No video

Abdi kariim raas hees ila qaad

  Рет қаралды 21,221

Niyadsan🤲🏼

Niyadsan🤲🏼

6 жыл бұрын

Пікірлер: 31
@libanegal
@libanegal Жыл бұрын
Taariikhdu waxay ahayd 2007 kii dugsiga hoose dhexe ee sheekh yuusuf ee magalada hargeisa heesta waxaa jeclaa oo marba nooqaadi jiray anaga oo yaryar oo arday ah will aanu sxbo ahayn oo la osman jiray axmed farxan. Waayo waayo ,dharaaro farxadeed iyo caruurnimo ayey I xasuusisay. Cawa taariikhdu waa 25/2/2023 UK 🇬🇧.
@sadiksi0261
@sadiksi0261 10 ай бұрын
Iskumaynaan soo gaadhine Shp isla schoolkii sheikh yuusuf ayaan ka baxay ana ❤ 2014kii Hadana waxan wadaa Second degree wakhti dheh guulayso
@WaayoArag.
@WaayoArag. 7 ай бұрын
​@@sadiksi0261Cabdi Buskud iyo Faysal xertii ay soo tababareen baa halkan ka arkaa✌🏾
@sadiksi0261
@sadiksi0261 6 ай бұрын
Kkk cabdi buskud wlhi legend buu ahaa madada sayniska ninkii sida aduun iguso dhigay faysal dagaalna sanadkii aan schoolka ka baxay kadib ayaa laga bedelay shaqadii kadib gacan libaax ayaan galay 2015 kadibna ilays secondary ayaan uga badashay ugu danbayn aan ka baxay 2018/2019❤
@xaragoahmed4202
@xaragoahmed4202 8 ай бұрын
The best songs ❤
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 3 жыл бұрын
Naftu qaali weeyan qiimaha aduunka qofkii ineey jeclatana qadirka uumey wow👌👌🌹🌹👏👏👍👍
@muktarmohammed2293
@muktarmohammed2293 3 жыл бұрын
Xasuus aan ilaawi waayey ax waqtigu muxuu wacnaaa
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 10 ай бұрын
Ilinbaa iga timi waayo waayo xasuusa hore baa i hor yimi
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Ax aheey ah wakhti xasuus leh heestan 2003
@onelovesomalipirate5447
@onelovesomalipirate5447 4 жыл бұрын
Awesome song xasuus
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 3 жыл бұрын
I love heestan so much wow 💔💔😭😭
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Anba kula midbaan ahaye ii aamu
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
@@hassanahmed898 thanks bro
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 3 жыл бұрын
''Igu qabo tintaadoo Qalbigaa isaarooo Sida leyla iyo qeys U qurux badneydee Naftu ha i qabowdee'' #Cabdi kariin Raas.
@ShakirEssaArtist
@ShakirEssaArtist 8 ай бұрын
Remember: 2000 Biyo dhacay school my classmates 8-B
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 4 жыл бұрын
Axyaa waayo afkagaa Cano lagu qabay Mr raas
@sadiksi0261
@sadiksi0261 6 ай бұрын
Waxad moodaa inay kasoo wareegeen maalmo yari wakhtigii uu soo baxay Albumkii Heesaha ugu wanaagsana wakhtigaas ee guduudo tariikhdu waa 2001 mobiles smart ah ma jirin memoryna warkiis daa Lkn waxa jiray shaygii ugu qaalisanaa in la helo wkhyigaas oo ah Redio/ Record iyo canjalad laguso duubto heesaha aad rabto ❤ Aduunyooy xaalka ba Bal eeg 2024 iyo sida ay heesihii noqdeen foolxumadooda
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 3 ай бұрын
Illaa imisa heesood ayuu ka koobnaa walaal Album kaasi walaal?
@sadiksi0261
@sadiksi0261 3 ай бұрын
Way badnaayeen wlal waxa ka mid ahayd heestan, midkale oo sheekh madar laydhaa , gaariyow dalkii , iyo qaarkle
@sadiksi0261
@sadiksi0261 3 ай бұрын
​@@ismaciilbashe8430 waxa iyana ka mid ahaa dahab lamood, hay xumaynin gabadhyahay, gorayo cawl
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 2 ай бұрын
​@@ismaciilbashe8430 Waxaa ka mid ahaa heesihii 1.dahab la mood 2. Ilaa qaad kacaylka 3.heestii gaariye 4.heestii guduudo 5. Hadaan caawa wada joohno warkeenii saw ma dhamaanin 6. Heestii sheekh madar Waa inta aan ka xasuusto bro.
@ismaciilbashe8430
@ismaciilbashe8430 2 ай бұрын
@@mohamedibrahimq.1223 Mahadsanid Saaxiib sare.
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 4 жыл бұрын
Inabadan
@mohamedonkod5301
@mohamedonkod5301 4 жыл бұрын
Ayan radinayee heestan
@MoShaafici
@MoShaafici 4 жыл бұрын
Aniga ba sidoo kale heesta an mudan raadinayay, at last was like what.... Really.... Seriously...
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Anii xita
@bishaarocali1308
@bishaarocali1308 5 жыл бұрын
Hees xusuus leh 😭
@SomaliBoxing
@SomaliBoxing 5 жыл бұрын
Anigaba
@umulkhayrcali9051
@umulkhayrcali9051 5 жыл бұрын
Xusuus wale
@umulkhayrcali9051
@umulkhayrcali9051 5 жыл бұрын
Khati tagay bu aha
@jamacxasan4902
@jamacxasan4902 2 жыл бұрын
Qofkasto somali ah jacel bargoo but qabaah anigaba igu daroo
Abdi kareen raas hees gadhle waxaad tidhahda
8:02
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 36 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Alfanaan abdri kareem raas iyo heestii hay xumaynin gabadh yahay
5:55
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 38 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 12 М.
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 957 М.
Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran
6:23
Warbaahinta Dhacdo
Рет қаралды 227 М.
Hees Saalax Qaasim | Waqti Nacasaysanaa
5:53
MUDUG BOY
Рет қаралды 6 М.
MOHAMOUD A  JANGOO HEESTII RAYN RAYN BY Somali Music Store
8:05
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 46 М.
Abdikarim Raas iyo Nimco Dagan Qalbiga 2014
8:29
Taajir Studio
Рет қаралды 78 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН