7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!

  Рет қаралды 61,266

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 183
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
*7 nooc oo dumarka ka mid ah oo raggu ka baqaan* 1. Gabadh lacag leh. 2. Gabadha fahmaysa ninka runtiisa. 3. Gabadha qiimaheeda taqaan. 4. Gabadha waxbarasho ahaan ka sarraysa. 5. Gabadha uu dedaalkeedu ka sarreeyo. 6. Gabadha dagaaladyahanada ah. 7. ? Ayuub Axmed mahadsanid Ustaad.
@saraali8581
@saraali8581 2 жыл бұрын
G: Isku kalsoon G: Go 'aanka Adag
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Mashallh alle gacanta ha kuu barakeeyo wll qli wllhi waxan islahaa qoro lkn adabaa qoray hada copy ka qaatay bas✍😘😘😘😘😘😘
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Walee waxaan ku lafyoodah waa qiimaheyga wixii tagan waxan safarka Allah idiin fududeeyo, gabdhow kor isku qaado💯💯👏👏👑👑👑Mahadsanid ustaad💯💯👏👏
@queenxayaat1062
@queenxayaat1062 Жыл бұрын
Waan hubaa Qofka markuu qimihisa yaqano cid wax ka qadi karto malahan Gabdho is ilaaliya allha Ina xifdiye ❤
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Waxa halka Ka Cad in Raggu Qaarki Ragganimada ay ka Diciiftay oon masuuliyadi Allah wayne Saary Ka Seexday
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Ustaad barakallah 7qodob oo xaqiiiiqaaa so We u love life and full health🌹🌹❤💯❤
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Ayuubow I have some of these qualities minus the richness 😁. Please make a video about these type of girls and how they can find a suitable spouse. I feel like it's getting harder to find someone who is decent and honest these days 😕. Thanks walaal qaali 🙂
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 2 жыл бұрын
Oo raggu marka waaba noole cajiib ahee ma calaan ay go 'aan ku kaxaystaan bay rabaan ileen qofkan waaba ruux dhan Oo ka duwan oo rabbi qalqay qiimaynta iyo Aqoonta ninku ubaahan yahayna ubaahane!! Saaxibaayal hablo qiimo isku yeela wax barta isku filaada calafkiinana Rabbi ba qoray 👍 keep going habalaha isku kalsoonow
@umumalak1947
@umumalak1947 2 жыл бұрын
Nabigu waxa u yidhi scw 4 ku doorta dumarka wa tan qurux leh iyo nasab fican ka dhalatay maal na leh iyo diin Lkn waxa uu dhahay tan diinta leh gursada Badi waxaan arkaa Raga somali oo gabadh idku filan ka cararaya Taas macneheedu waxa weyaan in ay ragu donayaan mid ay ayagu gumaystaan o 1 ka dolar waydisata taasina wa kalsooni darada haysta raga domali Nabi Mohamed scw hawenayda ugu tajirsan maka bu gursaday waliba asagoo ushaqeeya aadna uu ujeclaa wax dhibana kala muu kulmin wana tii ugargaartay Hablaha somalina wa sidaa wlhi nin koda way fhisaan lkn waxa uu ragii somali ka lumay inaa masuula Guurku maha meel laysku gumaysto e wa meel naxariis iyo jacayl ka jiro
@sagallove730
@sagallove730 2 жыл бұрын
Ustaadkyga allha ku sharvo 🥰❤
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 2 жыл бұрын
You always give us a great tips May allah bless you bro
@zulfaxareed2542
@zulfaxareed2542 2 жыл бұрын
MASHALLAH brother keep going i love your videos.
@naimaabdul300
@naimaabdul300 2 жыл бұрын
Waxn fahmay inay gabadh heer gaadha ama isku filan ay ka jecelyihiin mid daciifa dumarka qaarna wax aysan yagu laheyn Kuma ladan
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 жыл бұрын
Cidii cabsanee ha cabsato muhiimadu Waa in aaan sameyno waxaan ku qanacsanhy Gabdhaha rabta in aad doqomo ka dhigto jaahiliin Maxa yeelay sifooyinka fiicnaa oo ay ahyd in aaad ku dhiiri galiso hablaha Ayaad raga idinkaaga cararaya oo waad guur wayneysaaan Hooyin guri joog waan aragnay curuutey soo saareen iyo sida ay ku noolyiin qaarkood not dhamaaan aabihii waa dhintay tusaale ama wa is furen waxaad arkee hooyadiii oo shaqo hooseysa caruurta dartood u galee oo ay ubaahneen lahayn hadii sifooyinka horay u lahaan lahayn Ama ninkii kale oo xun bay guursan suuu caruuta u biilo waayo ragu badanaa biil ku filan ma siiyaaan gabdheey furaaaan !
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 2 жыл бұрын
Runtaa
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Sax 👍🏼 umabagin warkisa manta
@jihaanshariif7915
@jihaanshariif7915 2 жыл бұрын
Sifoyinka uu sheegay waan leyahay saas aytahayna ninkeyga boqorad baan u ahay alx noloshiisa ayuu iga jecel yahay inuu iga cararo warkedaba daa
@abdifitahm-abdullah3557
@abdifitahm-abdullah3557 2 жыл бұрын
Gabdhaha u sheegayo in lga cabsado Wlhi anigu baadi goob ban ugu jiraa.
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 жыл бұрын
@@abdifitahm-abdullah3557 wax laga cabsado maba aha Cidiii kalsoonidu ku yartahay baa cabsato Oo meel hoos wax eegee
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Ustaad Ayub masha Allah
@keyfladan673
@keyfladan673 2 жыл бұрын
Jazakallaahu khyr wlkeena ayuub ilaahy cimriga ha ino ka dheereeyo allahuma ameen 🙏♥
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
M.a xaqiiq whi shukran ustaad💯💯🥰🥰ilhy ha ku barakeeyo
@lifelessons3933
@lifelessons3933 2 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya comment iyo like ba😁pin igu sharaf sheekh
@ceyniqurux2605
@ceyniqurux2605 2 жыл бұрын
MashaAllah thanks bro that's true
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad ❤❤
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Mnzha Allah Teacher
@kafiyaabdirahmanshekeye123
@kafiyaabdirahmanshekeye123 2 жыл бұрын
Masha Allah
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
Macalinkaygi mahadsanid 💯❤
@zihaammohamed2224
@zihaammohamed2224 2 жыл бұрын
Asc ustaad ..suaal 7 qodob ee aad sheegty inay gabadhu lahaataa many nolosheeda muhiim u ahyn ? Ka sakow intaan loo eegin tan raga
@Xamda0953
@Xamda0953 2 жыл бұрын
Ustaad mhdsanid
@Qamar________hussein..2
@Qamar________hussein..2 2 жыл бұрын
M.a keep going wll qaali
@azmamuuse5806
@azmamuuse5806 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaadii hore usoco
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 2 жыл бұрын
Ala ayuub ma anuu i falaan qaynayaa Tolonen. Looooooool.
@MAARIGTIMO3259
@MAARIGTIMO3259 2 жыл бұрын
Keep going pro
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 2 жыл бұрын
Dumarka nocaas ah ninka hela horumar buu gaadha isaga iyo ubadkiisaba lakiin raga somaliyeed MA yaqanaan sida lagu hanto dumarka nocaas ah
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 Ай бұрын
Hormarka aa nan isku si u aqoon edo
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Waad mahad santahay ustaad
@ismailmohanedsalad
@ismailmohanedsalad 2 жыл бұрын
masha alh wll qaali alle haku xafido
@ugaasnaaif9070
@ugaasnaaif9070 2 жыл бұрын
Mashaallh wll
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍 😍
@yasminemahamud1332
@yasminemahamud1332 2 жыл бұрын
Tu m'a fais rire une fois Allah te benisse inscha Allah
@dacwamediachannel2175
@dacwamediachannel2175 2 жыл бұрын
masha allaah
@shukrihassan6826
@shukrihassan6826 2 жыл бұрын
Wlla.mahadsanid.
@fadumoseid3545
@fadumoseid3545 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
mahadsanid walaal😊
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay maclin🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
@sumayosusu-qj4xi
@sumayosusu-qj4xi Жыл бұрын
‏لا اله الا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين🤲
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Salaan baa mudanthy ustaad qaaliya ❤💙🤍💫🦋
@muhiimasheikh3915
@muhiimasheikh3915 2 жыл бұрын
Halqodob ayaakaboode number 333333 yaaaila arke ismuuujiya😀😀😀
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Comment gaada markaan arkay ku laabtay waa sax wuu ka booday😂
@salmawacan5058
@salmawacan5058 2 жыл бұрын
Mnsha allah Wlhy runtat kahadasha
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
The first comment👊👊👊👊👊
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Every strong man there is a stronger woman behind him. Not every strong and financial secure woman is bad. In western world woman are working and keeping their homes.
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
Wan yaabanahay wll waa sababta aan nimanka soomalida uga booday
@ahluudiinnan1301
@ahluudiinnan1301 2 жыл бұрын
U have said bro
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 2 жыл бұрын
Gabar sifooyinkan leh lkn Allah kabaqaysa oo xaqa ninkeda kaso baxaysa maamulkisana adeecaysa iyo nin iskukalsoon oon xaasid ahayn ayaa isguursan kara lkn gabar awoodahan u isticmalaysa inay ninka kasarayso iyo nimaan iskukalsonayn isma qabi karaan
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Sister ninja xaq gaara kuguma lee xaq siman baad isku leedihiin mana jirto wax aad naftada rabin ood ku adeeceeeyso ninka adoon uma tihid kuma iibsan ee aad is guursateen
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 жыл бұрын
Màsha Allah
@shukriamohamed428
@shukriamohamed428 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walal ayub waxan kacotsana inat reaction kaso bixisit part 74 and 73 eee ridwan issack
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Mr 7 qodob waan ku salaamay sheekadaadu 7 ayay u badan tahay😂
@ifraahtahliil2113
@ifraahtahliil2113 2 жыл бұрын
Kkk ayuub wa run taas ana marqaatiga nool ah
@israabdi8297
@israabdi8297 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayuub 🥺😭
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
M.a 🙌🥺❤️
@najiibabdi4745
@najiibabdi4745 2 жыл бұрын
First coment sahip pin isaar 🙏full respect
@maxamedcali1725
@maxamedcali1725 2 жыл бұрын
M,a ustaad guleyso
@Najmanalka208
@Najmanalka208 2 жыл бұрын
Wllo Allah kudhowro.
@asiyahh2822
@asiyahh2822 Жыл бұрын
Sax sax jadaan kufahmay wll iska daaa pro
@najaxhassan8695
@najaxhassan8695 2 жыл бұрын
Manchallah
@jamacsuleemaan563
@jamacsuleemaan563 2 жыл бұрын
Waa run gabadh shaqaysata majecli
@MUDANAHAOFFICIALPRO
@MUDANAHAOFFICIALPRO 2 жыл бұрын
Asc sxp ayuub videoyada intee ka soo dajisaa
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
Ragu waxay jecelyihiin guri fican oo nidaamsan awlaad fican oo bari ah oo dhankasta ka toosan lkn waxaysan rabin gabar waxbaraty oo aqoonyahanad ah so sidee ku helayaan guriga iyo riyada ay rabaa aqoontu wax badan bay rag iyo dumarba ka kaaabtaa
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Maxa muhiim ka dhigay waxeyveyaga rabaan kaliya
@ahmettallifarah7709
@ahmettallifarah7709 2 жыл бұрын
Uztaad illahay ha ku xifdiyo
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Ustaadi qodobka 3-aad waa ka booday?! Anyway thnks
@barwaqohussen4875
@barwaqohussen4875 2 жыл бұрын
Aell haku sharfo 5
@iskufilanahmed3075
@iskufilanahmed3075 2 жыл бұрын
Ragu xaasidkaa ku badan Gabar Horumar gaartay uma quuraan🤔
@yaxyeibrahim7343
@yaxyeibrahim7343 2 жыл бұрын
Ilmaha dhalan dono ayaa hanayo wyo ilmaha daryel ayee u bahan yihin
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Gabar wax baratay waa mujtamac wax bartay lakiin Somalida waa gadaal usocod
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
waadulaysane soomaaligu
@iskufilanahmed3075
@iskufilanahmed3075 2 жыл бұрын
@@yaxyeibrahim7343 kama hadlin in Hooyadu banaanka kaso shaqeystay ee waxan kawadaa qof wax baratay ama karti badan oo isku filan oo waxwalba ayada qabsata ama caqli badan!
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
@@yaxyeibrahim7343 ilmaha ayadaa kaa jecel hooyadu taas inaad ka fakatid maba aha gabadha ayada nolosheda managegarynysa
@abdinormatan9345
@abdinormatan9345 2 жыл бұрын
Bro videoga Ridwaan uu soo dhigay reaction kasoobixi codsi mahadsanid ✌️
@sarahcadey2244
@sarahcadey2244 2 жыл бұрын
7da qodob ee aad ka dhawaajisay waa inta la rabo inay dumarku ku sifoowaan, ragna run ahaantii kama cabsado intaaa oo dhan bal way ku taaageeraan hormarka dumarkooda waxayna aamin sanyihiin ragninadooda, kamana cabsadaan Dumarka yaqaana qiimahooda,so runtaa aa waxay tahay inay kuwaa ka dhawaajisay ay rag aheene ee yihiin lab ama nin
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Hbluhu hday lacag leyihin adna xoga ka mrtbd hosaysid xga dhqlha waa hubka ugu khatarda bdn ay dumarku adegsdan smnka lajoogo wayo mesha waxa kbxya qawamdii ragnimo iyo msuliydii ilahay ku saaray💯
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 2 жыл бұрын
Hablaha keep going leh wn kaxumahay inaad qiimihiina garanwaydaan oo laydiinka dhadhiciyo inaad nin baridaan sorry for u guys . Halka nimnka aduunka ay rabaan gabadh haday shaqadu ka dhamaato kabta idiunku halkaa kama fikiraysaan sorry
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Wa naago maskaxda laga gumeeystay hala yaabin
@boqoradabeertajiifta9139
@boqoradabeertajiifta9139 2 жыл бұрын
Mahdsan wallo 🥰♥️🟥
@muhiimabdi8233
@muhiimabdi8233 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@asmafod1435
@asmafod1435 2 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣 Walaahi waa runtii Anay ii haystaa taas
@sahraahmer817
@sahraahmer817 2 жыл бұрын
Maxa ku haysta wadhi😒
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Ha ujoojin mid kugu raba helee waxkasto tahy
@deeqoali4252
@deeqoali4252 2 жыл бұрын
Walal Hageen kala soo xirira qosoban raba inaa kula wadaaga?
@CaishaCaishahussein
@CaishaCaishahussein Жыл бұрын
Gbdhasu waa ani lkn Nin hadan guursado Xaqiisa illahay ban uga baqaaa
@axlam8446
@axlam8446 Жыл бұрын
sa ninki hore u kala tagnay waa ka cabsada gur dhan lakin din ayan barta allaha no fududeyo
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 жыл бұрын
Qabowga dumarka waa waxa raga qar kood tayadii qaaday siday gabari ugushaqay naysay isna ujiifay
@maryanmohammed6100
@maryanmohammed6100 2 жыл бұрын
Asc wll
@quruxleydacida4860
@quruxleydacida4860 2 жыл бұрын
4 ta hore sidadeeda waa leyahay ayuuboow lkn intakale wali ma experience garen wali
@user-uc3li7xi2t
@user-uc3li7xi2t 4 ай бұрын
Walaahay anigu hablaha naftooda ku kalsoon oo qimahooda yaqaana ayaan jeclahay inta badan mahelo hablahaas wan jeclahay qofka xaqiiska ka hadla oo gabadha ninkeedana iyana adeecda woo wax laqabata waayo ninkoo kaliya guriga masuul kama wada noqon karo gabadh isku kal soon oo ladagaalanta nolosha caqabad walbana kala baxda inaan gabadha noocasa xushmeeyo iyana ay ixushmeeso ayaan jeclahay
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Wllhi ayuubow wa aruntaa ani raga kaliya hadalkooda ayuunbaan ku qiimeeyaa Haduu ka bixi wayo sana kuu yelaa sidan ayaam ahay Hore ayaan uga socdaa kaas.🤨✋
@projr7690
@projr7690 2 жыл бұрын
Ku sali xabiib keena
@maryanxasan3895
@maryanxasan3895 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdallasaid9852
@abdallasaid9852 2 жыл бұрын
Mclin tnx
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Auuubow ragga saas u fakaraa waa ragga masuulka ah, balse hadda waxaan aragnaa nag raadinaaya dumar lacagle si aysan culays xagga kharashka ah, uga cararaan.
@kafiosaid746
@kafiosaid746 2 жыл бұрын
Kkk mid balaran ayaan xiranaa
@sacdiyomaxamed7847
@sacdiyomaxamed7847 2 жыл бұрын
Wllhi cajiib aniga in uu iku Saab sayahayba mawduucaan ayaaba Monday waa xaqiiqoyin
@safiyaxasan4422
@safiyaxasan4422 2 жыл бұрын
Ragu ha ogaado inaan dumar ku jeclayn raga isu faansha lacag kastoo leedy ama aqoon kasta dumar ku waxay jecel yiin nin ka si dad ban hantidooda .aqoon tooda .Karti dooda ugu sheega. Tusaalaa ugu fudud hadaad gaadhi qaaliya wada to simply isku soo sawir dhawr jeer inaad leedy way fahmiye lkn Hala soo boodin gaadhi hebel baan wataa .😂🥰🥰
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Mash alla gudn wll ayub ale ha ku xiftiyo❤🙏
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 жыл бұрын
guur ba waa iska daYey wsaa ahaqeysta diin alximduliilah lakiin nina fahmo ma arag waayo karti wA leeyahey lakiin labo labo ma xamali kari
@salmawacan5058
@salmawacan5058 2 жыл бұрын
Marka hadii aan ninka anigu ka firfirconahay oo ka adkaysi badanahay markay noqoto dhinaca shaqada maxan sameya miyan iska data qofkas madama anan is fahmay o wax shegidaydu badanayso?
@skillsfootball6852
@skillsfootball6852 2 жыл бұрын
IlHy dartis ku Jeclhy
@nasromohamud6488
@nasromohamud6488 2 жыл бұрын
war raga iyo dumarka ha isku dirin iyagoo labaduba lcg leh oo shaqysta baa nolosha ugu wangsn dhexmartaye
@sahrahassan3053
@sahrahassan3053 Жыл бұрын
Dadalkeyga oo sareya darted ayan rerkaygi ku wayey wle wa run wuxu wilkan ka hadlay
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 2 жыл бұрын
Walaalo kaliya waxaa dhihi lahaa raga kalsoonidooda ha dhisanaa. Sifooyinka maxumo waa sifooyin wanaagsan hadaysan ragu soomaalido sifooyinkaaga gabar leh gaari garin waa dhibaato. Mida kale maanta hadaan qofka aan isla socono u ogalayn in uu iku xad gudbo, dhanka kala nafsadayda uma ogali in ay ku xadgudubto. Mahadsanid
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@AbdalaRaage
@AbdalaRaage 3 ай бұрын
Fiito bawer 😂😂
@suleqaabdulahi328
@suleqaabdulahi328 2 жыл бұрын
Ayoub wiil aan diyaarad isku baranay markaasoo noloshiisa dhan iga sheekeeyay intii aan diyaarada saarneen
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Masha allaah xaqiiq weyi 1iyo4 waan arkay lammaane ku kala tagay
@asturan9013
@asturan9013 2 жыл бұрын
Nimanka ma jecla in wax loshego wa midan layaby Isla wayni ba kujirta
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Hee raga markii aysan rabin gabr aqli leh gabar karti leh gabar aqoonleh gabar xirfad leh hee maxuu rabaa aan idin waydiiyee ragow ma gabar laa walaa ah baad rabtaan oo siiro ah nin waxaa la arki jirey kufaana gabdha aqliga badan gabdha kartida leh lkn ma aqaan raga soomlida isla waybida kujirta oo kalsoonidarada nin bathy baa layidhi markaasuu doonen inuusa arkin gabdh kasareyso oowuxuu leyhy ama uusan hysan haysara ha isoomarina balayaa idinku dhacdayee inagumeedyo😏
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 жыл бұрын
Ayuubow waxan ka cod San lahaa hadii ay suuragal tahay inad So samayso raga ay dumarku ka cabsadaan ama ka haybaystaan 🙋‍♂️🙋‍♂️
@nasrisulayman5156
@nasrisulayman5156 2 жыл бұрын
Kaalaya gabdhaha maxa shaqada logu diidaya hadaba mamoyinka ciyalka korsanaya OO yaanyada gada lomadiidee markay waxbaraty OO meel islamed kashaqaysnysana waxa laleyahay mabixikartid markay arkaan inysan waxay kushaqaysato aqoonta way oga dhaqaaqayan markasay cirid iyo Yaanyo kashaqaynayan naa waxbarta noloshiisa inta kadhimana shaqaysta hadu tago iyo hadu jooga midna uma bahnid sideedaba qof bili, Adan ka iskuma haleeyo
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 2 жыл бұрын
Warka oo dhmaystiran waxaa weeye raggu ma jeclaha naagaha fiican ee caqliga badan.
@newsandknowledge9935
@newsandknowledge9935 2 жыл бұрын
Haa aniga naag caqli badan aduunka ugu necbahay walahay
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@newsandknowledge9935 oo madoqon ayaad rabtey
@c_m_c3800
@c_m_c3800 2 жыл бұрын
Ifraax Aadan waxan aamin sanay hadii helo gabadh wax baraty in ay nolosha waqti kazta fahmayso oo ku garab taagan ty adoon wax pa ogeysiin qofpa qofka uu ka caqliga badan yeyna ka waaya aragsn
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 Ай бұрын
Waa saa adi amin san tahay
@bintuahmednuuue6344
@bintuahmednuuue6344 2 жыл бұрын
Ayuub mida kalkaalisada maxay duyuus ninkeeda ugu sheegtay Becuas surwaalada qaar kuguma dhagano culimad qaar oo qurbaha jooga inoo Fawtwady .
1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!
12:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 231 М.
7 Dumarka markaa ku aragtid wakhti dambe ha iskaga lumin
9:30
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 58 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 68 МЛН
17-SIYAABOOD OO QOFKA AAD JACAYL UGU ABUURI KORTO
12:53
Farhia Abdalla
Рет қаралды 250 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 82 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 49 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,4 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 23 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 53 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 18 М.
谁能救救小宇宙?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:43
火影忍者一家
Рет қаралды 11 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 2,6 МЛН
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13
My cat mastered black magic #cat #cats
0:23
Princess Nika cat
Рет қаралды 32 МЛН
Не трогайте эту ВОЛОСАТУЮ ШТУКУ! 😱
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН