Рет қаралды 535
1=Naftaada cidna hala bar bar dhigin.
2=Mute iska gali negative social medias
3=Sariirtaada sameyso taasi waxay kaqeyb qaada neysaa firfircoonida maalintada.
4=Waxaad dhahdaa alle ayaa ila jira marwaliba maxaa yeelay adiga waxaad sameyneysaa inta aad awoodo kaliya balse alle waxa uu kuu sameyn doonaa waxa aad adiga awoodin inaad sameyso.
5=goor hore kac si aad maalintada unoqoto maalin wanaagsan.
6=Qorshee maalintaada maxaa yeelay 1saac oo qorsheyn ah ayaa ku badbaadin karta 10saac oo aad howl qabato
7=marwaliba wax qor si aad u sameyso.
8=cuntada qaado wakhtiga saxda ah. #motivation