No video

HIDDO RAAC | NEW SOMALI FILM - JIGJIGA| HORDHAC ( TRAILER ) 2021

  Рет қаралды 1,064,601

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

Hiddo Raac Waa Film Cusub
Oo Ka Hadlaya Dhaqanka Soomaalida, Guurki Hore
Sida Loo Garrami Jiray, Miyi Iyo Magaalo,
Duunyada Ay Somalidu dhaqato,
Filikman Oo Si Qurux Badan loo Hagaajiyay
Codka Iyo Muuqaalka Laysu Dheellitiray
Dhowaan Kala Socda Barteenan Abdiaskaritube..
…………
DIRCTED BY SHAKIIB
ABDIASKARITUBE - SOMALI STATE
..................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 499
@saskianuur6062
@saskianuur6062 3 жыл бұрын
Mashallaa walle quruxi waa Gabdhaha rer Ogadenia gabdhaha somalida kale mid is cadeysay iyo mid make-up isku daliigtay hadana nama garaan illahayba Ogaden iga dhigay allow quruxda wilasha Ogaden heyga qadin ❤️💙💚
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 3 жыл бұрын
Quruxeey dad wada dhashay ayaan nahay oo isku jinsiya waa maxay afuufka intaa le,eg lama kala maarmayee somali oo dhan dumarkoodu waa gob
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 жыл бұрын
Somaliaedu waa isku jiinsi wll Rer Ogadenia Alle habarakeyo s Dhaman gabi Somali
@abdikahinshukri4275
@abdikahinshukri4275 3 жыл бұрын
Anfac nolow wlshy ku dhaaado afkaga dhaqankaga iyo beeshadaba nolow
@shorts-uf6qk
@shorts-uf6qk 3 жыл бұрын
@Anfac abdi Cameradu YaY ku siRIn
@hadkabuuba4553
@hadkabuuba4553 3 жыл бұрын
Somalidu waa dad wanagsan sida guud lkn wax layirahdo qabyalad ayaan dhaqan kooda fican iyo diinta wax udhimayso illahow qabyalada Naga madoobe adan kubarinaye cjb
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
From xamar anigoo ah duriyadii abgaal cismaan ogaadeen waan jecelahay gabar ogaadeen ninkii helaa calaf leh allow gabar ogaadeen ii sahal
@nanah7658
@nanah7658 3 жыл бұрын
🥰🥰❤️ Insha allah waad heli qabar Ogaden nasab waye ghabdhehenaa allah haa kuu calafo waaan kuu wadana huno adigana viva abgal cismaan 🙏🏾
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
😇😇😇😇
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Waar reer Dirisle Ahaa Stqfrllh Ogaadenia Wan idin salaamay from mogdishu cadey Ogaadenka sibey iigu weyn yihiin Iydo iga ahayn Qabiliste nimo De wa dadan Waligay Arag Dhegta kajecldy 😄😄😍😍😍😂😂
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
@Cumar Farah hawiyuhu ma ogaadenkay jecel yihiin
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
@Cumar Farah oo hadaan iri?
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
@Cumar Farah kkkkk Allaha ku caafiyo Ana jooga mana ihii kawrn !! Wr Somli mohmd ba wy joogn
@nininani3289
@nininani3289 3 жыл бұрын
Daadkeyga masha allah qurrux nimo iyo dhaqan ficaan 😍🥰❤️ Ogaden hada nahay wlahi anaka uun baaa dhaqan dhaan haysano alla huma barik
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 3 жыл бұрын
Af ogaadeen caadiya ayay ku hadlayan wlhi😍 Waar burco ayan idinka soo salamaya
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
AFSOOMALI AYE KUU HADLAYAN EE LAHJAD DEH
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs lahjad ma carab ayn ahy marka Adeer yaynaan wxkasta isula iman
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@mohamedmohamoud1696 Af ogadeen waax laa yirah maa jidhaan
@ibrahimkalibawale2781
@ibrahimkalibawale2781 3 жыл бұрын
Xxyx
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs adigu sow imka af majeeten kuma hadlaysid😁🤣mise carab ayd tahay oo lahjad ayay kaaga shidan tahaya
@qalanjoquruxsan8725
@qalanjoquruxsan8725 3 жыл бұрын
One lovely Ogadeniya jecliya from Muqdisho 1️⃣🌏💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤️
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
Soo dhawow qaali,sidoo kale wn idin jecelnahay
@qalanjoquruxsan8725
@qalanjoquruxsan8725 3 жыл бұрын
@@ahmedahmedahmedahmed680 thanks wlle mcn🙏💯✌️
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
@@qalanjoquruxsan8725 adaa mudan qali
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
Wooow ogaadeenka wa dadkii dhaqankii somaliyeed laga so gaadhay 😍❤️
@neimaabdi8168
@neimaabdi8168 3 жыл бұрын
magaCad ku dhawaqda mgac sare ah lol😂😂🤣
@sablasablaabdi5325
@sablasablaabdi5325 3 жыл бұрын
Deyadalnur
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdifatahismail5632
@abdifatahismail5632 3 жыл бұрын
Waa idin wataa walhi VIVA ogaaden Muqdisho aya idinkaso salamy🇸🇴
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
Wn kaa qaadnay,soo dhawow
@canabiimaan7504
@canabiimaan7504 3 жыл бұрын
@@ahmedahmedahmedahmed680 00,
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
@@canabiimaan7504 waan ku salamay qali
@mumtazmahameith2558
@mumtazmahameith2558 3 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay
@ikranbirabe1443
@ikranbirabe1443 3 жыл бұрын
Dhaqanka waxaa logu yimaada ogadeenka cadi ma aha 🇬🇲🇬🇶🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
Hablaha jigjiga qurux kaliya weyan m.a💕
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Wiilashooda macala m.a😍
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
😇😇😇
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 3 жыл бұрын
Waa Film Fiican, Weliba Waxa Aad Baan U Jeclahay, Lkn Mid Baan Codsanaya, Fadlan Music-ga Ka Saara Si Codka Si Fiican Loogu Fahmo. Hargaysa Ayaan Idinka Soo Salaamaya✋
@jamaabdi
@jamaabdi 3 жыл бұрын
hablaha ogaadeen waa qurux miidhan from burco insha allh waxaan idinka aroosi xabad reer cabdile ah😁
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@simba1418
@simba1418 3 жыл бұрын
hablaha ogaden ma dhiloyinka idoor badh uu qabta hooyada waase
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
@@simba1418 nacas jooji cayda dadkani waa walaalo
@simba1418
@simba1418 3 жыл бұрын
@@ahmedjr7902 walalo ma idoorka
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
@@simba1418 idoor iyo ogaden waa walaalo hakala qaadin qabyaalad somali bay kala gaysay
@zamzambadal73
@zamzambadal73 3 жыл бұрын
Man shalaah keep going my dhigay 🇬🇲🇬🇲
@osmanhayes3803
@osmanhayes3803 3 жыл бұрын
Love from Somaliland ❤️
@caishaofficiall6377
@caishaofficiall6377 2 жыл бұрын
Euwydoì
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 3 жыл бұрын
Agah eeega huuno 😍 ogaaden hadan ahay dad waa u amar sareeya 💚💙❤
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Bisinka io burdaha
@hadkabuuba4553
@hadkabuuba4553 3 жыл бұрын
Kkk agah cagdheer hoogaa dhabayaco
@hadkabuuba4553
@hadkabuuba4553 3 жыл бұрын
Ogadeen wax amro ma arag ilahbaa idilayee ogadeen kenyatti dharbaxayo ama Ethiopia Ayan arkaa markasuu jidhka ixanuna ileen waa iladhasheene
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 3 жыл бұрын
@@hadkabuuba4553 ader labada wadan waa lawadaga, ogadeenka aad shegeyso aya diidan in la dharbaxo, awey kuwii ladagana, ader gari aletaqan, iskada hagrashada ee runta sheeg, aniga kama so jeedo, gobolka ee runta aya sas ah
@hornali9486
@hornali9486 3 жыл бұрын
guul ogadeenia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@nashaadsaxane0222
@nashaadsaxane0222 3 жыл бұрын
Abahay codkisi inan maqlay baan moday😥😥😥wadankaygiii malin uunban kuiman insha alh
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 3 жыл бұрын
Xageed naga aaday huno noosolaabo
@hassannoor2726
@hassannoor2726 3 жыл бұрын
Mashalah rer tolkay 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@xamdiebrahim6301
@xamdiebrahim6301 3 жыл бұрын
Abiibul malaayiin ugaadeniya👸💞👑🌎🌹❤waan idiin soo socdaa isha llh
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 жыл бұрын
Reer jigjiga salaan sar e saxibayaal 🇸🇴 hargeisa
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 3 жыл бұрын
Mansha alah gabada Qurux badana 💯 iyo buntuq wixi Laga dibi Laha wayo
@macaaneeyechannel9442
@macaaneeyechannel9442 3 жыл бұрын
Waa film aan kahellay Gabadhii diricii adhiga kula joogtay ayaa lagu galbiyey From Buuhoodle
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 жыл бұрын
Ogaaadenkii saxda ahaa iga dheh NOGOB
@abdixaafidakofficial7702
@abdixaafidakofficial7702 3 жыл бұрын
Go,do seen ku idhaahdaa Aga!! Eega manabar baa ku haya Aga!! Lol my city home fiiq iyo kooxda fanka Gobolka NOGOB❣ QUREYSH BAND it,s not jigjiga Cabdi Askari
@abdirashid8984
@abdirashid8984 3 жыл бұрын
kooxda fanka gobalka ere weeye inkastoo isku mid yihiin 2 da gobal
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Afkooda ayaan ka helayba from burco idinso salaamy😍
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 3 жыл бұрын
Waa kaa qaadnay,soo dhawow qaali
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Masha allah reer adeerkey ayaantaan dhaantay dadka ku waaleen maantana Film may noo keeneen Agga....! 😁😁😁😁😁😁😁💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Abdi Askar sheeko cusubaa keentay
@fahmoaxmedfarayare7204
@fahmoaxmedfarayare7204 3 жыл бұрын
O
@sadaamxussein8440
@sadaamxussein8440 3 жыл бұрын
Agaaa waan idin wata nio
@mohamedkediye8134
@mohamedkediye8134 3 жыл бұрын
Waaaw ogaden people my people GOD bless you
@abdulahiibrahim926
@abdulahiibrahim926 3 жыл бұрын
Dhulka somali galbeed aya ladhaha walal ogaden wa qabil kamid ah dadka degan somali galbed sida dhagahbur qabdahre wardher oo laladego godey oolala dego afdher oo ladego balse gobalada kale sida shinile liban gobolka jijiga waxa degan somali oo dhan that means ogaden wa 100/25 dhulka
@mohamedkediye8134
@mohamedkediye8134 3 жыл бұрын
@@abdulahiibrahim926 lama dhehee waxa ladhahaa ogadenia waayo dadka dago ayaa 100% ogaden ah marka somalida kalena waa dad yar oo iska miskiin ah oo ogadenkasi halkasi dago ku hoosnool saas darteeda ayaa ogadenia loo dhahay intasina waxa dheer somali galbeed iyo somali abowe waxa ubixiyay khaainkii kigiis taliga ahaa ee la oran jiray Siyad bare afweyne oo wadanka somalia 🇸🇴burbur iyo gaslnimo u horseeday
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
@@mohamedkediye8134 hhh somaliyo2 dhanba degta waana soomaali galbeed ee abti iska hubso
@mohamedkediye8134
@mohamedkediye8134 3 жыл бұрын
@@hanadgeesi4133 abti waa sidaan kuu sheegay
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
@@mohamedkediye8134 u haysaba abti
@Mohamed221k
@Mohamed221k 3 жыл бұрын
Gabdhahan meel ha la ugu sheego waan cashaqaye
@xaajimaquste
@xaajimaquste 3 жыл бұрын
agah wa asalki ogadeen qurux badna
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 3 жыл бұрын
For all those say something bad for Ogaden people. waxaad ogatan dhaqan kuma gadhaan waa reerka kaliya kumanaan sano gaaalo ku dhexe jira een waligood ku dhexe milmilin dhaqankooda iyo diintooda way ka adagyihiin ee idinku iska sheekeeya, dad aydaan gaadhin Ha ku mashquulina🟢🔵🔴
@harunyusuf6317
@harunyusuf6317 3 жыл бұрын
Ogadian geel dabada heystey horey iyo gadal wa u sii socdey maxad tariikh leedihiin.
@nanah7658
@nanah7658 3 жыл бұрын
@@harunyusuf6317 dhilo sakin liq baan kuu dhahay sharmuto yaheen
@nanah7658
@nanah7658 3 жыл бұрын
Well said sis 🥰
@harunyusuf6317
@harunyusuf6317 3 жыл бұрын
@@nanah7658 ???? RRRRrrr bom runta macan mahino wilibo markay oon qabto kadi cabi jirey run miyaa? Kkkkkk
@sir-jamalbootaan8616
@sir-jamalbootaan8616 3 жыл бұрын
@@harunyusuf6317 Maxaad la caytamaysaa wll miyaad qof weyn oo sariigta ahayn?.....Riwaayada fiirso oo kasoco maxaa qabiil wax ka sheegiisa ku geliyay
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 3 жыл бұрын
Allow hoyo walpo somaliyeed fosha u fududee.🤲🤲
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen
@khadar.1984
@khadar.1984 3 жыл бұрын
War nimayahow Gabadha atarishada ayaanba kuhaystaa wlhidaa mnsha allh we love you 😘 ABDI ASKARI TUBE ☝️Ramadan Mubarak ☪️ 2021. From Qoraxey. Life in Canada 🍁🇨🇦salama✋
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Masha Allah waa dhaqankii asalka ahaa... salaan qaaliya from Berbera Somaliland
@engineerhanad4237
@engineerhanad4237 3 жыл бұрын
walee somali waa isku dhaqan masha allah digri salanta laqadaa ayaa lacajaby mash allah from galmudug
@somalisbr2908
@somalisbr2908 3 жыл бұрын
Gabdhaha Somali ugu Quruxda badan Samaroon girls Ogadeen girls Form hargeisa 🖐
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 3 жыл бұрын
Wa runtaa
@yurubmaxamud5510
@yurubmaxamud5510 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 3 жыл бұрын
Hablaha soomaaliyeed waa wada qurux Maaanshaa alaaah
@Elmi.451
@Elmi.451 3 жыл бұрын
Waa sidaa bro inkastoo gabdhaha somaali aad uqurxoon yihiin dhmntood
@dalmaryare6182
@dalmaryare6182 3 жыл бұрын
Can't wait this beautiful film From Nfd--Grsa ❤
@cagoyare3677
@cagoyare3677 3 жыл бұрын
O
@xaylowabdi3381
@xaylowabdi3381 2 жыл бұрын
"saaxiib ",dhuul-Ogaaden🇬🇲 Nfd.....🇸🇴💪 Amba-wanjogaa wankudhashey 👉wajir south ayan salaan qaalya kasalamayaa... Haablaha..ogadeen. Gabadh kamiida Illaah... Nasiib haigudaro...aaamiiin aaaamiin .
@iqramohamalin5180
@iqramohamalin5180 3 жыл бұрын
Yac hele ku heystaa ani 🤣🤣 dhaqanknu wanganaa m.a ❤❤
@bilalmarijuana1959
@bilalmarijuana1959 2 жыл бұрын
Hiddo iyo dhaqan suuban Somali baa u nahay 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Taliso1
@Taliso1 3 жыл бұрын
Alle Somalia galbeed yaa i geeya
@amalanwar6876
@amalanwar6876 3 жыл бұрын
Ugadeenimadu waa haybad ilahay bixiyo
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 жыл бұрын
😂😂😂 wlhi wad iga qoslisay ina adeer
@mumtazmahameith2558
@mumtazmahameith2558 3 жыл бұрын
AF KAGA CANO LAKU QABEY 🥛
@nasirsiyaddaud8510
@nasirsiyaddaud8510 3 жыл бұрын
Agah hada awawgaa alle gubye gaalyaw gaalku dhalay🤣ninka ogaadenka ahi markuu intaasuu kugu odhanayah from hargeisa
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Maasha allaah hido iyo dhaqan iyagaa ku kila wax ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 3 жыл бұрын
Film Quruxbaden waye 👍
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
wlhi dhaqan dadnimo iyo gobonimo my dadkeyga ❤💋💞
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 жыл бұрын
Wlhi wan qiroday wan U xiisay dalkaygi Ogadenia 💚💙❤️.. lkn gabdhaha bila shalmada ah Ogadenia lagama yaqano mesha naga so hagajiya!😁
@fardowsamohamed2224
@fardowsamohamed2224 3 жыл бұрын
Tombakilakitu
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 3 жыл бұрын
@@fardowsamohamed2224 what !!!
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 3 жыл бұрын
Masha Allah hormar wacan nio keep going
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 3 жыл бұрын
From baadiye wlhi waa u xiisay badiye
@ahmedkhadar5584
@ahmedkhadar5584 3 жыл бұрын
Masha Allah dadka degaanka somaalida degaani waa dadka keliya si saxa u heysta dhaqanka somaalida
@mohamustafmustaf5680
@mohamustafmustaf5680 3 жыл бұрын
Mansha Allah waa fiLm dhaqan Ka hadLaya Dad jiLitaanKa Ku wacaNa wey dhigaYaaN inta HabLaHa QuruXda Leh iLa adagtay baL mansha Allah DhaHa
@poqoradajacaylka3026
@poqoradajacaylka3026 3 жыл бұрын
Viva reer jigjiga
@mohamedabdirisaqsaid7278
@mohamedabdirisaqsaid7278 3 жыл бұрын
naagahan naasaha ha qarsadan filkm kaan dhaqan xumadaa ummada haku faafinineee
@faniabdi7401
@faniabdi7401 3 жыл бұрын
Hhhhh
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Hooyada miyey naasa lahayn
@faniabdi7401
@faniabdi7401 3 жыл бұрын
Wr dadka ha cayin waxba kama quseyaane
@nanah7658
@nanah7658 3 жыл бұрын
Waar ghabdbaha haa cayin adiga xishooo uuu maskaax dada saqajanimda kabixi uff disgusting batahay
@shakrabluesomali4490
@shakrabluesomali4490 3 жыл бұрын
Watching from Aayar daga, Jigjigada qaboow
@rahmausman8441
@rahmausman8441 3 жыл бұрын
Ubaxey isku xaafad baan nahay wll ayardaga
@aarizofficial8395
@aarizofficial8395 3 жыл бұрын
Aayar Daga Xafadaydii Mudo Ma Arag 😘
@nahamsi5049
@nahamsi5049 3 жыл бұрын
AyaaR daGa maxaa uxiisaY🥺💞
@shakrabluesomali4490
@shakrabluesomali4490 3 жыл бұрын
@@rahmausman8441 isku xaafad miya nahay 🥰 Masjidka Babu Raxma u dhownahay anaga
@rahmausman8441
@rahmausman8441 3 жыл бұрын
@@shakrabluesomali4490 haa anigana masjidka wan udhownahy
@Kaligis.Absame
@Kaligis.Absame 3 жыл бұрын
Ogaadeen allao daa wiil maakahiil ah muse gumcatle ah allah igu baarakayay laakiin reer abdille rer warfa reer abtii aah laakiiin ogaadeen jiilIb iga xiigaa maajiiro Ogadenia guul Somali state anaguu eega maa aqoonsaniin
@safiadhool8626
@safiadhool8626 3 жыл бұрын
Is astura walalehey hamujinina jirkina qurxda badan from garisa cadey🥰🥰
@xumeirah
@xumeirah 3 жыл бұрын
Ghosh! Can't wait for this in Sha Allah
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Filinkan dhaqanka Somalida weeye ma aha qabiil kaliye. BALSE reer Somaligalbeed wey ku fanaan. Ku faan Waxaad tahay, aheyd, ahaandoodo SOMALI♥️♥️♥️
@drmohamedsaadaqturkishsuub3758
@drmohamedsaadaqturkishsuub3758 3 жыл бұрын
Ogadenow huunoy Nolaada Asal Batihiin.
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 3 жыл бұрын
Maxa ka qurux badan dhaqankeena waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawww💗
@munaabdi6140
@munaabdi6140 3 жыл бұрын
Masha Allah my dadkaygii 💝💝💝💝💝💝
@khadarabdullahi6471
@khadarabdullahi6471 3 жыл бұрын
War Waa maxay sidan SUBXAA NA ALLAH
@anfadaimond9963
@anfadaimond9963 3 жыл бұрын
Luqadanadii asalka ahyd😘💖
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
Silsiladiiii meday Abdi askariyow From hargeisa hdhwanag😂😂
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Jigjiga meesha dhaqanka somaliyed iyo afkeenii ku haray'
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR .... *QUEEN* *plz*🤲🤲🤲🙏
@abdiosman8729
@abdiosman8729 3 жыл бұрын
I hate when any Somali person talks about specific trab... If you are Somali you a Somali, don't deference among Somalis communities Just make all Somalis people as one people
@reyxana283
@reyxana283 3 жыл бұрын
True my brother but not bad at the same time .... Sidaaas hadaytahay khalaaad Nabigaa (scw) munaan isdheheeen Qureysh
@abdiosman8729
@abdiosman8729 3 жыл бұрын
@@reyxana283 i agree with you my bro, they way our prophet scw says i very true everything he says is always true....... I myself am Kenyan Somali and i love love every single Somali person all over the world. I always make them one people.etc Bt I appropriate you good words Thanks for that
@pulzhaawiofficial2261
@pulzhaawiofficial2261 3 жыл бұрын
M.a Allah dhamaan Bahda Abdi Askari Tube. From sool Somalia idinkasoo salaamayaa
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 3 жыл бұрын
MashAllah Allah dhulka qurxona Rabow u siyadi.
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 жыл бұрын
Dadkaygi awowgin lagub 😂😂🧡❤
@jaalleofficial1256
@jaalleofficial1256 2 жыл бұрын
I Love my prothers from Mogadishu
@raxalove3219
@raxalove3219 3 жыл бұрын
Our culturally i miss this place
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 жыл бұрын
Masha Allah dadki leygabeerow 🥰❤💞💯
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 3 жыл бұрын
Kuwan iLbaba dishay Gabdaha 2 Qurux badana mansha alah mansha alah
@mohamedmohamud8571
@mohamedmohamud8571 3 жыл бұрын
Cabdiaskari flim Kan dhamaystir sxboow
@Rasmi473
@Rasmi473 3 жыл бұрын
Ogaadeeniya💕🥰😍
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 3 жыл бұрын
Kkkkkk gabadha calanka onlf gacanta kuxidhan caadi ma ahan go.odo seen kuidhahda kulaha war filimko Fulanu kasugeyna abdow
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax 3 жыл бұрын
Subcribe isaar wllo
@kasmbaltac5482
@kasmbaltac5482 3 жыл бұрын
43
@istaahilalihassan4811
@istaahilalihassan4811 3 жыл бұрын
Wllky shakib allaah gcnta ku barageeyo 🙏
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 жыл бұрын
Ameen
@xasancisman4636
@xasancisman4636 3 жыл бұрын
Mashaa Allah wll Idil iyo team keeda waa ini salamay
@naimadhool3526
@naimadhool3526 3 жыл бұрын
Masha allah wan ka helay runtii
@somalidocumentary6737
@somalidocumentary6737 3 жыл бұрын
Ogan rag adag wan idin wataa
@munasirmohamed451
@munasirmohamed451 3 жыл бұрын
SOO BOOQDA BOGA RASMIGA AH E Somali Movie industry
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 3 жыл бұрын
1M gaarsiiya asxaabta abdi askari tube🙏🙏🥰🥰🥰waa u qalmaaa💕🌹
@ahkeinan6427
@ahkeinan6427 3 жыл бұрын
Am I not the first person to watch? Need your likes,comment, watching from Garissa kenya
@abdikaniahmed105
@abdikaniahmed105 3 жыл бұрын
Watching from mandera__ Kenya
@crahmantaliye2785
@crahmantaliye2785 3 жыл бұрын
Agaah war dee halmar nosodaa ena adher bahashu waa cajibe
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 3 жыл бұрын
Soooda dhe niyo jaw 😂😂
@caddeheey2013
@caddeheey2013 3 жыл бұрын
Mash@llaah qurux badnaa meeshu
@nootaayomuqdisho2598
@nootaayomuqdisho2598 3 жыл бұрын
Dhaqanka iyo Hidda raaco ma qawnaan baa war alla ka cabsada.
@Dhaga-baceyr
@Dhaga-baceyr 3 жыл бұрын
Dhammayska nala soo gaar👋❤
@dinkaboy4973
@dinkaboy4973 2 жыл бұрын
You are strong girl sister .be strong always
@whodaneighborskbfrmdalaker24
@whodaneighborskbfrmdalaker24 Жыл бұрын
Ogadenia Ha Nolataa💚💙❤️sending you all my brothers & sister back home love Ramadan Kareem
@maryanmuuse7336
@maryanmuuse7336 2 жыл бұрын
Masha allah ina ader hambalyo
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Full Documnatry : kzfaq.info/get/bejne/os-lfpCg19aYj58.html Hooyo Ijaabo Dhaqane - Dhulki Baa Laga Qaatay Wiilkeedina Waa Maxbuus - 'Boobka Beeraha Godey'
@ummuramla8475
@ummuramla8475 3 жыл бұрын
Jhhhhopohhhbbbbjkoooooooooga
@sucaadoyuusufxassan6019
@sucaadoyuusufxassan6019 3 жыл бұрын
ismaan ciil danan
@bishaarobishaaro2357
@bishaarobishaaro2357 3 жыл бұрын
@@ummuramla8475 we we we q
@faisag4641
@faisag4641 3 жыл бұрын
@@ummuramla8475 l
@abdirizakdhoodhe9136
@abdirizakdhoodhe9136 3 жыл бұрын
Waa Film Fiican, Weliba Waxa Aad Baan U Jeclahay, Lkn Mid Baan Codsanaya, Fadlan Music-ga Ka Saara Si Codka Si Fiican Loogu Fahmo. Hargaysa Ayaan Idinka Soo Salaamaya✋
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
dumarka may is astuuraan subxanallah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Aniga rer banadir an ahey weligey geel ma arag mana racin waxan jeclan laha mugii somalia so noqdo lamo geel iyo ari an gadana badiyaha hawadas fiican ayaan u bahanahey
@nawalfarah7640
@nawalfarah7640 3 жыл бұрын
MashaAllah meel qurux badan iyo dad qurux badan.
@hamdaabdulkadir6598
@hamdaabdulkadir6598 3 жыл бұрын
Film koo dhameystiran naga soo daa @abdi askariyoow😍😍
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 3 жыл бұрын
Reer jigjiga marba filim bey hordhaciisa aragna mana soodaayaan maxay kawadaan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk wan iska hilmana raali ahaada
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 жыл бұрын
Manshallah wan idhin jaclahay dadkeygiyow
@faizoali6861
@faizoali6861 3 жыл бұрын
our culturally is the best cultural in the world
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Tolkayow gulaysta❤🥰👏
@faizahabdi298
@faizahabdi298 3 жыл бұрын
Somali. I love your. Iyo reer.awowo.geey
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,2 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Arrimaha Qarsoon ee Keentay Dadajinta Wadahadalada Somalia & Ethiopia!
15:50
daawo ruwayada yurub genyo
47:17
HM Somali Tv
Рет қаралды 106 М.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 837 М.
Daawo Riwaayad cusub saxariir jecel part 18
20:30
Qadracomdy
Рет қаралды 1 МЛН
GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA
16:51
Djib Medias
Рет қаралды 547 М.