5 Meelood oo ay dumarku ka eegaan ragga aragtida koobaad!

  Рет қаралды 36,818

Ayan Dhalad Show

Ayan Dhalad Show

3 жыл бұрын

#ARDAAGEENA #Cilmi #Nafsi

Пікірлер: 59
@HassanIbrahiimAli
@HassanIbrahiimAli 3 жыл бұрын
1 labiska 2 qaab dhismeedka jirkisa 3 timaha iyo garka 4 indhaha (indhaha waaweyn) 5 socodka.
@caskayare3426
@caskayare3426 Жыл бұрын
Op op adigaaba ii dhameyay sidee vedioga u dhameestaa
@ruweydaadem7931
@ruweydaadem7931 3 жыл бұрын
Nin Labis iyo xarago badan oo caraf badan Hadana Jidh dhisan oo gadh qurux bdan🥰🥰❤🖤
@hassankaafi638
@hassankaafi638 2 жыл бұрын
Anaa iga hadleysaayee 😂🤣
@abdim1321
@abdim1321 Жыл бұрын
@@hassankaafi638 😄😄😄
@suhaybsafiirka4186
@suhaybsafiirka4186 Жыл бұрын
Ply storka kadoono😂
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 Жыл бұрын
@@suhaybsafiirka4186 😂😂
@komkamal6322
@komkamal6322 3 жыл бұрын
First views ma hadsanid ayaan jaamac nuux ayaan dhalad
@munasaid7064
@munasaid7064 3 жыл бұрын
AYAAN wll wax muhima ayad ka tagtay intaba shaqsiyada muuqata ayay ahayeen haduu leeyahay intaba oo Dabeecad qalafsan yahay ama anu alle ka baqin judha horeba way gartan wanay nacaan
@zakariafarahmohamed3978
@zakariafarahmohamed3978 11 ай бұрын
Wlhi dheh abyo waxy katagty nogu dar adi abyo an kafaidne 💯🙏❤️
@luqmaandualeh6562
@luqmaandualeh6562 3 жыл бұрын
Esh'qiyasak Bil xaqiiqatayn wa barnamij Xisa le Dhaladeey Keep going Sis 👏👏👏
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 3 жыл бұрын
Mansha Alaah mahadsanid wll
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 3 жыл бұрын
So nice arimo fican oo muhiim ah ayaad kahadashay
@mohhametmuuze560
@mohhametmuuze560 3 жыл бұрын
Aad aayad wllo u ficntahy hab diyaarintaadda Iyo mawaadiicda aad ka hadasho
@clqanihuriye9553
@clqanihuriye9553 3 жыл бұрын
Mahadsanid ayaan
@mustafe983
@mustafe983 3 жыл бұрын
ThaNks wll aYaaN jamac nuuH aYaan dhaLad noLow wll intaY noLoli jirtoh
@nuramohamed86
@nuramohamed86 Жыл бұрын
Mahadsanid kunjeer wll qli ❤
@abdilahhijanan2293
@abdilahhijanan2293 3 жыл бұрын
Barnamijadaada waan jecelahay abayadiis keep going
@scarface844
@scarface844 3 жыл бұрын
Thankz wllo😍😎
@amaanbadan2456
@amaanbadan2456 3 жыл бұрын
Inbadan ayaa sugayay barnaminkaan sis thanks ayaan dhalad 👍👍
@dhuxulyarevloges7691
@dhuxulyarevloges7691 3 жыл бұрын
Ayan dhalad wad mahdsnty wll qali Waxad kaso hadashaa adigoo raaliya sida prestation loo soo jeediyo iyo sida classka looga hor jeediyo waxa macalinku ku diray sida ugu fiican Shukrn wllshay
@Kokokayf
@Kokokayf 3 жыл бұрын
Bye ilhy cimriga ha kubarekeeyo.mRkasta bisnka ku bilow💔💔❣❣
@geesigayar7120
@geesigayar7120 3 жыл бұрын
Prefect 👍💞
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 жыл бұрын
Hhhh walaley xagee joogaan raga indhaha waawayni nin indho waawayn oo aan arkayba garan maayee
@mohamedjamac5029
@mohamedjamac5029 Жыл бұрын
Dumarkii waxa naga eegi laha maba jogan caalamkan siiba😂somalida
@faadumoismaaciil9094
@faadumoismaaciil9094 3 жыл бұрын
Axsan barnaamij wlalo bravo 💯
@ilahaybaawayn3062
@ilahaybaawayn3062 3 жыл бұрын
Waan ka helay walahi abayo topicgaan
@mohamed789_5
@mohamed789_5 3 жыл бұрын
Waxaan Dawadey Video ga Labaad Ee An Daawado, ❤️🙏.
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 3 жыл бұрын
Waxaad moodaba inaad maskaxadyda ku jirto 🤗
@basketballhope2602
@basketballhope2602 3 жыл бұрын
Intaba ana le mad iso qabaan😍😂💔
@abdiwahabxarro7692
@abdiwahabxarro7692 Жыл бұрын
Soo badi wll ❤️🥺😊🙈💋
@leilasiwaara1793
@leilasiwaara1793 3 жыл бұрын
Hhhhhhh ani kabahiisaa sifican ufiiriyaa 😂 sxb igalabiso tabalba Allaha kadhigee😎
@abdisalaamciidjamac6605
@abdisalaamciidjamac6605 3 жыл бұрын
Ayaan dhalad 🖐🖐💗
@abwanraskabir2473
@abwanraskabir2473 2 жыл бұрын
M.s wlshY horay usoco
@Clnasar
@Clnasar 11 ай бұрын
Kawaran ninka dumarka lahadla lakiin hasawahooda andhexgelin intanuguur udiyaargarobi wllo❤❤❤❤
@khalidhersi4878
@khalidhersi4878 3 жыл бұрын
Second 😍😍
@muxudiincabdi-mf8vg
@muxudiincabdi-mf8vg Жыл бұрын
Wadkumahdsntye sida aad nagu fa,idaysay Waxan kulenhye horey usocoy wlashy
@apdirihiinkhadar3873
@apdirihiinkhadar3873 3 жыл бұрын
MAHAD wllo
@user-cj4vh9hy6z
@user-cj4vh9hy6z 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 3 жыл бұрын
Ayaan dhalad wankula socdaa inta anan dhiman
@shaakirshanka
@shaakirshanka 10 ай бұрын
Nosobadi wall
@ashwandheer2700
@ashwandheer2700 3 жыл бұрын
Mahadsnanid walshy
@qadarmxmd6046
@qadarmxmd6046 2 жыл бұрын
Wll qli waa mahadsan tahay aad iaad soobada muuqaaladaan cml
@user-qs3ue4lg6v
@user-qs3ue4lg6v 4 ай бұрын
Merci ayan way qabti labad
@hajiabadalah6258
@hajiabadalah6258 3 жыл бұрын
Cajiib 🧠
@edeboxaaji2279
@edeboxaaji2279 3 жыл бұрын
Waxabad modda inaan isku aragti nahay hore uso ardaageena
@mohamedsoffe8868
@mohamedsoffe8868 5 ай бұрын
Haddu bidaar leyahy mesha Kuma jirto 😂😂😂
@munamahad304
@munamahad304 3 жыл бұрын
Ardaageena nooso badi mawducyadan ookale walashay update noo noqo please
@yacquubclaahi6746
@yacquubclaahi6746 3 жыл бұрын
ee wllo ayaan jamac ee horta wad mahadsantahay balse waxa jira rag badanna howl ayaad galisay ood u dirtay maxa miskiin dhintay habla badanna waxad hadashay hab aragga ragay rabeen iyo doorashadoodii
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
Runtiii gabi waan leyahay gadhka mooye..😂😂.....hablo badana way iska kay jecelyihin nasiib wanag..
@amalyaasiin1608
@amalyaasiin1608 3 жыл бұрын
Guulayso wlashay ayaan mawducan waan u baahna inad ka hadli doonto Waxa isoo jiitay qodobka socodka iyo indhaha haabaan kuu haya wll
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 2 жыл бұрын
dhamantood waa wad FadiDo barNmijyadaad sootabisaaba
@user-uk6gt9gf1u
@user-uk6gt9gf1u 6 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Cidiyaha kabaha iyo labiska ayssn ninka ugu hor eega intasi hadanay icajabin muhiimad masiiyo😂😂
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 10 ай бұрын
Wa runta
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 10 ай бұрын
😮
@caskayare3426
@caskayare3426 Жыл бұрын
Dumar lacag usheeg si aad dantada oga gaho
@ifraaxhassan5558
@ifraaxhassan5558 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@Keyowbulle
@Keyowbulle 2 жыл бұрын
Socodka
Gabadh 7dan calaamadood leh hadaad haysato waligaa haka tagin!!
8:06
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 32 М.
DUMARKU RAGA SIDAN AH MA QIIMEEYAAN
9:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Waa Maxay Raganimo? 7 Astaamood oo lagu aqoonsan karo Ninka Ragga ah
10:39
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Sahanka
Рет қаралды 70 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 28 М.
Hal sifo oo ay ninka dumarka oo dhami ku jeclaadaan!
8:01
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 25 М.
RAGA QIIMAHA LEH (HIGH VALUE MEN)
8:09
Coach Sabrie
Рет қаралды 1,7 М.
8 qodob ay gabdhaha jecelyihiin raga Inuu ahaado| sirta gabdhaha
14:52
5 habdhaqan oo wanaagsan || hadana kaa dhigaya qof laga xiise dhacayo!
7:21
Adduunka gabadhu waxay ugu jeceshahay nin halkan wax udiida!
6:03
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 28 М.
Ragga noocee ah ayay dumarku ka helaan | Cilmi nafsi | #Daraasad
8:56
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН