No video

20 Qodob oo lagu eedaynayo Dr Zakir Iyo Jawaabahooda

  Рет қаралды 34,193

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"
HADAFKEENU WAA;
Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 64
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 3 жыл бұрын
Geesiga Islaamka ah Allah garabkiisa Ha Galo
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Sheekhan Dr zakir naik wlhi wuu Dadaaalay Wuuna ka Alle ha abaalmariyo Guushiisa Muslim iyo Gaalba wey qireen inuu yahay Daaci Ugu wanaagzan ee Gaalo ka badiyey
@sagalahmed9585
@sagalahmed9585 3 жыл бұрын
Sheydaamada warkooda macno masameyaan we re with dr zakir 💯✌
@amiinhaibe
@amiinhaibe 3 жыл бұрын
Waxaa cashar nooga baxay in islaamka lala dagaalamayo balse aan argagixiso lala dagaalamayn☝️ yaa igu raacay
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
Argagixiso wa gabaad logu so gabado bro
@goodichannel1151
@goodichannel1151 3 жыл бұрын
Waa walaalkaaga muslimkaa aan laayo ,hadaad cambaareysana argagaxisaad thay,
@najaxbixi2684
@najaxbixi2684 3 жыл бұрын
Ishaa allah geesiga musliminta allah garaabkisaa galayaa
@dahirfiniin3887
@dahirfiniin3887 3 жыл бұрын
Dr.zakir aduunka waxa kaa hor imaan wax anaad vilan Mariah izka Samir anu waxan rapa inaan ku pedeli insha alaah hadaan aduunka kaaga danpeeyay zhugarn wllky
@abdulfatahmohamedabdulfata826
@abdulfatahmohamedabdulfata826 3 жыл бұрын
Insha allah inaad badasho illahaY hakugu grab galo adiguna dadaal bro
@idiriscisman7476
@idiriscisman7476 3 жыл бұрын
Ilaahay baa awood leh geesiga islaamka ahii maguldaraysto gaaladuna kobawaa ubartilmaamed todase noqonmayso eta ale weyaan
@aminahussein5802
@aminahussein5802 3 жыл бұрын
Mashaa Allaha, Allaha ku xafido, Allaha ku xafido, Allaha ku xafido Dr.Zakir, Cimir dheer Allaha ku siiyo. Beentooda Allaha ka jaro. Waxay quuri la'yahiin Diintaada saxda ah. Waxay uga daran tahay Nuclear .
@mohamoudabdi7030
@mohamoudabdi7030 3 жыл бұрын
Msha Allah alle ya baarak sheekuna
@abdullaahiahmed8998
@abdullaahiahmed8998 3 жыл бұрын
Sheekh DR Zakir Naik markee wax ka qaban wayen ee isku dayaayan enee culeys saran hadane waxa u rajena culeska inoo sheekha ka dagay🤩💓
@shiikeyofficial4299
@shiikeyofficial4299 3 жыл бұрын
Masha dr sakir allah xifdiyo cimidher allahh siiyo masha allah halyeyada muslimiinta manta joogta
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Masha allah jzklum kheyr Dr zakiir naiik allah ka xiijabo sharak gaalad
@hawaabdirahman3465
@hawaabdirahman3465 3 жыл бұрын
Allah ha Ku xafido dr zakir 🤗☝️♥️
@nabihaenamohamud8677
@nabihaenamohamud8677 3 жыл бұрын
ilaahay haku xafido mar walba
@ayaanmaxamuud4646
@ayaanmaxamuud4646 3 жыл бұрын
I love you so much Dr Zakir
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
ilahay haku xifdiyo dr zakir❤❤❤❤
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 3 жыл бұрын
We love Dr zakir naik..💓💓
@ahb8637
@ahb8637 3 жыл бұрын
Warkaas waa cadyahay islam nacayb baa sidaa loogu galayaa isaga oo sharci yaqaana lkn waa guuaysanayaa bi,idmillah
@yoonisnaasir9849
@yoonisnaasir9849 3 жыл бұрын
Alle ayaa wax dila cadowgaa u nolow sh odhan ayaa cadowgaa leh alle haku ilaaliyo insh.laah
@Chahayeh
@Chahayeh 2 жыл бұрын
Macha Allah nolow aboh
@adenabdi398
@adenabdi398 2 жыл бұрын
Maansha Allah
@habiibaadam1934
@habiibaadam1934 3 жыл бұрын
ماشاءالله
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@cabdisalaad4971
@cabdisalaad4971 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll khadar
@mankaboy3955
@mankaboy3955 3 жыл бұрын
Masha,alah
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
jasaka allahu khaayr ustaad
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 3 жыл бұрын
Wll scholarships ka ay bixiyaan Dr.zakir iyo kooxdiisu sida loo heli karo hadaad xog kahayso video inooga diyaari Si Dhalinyarada SOOMAALIYEED uga faa,idaystaan Mahadsanid
@cabdiraxmaangomadxildiid2928
@cabdiraxmaangomadxildiid2928 3 жыл бұрын
Masha ALAH dr sakir ilaahay ha xafido
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 3 жыл бұрын
mahadsanid wllo
@xaadsane8692
@xaadsane8692 3 жыл бұрын
Keep going bro Barnamijyada wax badan baan kafi'iiday 🖒🖒🖒
@mankaboy3955
@mankaboy3955 3 жыл бұрын
Waxa iga baxay in media problem ku yahay Islam ka ilahay aya diinta ilal sanayo iyo adomadisa
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 3 жыл бұрын
Bal waxay war ka dhiyaan aage ilaahey wllkeen garabkiisa ha galo isaga iyo muslimiintaba ee dulman
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 3 жыл бұрын
Waxba ma yeeli Karan ilahay ayaa LA jira lkn iyagu wax kasta way isku dayeen
@naajimoha1595
@naajimoha1595 3 жыл бұрын
M.a
@istaahilguuleed9698
@istaahilguuleed9698 3 жыл бұрын
Walaalka inooso turjuma wll waa mahadsan tahay ilaahay hakaa abaal mariyo marwalba tusaale wanag San ayaan kaqaada naa Vedio ga soogaliso mid walbana tusaale wanaag san ayaa kuhoos duugan waa nin kii ilaahay fahan siyo allahayaw nimcada islaam nimada nafahan sii
@istaahilguuleed9698
@istaahilguuleed9698 3 жыл бұрын
يؤتي الحكمة من يشاء ومن يؤت الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا وما يذكر إلا أولو الألباب
@cabdimamajiidkhadar6632
@cabdimamajiidkhadar6632 3 жыл бұрын
Walaal xayaysiinta youtube ka lui saaran,kuwa indhaha aan uwanaagsanayn iska kaantarool qaar anshax xun oon diiniyana banaanayn ayaa saaran
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Usama bilaafi waa qalaf in waxlagaaweyfiiyp saxmaaha waYo buuraha dalimaan madankadagaalamin mana hubeysni waxaantaheydaavi
@ibraahinnimcaan9269
@ibraahinnimcaan9269 3 жыл бұрын
Mahad sanid walal cawa unba dara alle ula kulamyi marka barnaamiyada aad iso jiitiyai gaar ahan documentary aad inad u xoojisan wankugu boorin laha
@istaahilguuleed9698
@istaahilguuleed9698 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا الجزاء وجزاك الله كل خير
@fooscali5130
@fooscali5130 3 жыл бұрын
W cadow islaamka iyo kalsooni daro ay diintoda kaqabaan
@mankaboy3955
@mankaboy3955 3 жыл бұрын
Soo badi bro
@sultanhargeed7868
@sultanhargeed7868 3 жыл бұрын
Vidéo like masaari Karo maxaa ka khaldan
@inayusufkhalid7065
@inayusufkhalid7065 3 жыл бұрын
Danke Bruder immer ❤️❤️❤️❤️
@ninkarmeed4220
@ninkarmeed4220 3 жыл бұрын
Wll adoo mahadsan waxaan kaa codsanayaa inaad linkigaan kudhufato oo noosoo turjumto adigoo aad umahadsan waa documentary aad u wanaagsan oo indhaha ufuraya dadka caqligoodu shaqeeyo. kzfaq.info/get/bejne/l7OjYMdoqL3HYJc.html
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
wll nosoo turjun su aalaha dr zakir ee fagaaraha laguwaydiiyo inshaa allah
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Peace tv horta maanu youtape lahayn ?
@maankahudayfi6236
@maankahudayfi6236 3 жыл бұрын
Wxaad noso turjumta dooda dhex martay aamir khan io dr zaki naik ado mhadsan
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 2 жыл бұрын
Kalmadda laba noqosho hadalka ka reeb khadarow. Laba noqosho Waxa weeye in qof joogay tagay ka dib yimi hana tagay ka dib soo noqday. Labadan tusaale kee sax ah? 1. Nabi ciise cs uu soo noqon doonaa iyo 2. Nabi ciise cs wuu soo laba noqon doonaa.
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 3 жыл бұрын
Dr Zakir Naik Diinta Yuhuuda Kama Hadlo Miyaa Waayo Waxaan Kamaqlaa Uun Kiristanka Iyo Hunduuga Xataa Yuhuudi Ay Wada Doodeen Ma Arag Wall Hadii Ay Jirto Doodo Ama Meelo Uu Kaga Hadlay Diintaa Yuhuuda Noosoo Gali Mahadsanid
@jawaahiri
@jawaahiri 3 жыл бұрын
Yahuudu waxay aaminsanyihiin Bible ka qaybtiisa hore Oo bible kaa 2 qaybood loo qaybiyaa 1: old testament 2: new testament Yahuudu old testament ka ayay aaminsanyihiin Kiristanku new testament ka Waana isku hal kitaab Khudbadaha markuu jeedinayo dr zakir waaka badana dhaha "sida lagu sheegay kitaabka old testament ka"
@fafintawanaganagamidnoqowa7217
@fafintawanaganagamidnoqowa7217 3 жыл бұрын
Waxn kuweydinaya sxb fiirsashada doodan fiirsa shidedi waan jeclahy masameyn kartaa qalbigeyga
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 3 жыл бұрын
Sh.dr saakir nailk.. alle ha sharfo dagaal culus ayaa ku socdee....iyo dhamaan umadda islaamkabee... Waana imtixaanadda aduunka i sharku uu mar waliba uu badan.yahay... Balse mar waliba guushu islaamka ayay ku danbeysaa....
@fafintawanaganagamidnoqowa7217
@fafintawanaganagamidnoqowa7217 3 жыл бұрын
Jawabta gimailka igu sodir
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 4 күн бұрын
Wax eefeenah lagumaspojerdinkato waxa uu kahadlaa caq iyorunta danbimiyaawaadaaci islaam adigu digtoor ha ubixinhanabaqin Lula Nadu daaiqatu.ood😊
@ahmedcv9410
@ahmedcv9410 3 жыл бұрын
Like lama saarri karrro hno
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Email samayso wlk
@qalicutie8773
@qalicutie8773 3 жыл бұрын
Qofka haduu wax xaqa fafinaya iin ilahay umayelo iyo dalolo cadawgu kaso gal galo
@cabdisamadcabdiraxman9148
@cabdisamadcabdiraxman9148 3 жыл бұрын
Masha Allah
@saadaqmuseahmed5334
@saadaqmuseahmed5334 3 жыл бұрын
Masha Allah
Shirqoolada Muslimiinta Lagu hayo Dr Zakir Naik
31:19
Jawaahiri
Рет қаралды 18 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 20 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 26 МЛН
islaam-Nacayb = Islamophobia | Dr Zakir Naik in Malaysia
1:00:11
Qisooyinkii Saxaabada Kuwii Ugu Saamaynta Badnaa.@jiilmedia
1:57:37
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН