5 Keenta qofku inuu isu arko inuusan waxba ahayn nolosha

  Рет қаралды 54,761

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 164
@Fartum__I
@Fartum__I Жыл бұрын
dhiri galiye nolasheyda my best teacher alah yax fadak nolasheyda waa badashay wax badan oo hadan malin ku dawanin nolasha baa iika qaldanta ilahow iika xifdi❤❤❤❤ alah dartisa kuu jeclahay
@abdirahmanahmediidaan6183
@abdirahmanahmediidaan6183 Жыл бұрын
Macalinkan oo kale ayaa lagu talagalay youtube ka xaqiiqdi alle haku barakeyo Waa bil ramadane wll Qofkaas oo kale ayaa ah wlalka nolosha guul iyo gobonimo lipaaaax😍
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
KZfaqrada ugu wanagsan inaad ka mid thy shaki kuma jirto keep going ❤❤❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
ujeedkaygu waa inaan qofba ha noqotee walaalahay wax ka bedelo noloshooda
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia Waanu kugarabtaaganahy wll
@fartunsheikhadan-ki6cb
@fartunsheikhadan-ki6cb Жыл бұрын
​@@ayuubaxmedmediaabwe intee kala soxirira Ina wax kula wadaga Rabaa please
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia wax badan bad ka badashay hubaal 😊
@kalsonchannel2712
@kalsonchannel2712 Жыл бұрын
Illh haku xafido wll ilatali masammeysaa
@MrHassan02
@MrHassan02 Жыл бұрын
Qofkan waxaadba mooda inuu dadka qalpigooda wax ka dhaxguuhaya fiirsaneyo mashallah ♥ keep going walaaal
@abdirahmanabdilaahi8174
@abdirahmanabdilaahi8174 Жыл бұрын
Jassakalah brother alle haku xafido akhiro io adunba inshlh ❤
@ahmedabdiali2263
@ahmedabdiali2263 Жыл бұрын
Best teacher in the world 🌎 ❤️ 💙
@sakariyeabdi7939
@sakariyeabdi7939 Жыл бұрын
Alla haku sharfo brother Waxa tahay Qofka kaliya een marka cajis dareemo een hawlahayga ka caajiso fadhiga iga kiciya ❤️✅️🙏 Thank you so much 🙏✅️👍
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Waa mahd zanu thy markaa ku brty wax pdn ka faiday jadwal sanadeedka adoo ka hadlaayo ayaa mar wxa soo qadaty 15 daqiqo malin ksta quranka aqru juz quraan mudo halsana isku dabaqy ilaa io hda alx isbadal io firaqu nafsi ahna wa dareemay thnk u 🙏🙏🌹
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
The teacher of life thanks ustaad ❤
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
Allaha kuhifdiyo ❤❤ ani ahaanteyda wax weyn Ayaad igagarabsisaa dhirintada ❤❤❤ allow kubarakeyo wallo 🥺🥺❤️‍🔥🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💋🙏
@haliimomaxmed-jm5ki
@haliimomaxmed-jm5ki Жыл бұрын
My teacher best motivation 😚
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj Жыл бұрын
Muqaladadi quruxda badnaa waan tabney aboweh ilahey darti ban ku jeclhy ilahey haku xifdiyo Ramadan mubarak🌙❤👋
@asadsuldaan5658
@asadsuldaan5658 Жыл бұрын
شكرآ استاذ أيوب
@apdiqaniahmedbulbul4548
@apdiqaniahmedbulbul4548 Жыл бұрын
right Teacher God bless you everywhere in you are🙏🖐️
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 Жыл бұрын
Walal Allah ku cizeeyo aduun iyo aakhiro, mahadsanid inbadan😊
@khadaraadanmaxamedkhadaraa3649
@khadaraadanmaxamedkhadaraa3649 Жыл бұрын
My best teacher lam support
@zamiitazimraan574
@zamiitazimraan574 Жыл бұрын
Mahadsanid teacher🙏 ramadan mubarak.❤
@AbdiazizMaxamed-cc6hl
@AbdiazizMaxamed-cc6hl Жыл бұрын
First person😘
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Mahadsanid teacher waxbadan baad iga caawisay Alaha ku cuzeeyo
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Thanks ayuub😊😊
@mabruukamaxamed8421
@mabruukamaxamed8421 Жыл бұрын
Dhirigaliye tusaala mudan mahdsanid teacher
@abbasabdimohemed2652
@abbasabdimohemed2652 Жыл бұрын
My teacher Alle ha.kusharfo Ramadan mubarik
@marwamoallim7492
@marwamoallim7492 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ my best teacher
@sackali1464
@sackali1464 Жыл бұрын
Ustaad baeyahan wad gabisay mashqul miad gashay
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Wll aduun hawshiisu ma yara Allaha noo sahlo
@faduminabdiraxman4028
@faduminabdiraxman4028 Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia abowe waxaa rabay talo plz Lanbarka rabaa Hoyo ahaya Lkn talo ubaahanahay
@nasteexo974
@nasteexo974 Жыл бұрын
Ayuub axmed qof qaaliya waxaan kuugu duceyay janda wl❤❤❤
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 Жыл бұрын
Dhiirigaliye sax ah waa kan had iyo jeer runtu ka hadla wlhi ❤ jazakalah
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
The First person in the social media
@kabtan_moh
@kabtan_moh Жыл бұрын
Thanks ayuub😊😊❤
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
Thnzk ustaad ❤❤❤
@fadumomaxamuud6443
@fadumomaxamuud6443 Жыл бұрын
My role model ayuub axmed mar walba wan dhagaystaa videoyadaada illaahay haku xifdiyo
@enamustafemahdi
@enamustafemahdi Жыл бұрын
Jazakalah khyr Wll inaa kula yara tashta rabaa xagen Kala xidhidha
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Жыл бұрын
Tnks dhiirigeliye
@rahiimobashiir9800
@rahiimobashiir9800 Жыл бұрын
Ramadaan lamida💯🙌 Best KZfaqr ilhay haku xiftiyo🥰 Wax badanaa kaa faiday wllhi 💯🥰 جزاك الله خيرا💯🥰
@shariffidowabukar7020
@shariffidowabukar7020 Жыл бұрын
Quraafaadkii oo qof ah naftan iska cabaadeysa qiyaali badanaa😅
@leeylohussen9047
@leeylohussen9047 Жыл бұрын
Ramadan mubarak ❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Ramadan mubarak ustaadkeena qaaligaa
@KOBCIDIINTA
@KOBCIDIINTA Жыл бұрын
Masha Allah wll
@zakariyeibrahiim-uf9hy
@zakariyeibrahiim-uf9hy Жыл бұрын
Thanks ustaad.
@zakariyeibrahiim-uf9hy
@zakariyeibrahiim-uf9hy Жыл бұрын
Su'aasha aan kuu sooqaray halmar ii fiiri. Ustaad
@alipelley142
@alipelley142 Жыл бұрын
Ayuu Axmed ❤
@abdirahmanananuug8306
@abdirahmanananuug8306 Жыл бұрын
Macalin inten kala soo hiriira ❤
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 Жыл бұрын
This video is influenced me special cases like to think others not your self thanks bro
@Maria-elv5
@Maria-elv5 Жыл бұрын
Ramadan kareem ☪️ dhamantiin
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah alle hagu barakeeyo wll
@bashir871
@bashir871 Жыл бұрын
Macalinka nolasha alle haku daayo wllo ayub ,intaa ramadaanta video editing ka hadaad casharo noga so samayne lahayde waan ka fa idaysan lahaynr
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Waad mahad santahay ustaad
@abdisalanhassan25
@abdisalanhassan25 Жыл бұрын
ramadan mubarik bro
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Waxad walal qaali ah alle hagu xfido aakhiro iyo aduunba ❤
@umalkahirahmed1202
@umalkahirahmed1202 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak sidokle ayuub❤
@saidibrahim9156
@saidibrahim9156 Жыл бұрын
Mahatsanid Ayub💝
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
❣️ my pro
@muhalnaclahi5177
@muhalnaclahi5177 Жыл бұрын
Thnks ayuub aniga sida aha lkn waxad tahye qof kaliye idhiiri galiya thnks👏❤
@liibanhasan5714
@liibanhasan5714 Жыл бұрын
Teacher guleyso 👌💪❤
@muxyodiincazka
@muxyodiincazka 11 ай бұрын
Jazaakalaah
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Ramadhan Mubarak
@hididiilochanel9856
@hididiilochanel9856 Жыл бұрын
Masha Allah
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak walkey
@saidabdidahir8550
@saidabdidahir8550 Жыл бұрын
Ramadaan kareem legend Ayuub boos weyn ba noogu jirtaa allah haku barakeeyo ❤
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 Жыл бұрын
Best mcalin❤
@AdanTiiri-wu3fv
@AdanTiiri-wu3fv Жыл бұрын
Masha alh ayubow wankutaageraa
@xamdixiis153
@xamdixiis153 Жыл бұрын
Masha allh wll allh ku sharfo
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Ramadan wanagsan ❤
@abdimajiidjirde
@abdimajiidjirde Жыл бұрын
ayuub anaa usuu horeeyay soo maaha❤❤
@BoqranAdam
@BoqranAdam Жыл бұрын
Wll qiimo bdn oo in bdn nolosheyda wax ka badalay ilaahey haku xafido
@daacadhassan7081
@daacadhassan7081 Жыл бұрын
Halyay ayuub axmad ❤ waad Naladadaashe Nabadqab uunku noolooow❤❤❤
@Alinoor-zm2hm
@Alinoor-zm2hm Жыл бұрын
Wabaa sidii atdhigoo anigaa iga hadlayooo mahadsaniid wlll ❤❤
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Жыл бұрын
Best movation 😊
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Allahumma baarik
@saabdilahi6949
@saabdilahi6949 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo ayuub talo ayaan kaa rabaa fadlan iga soo jawaab wllo khayr alle haku siiyee Wllo Intaan wax billabo ayaan si wadayn oo xiisuhu waa intaan u firfircoonahay shaygii kadibna shaygii oo waxbaa iga soo dhex galaya halkaasna waan ku joojinayaa ee maxaad igula talin lahayd wllo
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@kboficialmedia
@kboficialmedia Жыл бұрын
Allah ku xafiido wll waxad tahay dhirigeliye nolosheyda
@xamdicali5214
@xamdicali5214 Жыл бұрын
Wallahi WA runta aniga isku aragee tas I am single but Last three years I did very effort English I like successful Lkn I felt obstacle then I stopped
@abdiraxiinyuusuf5469
@abdiraxiinyuusuf5469 Жыл бұрын
Sxp muxuu faa ideyaa wll
@raxma2674
@raxma2674 Жыл бұрын
Mashalah 🥰🥰❤️
@raxmoclaahi9083
@raxmoclaahi9083 Жыл бұрын
Maasha allh
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Ayup wan ku salaamay wll❤❤
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 Жыл бұрын
Keep going bro
@NeimaNeima-ms6uq
@NeimaNeima-ms6uq Жыл бұрын
Masha alah
@umusuleym9441
@umusuleym9441 Жыл бұрын
Ayuub hbn wngsn
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
xalay ayaan duubay laakiin hadda waa ii maalin 12:53 PM habeen wanaagsan afur wanaagsan
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 Жыл бұрын
love love love
@shakoboy
@shakoboy Жыл бұрын
ayuuub ahmed waan ku SaLAMAY ramadan mubarak from sIland garahan gopolka raga ka soo salamaye wlllkow
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Жыл бұрын
me too😂
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Жыл бұрын
DhiirigeliyaHa nolosheyda 🙏🙋‍♂️🔥
@maxamadaaminfaaahin6765
@maxamadaaminfaaahin6765 Жыл бұрын
Lpx aad baad umahadsanthy ❤😊
@gureymohamed569
@gureymohamed569 Жыл бұрын
400k let's go guys
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc ramadan kariim
@naimahassan5891
@naimahassan5891 Жыл бұрын
Wll ayub
@xasanmaxamednuur-vd7qy
@xasanmaxamednuur-vd7qy Жыл бұрын
Sadugadho heer dadkujecel beer
@sacdiyoabukar-qd9pc
@sacdiyoabukar-qd9pc Жыл бұрын
M.a ❤😊
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Haku mashquulin inaad dadka barto waxad tahy is aamin addu Enjoy your time ⌚ 😊
@Barwaqo-fy9xg
@Barwaqo-fy9xg Жыл бұрын
Mnshllh
@umaymoumaymoduula3773
@umaymoumaymoduula3773 Жыл бұрын
Mahad sanid wllkey 😊❤
@zeinabdirie1674
@zeinabdirie1674 Жыл бұрын
dhiiragaliye😊
@sumayosusu-qj4xi
@sumayosusu-qj4xi Жыл бұрын
الذين صبروا وعلى ربهم يتوكلون.
@Ramlo275
@Ramlo275 Жыл бұрын
Walalaheyga isoduceeya plz culeys dareemaa muraad baan lee yahay inuu Alle iifududeeyo😢😭
@maryan7063
@maryan7063 Жыл бұрын
Ilhy waxad jeceshy Hadu qayr kugu jiro haku siiiyo
@mohaxiis1132
@mohaxiis1132 Жыл бұрын
LEGNED WAXAD TAHAY COUCH KAYGA FROM HARGEISA GULAYZO
@zakariyeibrahiim-uf9hy
@zakariyeibrahiim-uf9hy Жыл бұрын
Ustaad waxaan kaa codsanayaa inaad noo la wadaagto marka aan rabo inaan buug akhriyo meelaha ugu muhiimsan aan buugaasi kala soo bixi karo.
@messisfanatic2828
@messisfanatic2828 Жыл бұрын
bugta Englishka miyad kawadaa. Pdf oo free wankushegi kara hadey sas tahay
@aliahmedmaxamed204
@aliahmedmaxamed204 Жыл бұрын
Ok
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Dhiibkas anay ii haysata muudo badan wax kalsooni ah iskuma qabo illahay subxaana wataacala qurux buu isiiye ee dadka kale arkayan ana aan arkayn inshallah laakiin maalin ba madaxa kor uu qaadaya
@FaaizaAbshirMaxamed
@FaaizaAbshirMaxamed Жыл бұрын
Abaayo kalsooni daro aniga kasoo kabsaday waxaana kaga soo kabsadey baryada rabi iyo laailaaha ilalaah waan ku tasbiixsan jire hadane waan ka nabad qabaa adigane inuu rabi kaa dulqaado kuu rajeynaa ❤
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
@@FaaizaAbshirMaxamed aamiin Yaa raabi waa dadaalaya inshallah wll macan
@axlanadan2287
@axlanadan2287 Жыл бұрын
Waa sax tiisa daryeelaa mid kale ka fekaro
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 Жыл бұрын
Wllhi waa xaqiiq dad badan heysato arintaan
@abdulkadirmohamedmumin8805
@abdulkadirmohamedmumin8805 Жыл бұрын
✊🏽
@amalabdikarim1308
@amalabdikarim1308 Жыл бұрын
Ustad ayub hadan kudhaho shukran xataa kuma filna waxan kuguducaynaya waxad jeceshahay oo janada ogu horayso ilhay hakusiyo wlhi aniga waxan aha qof naftiisa dulmiyay waxad ka hadlayso wa wax an aniga lanola oo dacif nimo badan ban daremay naftayda waxa badan ban ka hagraday wlhi lkn casharka wa qatay wax walba nafta daya kaw ka dhigaya inshallh
@maxamedciise7194
@maxamedciise7194 Жыл бұрын
🤝
JOOGTEE Subax walba sidan hawl maalmeedka ku bilow
7:02
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 101 М.
Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA
17:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 32 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 20 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 142 М.
6 Qof oo Ay Tahay Gabi Ahaanba Inaad Ka Fogaatid # OGAAlo
6:59
Mohamud-Bay
Рет қаралды 76 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,7 М.
Badu haku laqdo ama dabaalo
17:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
قصص نايف حمدان مع صوت مكيف للنوم
3:00:01
ABDULLAH
Рет қаралды 1,5 МЛН
3 QOF ADIGA KULA MIDA
16:32
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН
ПОМЕНЯЕМСЯ? 🥺😬😵‍💫 #funny #comedy
0:12
Fast Family LIFE
Рет қаралды 1,3 МЛН
КАРОЧЕ НЕУДОБНАЯ СИТУАЦИЯ😱🔥 #shorts
0:45
ПОПОВИЧИ
Рет қаралды 6 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 16 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
0:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 16 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН