No video

ABDI HOLLAND JAWI - SHOWGII ABDIKARIM ALI SHAAH 2024

  Рет қаралды 220,759

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 ай бұрын

Abdi Holland heesta Jawi iyo Showgii Abdikarim Ali shaah London.

Пікірлер: 117
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw❤❤😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@user-go8rb6ho5b
@user-go8rb6ho5b 21 күн бұрын
Scw scw❤
@Shekeye-nq2md
@Shekeye-nq2md 12 күн бұрын
Scw scw
@cabdisamadcali3440
@cabdisamadcali3440 7 ай бұрын
Waxan jooga berbera jewigu Waa happy cimiladu waa deganthy Wxn dhegaysanayaa heeska jewi Oo uu ku luuqaynayo fanaanka La holin kariwaayay abdi holland Waxan jewi waxbarasho leh Wada joognay waayaha waxan Jeesiyo qalin jacayl dartiis waday Inkastoo jaleecada dumar jaalka Aad tahay inkastoo la jaal ahay Inta jalaqsan dumarkaba ma aniga Malayn jiray muna inaad ijeceshahy Maad tidhaahdid waan jabay jacayl Adiga awgaa maad tidhaahdid jeel Hore adigaan kuu jilbeesnahay Waxan subax jarmadada jaqafsiga Ku iman jiray wxn jaanta soodhigay Melaad joogtid galabtii inkastanan Juuqiyo jawaab adiga kaa helin Adigaa jilbaysane maad joojisid Jamashada Maad tidhaahdid waan jabay jacayl Adiga awgaa maad tidhaahdid jeel Hore adaan kuu jilbaysnahay ❤
@ibraahimhusseinali208
@ibraahimhusseinali208 7 ай бұрын
Waxaan la hadlaayaa kuwa 2050 daawan doona wxaan ahay awoowgiin nabad-galyo iyo Salaan inii sii dhigay halkaaan Waxaan Kaloo idiin sheegaa anagu waqtigeena inta ugu badan Dagaal sokeeye iyo qabyaalad ayuu ku dhamaaday, dadyowga caalamka Jiilkooda ay mustaqlka sugaayaan Taariikh iyo sooyaal ayay U reebaan balse anagu Dad nuuca aan kor idinkugu shegay ayan aheyn Naga Raali Noqda Plz🥺🙏 Waxaan idiin Rajeenaa dunidaan gaaabiska ah inaad wanaag Uga tagtaaan.❤️
@queenwold7454
@queenwold7454 6 ай бұрын
😂😂😂 dardaaran wa siisay caruurta ayeeyada uahay ana waxan leeyahay qaxa aan ko kornay iyo dagaalada sokeeye alle haydin reed mariyo isoo duceeya hada dhinto
@mm-h8607
@mm-h8607 7 ай бұрын
Xiliga wa galab jawiga aad ayuu u degan yahay goobta wa degmada Qansaxdheere Ee gobolka Bay koob shaah Bagays ayaan cabay kadib mid cadeys ah maqaayada ina malaaq😊🎉
@shukriabdi-np4ps
@shukriabdi-np4ps 6 ай бұрын
Heestan wayoo iyo axsba badan aan jeclaa ayaan ku xasuusta 😢qalbiga ka farxaay markan maqley❤heestan cabdi hollan faanaan cod macan
@aminaqurux3372
@aminaqurux3372 7 ай бұрын
Fanankeygi cod iyo quruxda iskudarsadey 😢❤❤holand
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 7 ай бұрын
xasuus heestan, waxaan dhagaysanjiray waa aan heart broken ahaa 2012 xiligaan jaamacada bilaabay😢 asalkeeda lafoole ayaa leh
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 7 ай бұрын
Cabdinaasir Marlin hayaa Lhasa orginka
@shiikhabuurta4082
@shiikhabuurta4082 7 ай бұрын
Abdi holland, Nafar Dhulbahante ah oo cod macaan.
@himiloprod9790
@himiloprod9790 7 ай бұрын
Inkastood jalecada Dumar jaarka aa tahay Inkastoon lajaar ahay Inta jalaqsan dumarkba Maniga malayn jirey Muna inad ijceshahay😢 ABDI HOLLAND JIILKI FANKA SHIDI JIREY❤
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 7 ай бұрын
HADAD HESTAN TIK TOK KASO RADISAY LIKTA WAA KUGU WAJIB😂🎉❤
@ahmedabdirahman6610
@ahmedabdirahman6610 7 ай бұрын
Legand of the Legand c/holan iyo hees xasuus igu leh xilligii iskuulka dugsii sare from four kii heestani saamayn ba an igu lahayd ❤😂
@Abdimalow433
@Abdimalow433 7 ай бұрын
First viewer, liker and commenter😂😂 Luuqada haka nixin malihine😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 7 ай бұрын
Legend ❤Abdi Holland ❤🎉❤❤❤
@Deeqabunaverati
@Deeqabunaverati 7 ай бұрын
Aad Io Aad Legend Al Fanaan Abdi Holland Nin Lawaye Nolaw Lbxyga.
@khalif_47
@khalif_47 7 ай бұрын
2010 /2024 still same the greatest of all time Abdi Holland in the road 😂🎉
@samadonka1028
@samadonka1028 7 ай бұрын
The Legend Hore Abdi Holland ❤
@xafuuxariir2146
@xafuuxariir2146 Ай бұрын
mnt jawiga waa roob waa kusugnhy muqdisho🎉❤😊
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 7 ай бұрын
Wiilka habayarta u ahay ❤
@SicidDucale
@SicidDucale Ай бұрын
Heestan wxn ku maray dawga shiikh 14/2|2014Kii aniga iyo asxap badan wxyna iledahay xasuus gooniya fdlan hadad aragto qoralkaygan wxd igu ducaysa inad like iisarto iiguna ducayso inan helo gabadhi an jeclaa meel kasta oo ay joogto
@ummalkhayr461
@ummalkhayr461 7 ай бұрын
abdi holland fanaan qarni❤❤
@ikraanaar355
@ikraanaar355 7 ай бұрын
Man shaallah inadeer cabdi hollan❤
@ina_hajiali
@ina_hajiali 7 ай бұрын
The Legend abdi holland back To Songers✊️
@jamalabdullahiofficial3765
@jamalabdullahiofficial3765 7 ай бұрын
qofkii koowaad baan ahay❤🎉
@saaficic9935
@saaficic9935 7 ай бұрын
Maasha Allah Abdi Hani
@cismanmaxamuud4359
@cismanmaxamuud4359 7 ай бұрын
Apdiholan Al Fanaan ❤🎉
@isxaaqrashiid9848
@isxaaqrashiid9848 7 ай бұрын
Legend baa soo muuqday 🙏🙏🙏
@A.zhakur_Cr
@A.zhakur_Cr 7 ай бұрын
THE REAL GOAT ABDI HOLLAND 🐐
@abdizakigacaliye8031
@abdizakigacaliye8031 7 ай бұрын
The Real Caqatain coming soon heesti heesaha 💯❤
@AMIINYARE966
@AMIINYARE966 7 ай бұрын
Keep going
@FadumoAbdi-vh8ol
@FadumoAbdi-vh8ol 7 ай бұрын
Crushkaygii holland😢
@alisofe9747
@alisofe9747 7 ай бұрын
El Capitano Abdi holland❤❤
@nimcoguled2087
@nimcoguled2087 23 күн бұрын
Yes uncle c ❤❤❤❤
@ahmedpipriz7020
@ahmedpipriz7020 7 ай бұрын
Wr heestan waa wx kle ❤❤
@sundusahmed9848
@sundusahmed9848 7 ай бұрын
The legend ❤
@Lakimohaz
@Lakimohaz 7 ай бұрын
Big legend❤
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 7 ай бұрын
Cabdi yuusuf cabdi holand legend wlhy ila 2010 ayan tagera shp ifka hibo ku nolow
@Alina12395
@Alina12395 7 ай бұрын
Legend abdiholan❤
@AadanqoraneBashiir
@AadanqoraneBashiir Ай бұрын
Maanta jawigu waa mcn waxan kusuganahy canpala xasuus qaliya
@edebsansalaad1717
@edebsansalaad1717 7 ай бұрын
Abdi holan nina jeclahy❤❤
@munirmaanka4155
@munirmaanka4155 7 ай бұрын
First 1
@kawsarmohamedahmed6576
@kawsarmohamedahmed6576 7 ай бұрын
Wiilka yar ee timaha filicsan oo la ciyaraya Abdi holland qurux badana wiilku😢💔
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
Kawsar Awoowo ma arko wiil Yar eed sheegeysaa aan kugu duceeye
@kawsarmohamedahmed6576
@kawsarmohamedahmed6576 27 күн бұрын
@@abdullahiomarali5241maragto miya wilka markuso galayo garabka u qabsanayo😢
@cabdirahmanchannel4008
@cabdirahmanchannel4008 7 ай бұрын
2010_2024❤
@user-ou6cb8rw9m
@user-ou6cb8rw9m 7 ай бұрын
M.a kan da,da walooqariyey anoo yar leygu ag dhageysan jirin wali intisii un😅😅😅❤
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 7 ай бұрын
Wwwww kabax 💖💙💖💙💖💜💚💜💖🌺🌺🌺🌺👋👋🎉✌️
@user-cw3pm3kl7l
@user-cw3pm3kl7l 7 ай бұрын
Abdi Holland legend
@user-of5bf1fw3f
@user-of5bf1fw3f 7 ай бұрын
Woooof❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@hayatqurux9783
@hayatqurux9783 7 ай бұрын
Wow😮😮😮😮❤
@najunaja2032
@najunaja2032 7 ай бұрын
Abdi holland ❤❤❤
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 7 ай бұрын
Big legend abdiholand
@yusufnuur7550
@yusufnuur7550 7 ай бұрын
legend🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pr2kr1hx6n
@user-pr2kr1hx6n 5 ай бұрын
❤❤❤❤ love 💕💕 uncle ❤❤❤❤
@shaafiaadan7959
@shaafiaadan7959 5 ай бұрын
🎉
@qeyswaal4655
@qeyswaal4655 7 ай бұрын
First one waqalow love ii saar😂
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 7 ай бұрын
Xusuus waayo waayo 10
@abdijoker6236
@abdijoker6236 7 ай бұрын
Abdi Holland laafihi hore 🙏🙏🙏
@Shuaip-Nour.
@Shuaip-Nour. 7 ай бұрын
War legend waynbaa soo laabtay🙆‍♂️
@saidyareify
@saidyareify 7 ай бұрын
Legend abdi holland
@nimcoguled2087
@nimcoguled2087 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 7 ай бұрын
M.a ninkan ma waynado mia horta😂❤
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 7 ай бұрын
Abdi holan is back
@user-yp4dy8fs3i
@user-yp4dy8fs3i 7 ай бұрын
cabidi holan ❤❤❤❤❤❤
@riyaqnwabaribashir1278
@riyaqnwabaribashir1278 7 ай бұрын
Atigey❤
@TimmiSG256
@TimmiSG256 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 7 ай бұрын
Captainka fanka micheal ali shah Coachka fanka qamarka
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 7 ай бұрын
Inkastoo Jaleecada Dumar jaarka aa tahay inkasto la jaar ahay inta jalaqsan dumarka Ma aniga malayn jiray huuno inaa I jeceshahay Xasuus sanadka cusub happy New year ✨ 2024 wakhtigu Orod badna😂😂
@macalinkoke7340
@macalinkoke7340 3 ай бұрын
Wadajoognay waayaga 😢 2024
@Arizgirl27
@Arizgirl27 7 ай бұрын
KABAX ❤🎉
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 7 ай бұрын
waqal ❤isaara
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi 5 ай бұрын
Ninkaasii Maanu ahayN Apdi Holland 😂😮😮
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 7 ай бұрын
oyoyooooyyy nin la waaayeyyy❤😂
@Idmaa
@Idmaa 7 ай бұрын
Abdinasir macalin (Originally) Lafoole Abdi holland .
@AhmedXasan-xz4ss
@AhmedXasan-xz4ss 7 ай бұрын
Foolxumadayda drteed xfda mrky mrti timaado safarr Aa laY diraa😩😭
@saafimoha8174
@saafimoha8174 7 ай бұрын
alx dheh ani dhago hadal baa kow laaygaga siiyy
@Idma470
@Idma470 6 ай бұрын
😂😂😂
@Hanibal10
@Hanibal10 6 ай бұрын
Hhhhh😂😂😂 reply daa igaga daran dhaga hdal baa kaw laygaga siiya
@AhmedXasan-xz4ss
@AhmedXasan-xz4ss 6 ай бұрын
@@Hanibal10 😂😭
@MohamedapdichehMohamedapdicheh
@MohamedapdichehMohamedapdicheh 7 ай бұрын
Mxad ku xasuusataaa Apdi Holland.❤❤❤❤❤❤ ?????
@MohamedapdichehMohamedapdicheh
@MohamedapdichehMohamedapdicheh 7 ай бұрын
Anisa❤❤❤
@muslim1692
@muslim1692 7 ай бұрын
Holland mxaad sameeysay
@user-cx9df6zz2z
@user-cx9df6zz2z 7 ай бұрын
Hees taan xasus bey igu ledahy😢
@AadanqoraneBashiir
@AadanqoraneBashiir Ай бұрын
Waxan jooga uganda jawigu waa roon
@abdinuursaalah2412
@abdinuursaalah2412 7 ай бұрын
Abdi holand
@ugaaz
@ugaaz 7 ай бұрын
QAC Caadi ah waaye heestaan 😂💔
@ikramsalah
@ikramsalah 4 ай бұрын
Laandheere ku suce 👍👍👍
@IsseRashiid
@IsseRashiid 7 ай бұрын
waar inanta la jaasaysa isoo qabta somali maxamed
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 7 ай бұрын
fanku waji male
@hamdadiiriye7379
@hamdadiiriye7379 7 ай бұрын
Asalkeda waxa kale lactose lkn quruxayganba ku. So baxayba
@hothansaalah-wt5yv
@hothansaalah-wt5yv 7 ай бұрын
Xasuus walhi
@abdirahimashuur160
@abdirahimashuur160 7 ай бұрын
Ciyaalka dambe heestani kuma socoto oo quf qacdii ay ka heli jireen ma leh.
@user-xu2rx7ic4x
@user-xu2rx7ic4x 5 ай бұрын
Naagahan qaaqaawan ee heesaha ku ciyaaraya halaga jooojiyo masraxyada wax fiicanmaahane
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 6 ай бұрын
Muis igu kii maryan mursal ahaa nin xun xillo hamiidina aan maqli jiray
@user-uc9vm4tq5p
@user-uc9vm4tq5p 7 ай бұрын
Fuad maxmed xusen maha miya niinkasi
@abdimoh
@abdimoh 7 ай бұрын
This body 😂🫦
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 7 ай бұрын
Heesta jecylba man modi jirin😅😅
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 7 ай бұрын
Allah No😂😂😂😂
@xasannuur1353
@xasannuur1353 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@azhmeercawil6522
@azhmeercawil6522 7 ай бұрын
😂😂
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 7 ай бұрын
Eeygan eeygu dhalay waa xarood waan dhulbahne was hooydi was isaaqo dili nacalda hooydi ku yaal waa ninkii khatuma nasadheer u heesay ilayow miyan joogo wallahy waa dilaha hooyda qaxoontiga aheed was ma xarood dad ayan naga dhexeya cadowga cadowga dhaly
@kinggaza3296
@kinggaza3296 7 ай бұрын
Inta kasoo baroooro ninkaa waa fanan qabiiliistana mahan showga hadaa leedahay isaaq bes aa imaanaya lama dhihin ee orod ismerji hooyadaafi commets ka foosha xun qori jirtey wase
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 7 ай бұрын
Nacalada ba hooyda kuyaal siilka hooyda was xarood uray adiga hooyda isgaba iyo kale comment so qoray waa leydiin was reer qaxaaye fuck xarood dhiladii dhashay was
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 7 ай бұрын
Hooyda was mana xarood iska celin kar car labarkga iisheeg iyo meesha joogto walaallhay waxa meeli da marto lugu way car so jawab nacal hooyda kuyaal qarac qarac dhaly oo qaxoontiya lawso jawab jawab car
@saedqozta5386
@saedqozta5386 7 ай бұрын
warya xoolo mesha qabyaladi ma taalo ,haduu u heeso maxa dhib ku jira ta kale waa dadkisi ,fananku meshu dono bu u heesa , nacasow hooyiyinkana ha caayin caqliga beele
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 7 ай бұрын
Marka ayad ogaan inan dagaal ana iyo ikale car haka joogto iisheeg lamarga iso diri waaallhy ina ku deen baan ku dhaartay hooyda nacal kuyaal ama car sheeg ama da dagaal waxa ka yaqaan xarood uray fulay fulayo dhaly xarood ba aduyada ugu fulaysa car car car car labarga iso dir nacalda hooyda xaqoontig kutal jawabjawab
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 7 ай бұрын
reer yurub wa naga cilmi badantihin. wa maxay murayada madow iyo habeenku ?
@saedqozta5386
@saedqozta5386 7 ай бұрын
kkkk waa murayadi aragti ah weye maha ti xaragada ahayd isagu cadaan ahaan buu u arka dadka waayo iftinka saaidka ah loogu talagalay dhakhtrada laga qora wl
@samiiryare2786
@samiiryare2786 7 ай бұрын
Jahli cirib tirkisa waday
@user-vx8vw5mn8y
@user-vx8vw5mn8y 7 ай бұрын
Abdi holand
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 1,8 МЛН
ABDIKARIM CALI SHAAH - BEST SHOW LONDON 2024
6:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 138 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 23 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
CABDI HOLAND Live SOODHAWAYNTII XASAN AADAN SAMATAR LONDON
3:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 30 М.
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
UGBAAD ARAGSAN  OO Funs keedu  Waydiiyeen Su' aalo aan hore loo waydiin ||
24:15
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 340 М.