No video

5 Hal-abuur Ganacsi oo Laga Sameeyay Lacago Malaayiin Dollar ah | Siciid Boos

  Рет қаралды 30,638

Siciid Qaran

Siciid Qaran

Күн бұрын

Saaxiibayaal muuqaalkaan waxan ku sharaxayaa 5 Hal-abuur ganacsi oo aad bilaabi karto ama maal gashan karto oo runtii aad ka samayn karto dhaqaale badan inta ugu badana ma aha ganacsiyo lagu khasaaro in lagu faaiido mooye, hadii siday tahay looga faa'iidaysto daadaalna loogu bixiyo, waxan rajaynyaa inaad ka wada faa'iidaysan doontaan. Ilaahay Hamigeena aduun iyo kan aakhiraba ha inoo rumeeyo, Aaamiin.
0:00 Hordhac
1:42 Ganacsiga 1 - aad
3:53 Ganacsiga 2 - aad
5:20 Ganacsiga 3 - aad
7:46 Ganacsiga 4 - aad
9:44 - Ganacsiga 5 - aad

Пікірлер: 20
@SiciidQaran
@SiciidQaran 3 жыл бұрын
Mahadsanidin zxpyaal dhamaantiin. Aan kala faa'iidaysano inta awoodeena ah.
@dhaqan25hassan83
@dhaqan25hassan83 2 жыл бұрын
Sanad kadiba dawanaya video marka lasogligay lkn waa ku fa iday dawashadisa thanks wll
@beerlulaabdi1339
@beerlulaabdi1339 3 жыл бұрын
Run waaye boss kp going
@samiraboss3060
@samiraboss3060 3 жыл бұрын
Waxaad tahay nin hawl kara cod kara masha allh wll🥰🥰🌹
@cabdulaahixuseen4795
@cabdulaahixuseen4795 Жыл бұрын
Masha allah wa fikrado muhiima
@CanabahmedaliCanabahmed
@CanabahmedaliCanabahmed 9 ай бұрын
Mahsanid wll😊❤
@maymunhassan9746
@maymunhassan9746 3 жыл бұрын
Hore u soco zxp
@hassanmhd1570
@hassanmhd1570 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@ashqanhabib7745
@ashqanhabib7745 3 жыл бұрын
nice clip tnx sxp
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 жыл бұрын
Booz walhy legend baatahay❤❣❤❣
@SiciidQaran
@SiciidQaran 2 жыл бұрын
Mhdsanid wll
@samiraboss3060
@samiraboss3060 3 жыл бұрын
Hore u soco wll alle haku barakeeyo
@samiraboss3060
@samiraboss3060 3 жыл бұрын
Msha allh
@zjchannel5245
@zjchannel5245 3 жыл бұрын
Mansha allah guulayso abti mcne
@faadumafaarax4490
@faadumafaarax4490 2 жыл бұрын
Ma Sha AALaH WLLky ❣️❣️ ❣️💯💯👌👏🙏💗💗👍🙋
@farhiaahmett3844
@farhiaahmett3844 3 жыл бұрын
Masha Allah bro keep going 👏
@mohamedhajji5088
@mohamedhajji5088 2 жыл бұрын
Ani kolay cafimaadka ayaan ku jiraa oo faaiidadiisa arkaye wa ok taban jibaar ku dhawaad ayaad ka heli waxaad ku maal gashatay
@jaamacdeeq6241
@jaamacdeeq6241 10 ай бұрын
Adeegyada maalgalineed baa kuhaboonayd inaad tidhaahdo
@toodheofficial9894
@toodheofficial9894 2 жыл бұрын
Horay usoco sxb
@cabdikariimmaxamed6628
@cabdikariimmaxamed6628 2 жыл бұрын
You are on right😘
كشفت حقيقة تهريب العرب إلى أمريكا !
17:10
جهاد معنون - Jad Manon
Рет қаралды 400 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 4,7 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 47 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 16 МЛН
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Taqwa Media Borama
Рет қаралды 81 М.
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Warsame Bade
Рет қаралды 31 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 4,7 МЛН