AABE CABDI CASIIS OO DIYO QASAB AH QAADANAYA MADAXWEYNE XASAN & FAMILKA AABE CABDI CASIIS AYAA YIRI

  Рет қаралды 57,692

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Ай бұрын

Пікірлер: 174
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Ай бұрын
Aabe cabdi casiis hada tahay diyo maa waadan laheyd mise qisaas? Pls like & subscribe saar welcome thanks
@HaliimaAbdullahiOmar
@HaliimaAbdullahiOmar Ай бұрын
Dowlada ha jirto weligeed
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Annigu waan cafinlahaa wallaahi. Xataa diyo maka qaateen. Wayo cafiska allaahba ka weyn.
@rnuura334
@rnuura334 Ай бұрын
Sheikh AbdiAsiis Wuu Saxan Yahay Xaqbuuna Kutaagan Yahay Aloow Uhiili Sheikh Abdicaziiz & Caruurta Agoonta & Rajada Ah Aloow Garab Istaag Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h Ай бұрын
Waxaas dadka ha ula imaan niyahow Hg. Cirka hasoo rido fiyuus kaaga ku ekow
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 Ай бұрын
War iska daay benta qof qasab diiyo laqu sinayo majiro
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 Ай бұрын
Waa ku racsanahay aabo abdiaziz hala dilo
@sadiahassan798
@sadiahassan798 Ай бұрын
Qof ku dilay oo hadana ku dhaaranaayo lalama heshiiyo oo hadana inta qofkaagi dilay ku leh waan ku dilayaa kaas dagtaak ayaa idin dhexyaal walaal iyo derisnimo iyo wanaag midna maleh sheekh cabdicasiis inshaallah xaqa ayuu heli doonaa dowlada ayaana laga warsugayaa
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e Ай бұрын
Haala diilowo niiyow imka waliba😢😢😢😢😢😢
@jawaahirsheeq3636
@jawaahirsheeq3636 Ай бұрын
Ilaahay darters ayaan u cafinaa amadiya uqaadanaa ma ahane han jabaad maya marka la II hanjaba ayaanba ugu jeclahay waxaan leeyahay fartaan doonaan qoraa mana katanaasulaayi
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
Masha alaah waar darxaadleh Abe cabdi casiis isabar wilka iin elaaahay ku naxaristo maaya daadka aad natusaysay waa abgaal baan baxayo cabdi casiis waa hiraab shiqaal habaar gidir hiraab ee haday gabaadhisa guubi laahayedwA lo cafiyo laaha ee wilka masayraay halaa cafiyo maay shiqaal waa hiraab daad maa handaadi karaan ee walaalnimo shiqaal hiraab nimo Abe daadka walaalaha yaan laysku dirin daadka aad so ban dhigaayso waa abgaal mudaaharadayo kalataqanid ha argiidir AA Waa kuso dartay
@user-er8tv7sw7y
@user-er8tv7sw7y Ай бұрын
Adiga. Maxamed buskud naga daa wax saxan maheysaa
@kheriyashegow3468
@kheriyashegow3468 Ай бұрын
Aaba cabdacasiis ayaa raacsanahay habargadir waa leyska celinaa illaahey ayaa waxdilo binaa aadan kuu hajabo wuxuu kaaqaadi karo malahan
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 Ай бұрын
Waa ku raac sanahy aabbe c/caziiz in laa dilo gacan ku dhiik laha ❤
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
Maslaxo diid madarka oow ku jaaba ee cabdi casiis walaalahis yow ka waynaan hiraab guul iyo goob nimo
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi Ай бұрын
Adeer allaha kuxafido
@mariazein2176
@mariazein2176 Ай бұрын
Bismilaah Waan iska cafinlahaa Maxaa yeelay Aalaah swt cafiska ayuu jecel yahay ❤wall
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Ай бұрын
Kuwa sidaas u dhaaranaayey ee kibirka ku dhaqmey ma haboono in la cafiyo aqliga xumo midii ugu liidatey ayey ku dhaqmeen wiilkooda xaaskiisa dubtey ee dunida ku ciqaabey ay ku dhaartaan waxbaa leyneynaa waxay u ogyihiin kuwa dhameeyey shacab badan ee Allah umada ha ka qabto aamiin
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
Alle dhanka kale daaliminta wa ciqaaba saas ogoow
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WARUNTA KUWAS IYAGABA DHIIG ISLAM QABA OXOLO XAARAN KU FADHIYA SEE LO DEYNAA 5RAG OAY DHASHAY AYAABA HURDO DIIDAYE ALAAHU AKBAR ​@@fartuunmohamed1062
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Ай бұрын
Sax
@CaliCabdi-ew7ly
@CaliCabdi-ew7ly Ай бұрын
Waa ku raac sanahay aabo cabdi caziz
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 Ай бұрын
Hada maxad noo sheegtay ciwaan beena nooso qortay😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
See locafinayaa ? 5 Raga oay dhashay marxumada AHu ayaaba hurdo kacaagay oleh haben iyo maalin ninki hooyo gubay mala gubay teda kale hala kibir jabsho wexeyba Leeyihiin Taliye qoslaaye o xataa isaguba toogasho sugaaya iyo qaar badan o dhiig islaam.qaba
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 Ай бұрын
Madaxweynaha been haka shegin kalaam xalaal ah ma taqaanid
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 Ай бұрын
Kkkkkkk
@farhiyoali791
@farhiyoali791 Ай бұрын
Siyid cali kor iyo hoosba malin um buu dhimaniye qofna geerida huri maaye diyadaada is ka qaado to safe more lives 😢😢
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
Haadow cabdi casiis shiqaal geendershe waar kadiido haa xiraano fidno marabaan shiqaal waa oowliyo hadoba shegtaay caraabka waaba ficaan yahaay oo waa hiraab guul iyo goobo nimo wilka yaan ladilin gaabadho 🎉 so naqan mayso
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Ай бұрын
sax baba
@AnimaSaida
@AnimaSaida Ай бұрын
Haqaadanin diyo ilhay kudaaa maxayeelay diyada wa in qofka isaga kasogao oo uu raali kuyahay lkn diya qasaba majiro ee diya hakaqadan banankaga kamar
@mushtaqabdi9177
@mushtaqabdi9177 Ай бұрын
Dowlada somalia hakuuleysato
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah no diyo ,mujrimkii luul oo xaamilo ah nolosha ku gubay
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Ай бұрын
Asc
@GaraneAli-yx7ri
@GaraneAli-yx7ri Ай бұрын
Asc ww magaceyga wa garane ali waxan joga xirada dadaab waxan dhihi laha halaiqisaso tas ayan qadanlaha e wararkada ayan kuxirnahay walal wayo runta ayan kugu jeclade lakta wa dhankeyga haka cabsan mida amigo jogo qoxotiga dadaab gar ahan dhagaxley guleyso asc ww
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 Ай бұрын
Hadfii uu Diyo Qaato Qof dambe oo Shiikhaal ah, waa qiima Beelayaa. Waxa la yiri Dhiigaaga iyo Dhaxalkaaga midna lagumo hodmo. Midda kale Caruurtaan Alllaa Abburtey isagaana Arsaaqayo.
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 Ай бұрын
Aniga diyo wale maa qateeen. Walahi tiiirka.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah dawlada somaliya gaar ahaan police ka somaliyeed shaqo wacan ayaad wadaan ilaahay ha idin la garab galo
@JereerJereerdhaley
@JereerJereerdhaley Ай бұрын
Ok
@saadiaahmed3265
@saadiaahmed3265 Ай бұрын
To lost one person is very sad what about 20 people to die again subhanallah
@user-kn5pi6kp2g
@user-kn5pi6kp2g Ай бұрын
Asc Buskut Waa dil toogasho toogasho toogasho toogasho toogasho ah ninkaan
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp Ай бұрын
War maraboobtani maxay aheed, ilahay gabadhaada ha unaxariistee, wiilka cafi
@fahmoyousof1745
@fahmoyousof1745 Ай бұрын
Aniga waxaxan ula dhaqmi lahaa sidey iila dhaqmaan, handadaal masheqeyneyso meeshan xaqbaa yaala ilaahey isiiyey Yaa iga qaadi kara heee.
@SowdoQurux-uh7le
@SowdoQurux-uh7le Ай бұрын
Waadili lahaa
@abdimohamud
@abdimohamud Ай бұрын
😢diyada qado aya dhihilaha xaqii
@hassanahmed4364
@hassanahmed4364 Ай бұрын
MAA CAFIYEN
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Aabe Cabdicasiis Sida uu ku Qanacsan Yahay waa in loo Yeelolo Ma ahan Alle halaga Baqo............Yaan la SIyaaseyn.
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Alxamdulilah there is no qooto qooto government any more in Somalia 🙏🏻🤣🌺
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c Ай бұрын
hadi ikirlahen wocafilahay yakis xada dillewaye
@user-fh9we3np3s
@user-fh9we3np3s Ай бұрын
❤nin wax gubay cafis ma leh
@hassanahmed4364
@hassanahmed4364 Ай бұрын
ABO ABDICAZIZ OO SAX SEYAHAY
@UmuaxlamOmar
@UmuaxlamOmar Ай бұрын
Dad Balan Halqof Dadka Yaale Halaag Yaanlagelin
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Awolada Allah Risiqoda Qoraye ninkaa Haladilo
@user-nv8ht2ok2t
@user-nv8ht2ok2t Ай бұрын
@MaryanAhmed-fk9oq
@MaryanAhmed-fk9oq Ай бұрын
Ani qisaas
@user-ru6po6sg6q
@user-ru6po6sg6q Ай бұрын
Buskut walaalahiis warkiisa hayeelo Waa iga talo sababtoo ah ku xeero ale kudaa hadii ladilo gabadhiisa masoo noqoneeso runti ilmahaas Ha ufikiro aabahaas
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Ай бұрын
Warun gabdha ma sonoqoneyso
@fariidafiican
@fariidafiican Ай бұрын
Commitment is the key i aslute to the father. Let's see how it ends up this situation. Lord merciful.
@MohamaedAhmed-pc4vx
@MohamaedAhmed-pc4vx Ай бұрын
1oo 1oo wankuracsana abe cabdicasis waxankayabana inudiyoqato
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 Ай бұрын
Video mar hore ah ma noso qadane buskut wara sugan no keen
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 Ай бұрын
Ilmihiina in la fiiriyo waa muhiim
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 Ай бұрын
Ilmaha inkasto ay yaryahiin. Ilmaha ayaa leh. Qasaasta. No. Aabe
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Ай бұрын
😢😢 waxaa fcn in uu diyo iska qaato meesha caruur agoona iyo rajo aya joogto
@sacdiamohamuud3955
@sacdiamohamuud3955 Ай бұрын
Ilmahaas dad AA dhalay waana koraayaan lacagtooda una baahna
@user-ub6nc1rh7m
@user-ub6nc1rh7m Ай бұрын
800 dollar
@saciidoadam4383
@saciidoadam4383 Ай бұрын
Waxaan ku raacsanahay aabe c/ziiz
@kismayo612
@kismayo612 Ай бұрын
Saxib half million ayaa mante lojoga sh abdiaziz
@hollaatme2991
@hollaatme2991 Ай бұрын
Gabar aad dhashay sidas oo kale loma dubin, sidas darted half million-ka ku sawiran adiga
@deeqomoha4087
@deeqomoha4087 Ай бұрын
bisinka oo maxamadow gabadhada maa lacag kadoranaa
@sosoabi4620
@sosoabi4620 Ай бұрын
Aabo cabdi cassis ayan lajira hala dilo mujrimka mooryaanta aho qurunsan
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 Ай бұрын
Arrintaani waa Qisaas, Aabbe Abdiasiis waa saxan yahay
@user-pj4hs5ew5y
@user-pj4hs5ew5y Ай бұрын
No diyo plz
@hassanmohamedhassan7547
@hassanmohamedhassan7547 Ай бұрын
Saxiib Umada Beenta Ka daa waxa aad isku qaseyso jooji oo Dadka ha jaah wareerin waxa aad noo shegeyso iyo Abdiasiis waxa uu shegayo wa laba waqti ee hadalka Abdiasis oo Apdate ah noo keen.
@NimoMohamed-yc8gi
@NimoMohamed-yc8gi Ай бұрын
Wu kusaxanhy abo abdixaziz ha ludilo
@user-lt2oz7sb7u
@user-lt2oz7sb7u Ай бұрын
War adi ma ninkan la jirta?
@shmohamed-mu7jd
@shmohamed-mu7jd Ай бұрын
Diyo Qasab Majirto
@suaadmursal6673
@suaadmursal6673 Ай бұрын
Xa la xiro wixi fawdo wada
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 Ай бұрын
Abo cabdicasiis ala ha u noqdo amar ala ha qaato
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
Dambi miya galay asaga dambi laga galay
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Haladilo qatilka.
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur Ай бұрын
Aabe cabdi casiia farxadiisa wa xay ku jirtaa inloo qisaaso
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 Ай бұрын
Qandho benbadan kudishay
@user-co6ro7io6c
@user-co6ro7io6c Ай бұрын
wakusaxayahay
@sacdiamohamuud3955
@sacdiamohamuud3955 Ай бұрын
Qofkii waqtigiisa dhamaado AA dhibana
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 Ай бұрын
Diyo waa la Kala qaataa oo wax sharcigu sheegayo laakiin handadaada iyo edeb darrada case Kan ka dhacday 100 malyanna maaha in la qaato.
@mushtaqabdi9177
@mushtaqabdi9177 Ай бұрын
😂😂😂😂hadey cabsi timado 300 iska qadan lahaa
@MohammedMuse-tj9uf
@MohammedMuse-tj9uf Ай бұрын
Taan oo kale indiiyo laqato walhi waba xaraan sbbto ah qatiilku xaskisi oo xamila ah ayu daab kubilbilay dabadedna diday dacwad badaan kadiib diilbay dawladu kuxakuntay waliba markas han dadad wadaan bal haday dhulka isdhiigan ay abo c/casis wll notali diyo nagaqad wall mcn hady yidhadina wn garan lahayn lkin wayba hnjabaayan war hala togto sidag dag ah dilaga tirka halageyo
@user-po6se4ws5p
@user-po6se4ws5p Ай бұрын
Ilaahey iima kaso tan oo kale ,, waa masiibo ,, laakiin gabar in la gubo lana dilo walaahi marna raali maka ahi ,,aabahaas gabadha dhaley waa nin nin ka tagey masha alah mawqifkiisa ayaan raacsanahay aniga ,, hadii uu diyo qaato waxaa bilaabanee in gabdhaha la dilo ama la gubo ,,hadhowna diyadeeda qabiilka ayaa dhiibayo,waxaana ka baqaa tan iney noqoto wado lagu xalaaleysanayo dilka gabdhaha ee yaan laga ogolaan diyo in laga qaato waayo jaahil kasto ayaa beri tanoo sameynaayo ,mana u maleynayo sayid cali in uu ahaa nin wax bartay ,,waayo 10:04 tanoo kale jaahil leesameyo ,, ,wala xawla wala quwata ilaa bilaah ,,sayid hala waydiiyo dad kale ma jiraan uu soo dilay ,,gabadha dhimatay alaha u naxariisto ,,waana waxaan in laga hortagaa hadii kale gabdha dilow ayaa billaabanaayo ( sayid cali waa in la dilaa weliba la gubaaa )
@nasrohassan7187
@nasrohassan7187 Ай бұрын
Qisaas baan dooran lahaay waa inaan aragno isagoo latoogto
@shamsamohamed6668
@shamsamohamed6668 Ай бұрын
Aniga
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Ай бұрын
Odaygan maxa wareeriyay diyo muu iska qaato wiilkan kolay cidi dili maysee Ma gabadhiisiiba usoo noqonaysa ?
@queenxaji4921
@queenxaji4921 Ай бұрын
diyan qaadn lahaa
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 Ай бұрын
Malin walba seid cali ku hay adiga😂😂
@luulyuusuf3817
@luulyuusuf3817 Ай бұрын
Walaal hala dilo waayo dad badan inuu u gubo bey rabaan madadaweyne ma ahan masuul wax qabad leh ma ahan maxaa loodiidayaan inla qasaaso
@CabdalaHamaam
@CabdalaHamaam Ай бұрын
Haddii uu cafiyo ama diyo kaqaato gabarta ayeey u fiicantahay oo aakhiro faras u noqonaayo haddii loo dilane did dil ku gud ayeey noqoneeysaa gabarta faras uma noqonaayo ninja gabarta dhalay waxaan dhihi lahaa gabartiisa faraska qiyaamaha yuuw dhaafinin ee diyada ha qaato ha u daayo gabarta faraskeeda
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Ай бұрын
Haladilo
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Ай бұрын
Cabdi casiis hadow warka diido shiqaal geendershe waxa la so qaba nimaankan ka masayrshay
@yonismohamed2616
@yonismohamed2616 Ай бұрын
Asc no way to for givens 😡
@MUHAMMEDabdullah-ct3nc
@MUHAMMEDabdullah-ct3nc Ай бұрын
Waxaa banana 3
@Queen-tu1ml
@Queen-tu1ml Ай бұрын
No diya
@shukriali5117
@shukriali5117 Ай бұрын
Qofkii tiisu gashay waa dhimanaa lkn goodi mag laguma qaato.
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 Ай бұрын
Aniga waxaan qabaa diyo ha qaato. Diyadana gabadha aabbaheed hala siityo. Diyada badanaa dad aan xaq u lahayn ayaa qaata oo qaraabada kore ah. Taasaana keenta, sida aan is leeyahay, in dadka wax laga dilay qisaas keliya doortaan.
@masbalali7820
@masbalali7820 Ай бұрын
Half million xitaa hadii lasiiyo caruurta waxbo kamasoogarayaan oday dhaqameed lee qadanayaan sharafna kadhacday fuleynimo kudheer
@roodaqueen2959
@roodaqueen2959 Ай бұрын
May may cafis may iyo diyo
@hodanwarsame1895
@hodanwarsame1895 Ай бұрын
Waamar hore hadalka odaygu joji
@FaadumoHiraale
@FaadumoHiraale Ай бұрын
Wa qasab inow qaato 100 miya 50 lo diiilaa xita hadi lo haayo wax muqdo o an wada aragno caadi bey ahan laheyd
@JereerJereerdhaley
@JereerJereerdhaley Ай бұрын
aniga.hadaan.ahaan.lahaa.gawar.iska.dhaafee..wiil.hadii.laga.dilo.diyo.ayaan.qaadan.lahaa.saleewaan.sunta.hawar.gidir.ayaa.la.dhahaa.darna.magasho.garna.ma.ka.baxdo.dakanadoodana.ma.dhamaato
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Ай бұрын
Abaha luul wukusaxan yahay ilaahay diladhinto
@sheikhabdullkhadir8772
@sheikhabdullkhadir8772 Ай бұрын
Wnku salaamey sxb
@sidraanas
@sidraanas Ай бұрын
Wad qaldantahay allow mey malayin kale meynaga dhintan diyar banunahay aney naga dhintan lkn diyo maya tedikale ayaga wiilkoda wax madilin bey leyihin diyada xage usocota iyo gawadha lana sinayo war wax caqliga qadanayo nola imada diyana hadi laqadanayo intan leslamagaren
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Dayo no no no
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Habargidir waxba dadka yaynan cabsiin ,hala dilo mujrimka bal waxay Habargidir sameeyaan aan aragno
@HaliimaAbdullahiOmar
@HaliimaAbdullahiOmar Ай бұрын
Cadaalada ha jirto weligeed
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
waxa fcn in lo qisaaso hanjabad iyo waxi larabo hala sheego qof walbo waqtigisu dhimana quur lama qato malin walbo ana ka landheraysan in laydin dhaho dad an waxba ku dhaamin warkoda lama dhagaysto
@AnmTV3329
@AnmTV3329 Ай бұрын
Aniga ahaan Dilaa Sid Cali Luul CabdiCaziiz siduu ugubay in loo gubo ciaqaabtaas Luul marsiiyay in lamarsiiyo unbaa kuqancilahaa diyo iyo waxaax adaa luguyiraahdaa mujrim siid inuu noolaado xaq uma laha
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Ай бұрын
Waa reer saas caruurtoodi bay marba mid la soo baxayaan dubanayaan ninkaan was reer abahay
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Ай бұрын
2:26 Diyo ontaa loo maray. Diyo ma rabno, Sharafta baa ka ween. Sida Odaygaa iyo Ehelkiisa loogu gafay. Xoogna, Diyo ku qaado, La leeyahay. Nin Rag waa kii Diidaa Diyadaa. Xataa yaan la dilin, Hanoolaado, No Diyo.
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 98 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
XUBI & WALAASHEED LIVE ISKU DAGAALAY XUBI AIDS AYUU IGU RIDAY NINKEYGA
30:29
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 14 М.
DAB-CASAR OO ILINTA CESHAN WAAYAY | KIISKA SAYID CALI XAMAR
1:08:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 92 М.
Deeqo HIV ka ma beenbee ka sheektay?
16:38
Salma Hared
Рет қаралды 39 М.
Habsan Fanaanada Jiilkan Ee Djibouti Waraysi Xasaasiya + Heeso
17:38