"40 sano waxan isku haystay in aan ahay Ogaadeen haddase waxan ogaaday in aan ahay Isaaq ah" Qiso

  Рет қаралды 36,135

KF Media TV

KF Media TV

28 күн бұрын

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 222
@maxamedceynasheceynashe5156
@maxamedceynasheceynashe5156 24 күн бұрын
Ax Ax Ax runti Waa qiso xanuun badan rabii waxaan kaga baryaya in qalbika kuu qaboojiyo dhibda aad dareemeysana rabii kaa tulqaato
@adoontiialle1602
@adoontiialle1602 24 күн бұрын
Adigoo qurux badan ayaad halkaa soo fadhiisan doontaa insha allaah
@FatxihassanXaashi
@FatxihassanXaashi 26 күн бұрын
nin raga wixii ka oysiiyeyye wax yar maaha
@user-xp7gg4wx4q
@user-xp7gg4wx4q Күн бұрын
Ax ax ax ax 😭😭😭 wlhi Waa sheeko qiiro leh alle haku bogo dhayo aabo 😭😢
@MaankaMaanta
@MaankaMaanta 25 күн бұрын
Ha ooyin inader qaali ax ax nin Isaaqa oo laandheera oo sandaladii ciidagale ah ayad tahay gabadhheena quruxda badan aya ku jooga waanu ku dhisi oo waad dhaqmi insha allah.. From Arab
@NimcoFf
@NimcoFf 25 күн бұрын
Wlhi ilaahaybaa ka dhigay isaaq alxm ha yidhaahdo kun jer
@haykalqiiro5192
@haykalqiiro5192 25 күн бұрын
​@@NimcoFfintuu Qaran kayimid buu qabiil usolaabtay😂
@NimcoFf
@NimcoFf 25 күн бұрын
@@haykalqiiro5192 qaranku waa kee se qabiil kee ah
@saciid_iid
@saciid_iid 23 күн бұрын
Intuu adoon kayimi ayuu illaahay xor kadhigay​@@haykalqiiro5192
@AsuumHossain
@AsuumHossain 19 күн бұрын
​@@haykalqiiro5192 haduu qarankiisi yimi wiixii ethiopian bay ahaayene😂
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 8 күн бұрын
Alaah Haku caafiyo ee samir wall waa imtixaan Allah wuu ku eegayaa
@maxamedcarabCilmi
@maxamedcarabCilmi 25 күн бұрын
Ax waar dadkii ree Sheekh Isxaaq ahaa ee qalbiga furnaa e gacantoodu furneeyd waxn leeyahy ninka aaan ukacno o gabadh ina adeertii ha idhisno
@somtutoring7417
@somtutoring7417 21 күн бұрын
Illahy reerkaga dib hakuu gu soo celiyo wlo cafimad qabna Alle haku siiyo wlo
@Degaliah
@Degaliah 24 күн бұрын
Ilaahagaa u Mahad naq nin isaaqa oo laandhera ah ❤❤❤
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 26 күн бұрын
Alle culayska haka dulqaado wixii wanaage uu donayana alle ha la kulmiyo😢
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 23 күн бұрын
Ha iloobin qooska ogaadeyn wll ka dhigo
@RumanKorme-r1b
@RumanKorme-r1b 19 күн бұрын
Wallaahi waan ooyay ax ax jeel ogaadeen iyo ehelkisa uunahaysanin baa isugu darsamy 😭😭😭😭😭😭
@haboondeeqa-ln6xc
@haboondeeqa-ln6xc 2 күн бұрын
Alla ninkaan qalbiguu i xanuujiyey Ilahow qalbiga u qabooji muxu xanuun iyo urugo arkay Alla naagta ninka durufta uga faidaysatey xumaydaa oo qalbi adkaydaa 😢😢
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 25 күн бұрын
Waa nin rijaal ah oo ooyay wax yar ma ah.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 24 күн бұрын
It’s painful….Somali qabiil ba caalamka ka reebay, Naagtas ninkan way dishay.cafimad Allaha ku siiyo wax ka qeyr badan Allaha kugu badalo aamiin
@abdiaziz1234
@abdiaziz1234 25 күн бұрын
Ninkqn isagoo caqabad adag kasoo gudbay buu midkle lakulmay ,waa xaalad adag wlhi
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 21 күн бұрын
Allah ha u gargaaro wll Abdirisaq
@user-nq5ev3vf5w
@user-nq5ev3vf5w 25 күн бұрын
Ha ooyin indr isaaqoo idil baa ku aktaagan e
@AxmedCali-q5r
@AxmedCali-q5r 19 сағат бұрын
Qalad buu galay wariyuu gabadhaa aad u dhaxaday buu yidhi
@zamzammohamed9543
@zamzammohamed9543 25 күн бұрын
Illahay haka dulqaado dhibka🥹🥹
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 8 күн бұрын
Axaaax waaa qisooo xanuun badan wayaha aduuuuunka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 26 күн бұрын
Wlhi dad badan oo somali ah oo qabilka ay isku haystaan aan ahyn baa jira
@gamaanyoofficial6025
@gamaanyoofficial6025 26 күн бұрын
Ninka raga ah waxa ka oysiiya wlhi wax yar maahan
@RumanKorme-r1b
@RumanKorme-r1b 19 күн бұрын
Wallaahi waan ooyay ax ax jeel ogaadeen iyo ehelkisa uunahaysanin baa isugu darsamy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@weriyekeyd9567
@weriyekeyd9567 19 күн бұрын
Ha ooyin inader calosha hana xanuujin alle haku garab galo
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd 23 күн бұрын
Ax ax ax ax walhii waa qiso xanuun badan illahay haa ku gargaro adeero aduunku waa wada itaxan wax walba waa laa kulmi illahay baa jira oo joga ilahay dhibtad soo martay farxad haa kugu badlo 😢😢😭😭
@ZamzamJama-rv7be
@ZamzamJama-rv7be 25 күн бұрын
Daad aad xuun ayaay ahayeen runtii Lakiin waad helisontaa Inankagaa i nsha.Allaah isdejii , Mantadaa ayaay Nololii iyo mustaqbalbaa🙏🙏🙏
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 23 күн бұрын
Waxaaa rabtid sheeg wax adiga kaaaxun majiraaaan Wasaq cuqdad lagu koriyey
@abdilaahiawil8202
@abdilaahiawil8202 18 күн бұрын
Indr ilaahay hakuu gargaaro inshaalh soomaliduna way ku garab istaagi
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 25 күн бұрын
ALLAH ha ku gargaaro
@user-kg6cx5mc8f
@user-kg6cx5mc8f 22 күн бұрын
Gabadhaad u dhaxday waxay markaa ? ! Ma gabadhaa nin ka u dhaxda mise ninkaa naagta u dhaxda suashu wa sidee😢
@Funny46229t
@Funny46229t 11 күн бұрын
Allah akbar walahi oyay😢😢😢
@Qofnaba.
@Qofnaba. 23 күн бұрын
Dhibaato ka wayn ma jirto adoo qof isku yaqana inaad noqoto qof kale oo anad aqoon. Taas waxa u raacay tacadi iyo dhibaato jidheed iyo mid maskaxeed ba loo gaystay. Allah cawad khayr qaba ha u furo walaalken dadkena wana la waraysane dhibaato iyo xalada adag baynu soo marna.
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 21 күн бұрын
Naag abaal maleh wa caanyo bilaa caqli ah
@CabduxakinMaxamud
@CabduxakinMaxamud 26 күн бұрын
Allah qalpiga hakuu qabojiyo raga dhibku waa dhaqaaye
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 26 күн бұрын
walahi balahi anigo yaar ayaan maqli jiray 25 sano kahor
@CiraabMaxamuud
@CiraabMaxamuud 26 күн бұрын
Maxaad maqli jirtay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 26 күн бұрын
@@CiraabMaxamuud Ogaadeen saxda ah wey yar yihiin ogadeen dadka la dagaa wxy ku qasban yihiin iney sheegtaan.
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 25 күн бұрын
Subxanallah Alle hakuu gargaaro wll oo dhibta hakaa qaado
@Beru700
@Beru700 25 күн бұрын
2024 ayaa la marayaa . Waa.arin fudud in qofka DNA laga qaado . Oo family 👪 DNA loo eedo . Ninka allah qalbiga ha u qaboojiyo. Waanu heli reerkooda
@user-cu5cx6qt6p
@user-cu5cx6qt6p 8 күн бұрын
Reerka uu helay
@adoontiialle1602
@adoontiialle1602 24 күн бұрын
Waleelkeen weeye waa wiil soomaali ah dhibaato aduunyo udhantahay aan isgarabtaagno
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 26 күн бұрын
War so dhawow walaal, Hasan iyo Hussain bad ka tirsantey. Anaga ku dhalney 😘
@HindaIsmaciil-lu6wl
@HindaIsmaciil-lu6wl 25 күн бұрын
Alle ha ku cafiyo wll
@Araweelo234
@Araweelo234 Күн бұрын
Qaybtii sadexaad Aaway 🙈
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 26 күн бұрын
Ilaahay hakuu gargaaro walaal isagaa awood lehe
@looyaan323
@looyaan323 25 күн бұрын
Allaha kuu gargaaro wll🤲
@BuuhroobleAfteeb
@BuuhroobleAfteeb 26 күн бұрын
alle hakuu gar gaaro aduun iyo aakhiraba 🤲
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 23 күн бұрын
Walaalkay rabi qalbiga ha kaaga tirtiro cafimaad iyo nolol kale oo ku iloowdo dhibtii ku soo martay Allaha kuu sahlo.
@FarhaanAliAbdi
@FarhaanAliAbdi 23 күн бұрын
Allah haku gar gaaro.walal
@Akram80083
@Akram80083 24 күн бұрын
Ilaah haku cafiyo wa arin culeskisa leh iyo ciil Raged
@zaamofficial1238
@zaamofficial1238 26 күн бұрын
Alle nolosha haku hagaajiyo wll aduunka iska dhib badane
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 25 күн бұрын
Ilaahay ha u gargaaro walaalkeen waa arin adag balse Ilaahay u sabir wll.
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 26 күн бұрын
Alle hakuu fududeeyo nolosha isbadalka kuguyeelatay walaalo
@Quickdeen_tube
@Quickdeen_tube 23 күн бұрын
Waan kaxumahay Samir Samir walal
@djiboutiplastic7121
@djiboutiplastic7121 14 күн бұрын
Waa gafxun.nagttane.samir.ilahay hagasiyo
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE 26 күн бұрын
Allah haku garab kalo aduunyo iyo akhiro allah haka dulqado kurbada amiin
@saidojama1170
@saidojama1170 17 күн бұрын
Anigaa ka kowaad ah walalo telkaaga soomaliyeed qaraankaaga qeeybaan ka qaadan doonaa InshaAllahu ee Allaha ku caafiyo walal Allaha kuu furo Albaabka rising Allahumma Ameen
@Hanad-Abdi
@Hanad-Abdi 23 күн бұрын
Ilahey culeyska io dhibta haka kor qaado umuurahada neh Allah ku sahlo caafimaad taam ah Allah ku siiyo sabirka io salaada kaalmeyso 😢
@MahamedMabrat
@MahamedMabrat 25 күн бұрын
Allah ha ku garab istaago Wlalken Abdi risaq Oo dhibato baden soo maray
@YacquubYama
@YacquubYama 26 күн бұрын
Allh ha kufudaydiyo wllo dhibkana hakaa dulqado dad guna bakuhelay Wana kuladaresanahy dhibka kuhelay
@adoontiialle1602
@adoontiialle1602 24 күн бұрын
Uguuriya ninka soomaaliyeey oo guurkiisa soomaaliyoo dhami haka qayb qaadato dhibadan ayuu soomaray.
@NasteexoSomalia
@NasteexoSomalia 26 күн бұрын
Ader alle haku gargaaro 😢
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 23 күн бұрын
Alle hakuu boogadhayo.
@ademzh
@ademzh 25 күн бұрын
May Allah be with you and heal your mind and body.
@ciisediriye7890
@ciisediriye7890 26 күн бұрын
Ilaahay dhibka hakaa qaado
@naimaahmed364
@naimaahmed364 2 күн бұрын
Alle nabsigaga haka so saaro wllo 😢
@MUHIADINMOHAMED-zj6or
@MUHIADINMOHAMED-zj6or 23 күн бұрын
I.A dhibatoyinka si fudud ayad uga gudbi Cafimadna illahy hkugu deeqo
@rodahassan929
@rodahassan929 26 күн бұрын
Allah ka baqa ninkan wixi kudhacay yuu idinku dhicine
@hooyomacaan9744
@hooyomacaan9744 24 күн бұрын
Miskiin allah haku garab galo ader wan ka xumahay waxa ku gadhay
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 25 күн бұрын
Allaah hakuu gargaaro. Cabdirizaaq ogaadeen magacaagu hada ha noqdo, lahjadana way iska saxmi muddo yar dabadeed oo lagaa garanmaayo ree hargeysa. Dadaal uun
@aminahassan1173
@aminahassan1173 26 күн бұрын
Illaahay culayskaa hakaa qaado adiga iyo inteeii dhibi haystaba illaahay haynaga qaado
@drkhayreyuusuf4371
@drkhayreyuusuf4371 25 күн бұрын
Alle ha kuu gargaaro dhibatadana hakaa dul qaaado
@awm221
@awm221 23 күн бұрын
Ilahayow caawi Amiin
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 24 күн бұрын
ogaadeenow ninkan magtiisii aan iska bixino sidani xaqmaahee.
@xaawoyacquub8860
@xaawoyacquub8860 20 күн бұрын
Yaa allah
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 25 күн бұрын
اللهم فرج كربته وابدل كربته فرحا يا رب العالمين
@UmoZaki
@UmoZaki 26 күн бұрын
Aduunka waa imtixaan alle hawa fududeeyo
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 21 күн бұрын
Waa imtixaan sabir ilahay ba ku hilinayo
@hoodoxasan774
@hoodoxasan774 25 күн бұрын
Alle culayska haka dul qaado
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 21 күн бұрын
Ilahay ha ku hiliyo
@sadiiqfaysal1223
@sadiiqfaysal1223 26 күн бұрын
Sxb ALLE ha ku garab Galo
@khadarabdi9490
@khadarabdi9490 13 күн бұрын
Walhi qiso cajiba waye
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 26 күн бұрын
Miskiin! Horta, ninkan odayga ahi ha la kulmo dhakhtar cilmu-nafsi ah. Midda kale, waxa aan soo jeedin lahaa in ay dadkiisu dibadda iyo wax u diraan si uu noloshiisa uga sii wato dhulkaa uu tacaddigu ku yar yahay. Dalka, Soomaalidu ka dayn maayaan nuxnux, afxumo hadday cid is qabtaan, iyo waxyaabo la hal maalaba. Markaa, dib-u-dejintaa uu sheegay ha loo sameeyo oo dibadahaa ha looga sameeyo. Caafimaad ahaan iyo nefis ahaan---labadaba--wuu ugu baahan yahay dibaddaa, weliba dal nafci dhaqaalena u yeelan kara, sida Maraykan iyo kuwa la midka ah. Ta kale, qoyskiisa iyo tolkiisan dambe iyo kuwiisii horeba xil ha iska wada saaraan samata-bixinta walaalkood.
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 20 күн бұрын
Ilaahay hakaa dulqaado
@diamoundluul5343
@diamoundluul5343 26 күн бұрын
Qisada noo soo dhamaystira
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 26 күн бұрын
Walee waa la ilmeeyay ilaahow adaa ciil tiri karee ciilka kareeb war hala dajiyo wiilka
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 26 күн бұрын
Ninkaa ubadkiisa haloo keeno
@FatxihassanXaashi
@FatxihassanXaashi 26 күн бұрын
wan ka xumay inaa lagu dhibaatey wallaal
@SharifIbrahim-zb9wr
@SharifIbrahim-zb9wr 23 күн бұрын
Allah kuboga dhaya
@mohamednur1696
@mohamednur1696 26 күн бұрын
NINKAN TRAUMA AYAA HAYSTA OO AH NOLOSHIISII HORE IYO TAN DANBE OO ISDIIDDAN,IN LAGEEYO AYUU U BAAHAN YAHAY OO UU DHAKHTAR CILMU NAFSIGA YAQAAN❤
@iidleosman6857
@iidleosman6857 14 күн бұрын
Ina ader hadan hy omar mxamud arintaz waa karaali galineyna
@Cabdirisaqdaacad
@Cabdirisaqdaacad 25 күн бұрын
Duco kal iyo laaba ika gudoon wll
@user-yy3iw5vz7d
@user-yy3iw5vz7d 15 күн бұрын
Sory 😢😢walkay allha kuu gargaaro waxaan tala ujeedinlaha ninkan raga uu noqday wa iney wax uqabtaan
@user-tc7kr5wf6p
@user-tc7kr5wf6p 16 күн бұрын
Xininyihii isaaqa wuu leeyahy walhy
@user-qt3nw7cc4g
@user-qt3nw7cc4g 26 күн бұрын
Ilhu biladen hanu anhos dhigin
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 24 күн бұрын
Isaqaaba ka fiican ogaadeenka waad nasiib wanaagsantahay
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 24 күн бұрын
Kkkk oo maxay uga fiicanyihiin illeen qabiil wada xun ama wada fiican ma jiree
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 26 күн бұрын
Ciidagale ow boodhari bad dayacdeen ninka garab qabta. 😢😢😢
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 26 күн бұрын
Bro elmi boodhari ma ciidagale miyo ahay hodan ayidana ma ciise muuse miya
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 26 күн бұрын
@@ahmedelmi2899 hodan habaryoonis muusecare xassan kayd walashii kawayn
@mohamednur1696
@mohamednur1696 26 күн бұрын
ADEER ALLAAH XIDHIIDHKIISA ADKAYSO OO ALLAAH KUMA KHADAARINAYEE U SABUR SUNNAYAASHA HABEENKII TUKO OO BADI, WALLAAHI ILAAHAY KU DAYICI MAAYEE ALLAAH ISKU XIDH OO WASWAASKA BAABKIISA ISKA XIDH CULIMADANA ARRINTAADA U🥬BANDHIGO TALADOODANA QAADO❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 24 күн бұрын
Waxad samaysaa inadeer cuqaashaada iyo odayaashada so kaxeeyso dabadeed inanta reerkooda halkan ha kala hadlaan beesha cumar maxamuud
@som758
@som758 14 күн бұрын
cilmi boodhari waaba sheeko la sameyy ee ma qof jiraa
@mahamudshukri3584
@mahamudshukri3584 18 күн бұрын
Marshall Allah walaahi waa qisa muruga badan lkn
@fartunmomarhassan3681
@fartunmomarhassan3681 23 күн бұрын
Ax ilaahey ha ku garab galo walaal qabiil waxba ma taree
@HaadiShugri
@HaadiShugri 24 күн бұрын
Wlhi ani baa oyayba isaga maxaa moda ilahy haku garab galo dhipka aad martayna khayr allha kugu badalo
@muminhagar5038
@muminhagar5038 22 күн бұрын
Gob Maaahin.Raga. guriga kugu xertay
@ahmedalimohamed5266
@ahmedalimohamed5266 22 күн бұрын
Ilaahay caafimaad deg dega ha siyo!!!
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 16 күн бұрын
Sxb wax kuuma awoodoo sahal kaygu waa maranyaha Waxaanse alaha aan sahalkiisu maran kaaga baryayaa inuu kuu buuxsho weel walba oo qalbiga kuu dajiyo Waxaan ugu baaqayaa beelwaynta maxamuud saleeman ka dan qashada ka daba taga dimiir xumada wiilashiinu gaysteen ninkaana gabar bucbuca ku sharafa isla gurigii lagu xirayna udajiya
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 22 МЛН
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
عسير: التاريخ غير المكتوب | بودكاست فنجان
3:43:37
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 10 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН