31 M$ 2 SANO KHASAARAHA INA GAADHAY MAYDKODA YAAN LA IGA AASIN AADAN MADOBE & XASAN MUNAFAQ

  Рет қаралды 21,411

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

Ай бұрын

Пікірлер: 88
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Wa doqon an naxariis lahayn Hassan munaafaq ilahay umada haka qabto inshallah
@mademoisellesoso6375
@mademoisellesoso6375 Ай бұрын
Iislaantu waa profosorad caqli badan oo warsangali ah wana eedaday faaduma jibrel ducaale ❤
@ashasaid540
@ashasaid540 Ай бұрын
Eedo Faadumo jibriil waa harti waana Warsangeli ❤
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Ай бұрын
Islaantaasi waa Warsangeli waxaa layiraaha Faduma Jaamac Jibriil , waa xaaskii hore ee wasiir Gaashaandheg hore dawladdii Cabdullaahi Yousuf Axmed markey joogtey Jowhar iyo Baidhabo
@FuraatZamzam
@FuraatZamzam Ай бұрын
Asc A/Fataax Waxaa jirtay inay arrin tan la mid ah ay ka dhacday dagaalkii civil war ee Somalia. Nin MOORYAAN hawiye ah baa rabay inuu dilo Sheikh DAAROOD ah, wuu Abhiyey oo ha dilin buu yiri Aakhiro yaad Faras aan korin ama ku fuulin aad ii noqon. Wuxuu ugu jawaabay MOORYAANKII , waa hadaad boos ama meel aad iga korto iga hesho sababtoo ah inta aad dilay oo dhan baa boos iga heleeyn bal iska daa Adiga inaad boos aad kirto iga hesho
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dulmiga dhabarka Allaha ka jabiyo
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Xassan duufle gurgurte Iyo Aadan digsi labada tuug wle aakhiro cadaabkii Alle ayaa sugaya cimri Deg Deg Allah Ku rido dalka dhaafoyo
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 Ай бұрын
Dhabaq dhabaq hhhhhh
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
Walaalow cagmadhige Nin wanaagsan buu ahaaye Xassan munaafaq doqon ehalunaar Manexe ah
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Ай бұрын
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Abwaan Cab difaax Boodhari, Runtii Waa Barnaamij , Aad U Yaab Badan Oo Layaableh, Abwaan Cabdifaax Boodhari, Guuleyso Inshaallah Adeer 🇸🇴
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
Dowlada xasan Sheik xaata kama xishoodan hoyoyinka . Dulmiga loogeysanayo.❤❤❤
@lulaa1113
@lulaa1113 Ай бұрын
Meel ay ka qabsato heli mayso😅😅😅😅😅
@siyadabdirahmanarte4810
@siyadabdirahmanarte4810 Ай бұрын
Lacag meesha Kuma harin kkk meeshii wa xaaluf
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Cagmadhige hee haye iwad sheekada ana an dhageeste SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Ай бұрын
Masha allah my hbo faduma alaha haku xifdiyo alaha cadalada haso dedejiyo
@leeGedleh
@leeGedleh Ай бұрын
😂 perfect new name 😆
@MahamedHagar-zw1kq
@MahamedHagar-zw1kq Ай бұрын
Waa jaajuus
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g Ай бұрын
Ilahaw naga qabo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤❤❤❤ yaab acdubilh acdubilh xasan qasaro kkkkkk
@user-kn5jf4cn6y
@user-kn5jf4cn6y Ай бұрын
Kkkkkkkkk ina adeer nin laan dheere❤❤❤❤
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 Ай бұрын
Hassan Sh waa in maxkamad la soo taago waa khaynal wadan
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Xasan xoolo barako maleh
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Urusamsale. Iyo. Abohod bahawasan. Ayfu
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Ай бұрын
Subxaanallah cagmaadhigow cadaabti kaqayli bal waxaas oo lacagah ee umada soomaaliyeed u bahantahay he wasted ilaahay ha ku soo qaabto
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
Wallahi taasi been ma ahano oo halkaan baybo ila joogaan kuwo uu soo tahriibiyay italy 🇮🇹
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 Ай бұрын
Faadumo jibriil jamac weeye waa harti warsangeli
@user-ix8qx5ov5r
@user-ix8qx5ov5r Ай бұрын
Bodhariyow xisaabta nooxir
@mohamedhagyabdirisaq9061
@mohamedhagyabdirisaq9061 Ай бұрын
Diintu maxeey ka qabta qofka aniga ayaa wax maamulaa yiraahda ? Hassan inta uu tiisii dhaafay ayuu kudarsaday ilmihiisii iyo xigaalkiisa ayuu ku safay ...Qofkaas ayaa masuul lagu sheegaa .....Ilaahow ha nagu soo celin.
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m Ай бұрын
Xasan lacagtii uu qaranka ka dhscay ayuu ku dibirteeynay
@AliHassan-ho3xy
@AliHassan-ho3xy Ай бұрын
Walal ka samee safarka Hassan Sheikh barnaamij maqla iyo muqaal ah inta inta dal u u dhoofay 2 dii sanu ii ugu dambeysay
@user-pc4tc7sv5w
@user-pc4tc7sv5w Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 abdifataah maaashaalaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallajama6066
@abdallajama6066 Ай бұрын
Waa wax laga noxo nin Sheikh sheeganaya oo maal aanu lahayin laga soo saari layahaay. Waa madaxii sharci dejinta wana kaa agionta gurigoodii laga saari layahay.
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Ай бұрын
Lasoco inuu dad tahribinaya
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 Ай бұрын
Sanad kasta waxa kubaxay safarad bilaa faiidada ahaa 15$m iyo badh calaa sanad waana isku 31m$ cebay tacal allow xasan nadhaafi
@Ahmedisse77
@Ahmedisse77 Ай бұрын
😂😂😂😂aad iyo aad
@IstahilYusuf-gl5yc
@IstahilYusuf-gl5yc Ай бұрын
Kkkk bodhari
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
xasan moryan waa in maxkamad lah so sarah o aan logah harin xolah u kah dhacay umadah xasan moryan iyo villa family waa in aan lagah harin xolahah u dhacay
@foosk9260
@foosk9260 Ай бұрын
Safarada waxaa ka daran waxa uu wadanka kheyraadkiisa ku hayo oo uu iibinaayo wax walba mareykan wax la yiraahdo ma Jiran dad kalaa maamula
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@alisamatar1605
@alisamatar1605 Ай бұрын
Adeer islaantu waa warsangeli waa qof la yaqaano
@suadadude7926
@suadadude7926 Ай бұрын
Ma hartibaa😂😂😂
@saynabyusuf9445
@saynabyusuf9445 Ай бұрын
meeley ka qabsato heli meyso 😂😂😂😂😂 istaaqfurull allah 😂
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Ай бұрын
Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Xasan dhiiqo umada ilaahay hadhafiyo😔
@mohamedomar2844
@mohamedomar2844 Ай бұрын
Sxb islantu harti wana warsangeli her badhanmod ah sanaag bari fadumo jamac ducale
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 Ай бұрын
Maraykanku waa sahal ee sowka taga taraaray siga amakuraysega Iyo beeshinaka Norway markay isu imanayaan . Iska daa ninka shaari shaarigu waa safar badan yahay qof waliba waa og yahay.
@FuraatZamzam
@FuraatZamzam Ай бұрын
Asc
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
XASAN DHIIQO LACAGTA UU KU MEEL MARAYO WAA LACAGTII DALKA UU BANGIGA KA LEEXSADAY. XISAAB BAA LAGA SUGAYAA
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Soomaali. Madanbukaleyah. Waqka. Qayrmasuuka ah
@saeedfarah5186
@saeedfarah5186 Ай бұрын
Esaq weye
@alisamatar1605
@alisamatar1605 Ай бұрын
Adeer islaantu waa farsangeli waa qof la yaqaan
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Cag ma dhige waa naanees fiican socadka xasan diyaaro dheh
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 Ай бұрын
83 travels Hassan Diqo is air hostess
@ShireCadde
@ShireCadde Ай бұрын
QABRIGOODA QANIIS QODAAYO LABADOODA
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Ай бұрын
TV ga Norway ee sheega iney madax dal kale timid xitaa laguma sheegin imaatinka Gurguurte 😢 Qof isagu is bahdilaya bal yaa qiimeyn kara😮
@suleimanzain1429
@suleimanzain1429 Ай бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂☝🏿waxkale ma dheheni xasbiyah wanicmal wakiil
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk Ай бұрын
👷👷🏠...☺
@madinaainan3846
@madinaainan3846 Ай бұрын
France na wuu yimid
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
SCW SCW
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Ай бұрын
Cag madhige hadhihine xasan Gacan taagte dhe
@phprince5153
@phprince5153 Ай бұрын
War denied mass ka hadashid waa kii ayeeyadaa xoolihii ka dhacaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
xasan sheekh iyo kooxdisu way xaraashen qaranki wax iskaqatay waayen
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
XASAN TOXOBEY SOOMALIDA AMERIKA JOOGTII BANAANBAX HAKU SAMEEYAAN. HA LAGALA XISAABTAMO HANTIDA DALKA😡
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 Ай бұрын
HASSAN PILOT 👨🏾‍✈️🧳✈️😅
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Ай бұрын
Xasan munaafaq. Aden mdoobw Black
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
War maxay cidaan la ooyaan cabaadkii waa ka dhamaaday habeen iyo maalin
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Ай бұрын
War hassan naftiisa buu villa somaliya uga baqayaa oo mafadhin karo alxaqiqa
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 Ай бұрын
Qofki dadkis qimeen waye maxey tahay sharfta oo kasugeysid ino bananka ka ga keno
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan Ай бұрын
Israelna ku dar iyana marbuu tagay
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Ай бұрын
Hakh !!! Xasan 🫣🫣🫣🫣🫣 Magacyo badanaa ma makulaal baa
@AyalaAstaan
@AyalaAstaan Ай бұрын
Mr boodhari, miyadab garaneyn mamada fadumo jibril laguna naynaso cartwheel, highly educated, won UN HUMANITARIAN NOBLE PRIZE, PHD HOLDER SHE ALSO HAS 50 YEARS OF HUMAN DEVELOPMENT PROGRAMES.
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec Ай бұрын
BOODHARIYOW, HADII AAD AMAKAAGTAY SIDAA SAAD KU AYAAN BADAN TAHAYE . OGOW WAXAY SOO WADATAA YAABLE. fahantay cidi kuu fasiri mayso
@AaminoCabdullah
@AaminoCabdullah Ай бұрын
She has a NOBAL PRICE FINISHED HER EARLY EDUCATION IN USA SHE IS FROM ELIT FAMILY Dr Fadumo J 😢
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Ar waa rogaakkk
@user-gy3qi6yl4r
@user-gy3qi6yl4r Ай бұрын
Kaaga darane hada diyaarad yuu u soo kiraystay oo meeshuu rabo uu ku tagayo
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Ma ogtahay madaxweynaha soomaaliya meeshuu booqasho ku tago in lays ku sheego in badeenu cidlo tahay oo wadan walbo uu iska saaran karo xasan shiikhna iibsha inta soo hartay rufiyaanka soomaaliya.
@yasminali5763
@yasminali5763 Ай бұрын
Xassan shiikh naagtiisa oo dhan waxaa haysa khadra xayd wuxuu meelahaas kasoo qaato ayuub ugeeyaa lacagtii maliyada soomaliyana ayada horay u siiqaday walee waxbaa haysta xassan shiikh khadra haday xanaaqdo waji Male 😂😂😂😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
XASAN TUUG DAL UU TEGEY UUSAN DHUL IYO GURYO KA DHISAN MAJIRO. GANACSIGANA KU DAR 😂. HANTI BOOB UGU IMO😂
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Ай бұрын
areey boodhariyoow xaad ka rabtaa oday xasaneey yaaya yaa ma diyaaradaa pilot ka tahay xaad u tirihee safadiisa
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Ай бұрын
Belo ku aragtay socdaal badnidaa war maxaad is mooday madaxweynaha soomaaliya oo iib u geeya gabadha soomaaliya la yiraahdo oo dhilo ah oo aduunka oo dhan laga yaqaano ma xasan shkiikh miyaad is mooday.
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Hassan culusow iyo haradigii USC waxay aaminsan yihiin maamulka moqdisho inay ayaga leeyihiin oo awoowgood bililiqo uu uga dhintay...walaahi abdifitahow waa kala war la dihiin adiga iyo haradigii USC waxay aaminsan yihiin in xoolahooda cunayaan adna lacag dowladeed ayaad ka hadlaysaa ayaguna waxay aaminsan yihiin moqdisho iyo waxa ku dhex jira inay ayagu leeyihiin....
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Munaafaq magac la isugu yeero ma aha
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
no money daarood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂no money
@amnoali8348
@amnoali8348 Ай бұрын
daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 Ай бұрын
Waxaa ladhahaa xasan dayuurad
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Waar. daag daaag Ah
17:49
Somali@Extra
Рет қаралды 15 М.
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 11 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН