5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA

  Рет қаралды 70,249

Jama Dafac

Jama Dafac

4 жыл бұрын

5 hab ku saabsanyahay sidii aad u noqon lahayd qof dhaqaale ahaan isku filan oo si fiican u maamusha dakhliga soo gala.

Пікірлер: 89
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 жыл бұрын
Walahi waxaa moodaa inoo ani iga hadlaayo wax walba iquseeya ani waw lkn hada kadib kuma qarash gareenaayo lacagtayda wax maalaa yacni ah sida kacashaynta hotel iyo wixii lamid ah from muqdisho waa idin salaamay reer hargaysa
@abdirahmanmohamed216
@abdirahmanmohamed216 3 жыл бұрын
aad iyo aad baad umahadsantahay sida wanasgan aad noogu soo gudbisay waa arin muhim ah hadaan nahay somali inta badan waan iska soconaa lkn waa in la isla socdaa thanks again jamac
@moaliali454
@moaliali454 Жыл бұрын
Mansha Allah WA cashar muhiim..waxaan soo xasuustay markaa accountingka baran jiray, income statement/ profit and loss a/c, balance sheet iyo budgeting.. hadad guul rabto kharashkagu waa inuu Ka yaraadaa lacgta ku so gasho save gare 10% lacgta kuso gasha for a rainy day ama maalin xaladu jig kugu tahy ama maalgasho.😂
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 4 жыл бұрын
Wa loo baahanyahay channel ka hadlaya sida loo maamulo lacagta mahadsanid walaal hore u soco 😍👍
@farixaismacil4138
@farixaismacil4138 Жыл бұрын
Xabi
@sharmakeismaciil-nt3wh
@sharmakeismaciil-nt3wh Ай бұрын
Ustaad waad mahadsantahay aadba wax noo fahan siisay😮
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 15 күн бұрын
Mashallah wa kahelay arinkan lacagt
@dhallgobeeddhaayahauroon6533
@dhallgobeeddhaayahauroon6533 4 жыл бұрын
Masha Allah bro hore u soco shaqo fiican ayaad bilowdey Alle misanka xasanaadka ha kuugu daro
@MuuminAbdi-ud2qr
@MuuminAbdi-ud2qr 14 күн бұрын
Ma. 😊
@abdullahiahmedabdikarim2820
@abdullahiahmedabdikarim2820 4 жыл бұрын
Jama Ahmed Jama Go Forward.
@libanmohamed8343
@libanmohamed8343 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay sxb macluumaadka aad nala wadaagtay jazakallahu kheyran
@ayanahmed-mz1fk
@ayanahmed-mz1fk 9 ай бұрын
My only problem Thanks bro جزاك الله خير
@abbasmohamudabdi5896
@abbasmohamudabdi5896 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal waxbaan ka faaiday alaha nagu anfaco dhamaanteen
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Jaamacow barmaamijkan wuu na xiiso galiyay fadlan naga war hay oo ha yaraysan waliba culuumta la xidhiidha xisaabaadka iyo maamulkeeda mahadsanid wllo
@user-gl6qx6dn1w
@user-gl6qx6dn1w 8 ай бұрын
Masha alah sxb baarakallaahu
@aliahmedAbdi
@aliahmedAbdi Жыл бұрын
Thanks for that it is very important advice
@eidosman5154
@eidosman5154 4 жыл бұрын
masha Allah xaaji jamac axmed ismaciil
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 10 ай бұрын
Guul
@anisakarshe2120
@anisakarshe2120 4 жыл бұрын
Masha allah Edo hore usoco Jama
@mohamedaamiin1330
@mohamedaamiin1330 4 жыл бұрын
Aqoonyahan Jaamac dafac waad ku mahadsan tahay innaad barnaamijyadan nalla waddaagto, waxaad ka hadashay arrimo muhiim ah oo faa'iiddo innoo leh bulsho ahaan.
@yurubhasan453
@yurubhasan453 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal waa wax fiican dhaqaalaha in laga hadlo wan ka fa,iday
@yaasmiinmahamuud9869
@yaasmiinmahamuud9869 2 жыл бұрын
Very very useful thank u bro
@abdirahmanmohamed216
@abdirahmanmohamed216 3 жыл бұрын
mowduuc yadaan oo kale waa muhim waa in aad noo soo badisaa hadii ale idmo hore usoco inshalaah walala aad umahadsantahay
@AliMohamed-bu9sy
@AliMohamed-bu9sy 3 жыл бұрын
mahadsanid wll wax badan baa kaa faaidey
@nidaamudiin5474
@nidaamudiin5474 Жыл бұрын
maansha allaah waa wax aad loogubaahanyahay gaar ahaan aniga aad ayay ii anfacday
@AbdiQadarCabdullaahi-bj2yo
@AbdiQadarCabdullaahi-bj2yo Жыл бұрын
M.a ustad waad mahadsantahy
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Jasaakalahu khyraa ustaad
@user-gk7tk5po3n
@user-gk7tk5po3n 8 ай бұрын
M.a horay u soco ❤❤❤
@asalamsky3546
@asalamsky3546 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@wadnahatv6356
@wadnahatv6356 2 жыл бұрын
Mashallaah macalim qaaliyaaa alle yaa baarak
@roodacabdilahi5428
@roodacabdilahi5428 2 жыл бұрын
Masha allaah markasta waxaan sugaa wax soo hadha Imana surtax gasho
@being_abdirahman
@being_abdirahman 4 жыл бұрын
Helpfull, Thanks
@ramlaismael1804
@ramlaismael1804 3 жыл бұрын
shukran wall sababta aan cawa badhitanka u sameyay adiga ayan ka helay
@ibrahimAhmed-zq5hj
@ibrahimAhmed-zq5hj 3 жыл бұрын
Thank you so much bro 🙏
@user-nc7tm3ws3i
@user-nc7tm3ws3i 6 ай бұрын
Mnsha allh shugran.
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 3 жыл бұрын
Thanks brother
@foosdarleeg
@foosdarleeg 8 ай бұрын
Maasha allaah
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Hore u soco bro
@abdirahmanmahamud8316
@abdirahmanmahamud8316 3 жыл бұрын
Yaa ugu taajirsan Zxp qli
@user-gk7tk5po3n
@user-gk7tk5po3n 8 ай бұрын
Wll mabo heesto shaqo iyo lacagba ❤❤ alxamdu lilaah 😢
@ceeymazatee9337
@ceeymazatee9337 8 ай бұрын
Sxp daalla haa niyaad jabin wan kulaa miid ahay lkn waa dadalla
@faraxcabdi7268
@faraxcabdi7268 3 ай бұрын
Wa xaqiiq
@adnaan523ali2
@adnaan523ali2 8 ай бұрын
Aad ayaad umadsantahay garaad😊
@user-nb2bk5nb5z
@user-nb2bk5nb5z 5 ай бұрын
Masha allah
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 2 жыл бұрын
Arin igama maqned aya igu siyaadisay cilmiga ad baraty allaha ku barakeeyo wa inan ku dhaqaqaa hada
@mohamedrashid7117
@mohamedrashid7117 4 жыл бұрын
mahadsanid oday Jaamacoow, Jazaakallaahu Khayran. Waxaan Rajaynayaa in aad wax badan oo kale noo faaiidayn doontid.
@DheegIlyaas
@DheegIlyaas Ай бұрын
Thank you
@abdaleabdi2141
@abdaleabdi2141 2 жыл бұрын
Thanks Pro 🙏😍
@xamsecasaanyo7084
@xamsecasaanyo7084 4 жыл бұрын
Macalinka nolosha geeridu ha ku ilawdo macalin.
@saedhaeir6477
@saedhaeir6477 4 жыл бұрын
Keep going
@mohamedabdiomar7046
@mohamedabdiomar7046 3 жыл бұрын
Tnx U Bro
@abdirahmanahmedabdullahi
@abdirahmanahmedabdullahi 2 жыл бұрын
thanks wll
@muminbenzema7026
@muminbenzema7026 Жыл бұрын
Reality hada waxbdn xisabiyy musharkeya in.a ....🤯🤯🤚👊🏿
@abdifatahibraahim9775
@abdifatahibraahim9775 8 ай бұрын
Every problem is my self 😢
@IbrahimHussen-bz4uw
@IbrahimHussen-bz4uw 8 ай бұрын
Masha alh❤
@abdinaasirfarhaan468
@abdinaasirfarhaan468 3 жыл бұрын
GuuuuLayzoH wllll
@amiirreacts25
@amiirreacts25 10 ай бұрын
Zxp halkee kaa la soo xiriiraa
@S88mustaf
@S88mustaf Жыл бұрын
Sir waxaan qarash gareeyo ayaabadan maxaa xala
@suldancabdiraxman8751
@suldancabdiraxman8751 Ай бұрын
Noosoo Badi casharada lacagta
@mohamedalqaaid2437
@mohamedalqaaid2437 3 жыл бұрын
Kutubta naga caawin kara noo sheeg walaal sida lacagta loo maamulo
@puumihassan1732
@puumihassan1732 3 жыл бұрын
Adayg walaahi
@mursalsaalax8160
@mursalsaalax8160 Жыл бұрын
Madha allh
@abdikadirofficial9143
@abdikadirofficial9143 4 жыл бұрын
Pro
@MohamedAhmed-xf7nj
@MohamedAhmed-xf7nj 3 жыл бұрын
Khabiir sare aqoonyhn eebe noo diray si aan xallinino duruufahayaga nololeed
@abdishakuurahmed8852
@abdishakuurahmed8852 9 ай бұрын
Everybody needs to be financial literacy!
@hodanhimilo7072
@hodanhimilo7072 Жыл бұрын
@ Jama Dafac mahadsanid walaal maanta ayaan muuqaalkaaga daawaday waan ka helay.❤
@aymanhassan8787
@aymanhassan8787 4 жыл бұрын
👍
@aminyare9462
@aminyare9462 2 жыл бұрын
mrka hore aaan lacag yeeLanno mrkaaz aYn wxaas ka fikiri doonaaYeh 😅😅
@abdirahmaanturanazayir6054
@abdirahmaanturanazayir6054 3 жыл бұрын
Mahdanid
@marynaxmad927
@marynaxmad927 2 жыл бұрын
Mahadsnd
@xaajicali739
@xaajicali739 3 жыл бұрын
Bajad wan leeyahay
@zamafalecali6426
@zamafalecali6426 3 жыл бұрын
Aniga hada lacag ayaan rabaa
@hassanaden8703
@hassanaden8703 Жыл бұрын
M.a
@MohammedAK24
@MohammedAK24 3 жыл бұрын
𝙰𝚜𝚡𝚊𝚊𝚋𝚝𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚎𝚎𝚗𝚝𝚎𝚎𝚗 𝚊𝚊𝚗 𝚂𝚞𝚋𝚜𝚌𝚛𝚒𝚋𝚎 𝚞 𝚜𝚊𝚊𝚛𝚗𝚘 𝚆𝚊𝚕𝚊𝚊𝚕𝚔𝚎𝚎𝚗 𝙹𝚊𝚊𝚖𝚊𝚌 𝙼𝚊𝚑𝚊𝚍𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍👍
@hanaqueen7254
@hanaqueen7254 7 ай бұрын
Wax hagbad dhamo ma arag
@eidosman5154
@eidosman5154 Жыл бұрын
Yaa inoo urinaya hagbada kkk
@zamafalecali6426
@zamafalecali6426 3 жыл бұрын
$75 iigu ceeqa Wllo yaal
@cabdirisaaqmaxamuud9452
@cabdirisaaqmaxamuud9452 9 ай бұрын
3600 € bishii isoogasho 15 bisha 1 € maheesto
@axmadcarab5361
@axmadcarab5361 Жыл бұрын
Capital ka sidee loo maamulaa
@anwarkeey6864
@anwarkeey6864 3 жыл бұрын
lacg tayda meel ma dhiig karo
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray subscribe , sxb anigana ii saar thanks.
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 9 ай бұрын
Qaaraanka daruuri miya
@shamsadii
@shamsadii 7 ай бұрын
Hh maxd tidhi sxb qaadhanku duruur miyaa. Haa waa duruuri
@liibanxajimuse4491
@liibanxajimuse4491 2 жыл бұрын
Zxb side losameyaa
@liibanxajimuse4491
@liibanxajimuse4491 2 жыл бұрын
Lacaghaan side usameyaa iga jawab wll
@fadumoahmedmuse7412
@fadumoahmedmuse7412 Жыл бұрын
Thank you
@abdikadirofficial9143
@abdikadirofficial9143 4 жыл бұрын
Keep going
MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕
16:54
Ruumi Channel
Рет қаралды 26 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
SIDDA LOO ABUURO DHAQAALO JOOGTAA
11:20
BARAARUJIN
Рет қаралды 13 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 25 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Xal Aad Kaga Baxayso Faqriga Iyo Busaaradda || U.Hamse Habiib
16:33
Razeen Training Center
Рет қаралды 74 М.
sidee lacag loo kasbadaa.
10:55
BARAARUJIN
Рет қаралды 30 М.
Sidee Loo Sameeya Horumar Dhaqaale 💰 4 Qodob Oo Sir Ah !
7:48
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 28 М.
4 Qaab O Lacagta Loo Maamulo  | Sida Ugu Wanagsan Hantile
8:25
5 Talaabo Oo Aad Ku GAADHI KARTO Hadaf Kasta Oo Aad Leedahay
5:06
Wax Ka Barro
Рет қаралды 179 М.
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 70 М.