No video

500 DOLLAR KU BILOW GANACSIGAN - PRODUCT GURI KASTA LOOGA BAAHANYAHAY!

  Рет қаралды 48,521

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagayaa badeecad Guri kasta looga baahanyahay oo caafimaadka qoyska u wanaagsan reerkasta wax u taraysa dalka aan badi lagu gadin waana Jeega biyaha safeeya. kasoo dalbo whatsapp kan.

Пікірлер: 111
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Brita Filter ma isticmaashaa? Kasoo dalbo Whatsapp kan qofkii Ganacsi ahaan u raba! +905342955330
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
MashAllah i thought of bringing this back home
@Nature_enviroment3838
@Nature_enviroment3838 Жыл бұрын
Ustaad hadii anaa dalbo Hargaysa ma igu iman karaaaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Haa Guled
@Cadar200
@Cadar200 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye zekeriye maxaad uga aamusan tahay iyadoo dadkaagii laxasuuqayo mise waxaad i oran rabtaa waa arin siyaasadeed xitaa hadii aad cabsanayso maad dadka tabarucaad iyo caawimaada kubaaqdi madama aad tahay qof social media kujira zakariya aniga waxaan ku oran lahaa xaqa iyo dulmiga inaad kahadasho aadna cadayso aya wanaagsan madama aad nin raga tahay allahna caqli kusiiyey
@imraanismaacil5366
@imraanismaacil5366 Жыл бұрын
Hal Ken ka helii karaa
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah wax waxtar leh baad dadka lawadaagtaa halka niman badan o dhigaaga ah ay dadka uso gudbiyaan qabyalad been o wax malayacni ah sida ardo iyo xawo baa isku dhacay shukran wall
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Жыл бұрын
Thanks for your inspiration walal zakariye dadka wadankii jooga aad buu u anfacyaa
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
Brother zakariye only Allaah can reward you by educating the people and at the same time they make money while people also benefit from it.
@AH78078
@AH78078 Жыл бұрын
,ما شاء الله فعلا الشعب يحتاج إلى تركيز على نوعية الماء وعلى الفلاتر/ اتمنى يكون هناك محطات ضخمة للتحلية مياه البحر و محطات صرف صحي
@gabarmuqdisho3078
@gabarmuqdisho3078 Жыл бұрын
Wcs Walal wan ka walwalsanahay turkia illahay ma idin badbaadiyay dhulgariirkii walahi waxa is laha wiilkiinii talow ma nabad qabaa alx hada ku arkay
@abdinasiribrahim8078
@abdinasiribrahim8078 Жыл бұрын
Sakariye mahadsanid waxan wadanka tagay afar jeer wana arkay in aad loogu bahan yahay hada ayaan ka qatay maraykanka wana haystaa lakin cilad yar buu leyahay oo ah in aan biyuhu ay in yar inyar uga imanayaan oo koobka uu wakhti ku buuxinayo
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 Жыл бұрын
Wuxuu qaadanayaa 6 daqiiqo in la iska sugo lee waye
@hibomohamed4531
@hibomohamed4531 Жыл бұрын
Walal waxan daganahay hargaysa waxan usticmalayay filtarkan 5 sano waxa Ii dhigmay lacag badan oon ku iibsan laha biyaha caagadaha ku jira Bil ayuu I hayaa bahalkan Laga badalaya waayo xaas ayaan ahay Marku iga dhamaado uk ayaan u dirsada 6 midh oo isku xidhan ayaa la isoo dira waa 36 Gini ama lacagta uk aad ayaan uga faaidaystay GANACSI ahaana hadaan bilaabi waad mahadsantay walaalkay zakariya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal feedback qiimoo badan ayaad nala wadaagtay.
@hibomohamed4531
@hibomohamed4531 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye walal waliba faidooyinkiisa waxa ka mid ah in ay caruurti ku cabayaan biyo badan miiskaad usaraysa qof walba isaga arkaya
@aminanur2122
@aminanur2122 Жыл бұрын
@@hibomohamed4531 wallo waan ubahaanahay ila soo socod sii markaad keento ganacsigaas
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 Жыл бұрын
Hibo adaa isticmaalee biyaha qaraar ama tubada miyuu maceeyaa sida moosixada oo kale ee warshadaha sifeeyaan mise kaliya wuu sifeyn ee macaan kama dhigaayo
@djkimovich
@djkimovich Жыл бұрын
Waa mahadsantahay walaal sakariye you're my inspiration that I like it 👌
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 4 ай бұрын
Dhaqar ahy makeeno biyo wasaq dhagax kilyaha iyo xametada
@m.mshuriye8256
@m.mshuriye8256 6 ай бұрын
Jarmalkan jooga bishan Ayan so ibsaday 10 euro layga siiyay 3 xabo kaa yar ee biyaha nadifinayan Wayan just Qatar 8euro ❤
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын
keep Going Macalin Sakariye..💯🙏
@ibrahimhuseyn1386
@ibrahimhuseyn1386 Жыл бұрын
Mashin yar biyaha kharar sifeynayo nosoo radi shukran❤
@mohamedabdi4108
@mohamedabdi4108 Жыл бұрын
Masha Allah wll zakiriye aad u mahadsantahay bal se jumladdu waa imisa nomaad sheegin
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 7 ай бұрын
caafimad Ka Halagu dadalo
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Жыл бұрын
Masha Allah my brother
@cabdicasiiscabdilaahi113
@cabdicasiiscabdilaahi113 Жыл бұрын
Masha allah ustaad mahadsanid
@nimcomukhtar8632
@nimcomukhtar8632 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
​@@ZakariyeCaawiye wll jegan meeshaada meqaad kugadate. Aniga nairobi ayaan joogaa waana qaali 60 dollar waaye
@cajabmaxamed8602
@cajabmaxamed8602 Жыл бұрын
Ilaahay amarkii gurigay iitaalaayoo mailing dhawayd Baan isweydiinayay oon lahaa wadankii hadii lagaynlahaa oo dadku ay ogaanlahaayeen faa idadeeda
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aad iyo aad
@siraadwarsame4935
@siraadwarsame4935 Жыл бұрын
Maashaa'allaah walaalkey. Mahadsanid
@garamgarammaxamed2029
@garamgarammaxamed2029 Жыл бұрын
Injener zakariye filtirka aad shegeyso biyaha dhanan miyuu maceeya ii sheeg sxb
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Жыл бұрын
Biyaha Adag ( wiyeerka ) macaan maka dhigayaaa wall ❓❓, Thanks wall sakariye.
@ayanitaabdilahi22
@ayanitaabdilahi22 Жыл бұрын
Wl ma set ahaanba loo iibiyaa,500 boqol imisay goin karta wl
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 Жыл бұрын
Wll waxan u baahanay qalab biyaha gadhaadh macaan u badalaya Shukrana
@aliabdiali6780
@aliabdiali6780 Жыл бұрын
Biyaha kharaar ee tuubada maku sifysnkara wll sakariye ? Madma wadnkii aan joogno ?
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 Жыл бұрын
Monsha allah wlky Sakariye
@rainrainerkobra7138
@rainrainerkobra7138 Жыл бұрын
Masha allah thanks wll
@lulali8651
@lulali8651 9 ай бұрын
Mataqaanaa mashiin cusbada ka saara biyaha kharaar sida galkacayo.
@qadromohammed
@qadromohammed Жыл бұрын
Waa qali qof walba ma awoodo
@mama2210_
@mama2210_ Жыл бұрын
Jzklaahu khairan
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 Жыл бұрын
Asc walal isoo jawaab halken ganacsigaa ugu hagaga
@geomukh
@geomukh Жыл бұрын
Wall ma halkii xabo baa 500 dollar ah mise jumlo ban ku helayaa shantaas boqol
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal markaad 500 gelisid oo hadhow qiimaha tafaariiqda retail price ku gadid sida qiyaastayadu tahay 30% faa’ido ah ayaa kasoo laaban waana faa’ido fiican. ROI.
@bored_guy.
@bored_guy. Жыл бұрын
abaheey sarkad biyo leeyahay suuqa anaad ka xirto maad rabtaa waallow
@mohamedhersi6975
@mohamedhersi6975 Жыл бұрын
Masha allah wllkeyga sideen ku heli karaa
@shariifohassan1242
@shariifohassan1242 Жыл бұрын
Walaal biyaha karkari intaadan cabin kugufilan wabilahi towfiiq
@liijuray2669
@liijuray2669 Жыл бұрын
Adiga somalilind leee maa vedioyaasha ugu talo gashay markasta ayada leee ka hadashaa
@aminasaleban4729
@aminasaleban4729 Жыл бұрын
Wll aniga soo iibsatay 7 dollar ayuu ku dhawaa filter na waa watay marka kobaad after three weeks waa ka dhamaatay lkn filter kaligii waa 7 dollar oo jeeg isku lacag yihiinba .. maalmahas ba igu soo dhacday wadanka gee lkn cidi ka bixi mayso bilwalba new filter
@faadumocali3834
@faadumocali3834 Жыл бұрын
Walaalay xagee ka helaah anaa u baah naah
@aminasaleban4729
@aminasaleban4729 Жыл бұрын
Qurabaha wadanki maha halka jeedaa, wll
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
Meeqa waaye qiimahiisa ukhti jeega iyo filtarkiisaba
@GF-fk4is
@GF-fk4is Жыл бұрын
Wcs wll
@userApdala
@userApdala Жыл бұрын
Kawaran biyaha qadhaadh suu kadhigayaa biyaha adag
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@ramlaabdurahman8395
@ramlaabdurahman8395 Жыл бұрын
Kinda razor and blades business model
@wanagsaneofficial3684
@wanagsaneofficial3684 Жыл бұрын
Thnkz
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 Жыл бұрын
Asc wll xagee laga helaa wll ani seende ku helikaraa iswiidhan ayaan jogaa
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 Жыл бұрын
Qof kenya joogo su oga mid noqon karaa
@abdirizaksaedofficial7223
@abdirizaksaedofficial7223 Жыл бұрын
Alle haku xafido walaal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@sucaadcannel3688
@sucaadcannel3688 Жыл бұрын
Asc wllo halkeen kaala soo xidhiidha
@ramlamohamedq9051
@ramlamohamedq9051 Жыл бұрын
Wll halxabo ayaan rabaa seen ku helaa
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Жыл бұрын
Aniiga aad u raadinaya
@Mooyan186
@Mooyan186 Жыл бұрын
Masha allah
@suld.ahmedhassanjamaabokor5181
@suld.ahmedhassanjamaabokor5181 Жыл бұрын
Xaggaan ka iibsannaa ? Hargeisa baan joogaaye
@abdishakuromarmohamed1483
@abdishakuromarmohamed1483 Жыл бұрын
Aniga ubahan ee seen kuhelana Sakariye wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Waa sax walal dadka raba Ganacsi ahaan inay u iibiyaan ayaan idiinku talo galnay
@abdishakuromarmohamed1483
@abdishakuromarmohamed1483 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye seen udalban karaya alabtan
@waxiidjaamac9368
@waxiidjaamac9368 Жыл бұрын
Masha allh
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 Жыл бұрын
@@abdishakuromarmohamed1483 lmperkisa whatsappka kor uu ku qoray kala hadal
@engabdiwaliahmed7717
@engabdiwaliahmed7717 Жыл бұрын
Catridge ka marka la beddelayo waa imisa xabbaddu
@awilahmedabdullahi8241
@awilahmedabdullahi8241 Жыл бұрын
Biyaha wabiga ayan xafadaha tubo ahan kusiya marka sxp biyaha wabiga wa calow micnha wa biyo kacsan oo midabkodu baladalanyahy marka filter lagu dajinkaro hadey jiran wan rabi lahay inad ila sowadagto
@shariifohassan1242
@shariifohassan1242 Жыл бұрын
Walaalayaalow dadka yaanlagashaqeeysan ee halooshaqeeyo please war somaliyeey biyaha karkariya ee caba bisinkana kubilaaba wabilahi towfiiq
@imraanismaacil5366
@imraanismaacil5366 Жыл бұрын
Halken ka heli karaa
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Жыл бұрын
Aniga maanta ayaan 2 xabo u diray soomaliya
@deeqyarechannel6038
@deeqyarechannel6038 Жыл бұрын
Sxb biyaha xaraar macaan ma u badalaa filterka
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Amazing Ma laydh buu ku shaqaynayaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
May walal
@mohamudabukarmalin4781
@mohamudabukarmalin4781 Жыл бұрын
Asc
@arliyop3199
@arliyop3199 Жыл бұрын
Joogu mayaalo laakin waxa yaala mid yar oo qasabada lagu xidho iyo mid waawayn oo mishiino ah imikana waxaaba la ga furay jigjiga yar meel layidhaahdo soo maax filteradaa keenta guryahana kuugu rakibaysa oo qaar kala waawayn
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah, mahad sanid
@hodanabukar3611
@hodanabukar3611 Жыл бұрын
Ninkan $1 heysan sidee shaqa ku bilaawi karaa
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
Haiskaseexdo
@ahmadabdiali7290
@ahmadabdiali7290 Жыл бұрын
Masuul bil waliba filter cusub miyaan u baahnahay marku filterku wasakh yeessho, mhsnid
@aminasaleban4729
@aminasaleban4729 Жыл бұрын
Haa saas waaye haddi kale jeeg biyaha lagu shubtee kale waxba ma kaga duwana
@abdirizakducaysane2040
@abdirizakducaysane2040 Жыл бұрын
Mahad sanid wll sakariye
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
Side uga gncsada
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 Жыл бұрын
Ustaad aad ayad umahadsantahay. Ustad ganacsiga E commerce meel aan ka baran karo iisheeg. xittaa dadka english ku hadlaya wan fahmayaa. Ustad
@bolisyare
@bolisyare Жыл бұрын
Linkiga kusoo diray ayaan kuusoo helay anigaa wax ka barto
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 Жыл бұрын
@@bolisyare linkigee zxp
@bolisyare
@bolisyare Жыл бұрын
Expert Entrepreneurs Magacaas ayaa ugu qoran Facebook iyo websiteka
@absugego.259
@absugego.259 Жыл бұрын
Mugdiaho ma leygu keynaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Haa walal balse ganacsatada ayaan ugu talogalnay
@deeqyarechannel6038
@deeqyarechannel6038 Жыл бұрын
Sxb biyaha xaraar macaan ma u badalaa
@camaarzeyd8592
@camaarzeyd8592 Жыл бұрын
hogaamiye fcn
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh
@ArimaHeenaTubbe-gt1qh Жыл бұрын
Wxn hayaa fikrado badan saad ula wadaagto wllha kugu xiran say uga faaideystaan xgee kugu soo gudbiyaa. Kala soo xariiraa
@abdicash8787
@abdicash8787 Жыл бұрын
Scam don't fall for this
KUN DOLLAR KU BILOW 3 GANACSI 2023 - INVEST 1K
10:52
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 27 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 41 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 10 МЛН
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 25 МЛН
KUN DOLLAR KU BILOW FIGRADAHAN GANACSI | 1K Investment ideas
11:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 76 М.
25 MASHIIN AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN ( SHAQO ABUUR )
10:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim
10:04
"odey 60 jir  ah oo markab uu laha ku dagay bada"
29:55
SAAB TV
Рет қаралды 70 М.
Sida loola dhaqmo macaamiisha careysan: 4 talaabo oo aad qaadi kartid
6:55
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
Ganacsiga Onlineka qaabkan u bilow
19:38
Xirfadkaab College
Рет қаралды 21 М.
GANACSI MAGAALO KASTA LAGA FURI KARO FURSAD FIICAN LEH 🐪🥛
11:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10