No video

4 SKILLS XIRFADOOD AAD LOCKDOWN XILIGAN GURYAHA LA JOOGO BARANKARTID AAD KUU ANFICI DOONA

  Рет қаралды 20,432

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

#Horumarsamee
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 132
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Ha ilaawin inaad muuqaalka like ku taageerto. Ramadan Mubarak dhamaantiin.
@nimcocabdimaxamed7848
@nimcocabdimaxamed7848 4 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali mahadsanid
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 жыл бұрын
Walal gmailka ayan fatiin kugu so direy waxan rajaynaya inaad iso jawaabyid
@abshir_somalieee
@abshir_somalieee 4 жыл бұрын
Aad baan kuu daawada caaqil walahi masha Allah walal wax important ah ayaad ka hadasha waan kaga mahadcilinayaa qof walboo asxaabteyda ah na waxan Ku dhahaa ninkaa Ku xirmo wax baad ka faaideysaan
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal zakaria marwalba talooyinkaaga waan kahelaa wlhi inkastoo aanay weli iisuurta gelin Inaan bilaabo barnaamij lkn niyad ayaad noodhistay Walaalow couding sideey uqorantaa iisax
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966 4 жыл бұрын
Sakariye wll bal Waxd information yar iga siisa bitfund ,PayPal iyo earway Online hda wax ka ogthy.
@abdifatah_mustafa
@abdifatah_mustafa 4 жыл бұрын
4 skills to improve you income if you learn 1. Codding 2. Digital marketing 3. Quickbooks 4. Video editing And with their further explanations Thanks ustaad Zakaria 👍
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 3 жыл бұрын
Mansha Allah kitaabka quraanka waa 1aad
@waxiidjaamac9368
@waxiidjaamac9368 2 жыл бұрын
Masha Allah wlle midka koobad baa icajabiyy waqti intee dhan baan kubaran kara
@sayidcalicabdalla1656
@sayidcalicabdalla1656 4 жыл бұрын
Nio mashalh illahey haku dhaafo maskxdada wlhi howl ban hayy wan dhagesanyy hadlkaga waxan go’ansady inan kaso bxo howsha o an kaga mahdceliyo fikradan qurxdabadn iyo kuwi hore o ad inaso bandhigi jirty thank u sir thnk hadan nahy familka technologyda thnk u
@shuceybjeele6615
@shuceybjeele6615 4 жыл бұрын
msha allh wa arin aad uwanagsan lkin codding ga mel laga barto noma shegine xage laga partane thnks RAMADAN MUBARAK
@AB-880
@AB-880 4 жыл бұрын
Masha allah wll Haoruu soco. Nin in badan dadkiisa wax kusoo kordhiyay. Macalin Qiima Badan❤
@saeedhash7883
@saeedhash7883 4 жыл бұрын
Mahadsanidustaad sakariye
@zupeersaleebaan5351
@zupeersaleebaan5351 4 жыл бұрын
Mnzha aalh wll Alle hakaa Abaal mariyo
@abdurahmanwerar7047
@abdurahmanwerar7047 4 жыл бұрын
Mashallah, Mahadsanid walaaal. Waxbadan ayaad ifisay ilaahay hakaa Abaal mariyo, afartan mid laga tagi karo ma jiro, waa wada Muhiiim. And i am gonna start to learn all of them soon inshallah.
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 4 жыл бұрын
Waa boqortooyadii zakariye noolow wllo allaya cisak
@somalipoi2788
@somalipoi2788 4 жыл бұрын
Mahadsanid in badan wl tusaale ayaa utahay umada somaliyed guulayso marwalba horayna usoco 👏👏👏👏🙏🙏🙏
@alibarre7650
@alibarre7650 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mohamedabdirisak9093
@mohamedabdirisak9093 4 жыл бұрын
waan dhawnahay bro waxbadan ayaad ixasuusisay
@sahanmediaproduction3260
@sahanmediaproduction3260 4 жыл бұрын
Masha Allah xurmadle waxaan kaa faaiday waa wax aan maanta horumar ka sameeyay guul guul baan kuleeyahay
@cadeeya5211
@cadeeya5211 4 жыл бұрын
Nala wadaag
@xanafyare3333
@xanafyare3333 4 жыл бұрын
mashaAllah wl wa skills lobahanyahay oo muhiim ah mahadsanid..ramadan kareem.
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Zakariye Abdilaahi Ali
@shavezmahandsome1263
@shavezmahandsome1263 4 жыл бұрын
Aadaa u mahadsantahay walaalkeen
@haniabella5321
@haniabella5321 4 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak ilaahey haku dhawro oo hakuu sii siyaadi waxyaalaha aad jeceshahay oo ha kuu iftiimiyo wadaada yaa allaah yaa kareem
@issegelle9293
@issegelle9293 4 жыл бұрын
Thank ustaad aadan kaga mahadcelinena 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hasanshirre
@hasanshirre 4 жыл бұрын
mahadsanid ustaad sare sakriye allah haku sharfo.
@ridwaancabdicali2859
@ridwaancabdicali2859 4 жыл бұрын
Afartaba mid la tuuro maleh Zhp waanad mahadzan tahay Ganacziyada yaryar ayaan jeclaan Lahaa inaad nooso gudbiso zhp
@zamzamali8548
@zamzamali8548 4 жыл бұрын
ماشاء آلله zakariye baraarujiye Allahayow ku xifdi
@abdurrahmanaj5840
@abdurrahmanaj5840 4 жыл бұрын
Masha allah Zakariye waxan kaa codsan lahaa in aad nala wadaagtid vidoes ku saabsan sidii aan wax uga iibsan laheyn Website-yada sida ALIBABA, iyo kuwa lamidka ah anagoo joogno dalkii hooyo mahadsanid. Ramadan Kariim.
@Mohamed221k
@Mohamed221k 4 жыл бұрын
Sakariye waan ku salaa may sxb
@abublessings.1301
@abublessings.1301 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheir.
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 жыл бұрын
Masha allaah sxb sakariye guuleeso walaal.hor u socot wanaagsan.guul
@shaficiaxmed948
@shaficiaxmed948 4 жыл бұрын
mnshlh wll sakeriye abdillahi wn ka faiidney xogtaada wn baran haada inshlh mhdsnd in bdn alle aku barakeeyo hakuna sharfo hore u soco guulbn kuu rjynyaa if iyo aakhiroba
@qurxintanolosha9517
@qurxintanolosha9517 4 жыл бұрын
Channelka aan ujeclahay, mahadsanid ustaad zaki
@salmomaxamuud5337
@salmomaxamuud5337 4 жыл бұрын
mashallah
@ibrahimfure8751
@ibrahimfure8751 4 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi
@mohaabdi302
@mohaabdi302 4 жыл бұрын
Sxb mhdsanid waad dadaalaysaa
@cabdiqaniyuusuf2240
@cabdiqaniyuusuf2240 4 жыл бұрын
go forward pro
@asmamohamed8486
@asmamohamed8486 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllky jazakaAllah khayr
@burcasom8497
@burcasom8497 4 жыл бұрын
mncha allah walaaaal. waxa walal muuqal noogasoo samaysaa PRINT DEMAND sida looga ganacsado. thanks
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966
@abdi-risaakmahmoudqalinle4966 4 жыл бұрын
Manzha Allah, mhdznd wll Sakariye Ramadan Mubarak
@greenkhadra9765
@greenkhadra9765 4 жыл бұрын
Mahdsanthy Quraan aan ku dadaalno
@abdijibaaraj8247
@abdijibaaraj8247 4 жыл бұрын
Allah Ku xifdiyo waaa skills qof waliba ubaahan in uu wax kabarto , horman ifaayo ku rajeynaa bro
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 4 жыл бұрын
Zakariye wll muuqal nooga soo samee suuq gaynta iyo hababka alaabtada u suuq gaynta kro mhdsanid wll
@mohamedkosar6923
@mohamedkosar6923 4 жыл бұрын
Uataad thnks kheyr alle haku siyo
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 жыл бұрын
Maasha allaah wlky ramadaan mubaarak.ilaahay haku xifdiyo
@mohametharawaati4230
@mohametharawaati4230 4 жыл бұрын
Marka wan ku salaameY walal ustaad sakeriye waxaan jeclaaanlaHaa Sida online looga shaqaysto sida ali baba acount looga furan lahaa
@engabdirashidhassan
@engabdirashidhassan 4 жыл бұрын
Maansha allah sxb Sakariye khayar alle haku siiyo
@ikhlaasaragsan5685
@ikhlaasaragsan5685 4 жыл бұрын
waad ku mahadsantahay sidaaad noogu soo gudbiso wax kasta oo nafci leh walaal qaali
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 жыл бұрын
Thanks bro for everything
@idilguleid4853
@idilguleid4853 4 жыл бұрын
Keep going brother 👏👏👏
@abdazzally539
@abdazzally539 4 жыл бұрын
Mazuul halkee kala so xirira
@wardaabdirisakfarah5489
@wardaabdirisakfarah5489 4 жыл бұрын
Masha alaah hore usoco wll
@mustafeabdi6752
@mustafeabdi6752 4 жыл бұрын
Mahdsanid walal🙏
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 4 жыл бұрын
Ramadan mubarag wllkay nolow
@cabdiqaniyuusuf2240
@cabdiqaniyuusuf2240 4 жыл бұрын
aaamin aaamin aaamin
@waheliye44
@waheliye44 4 жыл бұрын
Keep going Bro from Cardiff
@muusemohmed4756
@muusemohmed4756 4 жыл бұрын
alle haku dhawro wll qaali nagu ah Miisaanka xasanaadka alle hakuu saaro adiguna ikhlaaska kudedaal
@faisalbeder1807
@faisalbeder1807 4 жыл бұрын
Alaha haku xifdiyo wll zakariye
@user-zo5cx8jg5r
@user-zo5cx8jg5r 4 жыл бұрын
Hadi aan heli karo sax zakariye 1M oo sabscribe ayaan ku siin laha walahi been maha waan tageera noo soo biiri videogada
@nimanahmed8465
@nimanahmed8465 4 жыл бұрын
machallah Ramadan moubarak my brother and thanks you very much
@albazaricadde196
@albazaricadde196 4 жыл бұрын
jazakallah
@NuurXasan-iz1xu
@NuurXasan-iz1xu 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal mcn
@khalidjaceyloow2870
@khalidjaceyloow2870 4 жыл бұрын
Adbaad umahadsantahay wall
@ibrahimalijimale5795
@ibrahimalijimale5795 4 жыл бұрын
mhd snd wll hormar baad noo rajeeneesaa adigan hormar wacan
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Masha allh ustad alla ku xafido 👏
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 4 жыл бұрын
Wan ku cusubahy chanelkaga somalida luxanbourg lkn dHab ahanti MacHallaH pro wax fican ayad kentay keep going
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
Bro quickbook online waa isticmaala aad ayuu muhiim uyahay
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
Number 1
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Well done 👍
@ikhtmm
@ikhtmm 4 жыл бұрын
number1 maxay kutartay? video wax kabaro
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 4 жыл бұрын
fahad Waxan ahay tagerayash channel kan markaan waxan kufaraxsanay inan cina iga horeynin 👏🏼👏🏼👏🏼 Wanan kafaiidaystaa marwalba
@dhisemedia8367
@dhisemedia8367 4 жыл бұрын
masha allah sakariye zxp
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid sxb💓
@dhisemedia8367
@dhisemedia8367 4 жыл бұрын
isaara xaxiibayaal suscribe
@calijapoi717
@calijapoi717 4 жыл бұрын
Respect🙏
@shiinepoi7927
@shiinepoi7927 4 жыл бұрын
Zakirye ustaad mahasanid In badn wax wan ka faaidey balse Hadeer waxan rabey online business Oo macquul ah adigoo gudaha Somali jooga lagu shqeysan karo
@sakariyemaxamed8941
@sakariyemaxamed8941 4 жыл бұрын
Like tu Sakariyoow Waxay kuu maraysay 999 waan ku soo cararayoo waan like gareeyay 1 k
@maryanmagaalo4258
@maryanmagaalo4258 4 жыл бұрын
Zakariya wlll videoyadada waan jeclahay wlll facebook masoo gashan karaa adoo raali ah wlll
@libaaxshow8615
@libaaxshow8615 4 жыл бұрын
Walaalahey icaawi kun subscrib ayaan labo sano raadinoyaa wall icaawiya alle ha ku xifdiyo wall
@nimcocabdimaxamed7848
@nimcocabdimaxamed7848 4 жыл бұрын
Hye
@libaaxshow8615
@libaaxshow8615 4 жыл бұрын
@@nimcocabdimaxamed7848 mahadsanid wall alle ha ku xifdiyo
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 жыл бұрын
WALAALAHA IS JECEL
@mohameddahir9227
@mohameddahir9227 4 жыл бұрын
RAMADAAN KAREEM
@malikepdi
@malikepdi 3 жыл бұрын
Aniga waxan dawa nayaa Ramadan oo 4mlin inga dhiman tahay
@Ikram252-u3u
@Ikram252-u3u 4 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalo
@ukhtifariha3304
@ukhtifariha3304 4 жыл бұрын
Liked
@claahicali8291
@claahicali8291 4 жыл бұрын
Mahad alle Software Engineering waa kulliyada aan hadda barto
@badarnuur9730
@badarnuur9730 4 жыл бұрын
Keep going
@musharafofficial560
@musharafofficial560 4 жыл бұрын
Zaxip sakariye waxan donaya inaad xirfado badan oo ganacsi soo geliso mahadsannid
@muqtarsomali984
@muqtarsomali984 4 жыл бұрын
Masuul aan in badan ka faa iidey
@islaw940
@islaw940 4 жыл бұрын
computer science baan bartay alxm
@somalicomedychannel8344
@somalicomedychannel8344 4 жыл бұрын
M.a
@ahmednur8148
@ahmednur8148 4 жыл бұрын
courses kaas halkee ka heli karaaa
@kalidabdi3292
@kalidabdi3292 4 жыл бұрын
Asc wll Ramadaan Kareem ALLE ha ku xafido sida aad noola dadaalayso oo aad wax walba noola jeceshahay ALLENA hamigeena ha inoo rumeeyo wll waxaan kaa cod sanayaa inad video khaasa nooga soo samayso mawduuc ka hadlaya "Coding" aad ayaad u mahadsan tahay.😊
@ahmednoormagabade1339
@ahmednoormagabade1339 4 жыл бұрын
Walale waa mahadsantahay ee waxaad nagu caawisaa skill ka uhoreeya qoraalkiisa Mahadsanid ustaad
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 4 жыл бұрын
ahmednoor Magabade walal Coding skills ba ladhaha
@ahmednoormagabade1339
@ahmednoormagabade1339 4 жыл бұрын
@@libaaneonline4046 mahadsanid masuul
@Maankoriye
@Maankoriye 4 жыл бұрын
Software noocma walal editing kaga isticmasha ado mahadsan
@mohamedhappy8629
@mohamedhappy8629 4 жыл бұрын
Zhp quickbook waxaa kamida apk hayl
@saakasii1349
@saakasii1349 4 жыл бұрын
Xaqiiq aniga ayaa wax ka barta zoom wana waxa xiligan guryaha lagu jiro la isticmaalo oo weliba aad gallsskagii ama faslkagi ad si toosa u fadhisan karto adoo isticmalaya zoom
@ameinahmet365
@ameinahmet365 4 жыл бұрын
Mel aan codingka kaparano mahysa .....mhdsanid
@goodhealthygoodhealthy8213
@goodhealthygoodhealthy8213 4 жыл бұрын
Asc Zakariye Abdullahi Ali walaal waxaan rabaa inaan Ganacsi aan rabo inaan bilaa inaan talo kaa weeydiiyo hadii ALLE idmo marke adoo mahadsan whatsapp number aan kala soo xariiro ma isii kartaa ? ama Massenger ka ayan kaa soo wacay ee i qabo Mahadsanid walaal
@asiyaabbidigale1145
@asiyaabbidigale1145 4 жыл бұрын
Iam the first to day
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Bravo ha ilaawin like inaad saarto muuqaalko
@ikhtmm
@ikhtmm 4 жыл бұрын
I'm first Maxey kutartay?
@asiyaabbidigale1145
@asiyaabbidigale1145 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wan saray inbti brogramadana meel sifican loga barto I tilmam de yòutebka siba digital marketing iyo vedio editing
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 4 жыл бұрын
@@asiyaabbidigale1145 asiya wll reer burco miyaa tahay ama reer oog reer cabdi digaale waxbaan wadaagnaaye hadaad kuwaas tahay
@aweisahmedsabria4862
@aweisahmedsabria4862 4 жыл бұрын
Asc sxb sakariye wku salaamay waxaa kuweydiin talo oo ah waxaa igu caawiso figrad waxaa ahay arday jamacadeed fursadihiisa waqtiga aad u yar yiihin Waxana rabaa in aan figrad aan meelwalbo iyo meelwalbo ugu shaqeysan karo yacni lacagta aan heystane waa $1000 haba maxaa igula talin laheed in aan figrad ugu haboon oo waqti yar igu qaadaneyso si aan ushaqeysto waqtiga aan helo karo hdii aan ku sheygo waa 4:00__9:00 oo habiinimo mahasanid
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Wllo wad mahdsantay se waxan qaba su aaal markaad nooso gudbiso wax faaido no leh adaa nagaga yara fara dhuubane noona raaci websites aanu ka baran karno waaayo wax jirta dalkii meelo aan lagu baran waxyaabaha qaar ama aan advanced ahayn sido ama qovku ma awoodo lacg se wuu jecwlyay ka mudho dhalinta shay aanu awood dhaqaale u lahayn marka websiteyo free ah no soo ururi
@hoygaciyaraha
@hoygaciyaraha 4 жыл бұрын
Sxbow wxan ku noolahy qurbaha qasatan yurub xoogaha lacag heesta wxan ku qabsadana maba aqaan boqol jeer waan u fikiray wxna waa isoobixi Wayeen igala tali wxan ku magalgashan Karo 15kun dollar mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Walal muuqaalka kala bax fikrado aad Lacagtaada kaga ganacsan karto kzfaq.info/get/bejne/f5Ona86C1NGYmKc.html
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 4 жыл бұрын
Sxp waxaankugula talinlahaa inaad dropshiping ka ku eegto lacag badana kaagama baxaso waana easy hadaad dadaal badan samayso luuqadana englishkana xooga kataqano wa gelikartaa
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 жыл бұрын
Walal fariimaha gmailka lagugu so diro kama so jawaab tid pls iso jawab
@malikdevops1519
@malikdevops1519 4 жыл бұрын
Asc asxaabta qiimaha leh waxan rabaa inaan kuu shego in quickbook aan bilaabayo fadlan igu soo biiir subscribe na igu caawi hadii aad Quickbook daneeneyso ila soo xiriir thanks
@abdikhaliqrageh4797
@abdikhaliqrageh4797 4 жыл бұрын
Masha Allah waa fikrado fcn Sido kale la shaqayso shirkada caalamiga ee Forever Living Product waa shirkad maraykana wixii faahfaahina igala soo xidhiidh +251924142145
@kawsaradan
@kawsaradan 4 жыл бұрын
Asc wllo masha Allah thanks sharing information and opportunities but as much as we like your videos I am dissapointed that we can't contact for support when needed I have tried to contact you few times through email, Instagram but without any success unfortunately . we appreciate if you leave a number to be contacted.
@Mohamedabdikadir24
@Mohamedabdikadir24 4 жыл бұрын
Subscribe saar linkiga hoose kudhufo wall 🙏👇👇 youtu.be/zdOhy
QAABKA LOO FURTO JIKO GANACSI IYO ONLINE FOOD DELIVERY
11:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
3 QAAB INTERNET - ONLINE KA UGA SHAQAYSO
11:49
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 14 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,2 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.
4 KOORSO OO SHAQO BADAN LEH CASHARO MUHIIM AH
11:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 103 М.
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 82 М.
IELTs SHAHAADO WAXBARASHO IYO DHOOFKABA AAD U MUHIIM
12:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 27 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
كيف نبني علاقات صحية؟ | بدون ورق 91 | أسامة الجامع
1:28:34
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 445 М.
GANACSI CASRI AH RANJIYAYNTA IYO QURXINTA GURYAHA
11:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 14 МЛН