No video

NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 2,787,268

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

2 жыл бұрын

NAF KU JECEL ADDUUNYADA
YAA U WACAN WAX NOLOLIYO
NABAD LALA WADAAGO
NIMCO LA GULA WAAREE
------------------------------
HEES XUSUUS MUDAN
NAF KU JECEL ADUUNYADA
XUSUUSTI: SAHRA AHMED
---------------------
CODKA : ‪@NadiiraNayruus‬
MUSIC: CABDI ABIIB
VOCAL RECORDING: CAYDIID JOWHAR
CAMERA: ‪@goodaxmediapro‬
EDITED & PRODUCED BY: ABDI ASKARI
‪@ABDIASKARITUBE‬
----------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on Twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 616
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 2 жыл бұрын
Cajiib Boqorada codka❤
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 2 жыл бұрын
Dyax dalnuurshe legend ❤❤❤💙🙋‍♂️
@fatumamoha2144
@fatumamoha2144 2 жыл бұрын
Taadi aawy dayaxaw
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 2 жыл бұрын
Dayaxow nadiira hees soowada qaada waa isku soo baxaysaane
@khalidabdiali9779
@khalidabdiali9779 2 жыл бұрын
Aduu ninka mxad kuhaysataa #fadumooy😁😂😂
@happypoy2265
@happypoy2265 2 жыл бұрын
Masha Allaah wllkey qali codki oo qofha baatahay wiil aan Isla weeyneen
@tilly7322
@tilly7322 2 жыл бұрын
Rabiyow fanka idhinka madhoobey...Anagana heesaha Naga madhobeeyo Amiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@zamzamaxmed5597
@zamzamaxmed5597 2 жыл бұрын
aamiin yarabi
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 2 жыл бұрын
Amiin
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Aaaaaaamin 🤲
@malaaqguudow6336
@malaaqguudow6336 2 жыл бұрын
Aamiin yaarapi
@tilly7322
@tilly7322 2 жыл бұрын
@@cabdihakinhaashi7042 Amiiiin Yaa Allah Rabiyow qhaatumadha nosubi🤲🤲🤲🤲
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@salmayussuf1423
@salmayussuf1423 2 жыл бұрын
Nadiira boqorada quruxda codka iyo dheeshaba isku darsatay👑😍❤️‍🔥
@mohameddekhussein1235
@mohameddekhussein1235 2 жыл бұрын
M a
@abdilahiabdiomar928
@abdilahiabdiomar928 2 жыл бұрын
Asc
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 2 жыл бұрын
Qaybii aan ugu jeclaa waa laga tagay 😩😩 Nacab iyo sokeeyaba naftaydu diidoo Manastoo jacaylbaa nadi ila haleelee Igu noqoy mid halisoo kaba nuuxaan waayee 😪🥺
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 жыл бұрын
Illaahey wuxuu ku maneystey cod halaabsi ah manshallah 💕🌸
@sirsamale546
@sirsamale546 2 жыл бұрын
waryaa nadiira way cod macaan tahay sawta heestii sahra ahmed halkeedii dhigtay👌🔥🥰
@nucmaansr3683
@nucmaansr3683 2 жыл бұрын
Cadaanka waxay dhahaan hadda camal what the voice🤣 Codkii oo qof ah💖 Queen of voice
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
What a voice dheh 😄😂😆
@falizhedar647
@falizhedar647 2 жыл бұрын
Adi inta mxa ku kenay🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@falizhedar647 Ma aniga 😄🤣😂
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 жыл бұрын
What a voice waye
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 2 жыл бұрын
Ingriska maba kaseyside maxaa isku dibe
@liibanalinuur6356
@liibanalinuur6356 2 жыл бұрын
Codka 100/100 Music 100/100 Laxanka 100/100 Stelka Nice❤💃❤🥰🤞
@aliabdi4144
@aliabdi4144 2 жыл бұрын
Waxba bakh yiri
@dhashiiirirsamaale6256
@dhashiiirirsamaale6256 2 жыл бұрын
Hodan cabdirahman iyo ayada lama kala cod yaqaan what a lovely voice
@ubahmuhibo7242
@ubahmuhibo7242 2 жыл бұрын
Oo sonoqnoqoshada hayga moodin nacasnimo 😥😢 qofki dareemi kara unba daremikara🙈😟
@maariayuusuf3890
@maariayuusuf3890 Жыл бұрын
😭😭
@ubahmuhibo7242
@ubahmuhibo7242 Жыл бұрын
@@maariayuusuf3890 mxa kugu dhacay wll
@user-io7qn1gd8q
@user-io7qn1gd8q 5 ай бұрын
Waa daremikarnaa ❤❤❤😂😂😂
@sagaladamxasan3702
@sagaladamxasan3702 2 жыл бұрын
Meesheedi dhigtay nathiira nayruuz xasuustii sahra axmed jaama🥳💯❤️💯
@kaahanuurachannel1019
@kaahanuurachannel1019 2 жыл бұрын
Fartuun Birimo💔♥️♥️♥️♥️Codkeedi baan ku Dhagaystay
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Sahra Ahmed Jamqx baa heesta lahayd. Search on youtube
@MaxammadSoomaali
@MaxammadSoomaali Жыл бұрын
Naf ku jecel aduunyada Baa u wacan wax nololoo. Waaye ee maaha "yaa u wacan"
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 6 ай бұрын
Wow ya ila dhagysanaya 2023😊❤
@user-io7qn1gd8q
@user-io7qn1gd8q 5 ай бұрын
Aniga taliye
@salaasaarbacailaakhamiis298
@salaasaarbacailaakhamiis298 2 жыл бұрын
Cod cajiib ayey ledahay Gabadh isaqoo folxun cod xun lamab arag nadir muraydan dawano❤❤
@ayanhassan4715
@ayanhassan4715 2 жыл бұрын
Axyaaa cod nadiiro boqorada codka waku wataaa xbbty😘
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Waa Duriyadii Reer Sheekh isaxaaq. Nadiira Nayruush, Iska wada hawshaada
@monakaif71
@monakaif71 2 жыл бұрын
Gabadhaan waan jeclahay wlhi fankeeda qalbi wanaageeda❤💚✌
@ahmedmoktar
@ahmedmoktar 2 жыл бұрын
Heestan asal ahaanteeda waxa iskaleh Sahra Ahmed Jamac, Dadka inta ugu badan waxa ku barteen Fatuun Birimo, Haddana Waa Nadiira Nayruus. Dhamaantoodba kalama dhacaan.
@mohomedhasanahmedkaynaanca7125
@mohomedhasanahmedkaynaanca7125 2 жыл бұрын
Birimo aa ugu cod macaan
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
cade kcade kkkkkkkk
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 5 ай бұрын
🎉neecoow da,aysoo onkodna nawda ku hayaa igu heshay nugaaloon kaligay ku nooleee
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 4 ай бұрын
Before ramadaan
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 2 жыл бұрын
Omg...Her Voice Amazing😭❤...(Anna Hadii Aan Ku Naawilay naqba waa La dhawraa nasiibku Haygu Kaa Darro)😉❤😍
@rahmaapdirahman5566
@rahmaapdirahman5566 2 жыл бұрын
Mceny nadiiray maxad sad usoo xidhanwayday masha Allah cod wacney love ❤ 😍
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Sad ma fahmin hhhhhh sad maxa ka wada
@anisaabdinor5202
@anisaabdinor5202 2 жыл бұрын
@@TUFAAX411 bacweyne aya laga wada io gabsar kisa
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Жыл бұрын
Masha allaah inadertay qaali boqorada codkiyo sharafta noloow xappti nadiiira daydaay 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
Koley gadhsin meysid Ebe ha u naxariste sahra hadan sister hestu wa calacal in ad farxad mujiso mha iyo ubax la soco
@raxmoruuxi1811
@raxmoruuxi1811 2 жыл бұрын
Ayy Ayy QuRux Nadiira M,allah Hesaha Allaha Kamadooweeyo Anakana sidoo Kale Dhageysikiina Allaha Naka Madooweeyo😭
@zamalmehrain6278
@zamalmehrain6278 2 жыл бұрын
Amiin🤲
@ashuuadesh26
@ashuuadesh26 2 жыл бұрын
Amiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@rahmadaherabdillahi9022
@rahmadaherabdillahi9022 2 жыл бұрын
Nadiiradaydii ku xiisey xbibti hore u soco
@abdideeq1843
@abdideeq1843 2 жыл бұрын
Nadiira love u my sister I am watching from Manitoba Canada 🇨🇦
@umeimawabar8477
@umeimawabar8477 2 жыл бұрын
Canada igeee 😢😢😢
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 жыл бұрын
@@umeimawabar8477 ani mku geeya
@umeimawabar8477
@umeimawabar8477 2 жыл бұрын
@@samiiraabdirahman7067 haaa haddaa ii awoodo ukhtii
@sahraabdi8630
@sahraabdi8630 2 жыл бұрын
Maansha allaah hore u soco waada keentey keentey codkii samidey sahra Ahmed
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 2 жыл бұрын
Wiil baan aad u jeclaaday ma hayo Wali waan radinayaa heestaan ilaa mudo isaga dartiis baan u qaada iyo kuwo kaloo mar walba aan is dhaho adigayba kaa hadlayaan Waan guursaday waan ku soo laabtay Waan ka tagay waan guursaday hadana hada wali hilaac baan wou raadinayaa Waxayse u badan tahay inuu is leeyahay malaha tani doqonimay kuugu wareegaysaa
@MuxidiinCumar-qj4uq
@MuxidiinCumar-qj4uq Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo mcnto naf wax jecel ayuunbaa taqaanoh micnaha tabida 🥹
@salmaanarab
@salmaanarab 2 жыл бұрын
Keep Moving Nadiira wooooooooooooow Hit Song xasuus wlhi heestan 2006 bn dhagaysan jiray from Lascaanood
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 2 жыл бұрын
And 20yrs old now Lol
@aminashariff3975
@aminashariff3975 2 жыл бұрын
Wow
@queenasiisa5354
@queenasiisa5354 2 жыл бұрын
Lascanod my home 😢
@sihaamabdirahman1629
@sihaamabdirahman1629 2 жыл бұрын
Lkn Heesta hal meel ah baad qaladay Naqba waa la dhawraa Kelmad kalaad kudhawaaqday Keep going cimaamadaada Ma haysan karnee
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
Fanka muqdisho nadiiro ayaa ku hesato
@SomaliGrl1
@SomaliGrl1 2 жыл бұрын
Hesta horaa loo qaday credit maa siisaan … please give credit to who sang before… its beautiful and Nadira did good job Manshallah.. sending love 💕
@samiirnasri2820
@samiirnasri2820 2 жыл бұрын
Xasuustii sahra ahmed ku qoran maadan arag miyaa
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 2 жыл бұрын
Heestan caan caan dhashay waaye credit iyo hebel hebel uma baahna
@SMARTBOY-kt3ec
@SMARTBOY-kt3ec 2 жыл бұрын
Codkeedaa kahelay wllhi heestana macaan❤😍 Keep going wll
@engabdi262
@engabdi262 2 жыл бұрын
Hady heesayso keep going hday qur'aan aqrinayso keep going intee ll wadaa dadka
@osmaannoor6256
@osmaannoor6256 2 жыл бұрын
Walhii cod ayeey heeysaa gabdhan🤭💋💓💗💗
@sacdiyaismail7946
@sacdiyaismail7946 2 жыл бұрын
Mansha allah nadira cod waa kudhan yahay
@burjibilan535
@burjibilan535 2 жыл бұрын
Woooow codkiiyooo soconayaa mA🔥🔥
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 2 жыл бұрын
So beautiful waan khirody😢 Nadira come back😍boqorad
@muuminmohamedali4218
@muuminmohamedali4218 2 жыл бұрын
Shermaa ilove u wanku hestaa lqkin mar walbo wankujaceylahqy
@NuurxuseenmaxamedOdimiimiri
@NuurxuseenmaxamedOdimiimiri 2 ай бұрын
The legend nadiro niarush is international of fanums I like Somali music from Afghanistan
@NuurxuseenmaxamedOdimiimiri
@NuurxuseenmaxamedOdimiimiri 2 ай бұрын
Follow me sir dear
@shukriabdulahi1145
@shukriabdulahi1145 2 жыл бұрын
Wow nadira u have golden voice 😍😍😍🙌🏼🎵
@hassanadan3760
@hassanadan3760 2 жыл бұрын
Wooow boqorada somaliyad wa shidant
@ubahelmi9164
@ubahelmi9164 2 жыл бұрын
Beautiful colour mashallah she doesn't use bleaching skin chocolate brown skin
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 2 жыл бұрын
Nadiira nayruus best fananada in muqdisho 2021❤
@suheybmaxamed8317
@suheybmaxamed8317 Ай бұрын
Cod macana m.a nadira wllshey❤
@cabdisiciid158
@cabdisiciid158 2 жыл бұрын
Amazing Music 🎶 Macalin fara looga gubtay🎸 Abdi Abiib
@hodoaxmed2073
@hodoaxmed2073 2 жыл бұрын
Wow boqorda codka masha alllh♥️♥️♥️💚♥️💚♥️💚♥️💚💚♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️♥️🙏🙏♥️♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏🙏♥️♥️🙏♥️🙏♥️
@deeqapilizo1439
@deeqapilizo1439 2 жыл бұрын
Zunta kaliya ee shadiya ka ilmaysiiza nadiira nolaw xbbti
@bisharinamakeup7103
@bisharinamakeup7103 2 жыл бұрын
Jidhiidhico igu jabtay cod macaanideeda awgeed mashlh dear nadiira💋👑👑
@MurayadJr
@MurayadJr 2 жыл бұрын
What a Voice Boqorada codka ❤❤❤❤
@maxamedyare6989
@maxamedyare6989 2 жыл бұрын
Cajibey cajibey boqorada muqdisho waakuwataa waana ihesaa cod +istel+qurux nolol✅✅✅✅❤❤❤❤
@abdifatahbashejibril9985
@abdifatahbashejibril9985 11 ай бұрын
AMAZING VOICE NADIIRA NALKAH 😂❤😊😊
@AhmetHakiim
@AhmetHakiim 2 жыл бұрын
NaDiira Nayruus poqaraDa codka iyO quruXdapa ♥️💫🔥
@user-tb2vg4qv8x
@user-tb2vg4qv8x 3 ай бұрын
inta 2024dhagesanaysa❤wan salaamaya😅🤚
@soobax7544
@soobax7544 2 жыл бұрын
Naaso aan caadi ahayn ba kuxiran xaaaaaaax
@user-op7xb5qs3f
@user-op7xb5qs3f Жыл бұрын
𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐞𝐡❤❤❤❤
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Inta Ila Argta Inay Catowday Nadiira Ha Isooraacdo❤😂🤣🤣🤣
@luulabdullah9030
@luulabdullah9030 2 жыл бұрын
Saaxiib waa xaas ha ilaawin
@cabdilaahicali7647
@cabdilaahicali7647 Жыл бұрын
Adana soteela igabixi dhe😍😍😍
@mohamedmahad9965
@mohamedmahad9965 2 жыл бұрын
Nasiibku ha ukaa daro ma aha ee waa nasiibku haukaa simo
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg Ай бұрын
Thé best girl black for Ifa nadira neyruus qor dhamaan women for Somalia Sahara Ahmed jamac fartuun prime we a Somalia
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 2 жыл бұрын
Boqorada codka🥰
@abdikhadiralinur6675
@abdikhadiralinur6675 2 жыл бұрын
Macan
@hnvolgs8245
@hnvolgs8245 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sahra axmed
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
Amiiiiiin jeclye hesaheda 😪😪
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Wooooof caleek naqba waa la dhawra...
@umuamal8988
@umuamal8988 2 жыл бұрын
Nadiiro can sing 👌❤️
@xafsokhaliif2305
@xafsokhaliif2305 2 жыл бұрын
Baqorada 👑 codka💋
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Sahra Ahmed cusub waye wlhi heeska wa ku taagtaagsatay
@mohamedabdullahi2852
@mohamedabdullahi2852 8 ай бұрын
Best of all somalian songs lovely
@nuraege6689
@nuraege6689 2 жыл бұрын
Naqba waa la dhowraa nasiibku haygu kaa simo by ahyd ereyada wy khaldysa
@Talasameofficial
@Talasameofficial 2 жыл бұрын
Team abdi askar alle ayaan idinku dharshee ii sara sabiscirb bilis😓🙏
@deeqaxasan9325
@deeqaxasan9325 2 жыл бұрын
Mshallah boqoradii hablaha my dumaashidey mcn 🥰🥰🥰🥰
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Barteeda baa dhigtay nadiirooy
@cabdullecumar4116
@cabdullecumar4116 2 жыл бұрын
Gabarta somali ugu codka mcn nadiiro❤✌
@sharmaakecalixaarato3768
@sharmaakecalixaarato3768 2 жыл бұрын
Nadiira nadka 🔥🔥💥
@idmanilyaas3405
@idmanilyaas3405 7 ай бұрын
Heestaan nice I’m from USA
@Abshir9687
@Abshir9687 2 жыл бұрын
Boroda codka 😍 nadira 😍
@sagaladamxasan3702
@sagaladamxasan3702 2 жыл бұрын
Ma nugli kalgacalba naariyo ka daRaN olol💯
@khadar8954
@khadar8954 Жыл бұрын
Nsdiira waa fanaanad akshaniyo cod labadaba leh.horey u socotay.
@hdfilms8174
@hdfilms8174 2 жыл бұрын
XUSUUSTII : SAHRA AHMED 🎸
@mizbahqalbi8415
@mizbahqalbi8415 2 жыл бұрын
Queen is back 👸🏼💋🦋🇸🇴🐎
@muniizhamoha5314
@muniizhamoha5314 Жыл бұрын
Alla cod mcn m.a hees dareenkeda wadata😍
@abdiazizothowa2697
@abdiazizothowa2697 2 жыл бұрын
Gabdeheena Allow astur oo hanuni amiin
@roodaismaaciil12
@roodaismaaciil12 2 жыл бұрын
Saado cali warsame ayaaqaaday markii hore
@anasfarax3449
@anasfarax3449 2 жыл бұрын
Amazing voice remember Sahro Ahmed
@MuxidiinCumar-qj4uq
@MuxidiinCumar-qj4uq Жыл бұрын
Oo soo noqnoqoshada heyga moodin nacasnimo 🥺
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waa boqiradii khadraay naagaha laga dooqay sanado lay raadinaatey.
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 2 жыл бұрын
Mash Allah Abdi Askari ninka fanka isku haya horey u soco
@hibomuhumad4800
@hibomuhumad4800 2 жыл бұрын
Abdi askari tube keep going ❤️ walal macan
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Mash Allah.. Cod halaasii ah... Haddu nuudeyka ka galo
@mustafemaxamed498
@mustafemaxamed498 2 жыл бұрын
Waa codkii oo qof ah m.a❤❤❤
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 2 жыл бұрын
COD CAJIIIBA WEEYE NADIIRA ..ABDI ASKARI KEEP GOING SXP
@ayuuphabib912
@ayuuphabib912 2 жыл бұрын
Axlaaaaa sawt Cod mcna Inantu wale fanaanad aan adi ahayn ayaan taagerin waad Na deeqday huuno😍😍😍😍😍
@bashirkulmia6082
@bashirkulmia6082 Жыл бұрын
Wow amazing song🥰🥰🥰🥰
@xamdicabdul9763
@xamdicabdul9763 2 жыл бұрын
Nadiiro cod dahabiya❤💯respect abayo
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Axmed Saleebaan Bidde waa abwaanka aan ugu jecelahay inta heesaha sameyso. Ciddii igu raaceysaba, waxaan qabaa inuu yahay kan ugu wanaagsan abwaanadda heesaha sameeyo.
@dradanhassan2263
@dradanhassan2263 2 жыл бұрын
Waa hees aad aan u jeclahay walhi heestani xusuus bay I galisaa marksta oo aan dhagaysto wakhti tagay iyo waayowaayo ayaan soo xasuustaaa aaaan
@nasrafaysal8353
@nasrafaysal8353 2 жыл бұрын
Codkii oo qofa nadiira nayruus qurux badan 😍😘❤💋
@AhmedNuur-eg1qg
@AhmedNuur-eg1qg Ай бұрын
Beauty full girl black for Ifa nadira neyruus Viva Somalia ❤on love my sister
@happypoy2265
@happypoy2265 2 жыл бұрын
Masha Allaah cood kiiyo qofah nadiiro maxamad cige iilbiir inoolow waliga
@samiirnasri2820
@samiirnasri2820 2 жыл бұрын
I really like to listening to this music from egypt🇪🇬
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 2 жыл бұрын
The most original voice talent nobody ever take away from you Time to shine keep your head up
@hawashahmed1481
@hawashahmed1481 2 жыл бұрын
Waaw sxibey cayilka IGA ilaali waayo caatadu was qurux
@hawashahmed1481
@hawashahmed1481 2 жыл бұрын
Samee jiim
@SaidAdan
@SaidAdan 2 жыл бұрын
Ana hadii aan ku naawilay naq ba waala dhawraa weeye maaha nafta waa la dhawraa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Wow boqorada Codka wlhi Cod alle waa siiyay hadii an la is xasdeyn keep going Nayruuuz hada bood boodkii badnaa waa iska dhaaftay
NADIIRA NAYRUUS | HARRAAD BAAN KUU QABAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:39
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1,8 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
DILAAGA QARSOON
31:23
King Ceyda
Рет қаралды 117 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 15 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
NADIIRA NEYRUUZ | YARKII BOGGA IISALAAXAY | OFFICIALL VIDEO 2022
6:57
Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axmed Jaamac || Kaban || HD +Lyrics
8:11
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН