DHAANTADII CAANO KA DHAN & MADAXWEYNAHA SOMALIA XASSAN SHEEKH MAXMUUD | CAWEYSKA JIGJIGA

  Рет қаралды 98,234

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

QOFKII #JIGJIGA TAGO WAA QASAB INUU IS RUXAA!
DAAWO - Dhaantadii #CaanoKaDhan oo Lagu Soo Dhoweeyay
Madaxweynaha #Somalia Xassan Sheekh Maxmuud,
Waa Qeyb Kamid ah Caweyskii Xaleey
Guriga Martida ‪Ee #QaryaanDhoodaan:
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud
Iyo Wafdi uu Hoggaaminaye oo Naqaska laga siidaayay....
...................................................................
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ ABDIASKARITUBE
Follow us on twitter @ ABDIASKARITUBE
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel …kzfaq.info
Our new Channel …. kzfaq.info
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention''

Пікірлер: 104
@glm4604
@glm4604 7 жыл бұрын
Maasha Allah waa lawada dhaanteeyay ilaahaw soomaalida naxariis iyo isxushmayn ugu Deeq aamiin
@kowsarmoallim1735
@kowsarmoallim1735 8 жыл бұрын
Wow this is so beautiful to me Yes Somalia is back Let's hold hands like this guys And nothing is going too stop Oh boy the lion has finally awaken , Look out world we coming .
@Abbashaji1
@Abbashaji1 8 жыл бұрын
Alloow Somalida qalbi iyo niyad naxariis biniadanimo sii balfiiri sida ay u sahlantahay in ay meel ku wada ciyaraan meel ku wada kulmaan.
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
DAAWO #SHIRIBKII LOOGU TUURAY MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH kzfaq.info/get/bejne/r52aoJCYmdG-fqs.html
@sadiiqabdiofficial4967
@sadiiqabdiofficial4967 2 жыл бұрын
Habeenkaas aad ayaan u dhididay intii ila midka ahayd ee joogtay ayaan salamayaa 2022
@ahmedabdifarah6527
@ahmedabdifarah6527 8 жыл бұрын
wlhy Xasan sheikh maxamuud taariikh ayuu reebay waa madaxwaynihii soomaaliyeed ee oogu horeyey ee taga somalida itoobiya allow soomaali isku geee
@NORTAMRAT
@NORTAMRAT 8 жыл бұрын
It is the most touchy video ever concerning east african leaders. This Hassan guy tries his best. He is humble. I wish the federal system of Ethiopia is more democratic than what it is on the ground. But it is still a good start to enable Ethiopia and its different ethnic groups make miracle in their unity. I thank the ethio-somali for such a warm welcoming. One day this could be real in the palace of addis ababa. Ya, we said Ethio-somali, is it not!
@enggorod34
@enggorod34 Жыл бұрын
Hogaamiyaha, Madaxweynaha wadanka Mudane Xassan sheikh.
@james_z5528
@james_z5528 8 жыл бұрын
Mashallah ogadeenku waa dad soo dhaweynta iyo maamuuska ku fiican horey u socda guul iyo gobanimo DDS
@ummueymanibraheem4225
@ummueymanibraheem4225 8 жыл бұрын
Dadka commentiga noc noc soqori hayo maxad ufirsaneysan...Since am in a country where somalis are few am sooo glad to watch this...Somali.com...Dhiiga ayaa igukakaci markan arko..So blessed to be a somali..
@ahmedkahlif5122
@ahmedkahlif5122 8 жыл бұрын
aboow guul labadayda madax wayne inigu fanaah
@ahmedmuhyidinilovehoyganol7222
@ahmedmuhyidinilovehoyganol7222 8 жыл бұрын
maasha Allah waa farxad wayn madaxdii Ogaden iyo Hawiye oo wada dhaanto tumanaya Jigjiga
@urbannomad9590
@urbannomad9590 8 жыл бұрын
Nacas jahil ah baa tahay ee qabayalaad jooji. qoomiyada somalida waa mid qudha. Jigjiga, Hargeysa, Jabuuti, Garissa iyo Xamar waa Somaliweyn
@zakariyenuureabdulle5438
@zakariyenuureabdulle5438 2 жыл бұрын
Markale 2022
@ZakkkOfficial
@ZakkkOfficial 8 жыл бұрын
Madaxweyne Abdi Mohamud Omar, Xukuumadiisuba Horumar Dhan kastaLeh ayay ku Talaabsadeen.Guul.
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
waligiin isheesta gacmaha Oo illaahow cadawgiina cagta kahoos
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Masha allah Ar m/weyne Xasan sheikh yaa dhaanto baray shirib baanu ku ogaay allow Somali isku keen oo gaalada jibi
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
mashaallaaaaah jiigjiiga caadeey xaajkii beey noqotaay wlhi ninkasta inuu maaliin tago buu ku rajaweyn yahaay rer somalia waa umaad xaasiidiinaa on farxadaa dariiskoda arki kariin baal hadaan ilmahodii waxbaraa siinaay o shacabkodii so dhaweyno madaxdodiinaa jigjiga dhaanto ugu tunaay maxey naga rabaan intaan kabadaan meley kaa helayan male balayo alle idiin tus necbiya rer somaliya
@Somabilbooks
@Somabilbooks 8 жыл бұрын
Naayaahe horta somali Noqo Oramayahay oromadu dhashah xeyle salasa Noocii uu somalida ka badelay ayaad tahay..nacala amxaarada hoyadadoodi dhaantada u tumaysaba ku yaal
@foziaabdul1787
@foziaabdul1787 8 жыл бұрын
+Mohamed Faraton waryaa qacinyahow markuu sayid maxamed xasan oo nin ogaden ahaa hoyadaa kaxorenayay talyanigaa soo somali musan ahayno markaad reer ogadeniya aad uu didantahay somali nimadaa dhanto na waa dhaqankaa iyo ciyarttaa ogaden ee haa ku mash qulin bantuyahow jareerka ah angaa afsomaliga waa ku barnee uuf
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
+Mohamed Faraton Walle baantu waa xoolo afka somaliga Aad ku adleysiid soo aniga malihi somalinimadu maa diinbaa qofkii baqtiga rer somaliya Wax kaa shegaa maahaan somali miyaa magaci somaliyeed baad dadkaa nacsiiseen od kaa xiigsaneysa war anigu gabadh Ogaden ban ahaay somalinaa Ogaden baan ugu jeclahaay waxaan Ogaden aheynaa waa necbahaay waxaad kaa xuntahaay hormarka yagaa iyo nabadayada dhaqaanka yagaa quruxda badaan markaa yeelo dowlaad laa jeclado iyo dhaqaan ku goniya haa caac leyne waax noqo
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
+Mohamed Faraton labadayada adiga oramo aah bilaa murti bilaa dhaqaan anigu waxaan ahaay gabadhaa dadkedii siidaas Video kagaa muqado u bashalayaan baal eeg quruxdaa degaankeyga iyo dadkeygaa kaa muqataa baal Rer somali o noloshaas heystaa so heel maa jiiro lamanaa helayo qurun waa qurun afkadaa urayaa heyku sotagiin wanaa madnuuc inaan ku jawaabo sababto ah waxaan ahaay inaan asaalkedu qureeesh yahaay british Ogaden ah
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
+Omar Yare yes waa idiin necbahaay adunkanaa araginaan ugu necbahaay hadaa maa idiinka i jeceel
@cilmi777
@cilmi777 8 жыл бұрын
Walahi wa ka farxiyeen madaxweynaha, wa ku mahadsan tihiin loool
@ubahkacaan2998
@ubahkacaan2998 8 жыл бұрын
waaw daashaal baa meeshaa ka dhacay veev soomaaliya
@mumtaizabdikaadir6243
@mumtaizabdikaadir6243 8 жыл бұрын
hhhh walhi madaxweynaha xasan shekh dhanto iyo qosol buu isku daray thanks reer ddsi
@najmiitahawaartoddsi9391
@najmiitahawaartoddsi9391 8 жыл бұрын
jecliyaa dhulkeyga hooyo ddsi waan ku dhaartaa allow ii dhowr ciddey noo imaano ileen anaga cidna uma tagnee ka dhaansiiya
@ogadenqueen
@ogadenqueen 8 жыл бұрын
Cawaan fooqul cawaan
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 8 жыл бұрын
mashaa allaaaah madaxda soomaaliyeet
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
waxaan u mahaad celinayaa madaxweynahayaga mudanee madaxweyne abdi maxamuud Omaar o heerkaas naaso garsiiyay nabadaan heysaanno abihi noo kenaay Abe abdi wadmahadsaan tahaaay 1000 jeer waanaa kugu fanaa hadaan nahaay shacaabkadii oo ku jeceel abe waxaa tahaay abihi degaanka Abe waxaa tahaay abihi shacaabkaa abihi nabadaa abe sharaaf baan ku heynaa Abe intaaad noshahaay nalaa joog Abe haa nagaa tagiin abe hadaan ku weyno waan idha beleeynaa Abe sharaaf kumaa ilobi doono abaalkada noloow 💗💗abe abdi💗💗
@darroryassin6332
@darroryassin6332 7 жыл бұрын
to unite is the best, no mater where we are, its our best interest to save our people and have strong relationship with all Somalis, no matter which country they are among or aligned with.
@imran6797
@imran6797 8 жыл бұрын
aad baan ugu mahad celinayaa DDS soo celinta dhaqanka.
@scurroskilljonnbilao9420
@scurroskilljonnbilao9420 8 жыл бұрын
wow caadi ma ahan masha allah
@sahalyare7653
@sahalyare7653 3 жыл бұрын
Madaxweynihii ugu horeeye oo tagay DHUL laga heesto waa Nacas tariikh Mugdi beel madoow somalia ayuu galay
@makoxasan5503
@makoxasan5503 8 жыл бұрын
maaasha Allah inba cadi mahn wn ka helay
@maxamedcabdi8389
@maxamedcabdi8389 8 жыл бұрын
maanta buu karays tay kaarihii amisom ee muqdisho oo kulu geeeyay jigjiga
@omarabdi3332
@omarabdi3332 8 жыл бұрын
War Awoowgiin La Janee, ee wadadka Xasan ha danbaajinine. Waligii laguma harag isagoo dhaanto jebinaya maantadatan horteed. wuxu Dhaanta ka badan ee waa nuuc minal Disco.
@anisoahmed7639
@anisoahmed7639 7 жыл бұрын
Illlaaahow soomaaaliyoo dhan niyadood isku fur alla macaan badanaa marka laysla wada faraxsan yhy
@anasabdikariin4001
@anasabdikariin4001 8 жыл бұрын
kkkkkkk Waxba kadhacay inaba caadi maaha viva somali weyn Alloow iskukeen shanta soomaali Aamiin aamiin
@khadijofarhiyo1793
@khadijofarhiyo1793 7 жыл бұрын
kkk wow wow masha Allah 😂😘😘😘
@leinedlolbashir7519
@leinedlolbashir7519 8 жыл бұрын
Wow waan kahelay
@hannahaaroun7241
@hannahaaroun7241 8 жыл бұрын
maansha Allah
@fuaadhuseingermanyboy4585
@fuaadhuseingermanyboy4585 8 жыл бұрын
waaw cadi ma aha jigjigay kashidantahay
@Abdi758
@Abdi758 4 жыл бұрын
Caqliga alllah kaa qaaddo hassan shiikh
@SadiikSindi
@SadiikSindi 8 жыл бұрын
Banaadir Band way so diyaar sheenxassan sheikh dhaanto yinka xmr ku arki jiray isago kajabinayo markana xarunta dhaantada ayu kajabinayaa markale mhdsndiin Banaadir Band
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
1990 Siyaad barre waxa uu heshiis la galay Mingistu Hayle Maruim, waxaana dhexdhexaadiyay Xasan Guuleed, lama dhihin Waxa uu saxiixay dhul soomaaliyeed, XASAN SHEEKH yaa arkay meel uu CABDI ILEEY ugu saxiixay dhul,
@inamudug4703
@inamudug4703 6 жыл бұрын
Beenley aabe siyad afkaaga qurunkisa kadu siyaad muwadin bu ahaa dhulka somaliyed dhiig u daadiya inu saxixo iska daa e
@mamudmaashaaallaah6516
@mamudmaashaaallaah6516 5 жыл бұрын
somaligalbeedwaasida
@ukraine3840
@ukraine3840 2 жыл бұрын
Ani waanba yaa bee madax weeynahaan maxoow ku qoslaa daa im
@awakeninghearts.3125
@awakeninghearts.3125 2 жыл бұрын
Hambalyo Raisal wasare Hamse ❤️
@MAli-pj4mr
@MAli-pj4mr 8 жыл бұрын
Xassan Sheekh wax ka farxiya uma baahna saa isagaaba iska faraxsan! Waxaan maqli jiray "Habar Jeclooy muuse waa kaas" Ninkii siyaasad iyo Dowladnimo ku tuhunsanaa Xassan Sheekh maanta ha arko. #ShameOnYou
@MaxamedAxmed-gp2fp
@MaxamedAxmed-gp2fp 4 ай бұрын
Waadad somaliyeed oo lakala jaray gumaysi sorry wlahy 2024 rabadan dawanayaa love sar had igadabbasid😢😢😢
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 Жыл бұрын
yaa daawanaya markii mdxweyne HSM mar kle la doorty Raizul wazaare Uu ka dhigay Hamse oo reer jigjiga ah😂
@yassinosman7183
@yassinosman7183 8 жыл бұрын
jigjiga tagey axmed budul dhaantadaan qaaday mana ciyaarin beentaa waaye
@jamaaltube8153
@jamaaltube8153 4 жыл бұрын
Kkkkkk md.xasan shiikh buu kacayaarsiiyaybee
@abshirhassan7946
@abshirhassan7946 8 жыл бұрын
ma dhici doonta in uu jacaylkii umada somaliyed iyo wada dhalashadii jinsigiii somaliyeed dib u soo laabto Somali waa lo tashaya alle karaamadii iyo sumcadii umada somaliyed dib ha inoogu soo cesho !!
@liban4679
@liban4679 8 жыл бұрын
Dhaanto-Tigre...
@nouhoumkone2603
@nouhoumkone2603 5 жыл бұрын
nasb qurux udhalaatay oonijaas aheey ku ninyeeystee manoqonaa naf iyo nafteed
@qubqac9913
@qubqac9913 8 жыл бұрын
XASANOOW dhaantada iska ciyaar, laakiin fadlan hanagu niikin, oo yeeysan ceebi naga raacin , hadaan nahay taageerayaashaada
@abdiselamhajinur6938
@abdiselamhajinur6938 8 жыл бұрын
caano ka dhan
@nadiaahmed4659
@nadiaahmed4659 8 жыл бұрын
woooow wankahelaya sidas balaguyaqan dhaqanka ogaadeeniyo
@cabdiraxmancabdullahi5420
@cabdiraxmancabdullahi5420 5 жыл бұрын
War reer jigjigow madax weynaha hanooga ciyaarina
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 8 жыл бұрын
Waa madax-kusheeg aan meel fog wax ka eegin. Markii gabadhiisi ku tiraahdo...'aabe, baar-tumasho ayaan saaxiibadey kula ballansanahay caawa, talow maxuu usheegi doonaa????? Maya, aabe fadlan ha aadin??.......I don't think so!!
@abdulahiahmed7099
@abdulahiahmed7099 5 жыл бұрын
Taariikhdu way is qortaa xasan waa lagu gu xisaabin qaran dumintaa c.ilay nabsigii waa ku helay waa cimro.qaadasho
@newoyaxoyyisy7437
@newoyaxoyyisy7437 8 жыл бұрын
😂😂😂 caana ka dhan👍✊
@shiinedhaqane146
@shiinedhaqane146 8 жыл бұрын
ar duqa ileen wali waa dhalin yaro
@abashussein3548
@abashussein3548 7 жыл бұрын
Cadi ma ahan duqa wa lokala kiciyay
@abdiselamhajinur6938
@abdiselamhajinur6938 8 жыл бұрын
salku waa dhanaan (jijiga )
@wkhtighwrxlyn6614
@wkhtighwrxlyn6614 8 жыл бұрын
caano ka dhan kor ka raarantahay
@ruqiyohassan490
@ruqiyohassan490 8 жыл бұрын
shame on you guys e qabyalad dhaafa plz
@abucumar7482
@abucumar7482 4 жыл бұрын
Madaxwaynaha ma ahan inuu tago dhul looga haysto xoog soomalia taasi waa gomaysigii ayuu ku taagaray xasan in ay haystaan
@gshhxydhd4179
@gshhxydhd4179 8 жыл бұрын
Hasan sheikh mahmoud waa nacas
@makamohamed7407
@makamohamed7407 8 жыл бұрын
geeska Africa hada waxa laga xukuma jigjiga kii ka xumanayo iyo kii kaleba nimaan jigjiga imaan shaah waaka xaaran
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
+Omar Yare dee weyba tahay adigu maxaad uga xasteysa hooyada afrika weyaaane aggaah
@farxiyoahmed3372
@farxiyoahmed3372 8 жыл бұрын
kkkkkkkk ala berka😂😂😂😂😂😂😉
@mohamoudabdi301
@mohamoudabdi301 8 жыл бұрын
akh dhaanto aya lagaga jeediyay diintodi islaamka aheyd
@najmiitahawaartoddsi9391
@najmiitahawaartoddsi9391 8 жыл бұрын
daqon adiga diintada ma qarxis bee dhaafi weydey uf uf afnoolba wuu hadlaa meel laga dhaantiyo nabad baa tasho
@MohamedAhmed-zy3kz
@MohamedAhmed-zy3kz 8 жыл бұрын
+najmiita ha waarto ddsi saa looma hadlo anaa three weeks ago jigjiga joogey naweydii dhaanto umbaa lagu hayaa meesha. cabdi iley dameerka xun ee cawaanta ah ayaa dadka waxaa kuwaaley
@glm4604
@glm4604 7 жыл бұрын
+Mohamed Maasha Allah kawaran dhaantadu siday ahayd, meelihii kale waxaa lagu hayaa wilashii gabdho gaalo ajinabi ah iyo gabdhihii wiilal ajnabi inay iswadwataan,?
@drsuufiabdullahi6241
@drsuufiabdullahi6241 8 жыл бұрын
shame on you xasan gurguurte. xumaantaadii ayaa cirka isku shareertay bardoodan buuba bilaabay. ceebtaa safar raacday
@faaraxxirsi2000
@faaraxxirsi2000 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkokkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkk caaana kadhan
@RioTrade1
@RioTrade1 8 жыл бұрын
kkkkkkkk xasan iyo qosol maxaa kala haysta Adeerow armaa lagu xidhaa nin qosol badan iyo nin qoosimaad badan ma heshiiyaane
@canababdi823
@canababdi823 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh wlhi wan qoslaay hasaan in laxiraan kaa baqayaa ninkan abdi illeeey qof qoslayo lama tuso meshaa xamaar buu modaay
@zizuabdi2515
@zizuabdi2515 8 жыл бұрын
+Canab Abdi caqliga gadaal kaga jiraa ma gudoomiye gobolba madaxwanye wadan xodhokara. xasan wuxuu awood uleyahay in uu ethiopia afka dhulka u dhigo.
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 5 жыл бұрын
Ciyaal kunikuni kurtoo maligned madeeqeso
@saudaadan1079
@saudaadan1079 6 жыл бұрын
Kkkkkkķkkkkkkkkkkk
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 3 жыл бұрын
War way kagA walEn MadAx weynAha 🤪
@MohamedAhmed-zy3kz
@MohamedAhmed-zy3kz 8 жыл бұрын
xasan gurguurte ninka Ethiopia usaxeexey dhulka somalia kamaqan fuuuuuuuck
@abashussein3548
@abashussein3548 7 жыл бұрын
Hhhh
@user-uc3rv1bt4m
@user-uc3rv1bt4m 8 жыл бұрын
shame on you xasan sheeq caano kadhan walaahay dhaanto kugu haboon ayay kuu daareen lkn inaadan fahmin bay uektahay
@Idaajaa
@Idaajaa 8 жыл бұрын
arrinkaani waa anshax xumo tii ugu liidatay aad ayaanan ugxumahay in dad dhiban nin matalayaahi sida carrur dayax joogta u dhuumashoobo waa murugo
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН