No video

25 Ayaan Soo Guursadey Waxna Wayga Tari Waydeen, Xaa Tareey Naag Marookaan Aan Gudnayn 🤣🤣

  Рет қаралды 12,958

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778

Пікірлер: 126
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 7 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@laylayusuf2209
@laylayusuf2209 7 ай бұрын
Indr mcn number kii Australia an ka rabey wali imad soo saxin. Ifraax ma shaqey nayo number keedu. Don’t ignore my message indr.
@Nasteho646
@Nasteho646 7 ай бұрын
Habo wan ku salamay Belgium 🇧🇪 number wan ka waayey halkeen ka hela
@Rose_83k
@Rose_83k 7 ай бұрын
Health check is very important before marriage.dulayste will bring anything.
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 7 ай бұрын
Ceebta ha laga xishoodo xishood la aantu waa iiman yaraan afka wanaag ha loo badsho rag iyo djmar 247 iyo in la isku gado maahene wax dhaama miya ka waaye somaliyeey inaga daaya negative badan xag dumar ha ahaato ama dumar i love yoy all alhamdulilaah
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Wee is ceebeysey doqontaasi waxaasee caanimo ka raadinee sharafteeduun bay dhulka la gashay ooc! Qoyan bilaa caqli
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 7 ай бұрын
😁😁😁 oh my god this made my day fathiya kkk waa run walahi farax miyaa hoos madow nagu caaya ayaga aad moodid in hoobiye ku qarxay madow dartis kkk
@hamdi9313
@hamdi9313 7 ай бұрын
😂😂😂😂 hoopiye kulaha
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
😂😂😂😂 istaaqfurullaah
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 ай бұрын
😂😂😂
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 7 ай бұрын
Ala maxay is duleesay naagtaas leh 25 baan soo guursaday oo sariirtay igu qancin waayeen. War wuxu waa qashin aan illahay iyo ummadda iyo eheladeeda ka xishoonayn iyo caruurteeda sodon na maahee waa 37 ugu yaraan aan xishoonayn weliba taas in laga baydho oo la guursan wey istaahishaa.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 7 ай бұрын
Beryahaan naago waashay baa media soo fadhiisanaya tan iyo ta kale ee lahayd video baa layga soo qarxiyay hoosteeda cidi may ogay inay teedi ahayd laakiin iyadaa wajigeedii keentay oo is qarxisay 😅 tan faan bay islahayd laakiin 25 aa way jiran tahay bay dhihi doonaan
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 7 ай бұрын
Waa naago dhillooyiina iyaga iyo kuwa dabada wareejiya. Xijaabka iyo jalaabiibka astaamaha diinta uun haday dhinac dhigi lahaayeen ma ciil baanu qabilaheen kneel wadan kasta dhillooyiin wey leeyihiin laakiin wax xijaaban oo dhillonimadeeda ku faanaysa Somali uun baa laga hayyaa.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 ай бұрын
She's lieing
@Naima-z8m
@Naima-z8m 7 ай бұрын
Habo, my cousin was divorced because dulayste who is 400 lbs decided she was too fat for him. Shes only 190lbs.
@susuali7893
@susuali7893 7 ай бұрын
Cajaaib
@dekahaji
@dekahaji 7 ай бұрын
Dulayste thinks only women should be perfect
@maryanmohamud6113
@maryanmohamud6113 7 ай бұрын
The audacity 😮
@khadraali8373
@khadraali8373 7 ай бұрын
Farax wuxuraba inuu noodiido cidkale asaguna xerodhaafo ama heermo yaakayeelaya War heedhe wayba iskadhahaysaye
@Daganhajji2022
@Daganhajji2022 7 ай бұрын
The audacity, some of them think only women needs to………!!!!!
@funkyfeiz
@funkyfeiz 7 ай бұрын
Really Fatxia Abayo you decided to bring this guys to their knees! The nacisist in them is on a mission to guilt trip the somali woman not to ask for their worth. Maskaxda nagama qabsanayaan walee
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 ай бұрын
Kkkkkk
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 7 ай бұрын
Ragii somaliyeed meel kasta waay ka dhinteeen 🤭🫢🫢🤫
@dekahaji
@dekahaji 7 ай бұрын
Fathia gacalo. I love when she said hawluhu waa badanyihin!!!😂
@Runtakudhimow
@Runtakudhimow 7 ай бұрын
Hadalba gam fathia adaa dhameeyay
@mohamoudabdalla9959
@mohamoudabdalla9959 7 ай бұрын
Fatxiya waan ku salaamayaa. I am a Big fan of yours. Product kaas baan u baahnaa, halkaan kala soo xidhiidhaa, Illinois baan jooga ma laga heli karaa.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 7 ай бұрын
+1 (206) 475-5475 Thanks gacalo. Tact this number
@user-br7hs8xs2e
@user-br7hs8xs2e 7 ай бұрын
Anigoo timahayga fiicanyihin baan waxan gatay saliida bidaarta ee hinda products, waxa igu dhacay kama sheegayn karo timihii kuwa adag ba kaso hoos baxay oo meel ayka socdaan la garanayn, saliidahaan loguma tali galin qof dhalinyaro oo timo fiican haysta waa dadka waa weyn ayka daateen ba logu talagalay, hada inan wada xiiro bay iga haysa..
@MrAmiira
@MrAmiira 7 ай бұрын
Wa in la isbaraaa aminaan majirto qoyaneey Ha iskuhaleenina duleste 😂😂😂
@deqashabel5094
@deqashabel5094 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ala fadhiya is very funny ❤❤❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 7 ай бұрын
Xbbti allah haku xafido warun waa ina layska baadho
@Fatuush-b2j
@Fatuush-b2j Ай бұрын
😂😂😂 wlhi waan raftay. Tacsidaa I dishay, EXACTLY what we do. Maxaad u fiirsatey Fatxiyaay. 😅😂😢
@burco7626
@burco7626 7 ай бұрын
Salaam, beautiful soul 💕 How can all 25 be that bad 😂😂😂😂😂😂😂😂
@funkyfeiz
@funkyfeiz 7 ай бұрын
They can be because her needs could be higher than the community genetic ability to conqour
@burco7626
@burco7626 7 ай бұрын
@@funkyfeiz 🤣🤣🤣I guess she needs to look elsewhere 😜
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Waa beenteed
@nimosuleiman
@nimosuleiman 7 ай бұрын
Xaaskaga wa inad saxeex ka wada hadii ab been sheegto waa xadhig
@hawaali2760
@hawaali2760 7 ай бұрын
fadxiya tani gabar maahee waa daadkii xaabaale saalaamaad kuli aafaad Alla dumarkii wey ceebeysay.
@dekahaji
@dekahaji 7 ай бұрын
Waxa nahay Bulsho dhan oo basar lahayn magaranayo si bulsho dhan oo bilaa nidaam ah loo badali karo 🤔
@saaraali9688
@saaraali9688 7 ай бұрын
i agree waan kuguraacay
@kariima646
@kariima646 7 ай бұрын
😂😂😂waa runted dumarka somaliyed qaarba sidaasa😅
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 7 ай бұрын
Salaama Fathia Waa in lawaydiiya majira nin soomaali ah ka dhaarankara inay gabar soomaaliyed abaal ugashay? gabar soomaaliyed oo nin soomaali ah uu abaal ku leeyahay ma jiro
@forexfit6121
@forexfit6121 7 ай бұрын
Wax abaal galo oo anaga eheen ma jiro malinta aan guursano xaliimo kuus ila geerida aan u biilno reer keeda marka noosheg waxa aad abaal u gashay anaga oo rabno inaa caruurta qaadano ayee Ku leedahay caruurtisa marabo adiga oo ceer Ku qaadanayo markaas ayaa Isla gar leedahay
@fathiafati2378
@fathiafati2378 7 ай бұрын
Qosol badana Ala farya funny 😂😂😂😂😂😂😂
@Nuurah951
@Nuurah951 7 ай бұрын
Faarax cali uraaye tag oo hasoo noqonina idin necbiyaa😂😂.
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 7 ай бұрын
Waaduli uruya😢intoda badan😮salan sare❤❤❤farxiya
@hudafuture1330
@hudafuture1330 7 ай бұрын
Halaluulya maan maqlay misa waa dhagahayga😂 any way Ala haku xifdiyo habo
@Ali34388
@Ali34388 7 ай бұрын
O Allah waxbaleskumaharin hadii hoostii laskacaayey maxishoodayaal Acudubilaah 😁
@khadraali8373
@khadraali8373 7 ай бұрын
Foolxumodiiisi buubakucaynaya gabdhaha ilmo madoow marabno Nimanka fooshaxun oodhan waxa guuursadaan gabdhah qurxan haday dhalan cunug asaga u eg wukucananta Somalida dhexdeda wallahi anaa arkay taas
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
Alle ceeb ha asturo bisinka
@susuali7893
@susuali7893 7 ай бұрын
You right sharciga halageeyo nimankaan
@nizahagio
@nizahagio 6 ай бұрын
😂😂Sunta Dulayste Ka Ilmaysiisay Macalimat Fatxiya Cabsiiye Guulayso❤😂
@Fatuush-b2j
@Fatuush-b2j Ай бұрын
Markasa hugunka, markasaa la is dhaafayaa, markasaa sixni bariis iyo dango ah oo miiska hoostiisa lagu qariyey😂😂😂😂 my absolute favorite part, 10 jeer baan ku ceshaday intaas. Alla qosol weynaa, Fatxiya, you're so fuuny wlhi
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 7 ай бұрын
Xishoodkii mee???? Waad ka sii dartay
@Muxmux238
@Muxmux238 7 ай бұрын
Walahi you are so funny 😂😂
@user-ly1zc2vn5f
@user-ly1zc2vn5f 7 ай бұрын
Canada 🇨🇦 ma laga heli karaa walaalo
@Motorola-zb5ws
@Motorola-zb5ws 7 ай бұрын
Fathia duleyste lacag ma,heysto uu Kareem ku iibsado
@user-vk9pd7le9m
@user-vk9pd7le9m 7 ай бұрын
Qosolka miyad gada gaahhhh war ba kuyal maliin manta ahyn
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 7 ай бұрын
Fathiya Video laguu soo dirayo iska ilaali walaalo Arooskaas waa Liibaan alcadaala arooskiisi Isagu mar hore ayuu aroosay gabadha Marocan ah oo London ku guursaday.Dadkeenu way dhib badan yihiin dadka waxooda soo qataan bay meelahaas wareejiyaan.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 7 ай бұрын
The 1 hour video is on KZfaq and it certainly isn't in the U.K. Morocco ayuu ku guursaday.
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 ай бұрын
Farxiyo Cabsiye Huuno Markaan Anchor kiibaad Soodhigatay, War Bal Wax un lahar Afkaada Caano Laguqabaye, Haddii Meesha Cimri Jab uu Kadhacay?
@muna6298
@muna6298 7 ай бұрын
Kkkkk 😂😂😂😂 allow farhia hano wayin
@user-yn8wf6mh2h
@user-yn8wf6mh2h 7 ай бұрын
Farxiya yaa isqaawiyay
@user-tp7pp1ll6l
@user-tp7pp1ll6l 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alla beerka anti stress
@maryammoh3029
@maryammoh3029 7 ай бұрын
Poor baby🤣🤣🤣🤣🤣😂intaasbo waa niyad dhis
@bibi9800
@bibi9800 7 ай бұрын
Naagtu Xishood malaha subxanaAllah .
@subanjibriil3607
@subanjibriil3607 7 ай бұрын
😂😂😂 Adkatay qaali
@user-vi1tp6kz5t
@user-vi1tp6kz5t 7 ай бұрын
Waxanba kunacay qab darada
@fahmamahamed7181
@fahmamahamed7181 7 ай бұрын
True
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 7 ай бұрын
I think this young lady it's not telling the truth I don't think she slept 25 man😂 it must be a job is to do with this poorly things going on in social media about Moroccan girls and biriq
@bellaqaali685
@bellaqaali685 7 ай бұрын
😂😂😂istaqfurullaah habo macan waa naga qoslisay walahi igu tuf aan kugu tufee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimosuleiman
@nimosuleiman 7 ай бұрын
Gabdhaha marocanka ah waa uun dad chance laga faidaysanaya
@IlhanMohamed
@IlhanMohamed 7 ай бұрын
Habo you are so hilarious😂
@dahabo4381
@dahabo4381 7 ай бұрын
😂Wlhi san uqosleye waan ilmeye😂😂😂
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Sheekadan waa been lkn waa la samyey
@Motorola-zb5ws
@Motorola-zb5ws 7 ай бұрын
Jecliyaa fathia absie hal erey been ah ma, sheegto ima dhaafo live keeda
@suhur8794
@suhur8794 7 ай бұрын
Alle caqliga hakas koriyo hbo
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 ай бұрын
Bilaa ku dhagaysatay
@laylayare5405
@laylayare5405 7 ай бұрын
😂😂😂😂 habo ur so funny whenever I watch your videos I laugh so hard 😂😂
@user-xp2fv9xv9q
@user-xp2fv9xv9q 7 ай бұрын
Ardadaadey kamid tahay taasi😂
@saaraali9688
@saaraali9688 7 ай бұрын
hada marunbaa moodeen gabdhanyar inay 25 nin soo guursatay iyadaaba 30 jir u ege gabadha yar intay views iyo halgu daawado islahayd bay is qaaawisay hada bal xijaabkan qoorta ugu duuban muxuu kamacnayahay haadan xishoonayn dee xijaabka iskatuura macnah xijaabka maba fahansana dadkani naagahan waa wayn gabdhihii yaryaraa way haleeyeen waxaasi hada mawax lagu qoslaa hada illahbaan idinkudhaashee allow na astur
@casalasal6466
@casalasal6466 7 ай бұрын
II WAS SHEEKADA NAAGAHA WAAWEYN EE WAX HALEYNAYAA XAGEY KU YAQAANEEN GABDHA SOCIAL MEDIA TELFONADODA ISKU SOODUUBAYA MALAHA WAA ADIGA KUWA WAX HALEEYA ILEYN ADAA IS OGE
@saaraali9688
@saaraali9688 7 ай бұрын
@@casalasal6466 hantaatac baadsooqortay baldib u akhri maxaan soo duubay gabdhee yar taleephonkeeda baan wax ku duubay marqaanka maa ku jaahwareershay xageesa kuxanuutay hoostiina iyo hoosta raga aadkasheekaynaysaan is kadaaya gabdhaha yaryarka ah hadhumin miyaa ku dhibtay hadaba waxaan ku iri mut biqaydika orod oodad laraadso waxaan kuusooqoray kuumicneeya ilayn cilmi iyo caqli aad wax kufahantid malihide
@TrentGamingYt
@TrentGamingYt 7 ай бұрын
Waar naagtan soomaliyey iska ilaaliya waxani ujeedo gaar ah ayey leedahay ururo gaalo ah ayeyn ushaqeysaa si hablaha soomaaliyeed jarka looga tuuro ragoodana looga dhigo cadow dadki intii wx garadka ahina way ogtahay dadka qaarna wa kuwa aan wax fahansaneyn oo caqliyadoodii la qabsaday alle swt wixii dhib faafinaya ha inaga qabto
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 7 ай бұрын
Cudurka aad la wareegayso iyo uskagagaaga in la sheego miyaad sidaa uga cadhoon?🤣
@TrentGamingYt
@TrentGamingYt 7 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel hhh ku fahaney fatxiyaayey car waa been dhe wanu ka war hyna adeer kor iyo hoosba😅🤣
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 7 ай бұрын
@@TrentGamingYt Yes, millions ayaan ku qaataa si aan Dulayste foolxumadiisa banaanka u keno. The whole world cares about Dulayste Dayace, Ma Dareeme Qootoqooto niicdiisa 🤣🤣🤣
@TrentGamingYt
@TrentGamingYt 7 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel hhh gaala dabo qoodhi utahaya islaan yar oo makhnuudad ah baa tahay millions ba jeda xata dube halgugu darro waxa tareysid maleh somalia kalay bal dhashiike waxaan ahayn kaga shaqeyn mayno hoyada iyo waxa la shaqeysid ba ana 4 jeer wasnee
@fartunfartun8152
@fartunfartun8152 7 ай бұрын
​@@TrentGamingYtmaquweystey kaleexo farxiyo waa xidig alle u sodirey dumarka 😢hhhhh orod qobeyso oo afka cadeyeyso aqas caleyg yahuuu uf war orod iga tag
@user-wx7mo3os4j
@user-wx7mo3os4j 6 ай бұрын
Buul shinbireed 😂😂😂😂😂😂
@aminahassan3604
@aminahassan3604 7 ай бұрын
My cousin you making laugh😂😂
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 7 ай бұрын
Wa beenteede nimanka somaliyed ayey ugu talagashay iney dhulka ku jiido
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 ай бұрын
Adigaaa waalan American luguu geryay walhti horee waxaad ka sheekaynaysaa qosol bug ah education wax ka dheekee😂
@user-vi1tp6kz5t
@user-vi1tp6kz5t 7 ай бұрын
Kkkkkk
@jasminfarah69
@jasminfarah69 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@MumtaaOmar-rg2gj
@MumtaaOmar-rg2gj 7 ай бұрын
😂😂
@user-vi1tp6kz5t
@user-vi1tp6kz5t 7 ай бұрын
Kkkkkkkk kusocda farax uraye
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 7 ай бұрын
We are going there.. no more Xalimo
@Nuurah951
@Nuurah951 7 ай бұрын
Illaahay baa na jecel oo inta xun ina dhaafinaya😂😂. Taga oo hasoo laabanina .
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Soy soy, sii soco oo hasoo noqon
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 ай бұрын
Bal maxay wajiga u qarsan weysay halmar bey wajigeeda qarxisay inaa Lillaah war dambe Social media uma yaabo faro ayaa ka yaallo khalaas she ended her career😂😂
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 7 ай бұрын
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 7 ай бұрын
Nin jaad cuna. Nadafad ma Laha. Stink
@gittiru9486
@gittiru9486 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂shawaaarkaa hooos ordaaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aliyah2154
@aliyah2154 7 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@letitrain34
@letitrain34 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farahabdi2205
@farahabdi2205 7 ай бұрын
😂😂😂Kkkkkkk
@mohamudcolaad7198
@mohamudcolaad7198 7 ай бұрын
Naa uff bakhaar miyaa tahay 20 nin ayaa i qanci bada isku tuur heee fool xumooy
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@billeabdi1061
@billeabdi1061 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@aminaomar6271
@aminaomar6271 7 ай бұрын
Aniga waxa aan qaba Somalida in laga qabto camerada wayo caan radiskan mar dhaw in la yirah isfuula aan dubne. Telefonkan baas oo ilaa iyo baadiyo la geeyay umada ha laga qabto. Sorry Somalida wadanki dagal, rag iyo dumar dagal, dadkii dagal, qabiiladi dagal. Waxa aan nahay no peace society. Illahay ha no naxariisto.
@Hana-gn9dm
@Hana-gn9dm 7 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 7 ай бұрын
Cheap lies
@somalilandpatriots2484
@somalilandpatriots2484 7 ай бұрын
😂😂😂
@Rose_83k
@Rose_83k 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 Ай бұрын
😂😂😂
MUNIIRA OO HOOYADEY SIXUN U CAAYSAY WAA TAN JAWAABTAADA
29:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 47 М.
Flim-kii Sir iyo Caad maxaa qaldan
18:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 326 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 3,7 МЛН
Goosha Isaaq & Qadan Qaran Oo Xabsiga Ka Jiiqle 😂
34:55
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4 М.
كيف نبني زواجاً مستقراً | د.جاسم محمد المطوع | 130
2:34:32
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 2,8 МЛН
DIVORCE PANDEMIC!! WHAT'S THE CAUSE?  - EP 17 || BITTER TRUTH SHOW
1:10:26
Ninka Ragga Ah Ee CAADIGA Ahi Kan, Isaga Xataa Dulayste Waa U Hanjebaya 🤔
28:07
MUSLIMIDII ODAYGAYGA
1:23:44
Naeema Brink
Рет қаралды 192 М.
Sheikh Umal Oo Ka Hadlay Khaniisnimada Qarsoon Iyo Cudurada 🤔
36:58
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 22 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН