ABDIRAHMAN ODAY & FARXIYA KABAYARE HEESTA SOWTAN SOWKAN HARGEISA SHOW 2020

  Рет қаралды 2,969,029

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Abdirahman Oday iyo Farxiya Kabayare best song, Sowtan Sowkan, Hargeisa Show
Musral muuse, oday, cirro, nimco dagan

Пікірлер: 565
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Cidii na jecel wanu jecelnahay hadaadnunahy Jamhuuriyada Barakeysan 💚❤️dheeman Kuso dhawoow Hargeisa hadhwanag 😍 Viva Duriyada barakeysan🥰
@yasindacaro6416
@yasindacaro6416 4 жыл бұрын
Abwaan alrahman odey nin qliya hees mcan oo uu ku farayareystay . Iyo sida sharafta leh ee aad u soodhaweysay wll farxiya kabayare. F.kabayare waa gabadh nasab ,aqon iyo dadnimo leh ..
@nasribarkhad2348
@nasribarkhad2348 4 жыл бұрын
Ilahay Hasoo Hanuuniyo Walasheen Farxiyo Kabayare Warhooy Wali Towbada Alle War Furantahay Ilahay Usoo Noqo Maalinta Aakhiro La Iskama Yeelayo
@yaxyeyusuf3143
@yaxyeyusuf3143 4 жыл бұрын
Wllo shukran
@himlostyle4755
@himlostyle4755 4 жыл бұрын
amiin habti amiin wa
@nalkaorodo7497
@nalkaorodo7497 4 жыл бұрын
Tan waa walan tahee Ala ha cafiyo
@omargoodle73
@omargoodle73 4 жыл бұрын
@sowdacali7971
@sowdacali7971 4 жыл бұрын
haa ilaahey hasoo hanuu niyo
@maclinboor9407
@maclinboor9407 4 жыл бұрын
2 million views markey garto lik plz
@khadarlibaax4403
@khadarlibaax4403 4 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaayay Anoo mudo sugaayay inaan ishelno inan aanu Wakhti badan is jeclayn maaalintii iigu farxada badnayd anoo wata gaadhi one 10 ah ay kursiga hore iifadhido gacantana ishaysano gacana kuwado gaadhiga ax yaasuus walhi ku jecelahay gacalo ♥️♥️☑️ allhaysku keensimo iyo inta kaladheer eeis jeclba aamiin
@anisamohamed4782
@anisamohamed4782 3 жыл бұрын
11q1
@safwanyazir6636
@safwanyazir6636 3 жыл бұрын
Ø de cgq
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Walo gulsta
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Axsan Hees Score Showga Qarniga iyo Queen 😍 Farhia Kabayare ❤️ 7 Kun o qof ba xaadirtay Hoolka Guuleed Hotel Cajiib Reer Hargaysa Somaliland Gob. Murusade ❤️ iyo isaaq ❤️ is helay
@farxiyomacalin505
@farxiyomacalin505 4 жыл бұрын
Waxan Hubaa inad Farxiyay Aad aday dad nasab Ah nolada rer somalilan
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Waa iriir samale manshallah Hawiye iyo Isaaq walaalo jira isaaq iga dheh.😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘☑️❤️🇭🇺❤️
@xasancaato7063
@xasancaato7063 4 жыл бұрын
Ghk
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
urur samaale dadkii qabiil baa waalay isaaq iyo hawiye maxaa iska galay ama urur samaale dhaha ama iri samaale
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 3 жыл бұрын
Koley calankan cidii laheyd waa dacwo halo daayo calanka ilen dadba u dhafray oo hindistye
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Dadkaygii💚💨❤nasap kamila hargaysay wle ma qarsontid idin jecliyaa dadki layga berow magiciin hajiro somalilnder nolada🥰😍😊😘🥰😊❤
@masumchannel7624
@masumchannel7624 4 жыл бұрын
badra Mustafe channel ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅
@libanmohamed2635
@libanmohamed2635 4 жыл бұрын
😘😘
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 4 жыл бұрын
❣️💐
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@masumchannel7624 ❤
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@libanmohamed2635 😍
@samiranuur7052
@samiranuur7052 4 жыл бұрын
Masha allha my quen farxiya kabayare ina adrty mcn form muqdisho cade 🇸🇴 i love you 💕❤️😘 hargeysa wlhi ❤️💚❤️💚💚💚 ilcadaw idin ma argto gab baa tihiin wlhi ❤️💚
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
samira nuur adna hargiesa waa lagugu soo dhawaynayaa .
@mubaarigdaaahir8730
@mubaarigdaaahir8730 4 жыл бұрын
Weeeey farxiya fananada qarniga
@aashajama2011
@aashajama2011 4 жыл бұрын
Waaa ninka ugu cod macaan xidigah hadan ciyar yaqawaaa waan ka heley cabadiraxman odey waa labadii heesihii la qaadey aad ayaan uga heley farxiyo fiska & farxi kabayar👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Walaalo jira isaaq.❤️ Irir Samaale.❤️🇭🇺🇸🇴❤️
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Irir samaale kuwas hawiye iyo darod wa cadaw
@axlamali6332
@axlamali6332 4 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 ya cadaw kugu ah qofyahow
@rahmasalahmire9242
@rahmasalahmire9242 4 жыл бұрын
❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@farduusmaxamed4154
@farduusmaxamed4154 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 lmcgboy
@quruxsan70
@quruxsan70 3 жыл бұрын
Irir samale wax gacankuramiiis iga dheh magac gashambuuur 😂😂😂😂👈
@muhidinabdi1265
@muhidinabdi1265 4 жыл бұрын
Wlh hargeysa wey kuso raxeysatay isaaq wa walalahen irir samalnima 🥰😁
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Nasab hadaad maqasho waa reer waqooyi asagiin usareeya abid 💚💬♥️
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Rer Shekh Isaaaq Gob iyo Nasabnimada Wanu Ku ognahayy
@bilecade1981
@bilecade1981 4 жыл бұрын
@@lafgareen6500 hhhhhhh qabiilada klne
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
@@bilecade1981 kkk Ma qabilkalaa Jira oon Isaaaqa Ahayn walal Ma Aqano rer waqoyiga
@mohamedcabdi9755
@mohamedcabdi9755 4 жыл бұрын
@@lafgareen6500 w33erufdhif
@zolikaza9530
@zolikaza9530 4 жыл бұрын
111
@RIDWAANDHUUX7
@RIDWAANDHUUX7 4 жыл бұрын
Alle hadad jeceshaHaY Like
@zahraismail1746
@zahraismail1746 4 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 4 жыл бұрын
Wll nabar kaada isodi
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 4 жыл бұрын
Laki waa kuusaray
@RIDWAANDHUUX7
@RIDWAANDHUUX7 4 жыл бұрын
@@anisoc.raxmaan4630 4742408
@qarmacjunoir6
@qarmacjunoir6 4 жыл бұрын
Like ha ii sarina dadkaw
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Walahay waa ay cadeesteen isaaq iyo Hawiye in ay walalo yahiin .❤️🇸🇴🇭🇺❤️
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Dadkoo dhan baa walaalo ah.
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Oo ma shaki ayaa kagah jiray awal
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 4 жыл бұрын
Waxaan kuu hubaa reer Somaliland saas inaysan aaminsaneyn. 😂
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
@@TheAdoonAlle waxaa kuu cadeenaysa in ay dadka somaliyeed iska xigaan Sida ay farxayo faska iyo farxiya kabayare aay u soo dhaweeyaen Ee ay nasteexo indho loo buriyay Waa war cad iriir samale ayaa runoowday Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ha noolaato beelwaynta iriir samale ❤️👍👌
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 4 жыл бұрын
Luul Ali. Sidaa rabtid isaga xadreysnow lakiin xaqiiqda dhabta ah Reer Somaliland ma aaminsana in wada dhalasho dhiig idin ka dhaxeeyo. Mid somalinimo haa. Cadeymo badan ayaana jiro, internet ka google garee if you need one. Nasteexo cida ay ka soo jeedo iyo cidaan dagaal siyaasaded ayaa ka dhaxeeyo ee naceyb ma jiro...Hadaan kuu faahfaahiyo Waa sida reer somaliland markay xamar taagan loo xir xiro kale.
@AbdallaArush
@AbdallaArush 4 жыл бұрын
Jamhuriyada barakeysan ee somaliland wa idinsalamay wad kumahadsantihin sida wanagsana usodhaweseyn farxiya kabayare 👏👏❤
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Muna Hassan Farmajana so dhaweya they are same ppl 😂😂😂
@japhetdamas5126
@japhetdamas5126 3 жыл бұрын
Napenda San kisomali
@nazirmohamed1233
@nazirmohamed1233 4 жыл бұрын
Kabayare qosal wanag iyo hoygii fankoo is helay 👌👌🙏🙏
@mahamudabdilshi4294
@mahamudabdilshi4294 4 жыл бұрын
Haye futadan aadka uwayni maxay ahayd cunto badan miyaa mise waa waa is naxin
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Hargaysa hoygi fanka wale waan xiisay hargaysay kuma ex xawaadle ah ama 26 juun dawaanaya heestan
@ubahsamatar9865
@ubahsamatar9865 4 жыл бұрын
Farhiyo wele nasab kaamila tahay wayo gabar hawiye ah oo ladheere aya tahay xaqiidi cabdiraman waa wiil duriyada nalada❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Marku imado fananku Hargeisa waxa la idha wixi hore qub Heesa Dabada laysku galiya maxa lagu garanaya inaad jogto hoygi sugaanta
@a.b.s8930
@a.b.s8930 4 жыл бұрын
Best hees talantaali 2019! Caadi maaha heestu. Best laxan and best musik! Midhuhuna kaba daran.
@husseina.sheikh9350
@husseina.sheikh9350 4 жыл бұрын
Yaa...Allaah...waar qashinkaan ma Soomaali ayay sheeganayaa.....Allaha duleeyee....Kuwii Soomaali halkaa dhigay ama dumiyay ee ka bara-bixiyay hoygoodii aya ka masuula fasaadkasta iyo qudhunkaste oo ay Soomaali ka soo dhex-baxa. Allaha hadeeyo haddii khayr ku laaban yahay...hadddii kalena Allaha sharkooda naga daboolo.
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 жыл бұрын
Nabdiga lagu dhehy sowkan waxkle farxiya kabayare intii dawaneysaa liketa 2021
@engjamalxadi5015
@engjamalxadi5015 4 жыл бұрын
C.raxmaan oday codkiisa caadi maaha Duriyadi Garxajis cidagale wayne
@raxmacabdiraxman6688
@raxmacabdiraxman6688 4 жыл бұрын
Woooow masha allh was run
@mariadaahir6958
@mariadaahir6958 4 жыл бұрын
Been bdnidaa wllow
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 4 жыл бұрын
Qabiilka meesha kala Bax hoyadaa Wase uraya
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Mazha alla adeerky noolow😍😍
@nanilibaan1839
@nanilibaan1839 3 жыл бұрын
Wan ogahay was your favorite
@luckydubbad8236
@luckydubbad8236 4 жыл бұрын
Hayaaay hall kii hoolalka Guuleed hotel iyo Dhukuro Dheemanbaa is Helay 💋👸👑
@asmaarawello9162
@asmaarawello9162 4 жыл бұрын
Inaderkay Abdirahman oday iyo boqoradi coodka farxiye kabayare hees shidan iyo idinko kala kacasan we love 💖
@muktarinoali8385
@muktarinoali8385 4 жыл бұрын
Walle farxiya wxy cadaysay in hrgysa naaag dirir samle oo kaliya ku bashali karto guuul iyo gobonimo my dadkan ka dhazhay viva dirir samle💎🙆‍♂️
@suaddahir4473
@suaddahir4473 4 жыл бұрын
muktarino Ali hhhh waxaas lagama yaqaan hargaysa isaaq irir iyo dirir toona kuma abtirsado waa niman sheikh isxaaqa carab ah ee Soo dhawaada uun 😂😂
@munayar7844
@munayar7844 4 жыл бұрын
Amal dirir iyo firir anagu maa aminsanin waxan aminsanahay inan nahay dad isaaq iyo waxey kaa sareyee gorma citiraf heleysan 🤣
@biibi3424
@biibi3424 4 жыл бұрын
❤🥰
@luluguiled1571
@luluguiled1571 4 жыл бұрын
kkkkkkkk wanu nahay iriir samale isaaqna wanka nahay hawiya love u imaderayaal
@axlaamcrashiid1741
@axlaamcrashiid1741 4 жыл бұрын
Norkii indhahyga sow kan nasteexada maanka sow tan best c/raxmaan oday cod baa Ku Dugan music furinla si khatar ah ayoo ugu tumay
@axlaamcrashiid1741
@axlaamcrashiid1741 4 жыл бұрын
Somalind dad nool IGA dheh allow anoo adin hargeysa ka dagoo ka duul burcana dawa oo bal eeg dal xiis boorama Ku aad udoor noloshada nabad
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Qofkasta oo soomaaliland jecel iyaguna way jecelyiin qofkasta oo necebna way necebyiin 😅😅😅 Aar Tan Durriyad ahi dhibadanaa waan idin salaamay dadkaygii
@almaslv3134
@almaslv3134 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dad jira nahay
@almaslv3134
@almaslv3134 4 жыл бұрын
Abdirahaman nacas ma ada ka dhigay.magalo somaliyed
@zhugriadam9052
@zhugriadam9052 4 жыл бұрын
2a
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 4 жыл бұрын
Maxdar Official duriyada saaxiibo badan la hay anigoo reer muqdisho nagu saalnta kkkk
@tasniimcabdulahiciise7333
@tasniimcabdulahiciise7333 4 жыл бұрын
Somaliland mahi lakin saan u jeclhy dad goba thin ❤⚪💚 wn jeclahay wlhya
@naanapdallahnaanapdallah6991
@naanapdallahnaanapdallah6991 Жыл бұрын
Labkaa kunagaaday soo kan❤😢
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 жыл бұрын
Inta ila aragta in farxiya kaba yare la dhagax dhigtey like isaar walalyaal 🤣🤣🤣🇩🇪🇩🇪
@raniaa4328
@raniaa4328 4 жыл бұрын
Guumeestan 60jirta ah yaa raba ma sheegin haday cid USA keenayso
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 жыл бұрын
Dmshidy hala xishoodo Anagay noo carbunanthy 100 jir haday doonto hanoqotee
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 жыл бұрын
@@abdirashka9468 uu sheeg qoftan wax ka dhadhacii
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 4 жыл бұрын
heestan waxa qaadayan LAABSAALAX IYO FARXIYO.....XAGAASI KA EEEG,!!!!
@jdbhdjdjdhdhjdjjdjdjd3662
@jdbhdjdjdhdhjdjjdjdjd3662 4 жыл бұрын
@@raniaa4328 cbdiRxm
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 4 жыл бұрын
fanaanada ugu kalsoonida badan fanaaniinta kabta xaaji waan kusoo dhawaynayaa calaamadaha inay nala degto
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 4 жыл бұрын
Wow it's my first time I have seen this 2020 best song
@abubakarabdalla1273
@abubakarabdalla1273 4 жыл бұрын
Runtii kabayare waaa fanaan an aad utaageero keep going 🙏🙏👌👌
@zuldaanmaalik1860
@zuldaanmaalik1860 4 жыл бұрын
Hees macaan abdirahmaan oday iyo farhiya kabayare taagere buuxaan u ahay runtii
@fali9372
@fali9372 4 жыл бұрын
Ciyaarta oday waku heysta😍😍
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 4 жыл бұрын
Waqalka shaqalka maqalka 💚💭♥️ respect lipaah sidaad markasta noo garab taagan tahay
@hibohenna1257
@hibohenna1257 4 жыл бұрын
Asxpta dhamaan inta qoraalkayga aragta iso duceeya in ilaahy guur xalaala isiiyo iyo awlaad baariya yaaa rabi wle ducada ha igala bakheelina plz
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 2019 . Xasuus. Wiil iga yar oo gabar qaraba aan nahay la or daya buu ii keenay oo is lee yihin isku kaaya dhis aniga. Waxan ahay nin shaqeeysto oo xooga fcn. Acoonka ugu jiraan oo bahasha haaya xoga dhalin yara nimana ku jirto wiilka uma caqli celin aniga oo . Single ah ayaa u dhisay 3 bil ayuuu ila joogay oo arooskii iyo wixii oo dhan baa u kala kici gabartii waa naga dhuumatay ayada oo wax walba aan u sameeyay wiilkii waa uu kadaba baxay 1 bil kadib awalna ayaga ayaa isla soo baxay. Aniga caawo. Taariiiqdu waa. Septemper.. 7 / 9/ 2022. Aniga ayaa caawo qol mugdi ah ka dhax ooyni haya oo . Salka taabtay oo shaqa yar oo tab caan ah ayaa helay awalna ganacsi baa ii furtaa aduunka waa is badana . Kaga daran jcl baa la jiifaaa oo cir iyo dhun baa iskaga keey qasan waa soo xasuusan doona ax qoraal kaan
@ibrahimkrama1711
@ibrahimkrama1711 4 жыл бұрын
Hargysa hoyga fanka hadad timado dhowr hesodo ku hirgala lagugu salamaya
@fathiaibrahiwawww4610
@fathiaibrahiwawww4610 4 жыл бұрын
wawww masha allh eshcala hees
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 4 жыл бұрын
Mansh allah abaayo dad qalbi fican is hasheen iyo adoo qalbi fican ❤❤❤❤somaliland dalkayga labad
@jamaaloromogalaxy7526
@jamaaloromogalaxy7526 3 жыл бұрын
أتعلم معنا ماشا الله؟؟؟
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Waqal Mansha Allah hore u soco brother 👍🏼
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
Naag dhiig leh weeye farid xata haday na caydo ha la baashaliyo inanta 😂😂😂 Hoygii funka weeye meeshu in la imada waa lugu Qasban yahay Farxiya dheeman ❤️
@hamzegoolato8081
@hamzegoolato8081 4 жыл бұрын
Queens Channel Dheeman
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Ciida gale waa gob Walahi rer ayeydey Mansha Allah ii noolada sowtan iyo sowkan ba ka dhacdey🤣🤣🤣🤣🤣
@asmaarawello9162
@asmaarawello9162 4 жыл бұрын
Pow Wowkazo kkkk Waa sandaladi sow maha
@UNITEDSTATESOFAMERICA968
@UNITEDSTATESOFAMERICA968 4 жыл бұрын
❤️💋
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Asma Baashe haa Walahi waa real sandaled👍🏼
@abdishakur1942
@abdishakur1942 4 жыл бұрын
Pow Wowkazo wax ciidagale iyo habor Yoonis la yidha ma jiraan ma magacyaga garxajis wayn noogu yeedh ama afka hayso bajuun yahay jeegaanta ah
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Hhhhhhh garxjis waa laandhere uncountable habar yoonis iyo ciidagale kuruska isaaq farxiya kabayare isaaq kuruska ayey ka fuushay madax meel ka koreysa oo la salaaxo ma leh
@rodasahal5828
@rodasahal5828 4 жыл бұрын
Dadka ugu gobsan somaliland habar yoonis and cidagale oo lala dhaqmo love them walee islaan muqdisho ka timid
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
Roda Sahal sidaas bu waliba hanti qaran ku maqna bk
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 4 жыл бұрын
0000
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 4 жыл бұрын
Kuwa ka soo qayb galay badankooduna waa sacad muuse edo mcn because iyagaba daga halkaa la soco
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 4 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 waa sidaa wllo
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 4 жыл бұрын
@@mushtaqnaasir857 sacad muuse maba sheegin anigu edo mcn lol
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Mansha Allah odey iyo farxiya kabayare wax nool yaa live xalay u daawanayey
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 3 жыл бұрын
Gob iyo sanab kaamilaaaaa Midaaan ku nasteee agteda Nasiib igu beee eee Qalpiga hunooooyo'ooooo Qalpiga nagi baad ku tahay
@mahadmuhumad2679
@mahadmuhumad2679 4 жыл бұрын
Best song ku yaca 2020 Really
@nochnicht1817
@nochnicht1817 4 жыл бұрын
Kabayare haday hargaysa joogii lahayd erayo macaanuunbaa kadhinaaa waaa fanaanad cod leh Odaygii labsaalax baa uhagar baxay
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 жыл бұрын
Woof Hees❤️👏 Kabayaraay Apti heso shidan ba hada laguu dhiibi Hargeysa Baalash laha xita wa Abwaan😅🤣
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh usheeg sxb ilma gafuur
@asmalovehassan1972
@asmalovehassan1972 4 жыл бұрын
Masha Allah
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 жыл бұрын
I love you guys from hobyo galmudug somalia viva Somaliweyn forever and ever
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 4 жыл бұрын
Abdulkadir Shire Viv galmudug 💕💕
@hawaayeh2593
@hawaayeh2593 4 жыл бұрын
Daaadkan jahilsana waqtiga intaaa leceg ay kubixiyen heeso iyo music ga ilahay ino waydinayo miyayna ogaaayn subxana lah😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏 jooojii waxa kuugaynaya naaarta please wllo😭😭😭😭😭😪😪😪😪😥😥😥😥😥
@abdifatahabdulahi6578
@abdifatahabdulahi6578 4 жыл бұрын
Codka 100 Laxanka 100 Musig 100 Abadiini waqal studio yampro legend mustafe saleeban nin aan wx laga qaban krin
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
Kabta xaaji boqorad banaankeeda ku dhacday waye, yaa celin kara, cidna deee, ubaneeeeya. #Shanaana❤❤❤💋💋
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Sedex laguma gadho #SOMALILAND SO DHAWAYNTA SAMO FALIDA SOORYO BIXINTA Inuu HEESTAN #LAABSALAX LEYEY hadad igu raacsanty☝️☝️☝️☝️☝️🎵🎤🎵🎶🎹🎸🎻🎻🥁🥁🥁🥁🥁🥁🎤🎺🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷🎷 Viva GOBTI SOMALILAND Viva XIDIGA GEESKA VIVA WLASHEN F.KABAYARE INAGA TIIRIYA GOBANIMO LAYBAGUMA GADHEE Nuurki indhahygu sawkan Neecawdii jcylku sawtan Nasteexadi manku sawtan Nabdiga lagu beery Naruuro ideqday sawtan Naqaan filanayey sawtn Nafteda naftedu sawkan Niyadu ulanysay sawkan GOBIYO NASIB KAMILA MIDAN KU NASTEE AGTEDA NASIIB IGU BEGAYEY QALBIGA NEGIBAD KU THY NARUURO KASHIGIYO ADAA KU HABEE NABDIGA NARUURO II BXy AHOW XAQII NOLOSHAD THE WAAAAAAW ESHCALAA
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 жыл бұрын
Like waad u qalantaa walee..tuugsi ayaan nacee
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
malaha heesta laabsalax waxa leh axmed budul ismacil
@xalanefilms2711
@xalanefilms2711 4 жыл бұрын
Heesta waxa le oday Laxanka laabsaalax Music furinle
@queenilkacasugaasada3023
@queenilkacasugaasada3023 4 жыл бұрын
Bintaweye iyagaba qaribka bacsada
@khalloweeye
@khalloweeye 4 жыл бұрын
*999 iyadoo Like Tu idiin marayzo ayaan 1k idiinka Dhigay Qudhacdaydii* 😂😂
@nochnicht1817
@nochnicht1817 4 жыл бұрын
Hees way dhaafsiisantahee arooskii waan sugaynaaa inay hargaysa nin iyo dhul ka dalbatay wan hayaa warkeeda ninka horta waakan dhulkiilasiinayaa u hadhay farxiya kanaa qanciayay wllaahi arooskuunbaynu sugaynaaa
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Abwaan iyo heesa oday hees macan baad sameysay
@hamtiitohxilwa8295
@hamtiitohxilwa8295 4 жыл бұрын
Intii ciyaaarta deeqsan macalin caydiid ciyaarteeda ku maqan
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Duriyada💚❤️💚❤️💚❤️
@abdilkarimjam2877
@abdilkarimjam2877 4 жыл бұрын
Kabayare and oday hees aad u mcn
@salmaibrahim585
@salmaibrahim585 4 жыл бұрын
Naftayda nafteedii sawtaan 😍😍🥰🥰
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 3 жыл бұрын
Wwww farxiyo cod kudhamaday m.a iyo abdirahman oday
@hakimichannel1482
@hakimichannel1482 4 жыл бұрын
Waar farxiya kabayare ninka ciidagalee ay sheegaysay ma odaybaaa 🤣🤣sandaladii isaaqbay abaartay
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Abdikarim Ck 😂😂😂😂
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 жыл бұрын
Abdikarim Ck single miya odey
@YahyeKhader
@YahyeKhader 4 жыл бұрын
Sanddaladii Isaaq iyo hargeisa
@kawsarxasan1707
@kawsarxasan1707 4 жыл бұрын
Ha ku sii faro labtee daaa 3 wiilo matana ah ayay udhalaysaye Intastuu qlbigu ka buxo Lkn wu ka dhalaya un😅😅😅😅
@mukhtareagle7843
@mukhtareagle7843 4 жыл бұрын
Haa waa Sandaldii👑 isaaq Cidgale
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Ninkaan O'Day " waala waayey Xagee ka yimi
@maaw4270
@maaw4270 2 жыл бұрын
Wonderfully song
@inaanwarwstudio2883
@inaanwarwstudio2883 4 жыл бұрын
Heestu macaana😍
@raxmoruun147
@raxmoruun147 4 жыл бұрын
Maa shaa alah walashey farxiya codkada mcn isha cala ceyni 💟💟💟💟💟💟
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Жыл бұрын
Erayada garxajis laxanka sacad muse music samaroon codadka murursade iyo garxajis. Dir fans😂😂😂😂
@shuriyeabdullahi2628
@shuriyeabdullahi2628 4 жыл бұрын
Waaaw erayo mcn🙏🙏🙏❤❤❤❤
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Beeeeen ma sheegto taariikhdu ma bukooto tariikhdu mana baqato taariikhdu. Boqalaaal boqalaal boqolaal sano jiray dadkii joogay berigaa qof kastaa wuxu ku beegnaa ayada ayada ayada ooooo bayaana.
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
#farxiyakabayare #Oday waw axyaa song 🙌👌👏❤💯😍
@saidnuur710
@saidnuur710 3 жыл бұрын
I love you farxiyo liked all songs kawayare nolow nolol sare kunolow
@noorabdulleverygood1949
@noorabdulleverygood1949 3 жыл бұрын
Waaw I like this❤️🧡🧡🧡💙
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 4 жыл бұрын
Cabdiraxmaaan odey waa libaxa xidigaha weeye salaaam sxb
@siyadali5824
@siyadali5824 4 жыл бұрын
Kabta xaaji naag kaa nasabsan Waan waye Hablaha somalida
@kyniyod620
@kyniyod620 4 жыл бұрын
Masha Allah legend Farxiya Kabayare and Abdirahman.
@munacali7728
@munacali7728 4 жыл бұрын
gobanimadu wa ui dhalaaho anagu ahadanu nahay somalilana ma nebcin rer xamarka lakin iyagu way na necb yiihin inata uu ilahy ku bad badiyay ee ay horumar tay wa inta ay so dhaweyan walalhoda somaliyed gob uu da isaq
@qalanjoxasan2212
@qalanjoxasan2212 4 жыл бұрын
xabiibti. Nima necbineee waan idin. jeclha. xabiibti. dadkii siaadbaa madax ga. gasha ilove. somallillaannd💋💕💕💕😚😚😙😗😍😍👏🇸🇴👏
@bumblebear4113
@bumblebear4113 4 жыл бұрын
Soomaliland qadiyadeedaa lagu nacey waan idin jecnahy reer somaliya
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Love reersomaliland waana dhiigeeyga waa walaaladeyn aloow reersomaliland waxeey jecelyihiin sii
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
@@bumblebear4113 sister qadiyada AAD Djibouti ku taageerto iyagoo ku wii AAN hiil IYO hooba xornimadooda u galnay inagu wacad furay oo yidhi MA kuu biirayno soomaali weeyn soomaalidii Kenya waxaad ku taageertay inuu gumaaysti haaysto IYO ku wii somali galbeed in Ethiopia haysato markaa somaali weeyn MA koonfur IYO waqooyi BAA sister midaawgii AAN koonfur LA midoobay maay ahaayn in muqdisho IYO HARGEISA isku biireen LAAKIIN waxaay ahaayd sadexdii kale in LA doono ku wii u horeeyey ee jebiyey Djibouti BAAY ahaayd hadeerna distuurkii WAA laga saaray shantii somaliyeed markaa sister walaalo BAAN nahay anigu muqdisho waan tegi karaa adiguna HARGEISA WAA iman kartaa SIDA carabta WAA todoba wadan waana walaalo waana Muslim isku afna WAA ku hadlaan midowgii IYO shantii somaali waan ku khasaarnay markaa dee sidaa Djibouti idinkuna wadan noqda anaguna wadan hadana walaalo ah LAAKIIN walaalo in marlabaad halaag IYO burburin danbe nalagu sameeyo MA ogolin hadeer dawlada farmaajo maamul goboleedadii waxaay ku samaaynayaan waad aragtaa amarkayaga qaata oo nin amarkayaga qaata BAAN u dhiibanaynaa farmaajo IYO kheeyre labaduba WAA dictators YEEYNAAN WAXBA ISKU DHEGANAAN EE LABO DAL OO WALAALO AH AAN NOQONO THEN GEESKA AFRICA SADEX WADAN OO SOMALI AH BAAYNU NOQON
@maxamadcigaal9999
@maxamadcigaal9999 4 жыл бұрын
Neceeb idinkaa la idiinka so gaaray dhamaantiin idiinma dhahaayo dad na jecel weey jiraan lkn reer mogdisho 5ta somalia wey jecelyihiin neceeb laguma so korin waxaan ku kornay somali ineey mid tahay noolaada dhamaan umada somaliya Mel walbo ey joogaan love u
@ayaanjanoofficial
@ayaanjanoofficial 4 жыл бұрын
Farhia kabayare hory usoco sister tagero number one
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Heez iYo BaDH wEeyE 👏👏
@sucaadahmed8260
@sucaadahmed8260 4 жыл бұрын
Kabayare waan Ku taageera qaali
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 4 жыл бұрын
My dear indro Odey "iyo qurux badan farxiya 🌹🌹
@saidnuur710
@saidnuur710 3 жыл бұрын
Nasab waa layaqan waa hee reermuqdisho muqdisho 143
@mowliid571africa5
@mowliid571africa5 2 жыл бұрын
Kabaya yare ku taageraa 😎😘👌💔yaa ila dawanaya 2022
@ahmedguedi9672
@ahmedguedi9672 4 жыл бұрын
Nice tune..hargeisa hawadeeda iyo heesta I miss 🌷🌷💋
@simansuldaaansahal3278
@simansuldaaansahal3278 4 жыл бұрын
Qurux san dheyman murusade jirkeyga xalasha ah allaha ku dhowro
@HaajiHamze
@HaajiHamze Ай бұрын
Nuurkii indhahaygu saw tan Neecawdii jacaylku saw tan Nasteexadii maanku saw tan Nabdiga lagu dheehay sawtan Naruuro i deeqday saw tan Naqaan filanaayey saw tan Naftayda nafteedii saw tan Niyadu ulanaysay saw tan Gob gobiyo nasab kaamilaay Midaan ku nastay agteeda Nasiib igu beegayeey Qabiga nagi baad hunooy Nagi baad ku tahay Naruuro irmaan kashiyo Adaa ku habee nabdiga Nuur ii baxa ii ahow Xalkii nolosaa tahee Nimcadaan ku badhaadhay saw tan Nasiib laygu dhaabay saw tan Qudhii aan niyaystay saw tan Nuskii qalbigayu saw tan Nabaadkii baxaayay saw tan Nudii layga jeemay sawtan Nasrigii aan sugaayey saw tan Laabtaan ku ngaaday saw tan
@afiabdi6041
@afiabdi6041 4 жыл бұрын
Your the best sister
@shafisoaqilofficial629
@shafisoaqilofficial629 2 жыл бұрын
Very nice voice
@aminaarreh8367
@aminaarreh8367 3 жыл бұрын
maashaalaha❣❤🙏🙏
@ahmedmaygaag5731
@ahmedmaygaag5731 4 жыл бұрын
Way timid heestii aan wada sugayanaya maansha allah
@najmacali3742
@najmacali3742 2 жыл бұрын
Very nice thanks
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 4 жыл бұрын
Naqaan filanaayey sow tan Rajo oday u rumowday cidii i fahantay like ta aan isku fahano👍
@loyansoyan489
@loyansoyan489 4 жыл бұрын
Watched this clip wen my boss delivered my check at my house
@abdielmi9064
@abdielmi9064 4 жыл бұрын
Dadkan heesta xadiis cml masha allah dhahayo masixiiyasha miya waaba shakiyaay Somaliyee
@fahimadjama2363
@fahimadjama2363 4 жыл бұрын
I like this song I love you
@arafohousseinmiguil8084
@arafohousseinmiguil8084 4 жыл бұрын
Farxia plz come to Djibouti !
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Kaba yare waa lipaaxaD😍😍 DhukurO dHeemaN 2020🤣🤣
@zamzamahmed9745
@zamzamahmed9745 4 жыл бұрын
Mnsha allh hees anka helay
Farhia Kabayare Heestii Maqal Durbaanka Official Video 2020 4k
4:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,3 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
FARXIYA KABAYARELIVE  DABAYSHA XAGAA SHOWGII HARGAYSA SHIDAY
4:39
Adnaan Show
Рет қаралды 869 М.
ABDIRAHMAN ODAY & NIMCO DEGAN HALAACO JACAYLKU HARGEISA SHOW 2020
4:38
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
Farhia Kabayare iyo Dalmar Yare Heestii Dhunkasho.by mucad.oday
6:54
DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD
4:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3 МЛН
Farxiya Kabayare Nabdi Live Nairobi Show 2017
5:08
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,6 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 373 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,1 МЛН