7 GABAR VS 7 WIIL LABAX LAMANE ISKU SO BAXAYSAN QAAR LADIDAY

  Рет қаралды 142,009

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 201
@Never_give_up484
@Never_give_up484 Жыл бұрын
😂😂😂😂2 wiil ee ugu dambeeyay walahay waa wiilal adag Love ii saara wiilashaas ❤ Ramadan mubarak 🌙
@cabdikariin3830
@cabdikariin3830 Жыл бұрын
Hayacdo 😂😂😂
@haylehurude8667
@haylehurude8667 Жыл бұрын
Labada wiil udanbaysa wan wataa legends waku sugteen qofta 🤣🤣
@fadumoyasiin-pt2vh
@fadumoyasiin-pt2vh Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all muslimin
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
m a Ramadan Mubarak walalaha muslimiinta dhamaan meel walbay joogaan caafimaad iyo barwaaqo kusooma🤲🤲❤️❤️
@abdiazizabdalla4675
@abdiazizabdalla4675 Жыл бұрын
Ridwanow waxa iso gashay bishi ramadan fadlan kafogow isku kenida wilal iyo gabdho ajanabi kala ah
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 Жыл бұрын
Rizwan program kaan waxa laga yabaa in dhibaato ka imaaday ay kamid tahay 1. Stress qofka qaado u is dhaho mxa lagu diiday 2. Waxa laga yabaa in 2 qof iska heshay number kala qorto xumaan kale sameeyan Marka bro views ka meel qaldan yuusan ka galin e ka fikirin outcome LA vedeos kaaga
@user-lb3ks9xd4n
@user-lb3ks9xd4n Жыл бұрын
Ninkaan fisqiga iyoo faajir nimada ayuu si aan ladareemeyn ku faafinayaa waa in wax laga qabtaa dadoow adinkana waa walaalkiine wax usheega m.a haku haynina oo xumaanta ha dhiira galinina masuuliyad baa idinka saaran wll ridwaan adigana ilaahay ka baq sidaa mahaboona
@ahmedhassan124
@ahmedhassan124 Жыл бұрын
Jazzakallah 🎉
@farxaanboy7915
@farxaanboy7915 Жыл бұрын
Xeerki Ragga Ayay Garanayan Labada nin e u Danbeya wlhi🤓
@samirahassan2023
@samirahassan2023 Жыл бұрын
Asc Ridhwaan please kadaa gabadha sidaan waa ceeb inaad dhalinyaro meel isugu keento walaal Waa Bishii Ramadan caawa kow tahay Wax kheyr ah ku badal Barnaamijkaan Fadlan 🌹
@yaasirmanio426
@yaasirmanio426 Жыл бұрын
labada nin ee u danbeyaa Emotional damage ayey gabadha ku rideen 😂🐴😂😂😂
@abdullahi2597
@abdullahi2597 Жыл бұрын
Xeerka raga ka dhaxeyo wye sxpka hdii lagu adkeyey mise asi ku adkeyey adna wadadisa le raac u aargud ama u hiili😅
@fitaaxmaxamed8245
@fitaaxmaxamed8245 Жыл бұрын
😅
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 Жыл бұрын
War ilayn balo oo ceeb looma dhinto Ninbaba ku daadshe ay labada ugu dambeya say tiri kan kala raba walle kabahey la durmareen subxanallah 😂😂🎉🎉🎉❤❤ istaqfurunlah waabahanahey Bakhtiga looma Cuno 😊❤
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Qofba qofka uu ka foolxumo bdnyahy waa ka dooq xunyahy Mida kle yarka caaynayo gabadha please xushme ama qadari gabdhaha soomaliyeed ❤
@fatumaali7654
@fatumaali7654 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary ridwaan isaq another's levels 💯👍💪🌷
@jamiilahaashim-iw9kq
@jamiilahaashim-iw9kq Жыл бұрын
Wwww loreyou wllo waakujaclhya
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
@@jamiilahaashim-iw9kq ok wll
@laylo8899ciise
@laylo8899ciise Жыл бұрын
​@@jamiilahaashim-iw9kq😅😅😅😢🎉
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilkosiif1038
@ilkosiif1038 Жыл бұрын
Diyaar
@umuatika8452
@umuatika8452 Жыл бұрын
Diyar
@musdhafmohamed4238
@musdhafmohamed4238 Жыл бұрын
Xakee
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
@@musdhafmohamed4238 #sahantoosan
@GasSag-yz8lm
@GasSag-yz8lm Жыл бұрын
Diyar
@maxamedsharifxussein5402
@maxamedsharifxussein5402 Жыл бұрын
Illahiyaw xalimo yey igu yasin farax ina ahy ayado ah xaliimo😂
@ruquyo3326
@ruquyo3326 Жыл бұрын
Caawa waa Rama daaan waayi eee duceeyso ridwaan
@mohamedabdi5301
@mohamedabdi5301 Жыл бұрын
Midaba qatay may iska raacdo waxba ku dhacy 😂
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 Жыл бұрын
‏🌙🕌 🌙 ‏مُبارٓكٌ علٓيْكُمْ شّٓهرُ رٓمٓضٓان🌙✨💗🤍 ‏الْلَّھُم أَهِلَهُ عَليْنَا بِالْأمْنِ وَالإِيْمَانِ وَالْسَّلامَةِ وَالْإِسْلَامِ وَالْعَوْنٓ عَلَى الْصَّلاةِ وَالصِّيَامِ وَتِلَاوَةِ الْقُرْآَنِ الْلَّھُمّ سَلِّمْنَا لِرَمَضَانَ وَسَلِّمْهُ لنا وَتَسَلَّمْهُ مِنّا مُتَقَبَّلاً
@abdisalaanwarsame5089
@abdisalaanwarsame5089 Жыл бұрын
Ramadan mubarak dhamaan umada muslimiintaa meel kastood jogtaan dhamaantiin waxaad iga tihiin cafis aniguna waxan idin ka codsan hayaa cafis waxana idin lehay bishan bisheda kale nabad alaha nagu gaadhsiiyo bishan
@mohameddeeq750
@mohameddeeq750 Жыл бұрын
Ramadan Mubaarak
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs Жыл бұрын
This program is crazy Ramadan Karim
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
Umadaas aad isku dar dareeyo allow aan dami kasoo gaarin😅😅
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 11 ай бұрын
Quruxy
@hamseuptulahi8382
@hamseuptulahi8382 Жыл бұрын
رمضان مبارك 🎉❤🌙
@moogeciise7727
@moogeciise7727 Жыл бұрын
❤❤
@xuseencabdullaahi7850
@xuseencabdullaahi7850 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😅
@ayahye771
@ayahye771 Жыл бұрын
W
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
sheekadan ani ma fahmin sidan waa raqiisnimo gabdha naftiina ixtiraama. gabar nin ay hor istaagto ku leh waan ka helay xishoodki aaway😢
@SafiyoMaxamuud-ci2yw
@SafiyoMaxamuud-ci2yw 11 ай бұрын
Haa walahi xishod mjiro suqa xoolaha malajoga kulaha kn gera leyahy kan mlahn
@abuquhafah4994
@abuquhafah4994 Жыл бұрын
War Ramadan Aya laku jira wa xan ridwan iyo asxabtis o ilahey ka baqa wll wa xan wa xaran gabda iyo wilal ka la ajnabi ah gab dihina ma qaba darki diita shegta o gadan u hore so dar kuda kan ayay qabta o nase het Aya la ar key
@muxsinyare4745
@muxsinyare4745 Жыл бұрын
Ridwaanow Prti tow soo samee plz
@deeqa6799
@deeqa6799 Жыл бұрын
Ridhwan waxan wax fiican maaha Hada waad qosleysaa laakiin waxa Jirta mar aadan qosleyn ilahay ka Baq aduunyadu waa labo maalmood Dadkaan aad isku keentay haday, Xumaan dhex marto oo shaydaan Ka adeegto ogow adigana shaydaan Ka weyn ee waxaan oo dhan soo Aruurshey inaad tahay xisaabtan Weyn baa kaa horeya Akhiro .
@mohamedhassanofficial7764
@mohamedhassanofficial7764 Жыл бұрын
ridwaan izaak zxpow barbamijkan joojib nifkle oo fiican nookeen wxaani waa munkar waana rmadaane
@crahmaanaadan1892
@crahmaanaadan1892 Жыл бұрын
Ramadan mubarak all muslims🌙
@maryanmahad253
@maryanmahad253 Жыл бұрын
Ramadan kariim
@husseinhajji5972
@husseinhajji5972 Жыл бұрын
Asc ridwaan bilis numbarkaada ka codsanayaa Ina kula xiriro Ayan rabaa
@zubaydaahmed3844
@zubaydaahmed3844 Жыл бұрын
War waa ramadaane ngaa daaa danbigaaga
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Gabdhah qayb akudadsaday wiilasha 😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Ramadan Karim walal
@Abdallawe
@Abdallawe Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@mamanidirisidiris2918
@mamanidirisidiris2918 Жыл бұрын
Lawada wiil ugu Dan beyen waxan Ani Hadan mesha Tagna Laha waxan sameyi Laa ee sameyen
@yaaminoymn7037
@yaaminoymn7037 Жыл бұрын
Ani waxaan doortay ridwaan adi maigatageeysaaa mise waad idooranee🎉ridwaanooo❤jawaaab
@KingAkram143
@KingAkram143 Жыл бұрын
Pro qoftaan kibirka badan waaba ka helaybo wllhi ee iga gaarsiiya asxbeey 🙏🙏🙏🙏🙏
@khadarseleban4435
@khadarseleban4435 Жыл бұрын
Keep going bro
@yasinbashkaa1823
@yasinbashkaa1823 Жыл бұрын
AJ Ayan arkoyaa legendary wankusalamee aniga neh barito iskenaa 😂😂
@m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l
@m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l Жыл бұрын
😂😂 ridwan:wankusodhawena hanuu:wanku qanacsanhy😂😂😂😂
@ahha5211
@ahha5211 Жыл бұрын
Ramadan mubarak
@mohamedamin9193
@mohamedamin9193 Жыл бұрын
Kuwaan naaf ayeye ahyaen😅
@Osmanyare-vn1bv
@Osmanyare-vn1bv Жыл бұрын
Amazing bro
@hibocabdi
@hibocabdi Жыл бұрын
Ramadaan kariim
@mohangarabmohangarab309
@mohangarabmohangarab309 Жыл бұрын
Wllkey ridhwan issaak Ramadan kariim
@Suheybalpha
@Suheybalpha Жыл бұрын
Are their LEGENDS👏👍👍
@cabdulwahabcadecade2491
@cabdulwahabcadecade2491 Жыл бұрын
Keep going
@deeqa-mn8xi
@deeqa-mn8xi Жыл бұрын
Ramadan kariim ❤❤😂😂😂
@hashimsuhaib
@hashimsuhaib Жыл бұрын
This is very tough 😅❤😊
@oordiinauush4940
@oordiinauush4940 Жыл бұрын
Keep ging bro ridwan
@cabdulahisade3190
@cabdulahisade3190 Жыл бұрын
Ramadan mubaarak
@amgame5160
@amgame5160 Жыл бұрын
Ramadan moubarak
@caliabdirashid1003
@caliabdirashid1003 Жыл бұрын
Ridwan sxb Waxan raba inaad gabar itijabiso s
@samjemal6734
@samjemal6734 Жыл бұрын
Ridwan wu cayilaay jakat ka wu iska turaay 😅😅😂
@fuadabdi155
@fuadabdi155 Жыл бұрын
VAR xalal soqbty meshas dhan maufikirenin ba 😂😂😂😂
@fuadabdi155
@fuadabdi155 Жыл бұрын
VAR xalal soqbty meshas dhan maufikirenin ba 😂😂😂😂
@hassanwali713
@hassanwali713 9 ай бұрын
Qofta so dhawow aa la dhahay waaa ku qanacsanahay kulaha 😂❤
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
Tan ugu horeysa ad moodo inay cuqubo ku dhacday xagy ucayaysa inamada😂😂
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 Жыл бұрын
Ayadhaa iskulalsooneyn😂😂
@mabsuud124
@mabsuud124 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂Mdr
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslim mida kle ridwanow waxan dambi waye bcz Ramadan Aya lagujira Marke iskadafa dambi wen waye
@xafsageenyo7356
@xafsageenyo7356 Жыл бұрын
Subxana alaah nin & nag ajanabi kala ah hadana gacanta isqabsanayaan maxey tahay ridwan Jojiya dhaqanka gacan isqabdiga ah sidaa ma ahan diin wll!!!????
@istaahilmohamut3659
@istaahilmohamut3659 Жыл бұрын
Hora loo dhahy Dameeraha ka ugu foosha xunba ugu harti kulul😌midba Midku ka foolxunyhy buu ka hadl qadhadhyey
@omargedi-qw8uh
@omargedi-qw8uh Жыл бұрын
Wlhi geweda uhore lamaqateen rer badiyadha😮
@abdikyusuf3641
@abdikyusuf3641 Жыл бұрын
Ramadhan Kareem
@omarahm5815
@omarahm5815 Жыл бұрын
Wax fiican ma wadaan ee Ilaahay ka baqa
@nafiisaxmed1385
@nafiisaxmed1385 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣maskin mida dharka badow
@ahmedketoofficial2999
@ahmedketoofficial2999 Жыл бұрын
Soo daawada ducada aan soo dhigay chanalkegA please 😢😢😢😢❤❤❤❤
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle Жыл бұрын
Haanuu codkeda jeclhy gabdhaha codka xapepta leh qurux waye 😂
@farhiyaabdullahi3286
@farhiyaabdullahi3286 Жыл бұрын
Wiilasha meesha taagnaa wiil baana haduu raga kasoo haro qaaten sanka wayn ee labada gabdhood doorteen labadiiba diiday legend weeye lkn dameert ufoolxun baa u haraati kulul baan maqli jiray 😂
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 Жыл бұрын
Ridwaanow umadda cadaabka ka daaya
@mohameddeeq6314
@mohameddeeq6314 Жыл бұрын
Part two plzzz ridwan
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 Жыл бұрын
Somalida waan laayabe Ramadan baas maxad ilahey oga cabsotaan
@MaawiyeAden-dc6ut
@MaawiyeAden-dc6ut 8 ай бұрын
Good video
@xamzamaxamed9309
@xamzamaxamed9309 Жыл бұрын
Barnamijkan dartis amaaba Kenya isaga xadiriyaaa😂😂😂
@fardosofilsan6402
@fardosofilsan6402 Жыл бұрын
Kan Maxamed Miya nh Misi ana omaliyi
@user-zs8yy6py9r
@user-zs8yy6py9r 7 ай бұрын
Walahi hintan dawanayay mudo barnamishka hadan qoslay 2 ugu horeya siday is 6:44 ku racen rajo wacan
@yuuzamaahmett4653
@yuuzamaahmett4653 Жыл бұрын
Waley nimankan waji malahan 1 gabdha u codeeyo ma la waaye 🤣🤣
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Жыл бұрын
War aniga wan warere shekadan marka isla baxan miyey isgursanan mise
@abdiraxiinahmed3376
@abdiraxiinahmed3376 8 ай бұрын
Waaw😊😊😊
@LiibaanMaxamedyuusuf-df9yl
@LiibaanMaxamedyuusuf-df9yl Жыл бұрын
Aar ridwaan qoftaad gadysay 10 Sno heshee aabo
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 Жыл бұрын
War gabdhaha walidkood ba dawanaya ama waalohood kada gabdha sidan plz
@Taraagle67
@Taraagle67 Жыл бұрын
Yaa ila arkay gabarta baqa dhibaneyso 😂😂
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 Жыл бұрын
Tee waaye walalkey inaa ogaado rabaaye daqiiqada isoo sheeg iyo midkey baaqa udireyso❤😂😂😂
@ahmedkhadarmohamed414
@ahmedkhadarmohamed414 Жыл бұрын
Inanta ugu danbaysa ee ka baxaysa meesha ee samsam la dhaho Sida wanaagsan ee ay dookheeda u dooratay iyo sida uu u fahmi waayey ayaa ah wax la layaabo Lkn waa wax iska caadiyah qofkasta ma fahmi Karo dareenkaaga mana akhrisan Karo Xataa wuxuu garan waayey sida ay fursada u siisay marka ay labada wiil ay ku soo hadheen ee labadooduba hadleen ee uu geeraar ku amaanay inanka ay hore udooratay maahee ka kale Hadalka markaa ay tiring uu yahay Kuma qancin hadalkooda iyadu hal wiil bay ka hadlaysau waana wiilka ay dooratay isna wuxuu u fiirsaday hadalkeedi ahaa Kuma qancin hadalkiisa intuu u fiirsan lahaa waxa ku kalifay in ay sidaa u hadasho Waa wax badanka dhaca ragoo dhan ma wada fahmi Karaan dareenkaaaga mana Aqrisan karaan Lkn waxaan dhihi karaa samsam waad guulaysatay qof aan dareenkaaga fahmayn intaad gacanta qabsan lahayd adoo kaligaa baxa ayaa kuu dhaantay Keep Going Sxb ridwan isaaq soo badi video Noocan ah
@cabdulwahabcadecade2491
@cabdulwahabcadecade2491 Жыл бұрын
I.a one day one time channel kan wankasomuqani dona
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 Жыл бұрын
رمضان كريم
@officiallavalava
@officiallavalava Жыл бұрын
Thank you
@hazardcade7463
@hazardcade7463 Жыл бұрын
Barnaamijkan soo badi
@hafsoahmed9186
@hafsoahmed9186 Жыл бұрын
Sidaan danbi waaye ridwaan gawadha hadee hoos firiso ma noqoneyso inee isku kalsonen xishoodka dumarka waa mid ilaah naku sharfey subxana laah
@SakariyeCabdi-im7ri
@SakariyeCabdi-im7ri Жыл бұрын
Awowe Ana singal ahy nagaa rbaa😔
@Saalah___
@Saalah___ Жыл бұрын
What 🙆‍♂️ wlhi 2legendsba ugu danbeeya😂
@hindaahmed7696
@hindaahmed7696 Жыл бұрын
❤😂😢
@shukrinur5747
@shukrinur5747 Жыл бұрын
Soo badi 🤣🤣🤣🤣
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 Жыл бұрын
Lkn waayo diintii? Dad aan is qabani ayaan gacamaha si qabsanay?😢
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 Жыл бұрын
Gabar aan reer xamar aheyn ajanib baan uqabaaa alle amarkiis
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Kkkkk naag kale ismaba fahmeeno kuwaas leeba is War naqana isla soo kornay
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Kuwa kale ismaba fahmaysan markaa taad isku lahjada tihin eed isfahmaysan iska qaado wll gabdho walba ragoda ka badan markaa anakuna sookale ragayaga masoodhafno taas ogow midakale ciyal rer xamar hunguriba nooma galo
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
@@ayaan850 kkkkk intee igala qaaday wll anigu lahjad iyo qabiil toona kama hadlin Dad is af naqaank is dhaqan naqaano is dabeecad fahmeeno waye ula jeeda balse Dumar iyo rag dadka somaliyed meel ay jogaanba waa isimanyhiin
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
@@ogaalmedia581 gabadh aan reer xamar ahayn ajanib baan uqaba maxad kawada adigu markaa wll sow gabdhaha somaliyeed masino dee sidad hada hadalka udhigayso iyo sidad marka hore udhigtay iskumid maha wll markaa kalmadad marka hore sooqortay dib u akhri anigu taas badalkeda uunban kusiiyey ee hadalka habadalin bro
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
@@ogaalmedia581 midakale anigu adigaba kuuma jawabayn wiilka kale ayan ujawabayey ee adiga uunbaa jawab aan loobahnayn soodiray wamideeda kuma sino habluhu ee tad isku meel kusookorten eed shegayso ayuunbad ku eekaan wll halaba wajiilayn ee sidad marka hore qoralka udhigtay kudaa hadalka
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 Жыл бұрын
Gaalo iska yeel miyey sheekadu gaartay???
@samiraosman49
@samiraosman49 Жыл бұрын
رمضان مبارك 🎉
@Yasmiina230
@Yasmiina230 Жыл бұрын
Radwaan aaba dadka isku diraaya yaa ila arkay😀😃😄2 wiil oo ugu danbeesa , waxan maqli dadka aan qurxooneen Way kibir badal yahiin😂ayaga aaba , diiday gabadhii😀😀😀
@theatreofoil1448
@theatreofoil1448 Жыл бұрын
Oo ma ayada qurxoon?
@mohamudosman2851
@mohamudosman2851 Жыл бұрын
I like this game
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Barnaamijkaan wax micno ama xikmad oo Ku jirta bal ha inoo sheego
@fardyhasuum3536
@fardyhasuum3536 Жыл бұрын
Hhhh gabadha uhoreysey barnamijka miyanad so fahansinin teda kale b4 camerada a bilabin yaso raligalinlahed
@safiyoahmed4022
@safiyoahmed4022 Жыл бұрын
Ridwanow abowe adaa isku diraayo ma istiri
@adnaanmohamed4450
@adnaanmohamed4450 Жыл бұрын
Ridwaanoow meesha xabadoo kala kacsan inan kaalasoo baxaa rabaa
@nuuraaadan
@nuuraaadan Жыл бұрын
inanta ushishaysaa my taaganthy mise hhh
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
Barnamijkan wuxuu isoo xasuusiyay riwayadii ahayt ragow Aarsi haween u adkeysta markiina walakala arsaday 😂😂😂
INDHAHA UXIRAY 5 WIIL KA DORO DOQADA KU QIIMEY HADALKODA
30:15
Ridhwan Issack
Рет қаралды 80 М.
PART 3: DHALMA IQABATAY ANO GURI & TUKANBA ALABTI LA IGA RARTAY
55:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 287 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ADKATAY! LABAX LAMANE ISKU SO BAXAYSAN RAG BADAN LAGU DADIYAY
33:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 96 М.
Kan umadeena Manha xuseen og meel lasaaray lama waalan is heshay
4:44
DOORO AMA KUCAMIRO | 6 GABAR vs 6 WIIL | QOSOLKA ADUNKA
54:17
Ridhwan Issack
Рет қаралды 154 М.
KALA BAX DOOKHADA & GABDHO PART 2
16:49
Dhambaal Digital
Рет қаралды 121 М.
AX! 7 SANO LACAG JECEL BEEN KAGA CUNTAY UDONTAY WA LA DILAY
36:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 81 М.
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 15 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,4 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,5 МЛН