6 WIIL VS 3 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA UGU LUGAHA DIYAARSAN || CAAWA LAKALA HARAY...

  Рет қаралды 132,662

Yahye Hunter

Yahye Hunter

6 ай бұрын

#YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 702,943

Пікірлер: 644
@yahye_hunter
@yahye_hunter 6 ай бұрын
Challenge kzfaq.info/get/bejne/e5lzfdKjuLDMgps.htmlsi=xNmJTr1TifXNScs7
@user-fo4rk4by7f
@user-fo4rk4by7f 6 ай бұрын
Iso Qobo hada Rabto sawrika lguh3yga ku soo diraa
@user-fo4rk4by7f
@user-fo4rk4by7f 6 ай бұрын
Anaa Farax Cadi ah sida Bar namijka imoshimaka camal oo kgu kala kaca isoqabo
@user-fo4rk4by7f
@user-fo4rk4by7f 6 ай бұрын
Hada Rabto wn ku Qancina sawir Koda ku soodira luga Heyga
@user-fo4rk4by7f
@user-fo4rk4by7f 6 ай бұрын
Wn ku sugar jawabtada masha aa I dhahdo igu I mow aa kgu I mana
@fartunabdilkariim4466
@fartunabdilkariim4466 6 ай бұрын
3daxda hda so baxdy tartan kle gali qofka ugu dambeya o lobada guulayste ☺️hal xabo Xanjana hadiyad ugu dhig 😂
@user-pb6rh4yr1y
@user-pb6rh4yr1y 6 ай бұрын
Aanku salino xabiibkeena muxamad(scw)🥰🕋🤲
@SahalClaahi-uj4tl
@SahalClaahi-uj4tl 6 ай бұрын
Scw scw scw
@NaimaHassan-mr3fd
@NaimaHassan-mr3fd 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@hassanabdalla4973
@hassanabdalla4973 6 ай бұрын
Scw
@user-gk3ti2ih8n
@user-gk3ti2ih8n 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@user-kp8qy9ej4o
@user-kp8qy9ej4o 6 ай бұрын
Scw scw scw
@JamaalXudayfe
@JamaalXudayfe 6 ай бұрын
NaBigeena aan ku wada salino scw
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 6 ай бұрын
Zallallaahu calayhi wasalam❤
@user-kp8qy9ej4o
@user-kp8qy9ej4o 6 ай бұрын
Scw scw scw
@Aarkhaliif
@Aarkhaliif 6 ай бұрын
Scw
@abdifatahahmedmohamed5558
@abdifatahahmedmohamed5558 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤❤
@user-kp8qy9ej4o
@user-kp8qy9ej4o 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-xf6xc2dd3y
@user-xf6xc2dd3y 6 ай бұрын
Yaaa sigi saanaa kujitto 🚺 👩 🚺 👩 😂😂😂😂😂😂😂😂laki
@zainFilms-15
@zainFilms-15 6 ай бұрын
Afka cali qosolkisa ku qoslaa wllhi 😅😅😅 the legend haka so tagin waligaa
@user-yn8ly7bj7p
@user-yn8ly7bj7p 6 ай бұрын
Aan kusallino xabiibkeena muxamed scw scw scw
@ahmedxiiscaalin9746
@ahmedxiiscaalin9746 6 ай бұрын
Inta jiifka Ku daawanaysa isoo raca❤😅
@SagalQuruxey-rr1eb
@SagalQuruxey-rr1eb 6 ай бұрын
Waa ikan😂😂😊
@user-bl4mm8ip7c
@user-bl4mm8ip7c 6 ай бұрын
Waa ikaan
@user-hz9ul4dc2i
@user-hz9ul4dc2i 6 ай бұрын
Taliye Waaku Jiraa Salanta🫲
@LayloSaalax
@LayloSaalax 6 ай бұрын
Waaikan. 😂
@user-dv8ns2jf4m
@user-dv8ns2jf4m 6 ай бұрын
😢😂​@@user-bl4mm8ip7c
@IdirisTaajir
@IdirisTaajir 6 ай бұрын
Ku salli nabigenna muxamad sallahu caleyhi wasalim
@user-lf6dl5rb3w
@user-lf6dl5rb3w 6 ай бұрын
Kaydsane iyo afka cali talented waa labada nin meesha xamaasada u yeela thank you guys keep it up 🎉😂
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 6 ай бұрын
NABIGA HALAGU SALIYO WALAL❤
@Naciimacabdiraxmanabuukar
@Naciimacabdiraxmanabuukar 6 ай бұрын
111❤❤❤❤
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
Rasulkeena Muhammad scw scw ❤❤❤
@Aarkhaliif
@Aarkhaliif 6 ай бұрын
Scw
@HodanMaxamad-vg9it
@HodanMaxamad-vg9it 6 ай бұрын
Swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf
@SakariyeAbdiqaadir-ql5wf 6 ай бұрын
4 waa luga nin ragga ah😮
@user-et6gh1zt9t
@user-et6gh1zt9t 6 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey oo daawaday
@azamabdirahman8979
@azamabdirahman8979 6 ай бұрын
Wlhi billahi tallhi , ninka ugu diyaarsan afka cali wye , he has calves wlhi😮😮like proffesional
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 6 ай бұрын
Maxay ka garnyaa calves zhb lugo buur buuran lee eegayaan😂
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 6 ай бұрын
yahye hanter Goat ka 🐐🇸🇴 Qaranka is not easy 👍😊🤗✊️
@abdirahmanjookar9584
@abdirahmanjookar9584 6 ай бұрын
waa muuqaalki iigu qosolka badnaa sanadkaan cusub lol you guys are the best
@marykombo483
@marykombo483 6 ай бұрын
Yahya hunter i think u are the best i am from imarat but i can't understand somali ❤
@Hassanmohomud-vu9bo
@Hassanmohomud-vu9bo 4 ай бұрын
Sorry you can learn
@aminzoali1628
@aminzoali1628 6 ай бұрын
Yahye wan ku wataa ❤
@user-ui5dr5qz1r
@user-ui5dr5qz1r 6 ай бұрын
Hunter from cape town bro falembo iyo labada wiil geeks xigo ugu shidan
@user-lh2eo7zb2i
@user-lh2eo7zb2i 6 ай бұрын
Yaxye aabaska aaway funny waaye wlhi😂😂
@cusmaanbey-kx9kh
@cusmaanbey-kx9kh 6 ай бұрын
No 3 kaydsane waaye I aamin
@awhaybe7132
@awhaybe7132 6 ай бұрын
3 luguhiisa gacantayda kaweyn😂😂😂
@user-uq6md8ij7i
@user-uq6md8ij7i 6 ай бұрын
3 is not esy 😂😂
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@FartaAdan
@FartaAdan 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@xuseenilkacase6497
@xuseenilkacase6497 6 ай бұрын
Waaaa naceebeye 3😅
@apdulmalikmaxedomer
@apdulmalikmaxedomer 6 ай бұрын
Scw
@drskhadijodaahir1351
@drskhadijodaahir1351 6 ай бұрын
😂😂😅
@user-zp4jb8fr9t
@user-zp4jb8fr9t 6 ай бұрын
Afka cali is not easy 😅😅😅😊😅😢
@user-ve1fw8dg9f
@user-ve1fw8dg9f 6 ай бұрын
Nmbr 1 is not easy
@AhmednorMuhumed-pk5wm
@AhmednorMuhumed-pk5wm 6 ай бұрын
Scw❤❤❤❤
@user-yg7kv1wu1c
@user-yg7kv1wu1c 6 ай бұрын
Masha allah wllo yaxye ❤❤❤❤
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 6 ай бұрын
Legend weeye😂😂keyse
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 6 ай бұрын
Kkkkkkkk number 3. Lug miyaa mise ga can 😂😂😂
@apdulmalikmaxedomer
@apdulmalikmaxedomer 6 ай бұрын
Horta taliye yahye hunter raga ma wada garaneyn l.k.n labo nin ayaan gartey markiiba faleenbo iyo keydsane waana saxey zxb
@user-ze9jd4rv8w
@user-ze9jd4rv8w 6 ай бұрын
Falembo waa buran yahay walagaranaa😂😂
@MaxamedaadanMaxamed-wl4mf
@MaxamedaadanMaxamed-wl4mf 2 ай бұрын
Aynu ku salino nabigeenii maxamed ahaa scw
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 6 ай бұрын
Hunter adiga kuwaaga is not easy 😂
@UmeymaCali-dc6qk
@UmeymaCali-dc6qk 6 ай бұрын
War kedsane fuded banaa❤❤ Zxb fudedka iskadaa Afkacali iyo kedsane Yaxye udhiiba ku inkira😅😅😅
@abdirizaakhofficial9115
@abdirizaakhofficial9115 6 ай бұрын
Yahye Huntar sheeq shantaaay aa ku raadinayay
@AbdinuurXussein
@AbdinuurXussein 6 ай бұрын
Af cali haroy usoco sxp❤❤❤
@mahadcabdi4914
@mahadcabdi4914 6 ай бұрын
Waaa aay iska cadahay yaxyow mesha dumar aan luga wx ka aqon kentay mesha afka cali ba ah qof diyarsan mutqihisa wa arki karta indhaha caad kama saarna
@siciidsiciid5247
@siciidsiciid5247 6 ай бұрын
Number 4 wll lugahaan muuse biixi iigad dheh😂
@user-nw3yw7uw5y
@user-nw3yw7uw5y 6 ай бұрын
Lugaha sadaxaad waa kedsane😅 legend
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 6 ай бұрын
Haa ma joogi karoba keydsane wuu bood boodaa uun😂😂😂
@user-cc5ny1qj4o
@user-cc5ny1qj4o 6 ай бұрын
Keydsane thanks you
@MacalinAppkain
@MacalinAppkain 6 ай бұрын
900K🎉🎉❤
@user-wo7xk3up3q
@user-wo7xk3up3q 6 ай бұрын
No 4 💪💪
@asalsomali7745
@asalsomali7745 6 ай бұрын
Aniga kedsane wata wlhi wa xarabo miiran
@munoqurux
@munoqurux 6 ай бұрын
Afka cali waxan lugo mahane muuxe biixi udhiib hakuu ii biyee😮😂😂😂
@josephmstp6284
@josephmstp6284 6 ай бұрын
Niow caloosha ku xigii Sii Wlhy número 3 xaqaa buu raaba 🫥
@ismahaanadna1525
@ismahaanadna1525 6 ай бұрын
Ka Xidhan Surwaalka Blue Light Ah❤
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 5 ай бұрын
3333 waa faarax luga baasto
@istiinboy6155
@istiinboy6155 6 ай бұрын
Adaa indho la 😂😂
@user-ib7py6sn2u
@user-ib7py6sn2u 6 ай бұрын
Keydsane is not easy 😂😂😂
@fardosaaliiimaan1005
@fardosaaliiimaan1005 6 ай бұрын
😂😂😂 as taqfirulaah wlh ano xanun i haya iga qosliyen waa ku mahadsan tihinmadama xanunka ila qebsaten o iga qoslisen 😂😂😂
@adenali1484
@adenali1484 6 ай бұрын
N,5❤ love you
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f 6 ай бұрын
One wan ku wata❤❤
@ibrahimali4612
@ibrahimali4612 6 ай бұрын
No:3 lugihiisa iskoobaha ushiisa umaleysaa😅😅😅😅
@user-fo4rk4by7f
@user-fo4rk4by7f 6 ай бұрын
Yaxyow Anaa Farax Cadi AH ii igu soo dar bar namijkan
@bossamiinaarka
@bossamiinaarka 6 ай бұрын
Afka cali gacan ayaan uu tagay🤚🤚
@user-hw5oc7jb8m
@user-hw5oc7jb8m 6 ай бұрын
Number 2❤
@abdiqanimohamedadam9410
@abdiqanimohamedadam9410 6 ай бұрын
Number 3 afka cali waye yaaah
@sayid5352
@sayid5352 6 ай бұрын
war wa nacebaysen naga qariya
@farxiyocadey4441
@farxiyocadey4441 6 ай бұрын
Afka cali wooow❤
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 6 ай бұрын
Dhamantot wa qurux asxabey aburista Alle wax hakashegina😢
@user-nm6im5hz3q
@user-nm6im5hz3q 5 ай бұрын
Ani 5 baan ku haystaa 😍 😅
@hamdixsan
@hamdixsan 5 ай бұрын
No 1 is the best
@yaasirdhoodaan3236
@yaasirdhoodaan3236 6 ай бұрын
Haddas les xaqireni afka cali lugahisa wa dhisan yihon nex game waxa noga dhigatta dorasho mid laqadanayo midna shaqalo laga dhiganayo abaskana haka so tagin iyo iyo flembo afka cali keysane wa 4ta kula shodo barnamijka next wku sugnaba 😊
@aishaabdullaahi1913
@aishaabdullaahi1913 6 ай бұрын
Afka cali iyo keydsane marka kaliya ee isku camiraan waa markey isku so haraan 😂😂😁😁
@user-fi5it3jh1x
@user-fi5it3jh1x 6 ай бұрын
Member 2🎉
@mahamedmahamedibrahim
@mahamedmahamedibrahim 6 ай бұрын
Barnaamijka soo badi yahye fadlan
@ZeienabZeienab
@ZeienabZeienab 6 ай бұрын
Number 2❤❤❤
@user-wm4vu3gp1z
@user-wm4vu3gp1z 6 ай бұрын
3 sig saan ku jidho abyo😮😮😮😅
@cumarMaxamud-cc6ct
@cumarMaxamud-cc6ct 6 ай бұрын
Yaxye hunter is not easy
@yusufmohamed2481
@yusufmohamed2481 6 ай бұрын
Shiikh shantaay shabaqiisa hada soo gashay
@user-ui8fr7ts5g
@user-ui8fr7ts5g 6 ай бұрын
Number 3 beri jiim aad ku dheh 😂
@Mainly._anisa
@Mainly._anisa 5 ай бұрын
Yusuf ayan dortay❤❤❤❤❤
@maankayare3916
@maankayare3916 6 ай бұрын
Number 6 waa u fadhiiyaan lugaha
@kafiyajama7814
@kafiyajama7814 6 ай бұрын
3 iyo 4 tolow ma walala 🙆‍♀️😂😂 lugo diyaarsan waaye
@jinkawareega
@jinkawareega 6 ай бұрын
Yahye qofka editerka ku ah u sheeg numbers ha u sameeyo😂🤟🏻
@user-mm9zf2kr9e
@user-mm9zf2kr9e 6 ай бұрын
Numbir 1❤
@WllnaanaaCade
@WllnaanaaCade 6 ай бұрын
Yahye sxd wax kale kuma dhimano inad so doobto gabdhaha lay ku dhiman inad dharga ka so dhigto
@asadyare1034
@asadyare1034 6 ай бұрын
Kan ugu diyaarsan wa afka cali calves legs🔥
@hanadabdi5024
@hanadabdi5024 6 ай бұрын
Aad iyo aad
@asadyare1034
@asadyare1034 6 ай бұрын
@@hanadabdi5024🔥🙌
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 6 ай бұрын
Yaxye umadeena maaha, maxaa Faarax luga yaah😂😂😂😂😂😂
@Guleed-rh4yr
@Guleed-rh4yr 6 ай бұрын
Wiilka kabaha madow a ogu Lugo qurux bdn😊
@user-yb3ne9rf2c
@user-yb3ne9rf2c 6 ай бұрын
Aniga marki aasoo xanaaqo adinka lee idin daaadaa dagdag iiga qoslisaan adinkaaa aad idiin jeclhy wlaalaheyga❤🎉🎉🎉❤❤
@user-bp3dk5ex5p
@user-bp3dk5ex5p 6 ай бұрын
ani camal 😂
@shuwareamira5944
@shuwareamira5944 6 ай бұрын
Video waxpa lakama qaban karo aniga ahaan 1 aan isku dhipaa lahaay Next xabadka uzoo paneey😂
@yuukeylyrics3622
@yuukeylyrics3622 6 ай бұрын
Gabdhuhu waxba Lugo kama garanayaan wlhi wiilka number 4 ku jiro lugahiisa waxaa ka muuqdo aalamiito fcn Lugo dhisan wey yihiin madoowna African ayaan u nahay
@MaankaAhmed123
@MaankaAhmed123 6 ай бұрын
Number one
@Kaamila_75
@Kaamila_75 6 ай бұрын
4 wye afka cali igama dhuuman kartid ani cuz jcylkaga ahay 😂😂😭
@babadebaba-pk1jr
@babadebaba-pk1jr 6 ай бұрын
Almas isku dooq nahay 2 ku leh inta kale fatalayaal wyo
@user-zd3il8tf3w
@user-zd3il8tf3w 6 ай бұрын
5 iyo yaxye wa isu luga egyihiin😂😂😂
@huskaboyinthebuilding238
@huskaboyinthebuilding238 6 ай бұрын
Next calosha waye😂
@yahyebindhi9553
@yahyebindhi9553 6 ай бұрын
Ka loodatay ma nacasba wlhi naan dulqaaten naag yar oo wax iga sheegaysa 😂😂
@user-nq9hj6fm1k
@user-nq9hj6fm1k 6 ай бұрын
Afka Ali Iyo keydsane lugihiina meeel dhiga kabaxsada subxaanallaah😂😂😂😂
@mohagamingofficial8427
@mohagamingofficial8427 6 ай бұрын
Laki wa funny kulaha siksaan madoow Maa lugaha ugu jirto😅
@saariyasaariya5498
@saariyasaariya5498 6 ай бұрын
Part 2 maradaa kaa qaad peels
@user-bn3ud6wz7w
@user-bn3ud6wz7w 6 ай бұрын
Number 2💋
@user-sn8tz4mv6p
@user-sn8tz4mv6p 6 ай бұрын
Afka cali lugtaada hoyadaa u dhiib ku inkir😂😂😊
@maankaofficials4662
@maankaofficials4662 5 ай бұрын
Aniga 3 iyo 4 ❤❤❤🎉🎉🎉
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f 6 ай бұрын
3 is not easy😂😂😂😂
@user-rm3wl8js9u
@user-rm3wl8js9u 6 ай бұрын
YAAHYE🎉🎉🎉🎉🎉
@muscabbadro2559
@muscabbadro2559 6 ай бұрын
Afka cali ma waxa lagu diiday madowga wlhei lugiisa way dhisan yihiih 😮 Faleembo iyo kan no.1 ah luguha dumarka ayuu leyihiinwaxa dhama keydsane 😂
@user-Abdifitah
@user-Abdifitah 6 ай бұрын
3 cameroon waay badinee deh 😂
@hafsahafsa3525
@hafsahafsa3525 6 ай бұрын
aniga deeq bariya kuhestaa ❤❤❤
AFKA CALI OO KEDSANE GACAN U QADAY ||PARANK UGU QOSOLKA BADANAAY ABID
9:19
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
TEAM AFKA CALI VS TEAM KEYDSANE ||QOF KA SAAR CIYAARTA || BIG GAME...
19:18
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 13 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 3,5 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 9 МЛН
小丑的猫咪摇太可爱了!#天使#小丑#家庭#搞笑
0:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 13 МЛН
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 4,8 МЛН