciise3826 Жыл бұрын
Hada Haa hada Haa my brother from another mother asad hagio big respect
@HanaadAli
@HanaadAli Жыл бұрын
Subxanalah Pro Asad DHOWr Mar ba arkey Ado Qof Raga Uxirayo Dharka Dumarka Pls Pro Iska dhaf Wa Dambi Wyn🙏🥰
@mostaphaking
@mostaphaking Жыл бұрын
Asadow barnamijkan badal qof raga dhar dumar loo xidhay Alle nacdalaye 🙏
@Dhoolacadaay
@Dhoolacadaay Жыл бұрын
Asc wllkey asad waxaan kuushekaa Nabi Mohammed scw waxuu yiri Nacalad ha kudhacdo dumar ka qaata dhar ka raka iyo raga qaata dharka dumarka .
@saaramohammed2436
@saaramohammed2436 Жыл бұрын
Best youtuber keep going
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟
@khadrayasin6157
@khadrayasin6157 Жыл бұрын
AwaY daD ki nabika jeclaa ha laKu salIyo naBiga scw scw ❤️
@djmatanjr
@djmatanjr Жыл бұрын
Saalax wuu iga qosliyey wlhi 🤣🤣
@raxmonuur6770
@raxmonuur6770 Жыл бұрын
Asc team 27 salaam kadib pro asad waaa ku xirnaa channelkaaga lkn malmahaan channelka sidiiisiii horee maaha pro nabiga waa maclde nin rag inuu dumar isku ekeysiiyo eeee pro naga joooji challengigaaan gabi ahaaanba🥰
@mohamedhaajiisse6440
@mohamedhaajiisse6440 Жыл бұрын
OMG Number one is me Team 27 we go to 2 Million let’s go 🤟🤟🙏🙏
@abdiwahabmohamudisse8330
@abdiwahabmohamudisse8330 Жыл бұрын
حديث : (لعن الله المتشبهين من الرجال بالنساء، والمتشبهات من النساء بالرجال.) اتق الله تعالى.
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Жыл бұрын
Xaqiiq wllhi 🥺🥺😭
@xaliyewillqaran6426
@xaliyewillqaran6426 Жыл бұрын
Wll Asad waxna ahay shaqsi tagere si jogta ah udawado muqaladada wll malmahan danbe waxad sameneso challenge yadan wexe kaso hor jedan dintena wayo dintena .ma ogolo in raga ay xirtan dharka dumarka Marka wll plz Markad wax samenesid dinta waxeka qabto isku day inad ogato mahad sanid 🥰
@abdulaahixidig-p4w
@abdulaahixidig-p4w Жыл бұрын
1.2 million comming soon
@mohamedadawe4697
@mohamedadawe4697 Жыл бұрын
abowe asad waan ku taayeeraa wlhi 2019dhamaanted ilaa hadda ayaa ku la socdaa keep going cadowgaga cagta hooskiis ❤️👊
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ
@aasiyadeeq5318
@aasiyadeeq5318 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@asuumabintmohamed2267
@asuumabintmohamed2267 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 Жыл бұрын
Challenge-yada inaga zo Adke Asadow Roodhida naga daa😂😂
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 Жыл бұрын
Are you rer burco
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Masha allha keep going ❤❤❤
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын
Keep going my brother ❤ coming soon 2M I.a
@xuseenibraahin9848
@xuseenibraahin9848 Жыл бұрын
This is my best video that i whatch it is funny video brother Thanks wllo Wlhi aad baan uu qoslay
@deeqamuuse7143
@deeqamuuse7143 Жыл бұрын
1 KZfaqr wllky asad hajio allah yaxfidak inan mar uun codkaga maqlo ayaan jeclhy on kuLso xidhiidho wll 😭
@robkamahrez8435
@robkamahrez8435 Жыл бұрын
M.a keep going walal ✨💖💖 anigana chanel kagi wankucusubayahay soodawow walal
@iqraxasan5125
@iqraxasan5125 Жыл бұрын
Asc wll Asad waa ku salaymay lkn haltalo ayaan ku sinayaa waxkele soo samee lkn ragan aad dharma dumarka aad usoo xidhayso iskada waa talo walanimo 🥰❤️
@yasminamohamed7499
@yasminamohamed7499 Жыл бұрын
Keep going team 27 number one somalia KZfaq always 🇸🇴💪♥️🥰
@toowfiikhbare157
@toowfiikhbare157 Жыл бұрын
Number 1 KZfaq somali
@user-ww7pw6mq1i
@user-ww7pw6mq1i 7 ай бұрын
Boom bala kashakiyay hhhhh sorri ay aniita 🎉🎉❤❤
@cabdinasir9929
@cabdinasir9929 Жыл бұрын
Azadow shaxdaan maaakeentay wlhi waa qoslay an other level 😂😂❤
@Quran20255
@Quran20255 Жыл бұрын
لعن الرسولُ ﷺ المتشبهين من الرجال بالنساء، والمتشبهات من النساء بالرجال،
@abdiweligarane8015
@abdiweligarane8015 Жыл бұрын
Part 2😂😂😂😂😂 funny indeed bro
@online375
@online375 Жыл бұрын
Asc walaal waxaad samaysay arin dambi Ah waxaa Kaa siidaran kii xirtay dharka hawenka e Allh u tobad keena Hana kulaabanina dambe
@wallipraahim1256
@wallipraahim1256 Жыл бұрын
Saaan waa qalad waaayo ma ilaawdi xadiis kii rasuulka scw subxanallh
@mohaiproahim17
@mohaiproahim17 Жыл бұрын
Part two I can't wait 🤣🤣
@armeantv5679
@armeantv5679 Жыл бұрын
Yes
@shugrimaxamuud1212
@shugrimaxamuud1212 Жыл бұрын
Saxiix wye asad sidan waa dambi ha sameyn wax yaaba badan ayad noga qoslin kartaa dambina kasoo gadeyn mahdsanid
@abdiqaniabdalla4846
@abdiqaniabdalla4846 Жыл бұрын
Xijaab Blueka cabsi cabsi waaye wllhi arsenal toos ah moodaa😅🤣😁🙏
@fartuunbirimo7636
@fartuunbirimo7636 Жыл бұрын
Asadoow waxan,kurajeya cafimad team,ah,insha allah my brother
@xamsemaxamed5757
@xamsemaxamed5757 Жыл бұрын
Ku sali nabigeena scw🥰
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@GAANI.
@GAANI. Жыл бұрын
Saalax Xariif waaye Waa Ushac tareeyay
@ayaannaxmedaadan6980
@ayaannaxmedaadan6980 Жыл бұрын
Shareecada ma ogola Allah kabaqa adadka sameenaayana Allah hakabaqaan man tashabaha qoomin
@garashoking9911
@garashoking9911 Жыл бұрын
Wonderful game another level.i can wait next level.xararad macan
@zuhaybcade2942
@zuhaybcade2942 Жыл бұрын
Kusali rasulka scw🥰🥰
@simransiman4691
@simransiman4691 Жыл бұрын
scw.scw
@canabcali3887
@canabcali3887 Жыл бұрын
Scw
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
@raqad4642
@raqad4642 Жыл бұрын
Dadka magaca nabiga csw ku raadinaya like xishooda wa fiican tahay in nabiga csw la is xasuusiyo balse like jaceyl idinka tahay xishooda
@TonyTony-ui1cm
@TonyTony-ui1cm Жыл бұрын
Asad please walaalo iska dhaaf waxaan, Raga aad u xirasid dharka dumarka ceeb calayk.
@zuhaybcade2942
@zuhaybcade2942 Жыл бұрын
Kusali rasulka scw
@anuushapea9181
@anuushapea9181 Жыл бұрын
Asad manta ana uhoreyo from 2019❤️👋waku salmay
@fatmazahra9441
@fatmazahra9441 Жыл бұрын
Subaxanallah Asad abowe sidan qalad waaye gameka yuukulatagin diinta mexey kaqabta is dheh inta Adan wax sameen.fadlan.
@Ahmed-laki-poi
@Ahmed-laki-poi Жыл бұрын
Aan kusalino xawiib kena muxamad scw
@abdulahihassan7257
@abdulahihassan7257 Жыл бұрын
Cumaari big fun inoo ahaa wiilka inta og like saara😂😂
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
HADAAWANIN HADAAD ASAD HAJIO NECEBTAHAY .
9:15
Mohd Islam 2
Рет қаралды 330
KASOO DHEX SAAR HOOYADAADA GALOOFIS AYAAN U XIREY MA SHEEGAY?
17:59
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 764 М.
//CAYDA// ISKU AADI SIRTA IYO QOFKA LEH
16:44
KOKO BULLE
Рет қаралды 324 М.
U TILMAAN ADIGOO HADLIN SAAXIIBKAAGA GUULEYSTAHA 25 DOLLAR
14:51
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 224 М.
KULAN ADAG QADAAFI IYO WAZIIR SHABALAZA OO DAGAAL ISKU BEDELAY
37:21