5tan ayuu aduunka oo dhan u afduuban yahay!

  Рет қаралды 53,492

Waaberi Media

6 ай бұрын

Nagu garab istaag horumarinta janalka:
kzfaq.info/love/OKMIzMUMHU_2qJZIWGqnbAjoin

Пікірлер: 90
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 6 ай бұрын
Halkan iska diiwan gali Koorsooyinka waaberi Academy: Whtsapp: Wa.me/905059092303 Website: waaberiacademy.com
@YareIsxaaq-lc8es
@YareIsxaaq-lc8es 6 ай бұрын
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين يارب العالمين ❤️
@xasancabdisamed-gu3bj
@xasancabdisamed-gu3bj 6 ай бұрын
Masha allh
@Hassanmohamednortifow
@Hassanmohamednortifow 6 ай бұрын
Good job teacher guul
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 6 ай бұрын
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 ай бұрын
Golahaasi wuu burburyaa insha Allah
@user-ey2kx8nv9p
@user-ey2kx8nv9p 6 ай бұрын
Wax laga xaliyaa ma jirto eeh waxa laga abuura dhibaataynta dalalka islaamka
@user-js1nc2ce9z
@user-js1nc2ce9z 6 ай бұрын
الحمدالله الدي معزالمجهدين🇸🇩❤
@mohamedabdi33333
@mohamedabdi33333 6 ай бұрын
The first one who see this vedio pro
@mohamedhersi8049
@mohamedhersi8049 6 ай бұрын
Guul ayan ku rajeynaya ❤❤ sxp
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@CabdilaahiCabdirashid
@CabdilaahiCabdirashid 6 ай бұрын
Soo badi yaxya sinwaar iyo falastiin iyo dawlada somalia intaba kaasugaynaa
@luuleyali5171
@luuleyali5171 6 ай бұрын
Eryga vito waxa la macno yahay fidno
@abdisalamyonis3032
@abdisalamyonis3032 6 ай бұрын
Keep going brother
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 6 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@Hanatt10
@Hanatt10 6 ай бұрын
The legend is back 🎉
@iloveallah8618
@iloveallah8618 6 ай бұрын
Asc manta aniga ugu horeya please 👇♥️🫶
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 6 ай бұрын
ASC brother waberi media
@luuleyali5171
@luuleyali5171 6 ай бұрын
Salama masuul
@870mx
@870mx 6 ай бұрын
Walaal cabdiraxmaan waxaan kaacodsanayanayaa inaad muuqaal nooga soodiyaariso sidee bay u eekaan lahayd soomaliya oo dawlad leh dhanwalbana iska badishay waa muuqaal saadaal ah fadlan codsi gaygan iitix gali kanaalkanna waxaan kutaxnaa 5sanno .mahadsanid
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 6 ай бұрын
Wlal waxas iska ilow ama sug ilaa 2080 maybe
@870mx
@870mx 6 ай бұрын
@@zakifunujo2235 anigu waxaa iloobimaayo aduu hadaad quusatay
@safahomer.
@safahomer. 6 ай бұрын
@@zakifunujo2235 waxaad isku dhiibtay waayaha umana ogolid naftaada xitaa inay rajo yeelato!
@weswes4135
@weswes4135 6 ай бұрын
Calamka runta ku ma dhaqman
@weswes4135
@weswes4135 6 ай бұрын
​@@zakifunujo22352:36
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 6 ай бұрын
Kulli golahaan waa burburi doonaa inshaa allaah , sababta oo ah waa dulmi falayaal .❤
@kingabdivatah7745
@kingabdivatah7745 6 ай бұрын
Thanks Waaberi Media
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 6 ай бұрын
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 6 ай бұрын
Mahadsanid wll nadara
@cirjiidh77
@cirjiidh77 6 ай бұрын
Yuhuuda ayuu aduunku u afduuban yahay
@user-gi7wf1wf2u
@user-gi7wf1wf2u 6 ай бұрын
Thanks
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 6 ай бұрын
Keep going bro ❤😊🎉
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 6 ай бұрын
Masuul qisooyin jinka soo daa
@WizzKhaliifa-ub4wz
@WizzKhaliifa-ub4wz 6 ай бұрын
Falastin guul ❤😢
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 6 ай бұрын
Hadii laba dal oo veto haysta ay lama go,aan oo kala duwan qataan mxa dhacaya se xal lagu keenayaa? Tusaale rushka io maraykanka oo is qilafa golaha dhexdiisa oo labaduba dan tooda eeganayaan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
Waa aragti fiican.
@MohamedAminahmed-hc8ry
@MohamedAminahmed-hc8ry 6 ай бұрын
Go.aanka laqaadanayo wa laysku racaya ama wa la isku diidaya mrka kan diiida Lee mrkasta awoda leh veto mrkeda horeba wn diiday weyan hawshasna halkasy kuu dhamaty "no- man" always has the power to conclude the result even if other 4 powers say "yes" muhimaduba wa intas hdad fahnty 🙌
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 6 ай бұрын
@@MohamedAminahmed-hc8ry ok legend wan ku fahmay
@maalikkeynan8259
@maalikkeynan8259 6 ай бұрын
Non-permanent members: Albania Brazil Ecuador Gabon Ghana Japan Malta Mozambique Switzerland United Arab Emirates
@omarhasan5668
@omarhasan5668 6 ай бұрын
Adunka 5dal kaliya ma ahan mr un walaga baxaa
@user-vm9it9vv8p
@user-vm9it9vv8p 6 ай бұрын
Waa run🎉🎉
@funy194
@funy194 6 ай бұрын
Waa dhib haysto aduunkayaa
@user-jy6dl6pc5v
@user-jy6dl6pc5v 6 ай бұрын
Maalmahan maxaa ku helay zxp wanku tabe
@XuseenIbraahim-jh1eg
@XuseenIbraahim-jh1eg 6 ай бұрын
Waa kumahadsantahay❤❤❤
@user-ib9fj4lb8s
@user-ib9fj4lb8s 6 ай бұрын
Sooba di saaxiip aqoon yahan baatehee waan ku gu xidhnahee your cnannal
@user-nc8bk7bv5k
@user-nc8bk7bv5k 6 ай бұрын
Shirkii carta kasoo waran ee somaliya lugu aas aasay mahadsanid
@raxmaxasan2867
@raxmaxasan2867 6 ай бұрын
Hore usoco wll😊😊😊😊
@Mohamedhabib35
@Mohamedhabib35 Күн бұрын
United nations waji maleh
@Abucadnaan
@Abucadnaan 6 ай бұрын
😂😂😂😂vito wa iska sheeko wan ka awood. Badanahay lee waaye. Waxan wax kale. Ma ahan
@techamc7193
@techamc7193 6 ай бұрын
What is the effect name you are using please answer me waaberi?
@Worldly_work
@Worldly_work 6 ай бұрын
Muhiimlada isku magacaben misane sheikh mustafana shegay Waxe sheegtaan wa nuclear weapons 🔪 Sheeka dheer VETO
@jaaluud5395
@jaaluud5395 6 ай бұрын
Yaasalaam waberimedia❤❤❤❤❤❤
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 6 ай бұрын
Wow
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 6 ай бұрын
First ❤🎉
@samaaran1334
@samaaran1334 6 ай бұрын
Noo soo badi
@HusseinAhmed-hr7tp
@HusseinAhmed-hr7tp 6 ай бұрын
Mxa kudacey dawan
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 6 ай бұрын
Allah guuleyo reer palestini iyo muqaa wamadooda insha Allah ❤
@moussamahamedaden5117
@moussamahamedaden5117 6 ай бұрын
Asc sxb abdirahman maliinwalba video aya sokalinaysay hada kamahaynoo
@user-hs2ir8kn1m
@user-hs2ir8kn1m 6 ай бұрын
Good waberi media
@c.fataax_Bulshaawi12
@c.fataax_Bulshaawi12 6 ай бұрын
Neto War Bixin Nooga Soo Samee😐
@AfroSvensk-Alex
@AfroSvensk-Alex 6 ай бұрын
🎉
@shaahidrays570
@shaahidrays570 6 ай бұрын
10 years kadib somalia ayaa kamid noqonee I.a Vito power 😂😂
@najmocawad2873
@najmocawad2873 6 ай бұрын
😅😅😅😅
@aminaomar5550
@aminaomar5550 6 ай бұрын
😂😂😂
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 ай бұрын
Maxa somalia iyo reer akhiredka mesha u kenin dalalka ka horar marsanba kama mid ahe sida midoyga Europe 🇪🇺 ta kale iyo Turkey 🇹🇷 canada 🇨🇦 Japan iyo qaar Kalo badan
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 6 ай бұрын
Please codsigayga ii tix gali ❤
@mawlidmahamed2410
@mawlidmahamed2410 6 ай бұрын
Dhan walba waa laynooguumayasatay
@MamanSaid-cp4yg
@MamanSaid-cp4yg Ай бұрын
❤❤❤😢😢😢
@cabdimaalikmohamed8480
@cabdimaalikmohamed8480 6 ай бұрын
Ustaad xage qabaty
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 6 ай бұрын
Hadii uu Ruushu shanta dal kujiro muxu veto power u isticmali wayay marki uu cuna qabataynta ay kuso rogayen
@moussamahamedaden5117
@moussamahamedaden5117 6 ай бұрын
Nio nosoobadii video yaada
@user-hb7fg3ll1i
@user-hb7fg3ll1i 6 ай бұрын
Waayab
@abusomali
@abusomali 6 ай бұрын
baaarlamaanka somaliya waxa kajira 4.5 golaha qaramada midoobay na waxaa kajira 5.5 5 wadan oo awood leh inta kalana .5 waaye😂
@mohaabdikadir153
@mohaabdikadir153 6 ай бұрын
Loma dhisin dunida e 5dan dal qasatan 4da dal rer galbedka ah aya maslaxadoda iyo dantoda ku ilashada kuna fulisada howlahoda iyo wexey raban iyagana isku ilaliya wyo iyaga hubka noci ay donan wa ay sameysankran jilka 5ad ama 6aad ama 7aad lkn wixi 5tas kaso hary loma ogola waxa klo u wehliya in lagu humado dalalka islamka
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 6 ай бұрын
Golaxan ma,aha mid loo dhan yahy ee waa mid dad gaar aha ay sameysteen oo la rabo in lagu dhibaateeyo dalalaka islaamka iyo dadka mulimiinta oo uu idil
@ruqiyamohammed4240
@ruqiyamohammed4240 6 ай бұрын
Hn please please please Axmad saleh manasra
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 6 ай бұрын
Viva Russia 🇷🇺👍❤️
@Zakaraya__edit___2
@Zakaraya__edit___2 6 ай бұрын
Turkey mukujurto
@yoonisyare2686
@yoonisyare2686 6 ай бұрын
Wra wabriyow wx mku shga vidio ydada hal xabo oo anan dawan kuma jure sobdi nio wxi ku dhmn😅
@SaabirOsman-yc5gy
@SaabirOsman-yc5gy 6 ай бұрын
Sxbw lazy Ayaa ka noqoti maalmahaan KZfaq ka lknse sida wax ujiraan adiga Ayaa og alle hafudadeeyo culeysyada
@weswes4135
@weswes4135 6 ай бұрын
Tugo waye
@maxamedcabdulaahi1995
@maxamedcabdulaahi1995 6 ай бұрын
Hal dal oo muslim ah kuma jiro yaab🤥
@user-hb7fg3ll1i
@user-hb7fg3ll1i 6 ай бұрын
Wainlagudaro turkiga
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 6 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 wa dal Muslim loma ogola
@user-hb7fg3ll1i
@user-hb7fg3ll1i 6 ай бұрын
Jiljileclomabahno
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo 6 ай бұрын
Abdul Rahman dagal kah adun kah iyo
@Mohanabditube
@Mohanabditube 6 ай бұрын
Waa laandherayasha caalamka😂😂
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 48 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
КАРМА ПОРАЗИТ ЭТОГО ЧЕЛОВЕКА
0:41
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 9 МЛН
Cunning GUYS 🤣
0:15
dednahype
Рет қаралды 11 МЛН
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,8 МЛН
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 1,5 МЛН