7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil

  Рет қаралды 85,229

Habib Abdirahman

3 жыл бұрын

Пікірлер: 247
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Walal Suratul Baqrah inaa aqriso ha iloobin waa surada ugu muhiimsan ee sixir iyo jin iyo cayn iyo shayadiin dhamaantood lagu furfuro
@ShukriMaxamed-ln9xk
@ShukriMaxamed-ln9xk Ай бұрын
Haa wasax😢
@adontiialle5345
@adontiialle5345 2 жыл бұрын
Isoo duceeya walalhayga muslimkaa Qof kastoo qoralkaygan arka. Yaa allah 🤲😢😢
@niciimajookar5258
@niciimajookar5258 2 жыл бұрын
Alle culyska hadaa dulqaado
@hibonuuraaxmed1950
@hibonuuraaxmed1950 Жыл бұрын
Alle ha ku gargaaro
@aaminanuuraaminanuur5024
@aaminanuuraaminanuur5024 Жыл бұрын
Alle caafinaad haku siiyo
@rayaaniitacali3570
@rayaaniitacali3570 Жыл бұрын
Alle haka dulqaado
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Жыл бұрын
Allah caafimad ha ku siiyo
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Jazaakallah sheekh. Saxiriinta Allow dunida kadhamee ummadaadu haka nafiseene..
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 2 жыл бұрын
Qaf qaf muslima walalkiya sixra u xasta arsaaqad ilahay ugu talagalay kaas aakhiro iyo aduun waa hoogay cidhib la aan ba utaala subxaanallah
@Mnshallah
@Mnshallah 2 жыл бұрын
Wallahay qoraalkeyga akhrinayow waligiin qof wllka ama wllsha oo kale ah nolosha haw xasidin hadeysan ku rabin amu usan ku rabin iska ilow alle ayaa meel kala kaa siin bededkeeda
@user-ec3mn9ye9h
@user-ec3mn9ye9h Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp 9 ай бұрын
😭😭😭😢💔
@caashocuud6535
@caashocuud6535 2 жыл бұрын
Wallhi inta niman iga carartay 10 weygarayaan oo aan waxba kahaleynin markan isdhoho guur kada wuu soo dhaw yahay wuu sii cararaa💔💔💔💔💔 niyad jab ayaa igu dhacay saaid ayan uniyad jaway😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@asmajokarasmajokar9375
@asmajokarasmajokar9375 2 жыл бұрын
Insha allah abayo allah ka dul qado insha allah aniga sidas ahay hady calafkena dhiman yahay ne allah naga qado cukeska gur wanagsane allah nagu deqo
@fathimohamud3262
@fathimohamud3262 Жыл бұрын
Ah sorry abayo subxanalah
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Жыл бұрын
Wll group yada qisasu dikir gal insha allah
@raqiyamohamed5800
@raqiyamohamed5800 Жыл бұрын
Salatu leel tuko albaqrana aqri wad ficnane walalo Ruqyona isasaar
@nuuramaxamed6883
@nuuramaxamed6883 Жыл бұрын
Ilahay ah kasaro aamiin
@abshirqorane4893
@abshirqorane4893 10 ай бұрын
Xitaa shaqadi mashaqesan karo wax Baryshadi xitaa waliga xirey ninka shekesano xitaa malin danbe imaso xirinayo guur ayaan ku hishiney 😢😢😢😢😢😢😢 iso duceyaa please 😢 muradkega inaa helo illahey igafuur furo inshallah
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 Жыл бұрын
Iso ducey sh aniga sanado bdn garoob ahay inuu illaah guur fcn iisahlo oo ku dago iguso ducey illaah dartiis allaha ka ajirsiiyo
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 7 ай бұрын
Nin wanagsan oo Alle ka cabsi badan rabbi calaf hakuugo daro. Guur lagu baraaro inshaAllah.
@munaahmed4695
@munaahmed4695 Жыл бұрын
aniga nin aan wiil u dhalay oo kala tagnay ayaa intaxaan aduun igu boqday ilaahow sharkiisa ku celi ilaahowniga qabo isaga iyo wuxu igu wado anigu cidna ma dhibaateyo qof qof kasta khayr la jecel baan ahay alaha iga qabto
@bashirkorow9478
@bashirkorow9478 6 ай бұрын
Haaa walahi guurka waa kawalwala 24 sano ayan jira xita aroos in aa maqalo majecli Alhamdulilah quranka waa aqri staa
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Suratul baqrah aqrinteeda badao walal.
@sagalfaarah4123
@sagalfaarah4123 Жыл бұрын
Isoo duceey ina alleh i sahalo guur khayr qaba
@Talizo9
@Talizo9 2 ай бұрын
Ano yar baa nin ligu dry 9sno lga jogh wali magursan culys baa iga saran walayal iso duceya inu ilhy iga qado culysk 😢😢
@ikraancllaahi4369
@ikraancllaahi4369 2 жыл бұрын
Subaxalaha yarabi shiiq iso ducaya anig waan nacaba guurka 😭😭😭
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp 9 ай бұрын
Suuratu baqra akhriso😢
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Suratul baqrah aqrinteeda badi walal
@lulhussain5105
@lulhussain5105 Жыл бұрын
Sheeqo 3 dawo ii sosheeg please jazakumullah kheer
@anfaccabdi5247
@anfaccabdi5247 2 жыл бұрын
Wlhi wan isku arke xanunadaa madaxa said iguxaya xanuun dhabar xanuun neefto igu dhagto calosha marka wax cuno leyga qabanaa ninkasto isbarano wa iga si tagaa ana guura rabaa
@sadiomohamedomar4409
@sadiomohamedomar4409 2 жыл бұрын
Isku mid nahy abyo allow nacaafi
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 жыл бұрын
Anfac abyo alaha nawada cafiyo dadkanawaxey iska dhahayan gurso adna dhib gara kuhyo allow Naga dulqaad
@Deeqsan123
@Deeqsan123 2 жыл бұрын
Aniba Sidoo kle😢
@sumayasaleban5073
@sumayasaleban5073 2 жыл бұрын
14 ramadaan wa wakhti saxar illhaheY CafimaaT tama haku siiyo guur khyr badan haku siiyo🤲
@sadiomohamedomar4409
@sadiomohamedomar4409 2 жыл бұрын
@@sumayasaleban5073 amiiin abyo
@Msshodan4455
@Msshodan4455 Жыл бұрын
Nin kasto oo ana shukanasado marka guurka la garo waa iga taga bala sabba la anaa waxa iga qaldan wana fahami lahy
@NeimaAbdi-re4hh
@NeimaAbdi-re4hh 3 ай бұрын
Sheekh Ramadan Kariim
@umalkhayrmiicad6432
@umalkhayrmiicad6432 10 ай бұрын
Iso duceeya walalayaal dhamaanba intaa single ah
@user-pj6bp6np8t
@user-pj6bp6np8t Ай бұрын
Walaalyaal qa isku arkay caloosha xanuun, dhabar xanuun, hirdo xumo iyo qarow cabsi, inta uu sheegay sheeqay . Allah na caafiyo Gabar Fiican ilaaheey ha isiiyo Amiin 😢
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 7 ай бұрын
Ilaahay baan ka magan galnay shartood iyo xasad kooda. Ilaahay isku xira waysadu ha idiin dhowrnaato.Saliga nabiga csw quraanka iyo adkaarta ku dadaala.
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 2 жыл бұрын
subahabllah qof kasto meshu ka oman yahay allah haka warabsho iso duceya in alleh igu irsaqo zowj salix ah gurka culeeska iga saran alleh iga qado sixir iyo jinbo waxo yahay
@Ma_Ah_Mo
@Ma_Ah_Mo Жыл бұрын
Isha allah wll
@laylodaauud5441
@laylodaauud5441 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin insha Allah
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Suratul baqrah aqrinteeda badso walal. Sixirka way furfurtaa suradaan marka laazim Suratul baqrah Inshallah
@mohahirsi2896
@mohahirsi2896 Жыл бұрын
Jizaka lah shiq xabib alaha ku xafido adun iyo aqiraba Libyan intas ad I shegty Ana isku hyo ad ayu I diloday shiq xabib
@AishaAdam-pl5rx
@AishaAdam-pl5rx 2 ай бұрын
يارب ارحمنا برحمتك التي وسعت كل شيء
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr jazaan sheekh
@shukrisharafsharaf1238
@shukrisharafsharaf1238 2 жыл бұрын
Aniga 9sano garob ahay nin ijeclaaa oon diiday ayaan kashikisanay ilahow adaa wax og
@Beelosaajin143
@Beelosaajin143 Жыл бұрын
سبحان الله العظيم رب العرش العظيم لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل😢
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@samawadeinaxasan5798
@samawadeinaxasan5798 3 жыл бұрын
Masha allah sheekh jazakumullaahi qeyrn
@NajmoMuhudiin
@NajmoMuhudiin Күн бұрын
Abalkaaga jano insh allah
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 18 күн бұрын
Shiikh allha ku barakeeyo ana saas ah nin kasta an Isla sheekaysano wan iska naca asago anan qaarkod is arag
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ilaahayow xaasidka sharkisa naga nabad gali
@shankaronabdi9652
@shankaronabdi9652 2 жыл бұрын
Wallaalaheyoow isoo duceeeya aniga ialaheey waxbaa ihaaayo ha iga qaaado 🤲🤲
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 Жыл бұрын
Amiin
@fardusjimcaale7267
@fardusjimcaale7267 2 жыл бұрын
isoo duceeya in alle iga furo sixirka iyo xanuunka lay gaystay
@CayuushAbdulle-np7wi
@CayuushAbdulle-np7wi 4 ай бұрын
Dhibta anige ihesata iso duceya wallalayal😢😢
@user-gb2bj4mj6y
@user-gb2bj4mj6y Жыл бұрын
Xasbun alaah wa nimcal wakil ilahow adomahaga shartoda naga hey anakana hanaga dhigun kuwo wax dulmiyo
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 3 жыл бұрын
Mashallah
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 Жыл бұрын
ii soo duceeya in ilaahay ii fudaydiyo guurka
@farxiyoxasan77
@farxiyoxasan77 Жыл бұрын
Wallo hadaa cadad kaatahy anigaa diyaara
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Siciid iyo Farxiyo walal aan inila kaftamee ma isguursteen xagee xaaladii maraysaa 😅
@fartunaden9148
@fartunaden9148 2 жыл бұрын
Xage jogta sheikh dawada wan ubahane
@yusrayusra6692
@yusrayusra6692 Жыл бұрын
Mash allah alle ha ku xafido sheikh
@aaminoibraaahin5249
@aaminoibraaahin5249 2 жыл бұрын
M.shallah sh xabibi alle ku xafido
@AxmedYuusuf-yl1qm
@AxmedYuusuf-yl1qm 8 күн бұрын
Sheekh ma ga cagu waa axmed vuusuf muuse jaamac hore wan u guuru sadevi bala se wuu iga burburavi hadan in aan guur sado wan ka.baqava ee labarakaga wahd saabakah xaguu ku qoran va havi isheeg
@najuustar245
@najuustar245 2 жыл бұрын
Waa run wlhi ma maqli karaba guur noloshayda kalay waa ii dhag Amaa guur subxanallah ma maqli karo
@nuurulceyn9838
@nuurulceyn9838 2 жыл бұрын
Jizakallahu qer sheeq
@cuseyromaxamed902
@cuseyromaxamed902 3 жыл бұрын
Masha Allah
@farduzabdi1588
@farduzabdi1588 Жыл бұрын
Inaalilaahu wa inaa ilahi raajicuun
@caseyromaxamed6410
@caseyromaxamed6410 2 жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allah
@zaynabsheekhaxmed1185
@zaynabsheekhaxmed1185 3 жыл бұрын
Jazza kallahu khayr akhuna
@naciimacige6352
@naciimacige6352 2 жыл бұрын
Waa runtaa sheekh jizaakalah
@abokorabdulahi5910
@abokorabdulahi5910 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 жыл бұрын
Jizakala khayran shiikh see la isaga daawayn karaa
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 2 жыл бұрын
Kkkk qof kasta oo khamis soo xirto ma sheekhba?
@musbahofficials1832
@musbahofficials1832 2 жыл бұрын
@@gabrielabdul8372 kolay su.ashu qof ayey weydiday ee adiga ma ahee ok 😏😏😏
@munabarre4410
@munabarre4410 11 ай бұрын
Guur waso Maray hadana Nin ima qabo Adunkan u naca qofka guur iso badhigo iyo qofka igu Dhaho gurso
@halimohassan2813
@halimohassan2813 Жыл бұрын
Aniga wan qaba waxas waliba qof walbo wanka shakiya qof xanunsan hadan arko xita wanka naxa anigana sas inan uxanunsanahy Ayan umaleya rabi inuu Icaafiyo iso duceeya walaliyaal🤲🤲🤲🤲🤲
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Жыл бұрын
Iisoo duceeya in alle ii sahlo guur iyo nin diin leh
@amenacali727
@amenacali727 Жыл бұрын
Illaahay ha ino sahlo guur xalaal ah io caafimaad wll inaga iyo intii islaam ahba salaada alle kacabsiga baryada allaah na aan kudadaalno saliga nebiga scw io Astaqfaarta inshallah
@abdikariimshikhali6464
@abdikariimshikhali6464 Жыл бұрын
بارك الله بك
@farhiyaahmed6135
@farhiyaahmed6135 Жыл бұрын
Sheekh xgee kala so xidhidhaa plz
@user-ky6hy2mr8q
@user-ky6hy2mr8q 5 ай бұрын
Guuriga aya culees iga saaran marka guurso is dhaho waan ka cajisaya
@asiajama454
@asiajama454 2 жыл бұрын
Waa dhibta ihaysata isoo duceeyabilahay iga dulqado guur oodhnaba dhib ayaa iga haysta
@hani261
@hani261 Жыл бұрын
Waa sidaa igu dhacday nin ba is qabnay ano wali curan bu nag uk u dhofiysa racay ana wan iska furay 8 sano ayan garob ahay ninka la heshiyaba waa iga baxaa balanta guurka
@laylomaxamedali2820
@laylomaxamedali2820 Жыл бұрын
calamadaha oo dhan waa isku arkay saladana alx xageda wanku ficanahay alle ayaa igu gargaray
@Jihaam-f1z
@Jihaam-f1z 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 shekow dib kasa iheysto 5 sano a taganahay gura soo marey dunidana waxan ugu nacpahay qofki idaho gurso xita nimanka an shekeysano hadey gur igu magaca qadan wa ku kala takno talo isii
@lidhwayussuf1970
@lidhwayussuf1970 2 жыл бұрын
Abyo dhipkas ban kula qaba waligy ma guursan 😭😭😭
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Ale dhibka hakakorqado
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 2 жыл бұрын
Anba wlhi 4 sana single mom ahay qof walba guur iga dalbada wan ugu baxa allow hana cafiyo
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan Жыл бұрын
Aniga sidas ahaay ilahayow iiga dul qaad💔💔💔💔💯💯💯
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
Walalyaal guur xalala nin fcno ijecel iguso duceya
@user-se1hr5nq5m
@user-se1hr5nq5m 3 ай бұрын
Alle ha ku siiyo
@aaminaaadan3016
@aaminaaadan3016 2 жыл бұрын
Sheqo kazaka laah wan xanunsanya sheq inta calmad ad shegtay baa i haya 😭😭😭😭wllalheygo iduceya inu Alle iga qado
@amiraawed5333
@amiraawed5333 2 жыл бұрын
Alleh haku caafiyo wll qli
@aaminaaadan3016
@aaminaaadan3016 2 жыл бұрын
Aaaamin wllo 🤲🤲🤲
@deeqaadam8352
@deeqaadam8352 2 жыл бұрын
Alle hakaaa dulqaado huno
@nasteexomaxamed393
@nasteexomaxamed393 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo wll 😰😰
@apdirashiidabdilahi8479
@apdirashiidabdilahi8479 2 жыл бұрын
Alle hakaa kor qaado wll
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
masha alaaaaah xafidullaaahi
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 2 жыл бұрын
Mansha allha shaaq allaha kubarakeeyo illaha anagana hanagu caafiyo
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan 2 жыл бұрын
Yaalaah
@user-hb8zl9wd1z
@user-hb8zl9wd1z 6 ай бұрын
Isoduceeya wllhayga
@aminaomar417
@aminaomar417 2 жыл бұрын
Allah naga qabto inshallah
@haniabdillahi8823
@haniabdillahi8823 Жыл бұрын
Guur qofka igu so qado Wlhi ciiil ba iqabta qofkas wan is dagaleyna le Wlhi 😢 xita mama guurso ima dhihi karto 😢qof walpo marka guur isku garno wan is dagalna Ana diidayo sbbtana ma aqano 😢
@adootiiallah4464
@adootiiallah4464 Жыл бұрын
Sheqow allah ayaan kugu dhriyaye iga sojabab su aasheyd waxaan ahy bekro oo weli ma gursan waxaan riyoo ku aarky aniga iyo abyadeda iga wen oo hal mar isa la dhlny gabdho aydn waa la qbaa oo carur aye hesataa mar kaaskadib na waxas igu higy aan arky gurigena òo dhan oo labuxo dada kasi na waxaa iga muqady wiil ooow xirir jecl naga dhexeyo wiil kasina wali waji ka waji ma isa ku arki talofon leen isa ku arkny sheq allah ayaan
@maxamedaden1839
@maxamedaden1839 3 жыл бұрын
masha Allaah kasaakallaah
@simanitamaxamed2918
@simanitamaxamed2918 2 жыл бұрын
Jazakallah shek
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 Ай бұрын
Subbnallah qof sida xarir wanaagsan guur hada mesha imado xarirki wa go med family dhaha guur waxas xanaaq dhibsasho
@fihimabileadan1630
@fihimabileadan1630 Жыл бұрын
shiekhow aniga taasi I haysata maxa I dawo ah wil walba o.arintu no hagagto wan kala jesana
@sacdiyoidley6462
@sacdiyoidley6462 Жыл бұрын
Suxbaallah Allah
@abshirqorane4893
@abshirqorane4893 10 ай бұрын
Asc animals dhibatada ihesato waxan sameyo maqano walahi guurka laga xireyayaa lidhahy 😢
@hodanmaxamuud-mw5kp
@hodanmaxamuud-mw5kp 9 ай бұрын
Suuratu baqra laasim😊
@naciimoomar33
@naciimoomar33 2 жыл бұрын
Mashalh
@adootiiallah4464
@adootiiallah4464 Жыл бұрын
Allah ayaan kugu dhariyaye iga so jaba belisa allah kushrfe
@leylomaxamed1185
@leylomaxamed1185 2 жыл бұрын
Sheq waxan isku arkay hadii guur leygu qado ama hooyo I dhahdo guurso inaa xanaqo si said ah hadan qof isbarano inaa la hadli karin haduu ii imado na qofka labada gacmood iyo labada lugod baraf inoqonayan wadnaha I xanunayo si baas baan I naxaya
@siciidmaxamed8944
@siciidmaxamed8944 Жыл бұрын
Wlhy Anaa saasa guurkii weysku Kari lahay wakhitygiin waa weynaaday gbadh kasta markaan la heshiiyo bay fuulxumo ii noqonasaa waxan dareemayaa diiqad farabadan ilaa aan ka baxo balantii guurka
@zaharmahamoud3741
@zaharmahamoud3741 2 жыл бұрын
🥱😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 aad uga xumahy shekh wax badan ayan ogaday manta waxa jira wiil fami nahy hal guri ku wada kornay aya ila jecladen wali dadisa inay idhisan isguna o gola lkn ani wan ka diday kadib 3 sadex rag xidhi la sameyay sadexdiba gurki markan gadhay un kala tagnay waliba sadexdaba magaladaba way katagen mid kastaba waxuu idhahy magaladaba adan kaga tagy hadan ma jogan ani wan yabanahy dadka wax ila magaldaba ka kaxaynaya
@qalbinuurachannel9680
@qalbinuurachannel9680 2 жыл бұрын
Asc ww wll aniga calaamada ha badankood waan leeyahay guur igama maqna hurdo la aan iyo qarow dhabar xanuun daran madax xanuun daran niyad ciriiri calool majiir xanaaq Illaahayow naga dulqaad dhibaatada allaahuma aamin
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Wllo aniga sidaas Ayan ahay sidee lo daweyaa
@naimanalka215
@naimanalka215 5 ай бұрын
Suratul baqrah aqriso hadii aadan karine guriga ushido yoomiyan ama maal walbo walal
@fatimanoor2587
@fatimanoor2587 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ
@Ahmadnoor2
@Ahmadnoor2 Жыл бұрын
Axsanta jazakallah
@ashaporekh6908
@ashaporekh6908 3 жыл бұрын
Sheekhow sirti buu saxirku kahelaya kastumo aa rajasino
@nasteexocabdulaahi4807
@nasteexocabdulaahi4807 2 жыл бұрын
Shiiqa iso ducay aniga waa dulamay guurika waan nacay 😢😢😢😢😢😭😭😭
@user-pl4uk5pf6r
@user-pl4uk5pf6r 5 ай бұрын
Maxaalagu daweyaa
@kimyoung8864
@kimyoung8864 Жыл бұрын
Subhanallah 😞😞😞😞😞😞😎
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u Ай бұрын
Shiikh isha ayada guurka ma ka horistagta dadka aniga. Xiroir kasto samayo wan kala tagna qofka anaga is guursan sabab la an. Rooxaj waxas qabta ka laydhay ana wan diday ariga waxa shirkafa la sameeyo tankale ragg badan o ee rabay diday guurkoda. Cagaha Muda laiga haya guur Kuma hamiyi tankale sanad inu dhashay inu dhammady makala jecli
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 жыл бұрын
Subxalaah
@qalpiqurux
@qalpiqurux 9 ай бұрын
Sheekh aniga shukansiga waa layga haystaa mudo 3sano cidba ilma hadleyso mana garanayo sababta
@umulkhayr8259
@umulkhayr8259 Жыл бұрын
Allhu akbar
@saafiismaan3226
@saafiismaan3226 3 ай бұрын
Iso duceyaa wllyaal😢
@nafisaxaji3385
@nafisaxaji3385 3 жыл бұрын
Asc shekh waxa layiraa cajir
@luulali1873
@luulali1873 2 жыл бұрын
Wcs Allaha ayan ka magan galy
@mohasaid3537
@mohasaid3537 2 жыл бұрын
Sheekh gabar baa ahay ciwanka magaca ku qoran hafirin guurka niyadayda baa didaysa markii layso ban dhigto maxaa igula talinesaa
@user-sw7tq1tj8u
@user-sw7tq1tj8u 2 ай бұрын
Guurkaba Wan ka baqaya Wana so gursaday garoob na Wan ahay gurka marka laygu so hadal qado qofka igu so hadal qada Wan la colobayaa
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 жыл бұрын
Asc walalayal aniga dhiba ii heysta moyi inu sixir yahay iyo in kale waxaan isku arkay ninkas taa o aan xariir yelano dacad ima noqdan weyna i qiyaman waliba igaa tagan marban guursaday wiilkina wan iska furay anigon aqaal laa galin markan quraan ley sarayna waxa ley ishegay in wiilkas wax ii qabtay aniguna wan daremaya in wax iga sii yihin Iso duceya 🥲🥲
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 2 жыл бұрын
Wlhi kula midan ahay qof kasta aan xarir la yesho muxuu noqdaa qof qiyaamo badan ama qof Dan gaar iga Leh bas Malhaa qofkeygii saxda ahaa aynan imaan Allow kheyrka na waafajiyo
@hoodocarab-yz5ug
@hoodocarab-yz5ug Жыл бұрын
Aniga marka layso bn dhigo Wn Ka cabsada 😢
@hayataragsan6610
@hayataragsan6610 Жыл бұрын
Subxana allha
@emanjama7828
@emanjama7828 2 жыл бұрын
Maxaa udaawo ah sixirkaas anig qofkii guur igu soo hadl qaado am nimank xataa waan ku xanaaq markey guur igu soo qaadaan xanaaqan xanaaqo naqaska xataa wuu igu dhagaa
@shukrijama3200
@shukrijama3200 2 жыл бұрын
Sheekh arintasi way igu dhacday in laayga tago ee maxaa xal ah