ABDIFATAH ALBAKRI SIDAN HANKA KUGU TOLAY OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 834,203

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

Ereyada Iyo Laxnka
Omar Dabjacayl
Music Temesgen
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 267
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 2 жыл бұрын
Xubiga farxad taama iyo Tixgalinba lagu dhisa Inuu tuhun dhaawaciyo Tashuushka laga jiraa Haday labo taakulayn Ka dhawrin wixii tasiyo Xumaan ku talaabin kara Kalsoonidu way tagtaa Sidaan hanka kuugu tolay Afkaygu ma tabin karee Jacayl taariikhda gala Wadnaha taabo ka fahan Dareen tudhisbu raba Taageero dhabu raba Tanaasul is waafaqiyo Turxaan bixinbu rabaa Hadaan ubax taalo iyo Tiriig ifa looga dhigin Sidii timir qaadhaybu Wanaagiisuba tirmaa Sidaan hanka kuugu tolay Afkaygu ma tabin karee Jacayl taariikhda gala Wadnaha taabo ka fahan😍
@abdikadir2874
@abdikadir2874 2 жыл бұрын
heestan gulled simba kufiicneed
@Jinoleyyy
@Jinoleyyy 2 жыл бұрын
@@abdikadir2874 knee ku fcn Thy hdna isku cod wyy kistoh🌸
@asadhmursal7690
@asadhmursal7690 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@mustafamaxamud5016
@mustafamaxamud5016 Жыл бұрын
M.a
@user-wk3zo9dv5e
@user-wk3zo9dv5e Жыл бұрын
Mahad sanid
@mustafexasanmuxumed3127
@mustafexasanmuxumed3127 2 жыл бұрын
Eid mubarak al muzlim nabiyana ha lugu saliyo scw scw
@jamaaladamjamaaladan4620
@jamaaladamjamaaladan4620 2 жыл бұрын
Scw
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 2 жыл бұрын
Dadku heestan inuu guuleed simba qaaday bay moodayeen laakiin ma oga legendkaan inuu ku taagtaagsaday fanaan soo baxay abdifataah albakri. Erayada iyo laxanka | dab jacayl Music |DJ adem soosaarista| hawraar media Sidaan hanka kuugu talay Afkaygu ma tabin karee Jacayl taariikhda gala Wadnaha taaboo ka fahan. Ied mubaarak walaal❤
@soumeya806
@soumeya806 2 жыл бұрын
Music : tamasgen weeye
@muadabdikanihanafi5207
@muadabdikanihanafi5207 2 жыл бұрын
1:40 !!
@victorianjoki5822
@victorianjoki5822 8 ай бұрын
Daaamn this song is so sweet🥺I don't even understand but Somali music is top notch🔥❤️
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo 2 жыл бұрын
The best somali music production’ hawraar waa naga waaloosiin saaxiibayaal ✌🏿🎶😋🎬
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Markaan muudh-ka ku raago, een is iraa bal hees jacayla daaro, ayaan fanka casrigaa ee danbe soo aadaa. Ninkaan iyo rag lamid ahbaa ii madax dajiya!❣ Jacayl taariikhda gala Wadna taaboo ka fahan!
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 жыл бұрын
Wllhi guuleed simbe uun baan u haystay 😳😳. Keep going 🔥
@Twich_daada_sk
@Twich_daada_sk 2 жыл бұрын
Hadi Somali tahay Waan ku jeclahay Love Isar Commentygeyga❤🇸🇴
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 2 жыл бұрын
Quruxdii oo fanaan ah masha allah💥♥️
@cabtanbaana5759
@cabtanbaana5759 2 жыл бұрын
Ani maa ika quruxo badan yahay
@fatimahashi9092
@fatimahashi9092 2 жыл бұрын
Am so in love with song damn💯👌❤️✨
@youssoufabdisouleiman8907
@youssoufabdisouleiman8907 2 жыл бұрын
Vous etez en top dans tout les domains , bravo ♤ it is amazing and perfect song ♧ big up Abdifatah
@moilyas5340
@moilyas5340 2 жыл бұрын
Everything on piont nice melody 🎵 I love it 🥶
@Azores_aljassmi
@Azores_aljassmi 2 жыл бұрын
waw what amazing song🥰 love U my somali Brothers from syria
@calibadal
@calibadal 2 жыл бұрын
Tnk you pro I love you Syria 🇸🇾❤
@aadanpogba954
@aadanpogba954 2 жыл бұрын
thnks
@maaLimusiclyrics
@maaLimusiclyrics 2 жыл бұрын
We love u 2 man from Canada
@isramaxamed1124
@isramaxamed1124 2 жыл бұрын
@@calibadal assggtd
@abuuyare6029
@abuuyare6029 2 жыл бұрын
@@maaLimusiclyrics 2
@bidixoofficial7222
@bidixoofficial7222 2 жыл бұрын
Hesta waxa macanka uyeelaya wa 0mer dab jacayl laxankii oo qof ah abdifatah al bakri wad ku raysatay adna yaa Salam 😅✋
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
The one and only AbdifitaH Albakri❤🥰 Voice=💯 Melody=💯 Music=💯 Lyrics=💯 Vedio=💯 Edinting=💯
@zuweydaabdi4802
@zuweydaabdi4802 2 жыл бұрын
Legend 👏👏 the best song
@abdillahigibzon7772
@abdillahigibzon7772 2 жыл бұрын
What a videos🙆‍♂️ Hawraar media production hero well job 👑
@hanamuna8748
@hanamuna8748 2 жыл бұрын
Wow what a song 🎵 😍 👏 Keep going AbdiftaH ❤🙌
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 2 жыл бұрын
Oo Laandheeruhu Qadiiir buuba u egyhye😳😲😂🥺❤🙆🏻‍♀️ another Level waaye apdifitaH-ALbakri☺🥺❤super Hitttt🔥
@Salmish12
@Salmish12 2 жыл бұрын
Haa been maahan codka nah gulled Simba 😂🥰
@deeqocabdi5890
@deeqocabdi5890 2 жыл бұрын
@@Salmish12 hhh Haa wLhiya paayyoyyy waan yaabay🥺😲😳❤😂😂☺🙆🏻‍♀️🤍
@moally3352
@moally3352 2 жыл бұрын
@Deeqo Cabdi Hno adgu heestaadii meeday ee come soon ka ahaaa
@cabdiwalibiile286
@cabdiwalibiile286 2 жыл бұрын
The best Melody Music Lyrics Video Editing Thank you
@maymuncabdirashid4334
@maymuncabdirashid4334 2 жыл бұрын
Keep goin abti....abtifatah❤️✨
@salmabulay7884
@salmabulay7884 2 жыл бұрын
Wow amazing😊 voice❤
@samishuriyeofficial6860
@samishuriyeofficial6860 2 жыл бұрын
AYY AL BAKRI IYO HAWRAAR EIS MUBARAK🙏✊🤗❤️🤴
@hodonfaarax4523
@hodonfaarax4523 2 жыл бұрын
Another level 🤩🥰
@amalyusuf4059
@amalyusuf4059 Жыл бұрын
This is nice song. He has exceptional voice. Keep climing.
@hamdanaman1124
@hamdanaman1124 2 жыл бұрын
Another level 🔥🔥🔥
@fardowsoabdi9192
@fardowsoabdi9192 2 жыл бұрын
This song is the pest legend your voice is sweat ❤️
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 2 жыл бұрын
Nice song 🎵 from England 🇬🇧
@iam_alia8991
@iam_alia8991 2 жыл бұрын
Guuled simba ayan moodayay inuu qaday 😂lkn wiilkan ba codkisu waa top wllhi 🥰🎵🎧
@user-th1bq9ww4c
@user-th1bq9ww4c 2 жыл бұрын
🥺❤️❤️❤️❤️❤️فازت الاغنيه
@farahgaade24
@farahgaade24 2 жыл бұрын
Another Level💯
@Allah599
@Allah599 2 жыл бұрын
CIID MUBAARAK WLLAHEYGA♥️🥀♥️🤲
@marwoderow7926
@marwoderow7926 2 жыл бұрын
I can't wait bro
@queenasli5422
@queenasli5422 2 жыл бұрын
Happy eid mubaraak boowe and abaayo qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo 100 subscribe igu sharfa xawiwiyaaal qof❤️🙏🥰
@hassanawil537
@hassanawil537 2 жыл бұрын
Waad hyzaa
@mukhtaarapdiahmed5741
@mukhtaarapdiahmed5741 2 жыл бұрын
Omar dab jacayl amazinh wlha💯💯
@abdullahigoobjoog8300
@abdullahigoobjoog8300 2 жыл бұрын
Amazing song 🎵
@abdinuur5357
@abdinuur5357 2 жыл бұрын
Tashuuuuush ka ilaaaali 👏👏👏👏🤛
@ashasugowrage189
@ashasugowrage189 2 жыл бұрын
Why is the song not getting the attention it deserves😭😭😭😭
@kingzack6948
@kingzack6948 2 жыл бұрын
I don't actually understand they be giving crazy ass attention to crazy ass kids who doesn't even deserve it f**k , BLOW THIS UP 💯
@yasminyusuf6446
@yasminyusuf6446 2 жыл бұрын
ىحم كة
@xamsecali5211
@xamsecali5211 2 жыл бұрын
Maxaad la ooyi markaa 🙄
@djxanj3568
@djxanj3568 2 жыл бұрын
Wxaan idinka mahad celinayaa sidaa ugu qeyb qadateen dunuubteen respect 🙏 😂😂😂😂😂
@zaymaquen7967
@zaymaquen7967 2 жыл бұрын
😂😂😂
@muztaphebazhe6424
@muztaphebazhe6424 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️
@fathemazahara9278
@fathemazahara9278 2 жыл бұрын
Guuled siimba manankii badali lahaa waa Kan cod macana fananku mabale istorkaa laga soo dajiyay 🤗🤗
@Adebsan
@Adebsan 2 жыл бұрын
Wow heestan wan ladhacay Cadi ma ahan💐😇
@fatumasaid329
@fatumasaid329 2 жыл бұрын
I love the song alot love ❤ 😍 💖
@maymuunmahamed3270
@maymuunmahamed3270 2 жыл бұрын
Jaceyl taariikhda gala❤
@abdiraxmanguled2497
@abdiraxmanguled2497 2 жыл бұрын
iska sii DaaH Dj💯👍
@hodanmaxamed4119
@hodanmaxamed4119 2 жыл бұрын
woof heestan wan kahelay 😢❤
@abdikanihigsi1454
@abdikanihigsi1454 2 жыл бұрын
sidaan hanka kuugu tolay, 💥💥💥💥💥
@idirisakram7170
@idirisakram7170 2 жыл бұрын
On fire 🤝
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Another level 💯👌amazing song 🎵 good 👍lyrics 👌music 🎶fantastic shaqo wacan harwaar productions music 🎶video music 🎶fantastic nice back legend abdi fitaax bakari
@osmankhadar2218
@osmankhadar2218 2 жыл бұрын
Heestaan gulled baa kaga sii qurxoonaa Albakri isagana ma xuma Nice joo
@niciimamaxamed2954
@niciimamaxamed2954 2 жыл бұрын
Ninkani khadiirkii filmka walaalaha u egaaa🥰🥰🥰🥰
@kingrashka4749
@kingrashka4749 2 жыл бұрын
Hayaaaaay Gulled simba ninkii suqa kasari laha baa yimaday My part is……,sidan hanka kugu tolay af keygu matabi kareee jaceyl tariiqda gala wadnaha taabo kafahan❤️
@mahmedosman3123
@mahmedosman3123 2 жыл бұрын
AMATHER LEVEL AL BAKRI
@nawalcbdiraxman2437
@nawalcbdiraxman2437 2 жыл бұрын
Omg codkiisa fanaan soscda 🥰
@hanadmohamed78
@hanadmohamed78 2 жыл бұрын
Waaaaw fanaaan somaliyeed
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 жыл бұрын
Eid mubarag all muslim 😦
@sixmilyanofficial1779
@sixmilyanofficial1779 2 жыл бұрын
Aɴᴏᴛʜᴇʀ Lᴇᴠᴇʟ Kᴇᴇ Uᴘ 👑💯💪
@raxma-mohamed1.13
@raxma-mohamed1.13 2 жыл бұрын
sidan hanka kugu tollay afkaygu ma tebin karee jacayl taariikhda gala wadnaha taabo ka fahan❤ 3/may/2022, 12:42 am habeenimo
@caliyarebajamas9505
@caliyarebajamas9505 2 жыл бұрын
❤❤❤
@farhanaliabdi5285
@farhanaliabdi5285 2 жыл бұрын
Absolutely amazing song for this guy all somalian citizens keep going
@sayidfarah3009
@sayidfarah3009 2 жыл бұрын
music baba ah
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 2 жыл бұрын
Best fanaan
@jamalibrim9082
@jamalibrim9082 2 жыл бұрын
ابداااع
@liibaanlp4
@liibaanlp4 2 жыл бұрын
Sidan Hanka kugu Tolay Hawrar music to the world 🌎
@ina_hajiali
@ina_hajiali 2 жыл бұрын
The🤞 one and only Somaliland video editing hawrar media pro keep going❗pin prother key hwrar my fans📍
@halamadrid2855
@halamadrid2855 2 жыл бұрын
Fanaan Iyo Bar Fanka Adiga Kuu Baahnaa Kuwe Badan Fanaan Isku Sheg Ka Cod Fiicantahy Pro Mide Ereyade Laxanka Dab Jaceyl Inabe Caadi Ma Aha💯
@madadaaloofficial6783
@madadaaloofficial6783 2 жыл бұрын
Jcyl taarikh da galay 2018.12.20....... 💯💯💯😭
@amarehreigal4002
@amarehreigal4002 2 жыл бұрын
Top heat weye heestan really ooh
@duniyomaxamed6714
@duniyomaxamed6714 2 жыл бұрын
Guled inuu qaday umaleynayey m.a 😍🥰😘🤩
@hassanabdikadir6983
@hassanabdikadir6983 2 жыл бұрын
Music 💯 Codka 💯 Sxb wlhi wan ku wataa Codkii oo qof ah
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz 2 жыл бұрын
Omar Dab Jaceyl 😎
@abditriplea2809
@abditriplea2809 2 жыл бұрын
Eid Mubarak y’all
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 2 жыл бұрын
1:11 my best part!🔥 Codka 100% Beats 100% Video 100%
@cabdinajax1936
@cabdinajax1936 Жыл бұрын
Just He is Wilding Say Congratulations 🎊
@kiabrahim9757
@kiabrahim9757 2 жыл бұрын
ninkan waxaan u noqonayaa tageere buuxa❤️‍🔥🫶🏾✨
@calihuud4039
@calihuud4039 2 жыл бұрын
GUULED BARTI 2 CAADIYAH WEYEH KANIH LAJAN KUWATAH 🎈🎆
@mohamedyusuf7919
@mohamedyusuf7919 Жыл бұрын
one of the few that I have liked it he did kill it
@shinobudaisuke4589
@shinobudaisuke4589 Жыл бұрын
Wiilkan wajeclhy 😭😭😭💕♥️
@shako_y22
@shako_y22 2 жыл бұрын
ARRIMAHEENA WAN KU SUGAYNA HEY CK ADNA KUMEE HA KUU NOQOTO HEESTII 1 million
@Mohamudkaka8
@Mohamudkaka8 2 жыл бұрын
Fanaan waqtigiisa kusoo baxay Al Bakri 🙏
@nimcomaxamed4105
@nimcomaxamed4105 2 жыл бұрын
Wooow hees shidan iga dheh
@mankaboos9067
@mankaboos9067 2 жыл бұрын
Another level
@sheikhzmsafi5834
@sheikhzmsafi5834 2 жыл бұрын
Keep going bro 💪
@fozia838
@fozia838 2 жыл бұрын
Been playing this tune everyday since it came out 😍🔥🙌🏽
@Hunredbandz
@Hunredbandz 2 жыл бұрын
Its harddddd
@goldenboy4437
@goldenboy4437 2 жыл бұрын
Darling 💗💗
@hodansuliemanofficial6456
@hodansuliemanofficial6456 Жыл бұрын
Z
@chankaronedaoud7230
@chankaronedaoud7230 2 жыл бұрын
Macha allah huno horey u socco
@Kingkong-su6px
@Kingkong-su6px 2 жыл бұрын
ciid mubarak ❤😊
@feysalabdiwahid8223
@feysalabdiwahid8223 2 жыл бұрын
Okey hore usoco codkaaga wuu qurxoonyahay
@chankaronedaoud7230
@chankaronedaoud7230 2 жыл бұрын
Macha allah
@munnamahmet5699
@munnamahmet5699 2 жыл бұрын
Inanku quruxbadanaa 😂❤️❤️
@anisamerica2056
@anisamerica2056 2 жыл бұрын
Guleed promex🤩🥰🥰🥰
@c.shakuurgacameey292
@c.shakuurgacameey292 2 жыл бұрын
Wnt Prada woow
@djmoha6091
@djmoha6091 2 жыл бұрын
Rock stone legend
@yaxyefankey7579
@yaxyefankey7579 2 жыл бұрын
Amazing song😍
@abdiwahaap_dybala5707
@abdiwahaap_dybala5707 2 жыл бұрын
5 milyan coming soon
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 жыл бұрын
Heesta Beat'keeda inaba caadi maahan🔥🎧🥰
@kawsarqueen5418
@kawsarqueen5418 2 жыл бұрын
Kan caruuskii shidnaa maanu ahyn 😅 ma fanaan buu ahaa🥺
@abdinasirking9377
@abdinasirking9377 2 жыл бұрын
Ayy ❤
@abshir5451
@abshir5451 2 жыл бұрын
Ciid Mubarak
@kowtharabdinasir3162
@kowtharabdinasir3162 Жыл бұрын
Waxaanba uhaystay gulled simba inuu qaaday heestan,what a Voice♥️😳
@chankaronedaoud7230
@chankaronedaoud7230 2 жыл бұрын
Un salut de Djibouti
@anisaaddow2623
@anisaaddow2623 2 жыл бұрын
Jaceyl tariqda gala wadna tabo ka fahan 🥺🥰
@ashamahamud9300
@ashamahamud9300 Жыл бұрын
Jah 😍
ALBAKRI - AX KU JECELIYAA (OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023)
3:58
Albakri Official
Рет қаралды 234 М.
Abdifatah Albakri - Dadka Ha Iska Eedeyn [Official Music Video 2024
4:32
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 101 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 112 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 32 МЛН
HABOON NUURA  | SAADALI GUUSHENA  | OFFICIALL VIDEO 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
ABDIFATAH AL - BAKRI 2022 | DO YOU BELIEVE QALBIGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
2:50
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIFATAH ALBAKRI - DO YOU BELIEVE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
ABDI FATAH AL BAKRI [DHAL DARWIISH]  2023 HEES CUSUB
3:55
SULDAAN OFFICIAL
Рет қаралды 229 М.
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIFATAH ALBAKRI HEES CUSUB 2023 | NASIIBKAAGA WAAD HESHEE | MUSIC VIDEO
4:47
Goodax Media Production
Рет қаралды 33 М.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 839 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 64 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 208 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,1 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 201 М.