ABDIRIZAK CARAB | HIBASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 2,766,249

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

Ereyada Guleed Raygal
Laxanka Abdikarin Ali Shah
Music Ayuub Haaruun
Vocal Recording Shidane Studio
Directed and Edited by Monium
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 589
@najahburhaan2819
@najahburhaan2819 Жыл бұрын
Dadku waa wada bukaan waxa kaliyaa oo qalbiga daweyn karaa hees mahan waa quraan heestu xanun bey ku keneysaa wlhy ilhoow naga madowey ❤😭
@ayanhassan1237
@ayanhassan1237 Жыл бұрын
Amine
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@ayanhassan1237❤😊❤❤😊❤❤😊❤❤❤❤😊❤❤
@filsan891
@filsan891 3 ай бұрын
Ameen❤😊
@DeeqaAbdi-gu3md
@DeeqaAbdi-gu3md 3 ай бұрын
Aamiin 😢
@muniirhindi1723
@muniirhindi1723 Жыл бұрын
Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️
@aishamohamettcadey6278
@aishamohamettcadey6278 Жыл бұрын
Allahu akbar ❤️
@pilanmalapoh8431
@pilanmalapoh8431 Жыл бұрын
AllahuAkbar ❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😅❤😂😅❤❤😅❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Deeqow-ht5jk
@Deeqow-ht5jk 9 ай бұрын
𝐒𝐡𝐨𝐰 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐛 𝐛𝐚 𝐧𝐚𝐡𝐲
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 Жыл бұрын
Qof lagu Daydo waxaa ugu Qiiimo Badan Rasuulkeenii scw ❤
@hamdaali7773
@hamdaali7773 Жыл бұрын
Wllo kadaa meelaha musicka ah xabiibkena adoo raliya please ok
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😊❤❤❤😅❤😅❤😅❤😊❤❤😅😂😅😂
@mustafeyusuufbidixo301
@mustafeyusuufbidixo301 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@FahiimoAadan
@FahiimoAadan 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedapuu4936
@mahamedapuu4936 Жыл бұрын
Hadaa ujeydo magaca nabigeynamuhamed scw scw scw scw scw Oo quruxdabadan like saar😢 ﷺ
@nasirmoha3077
@nasirmoha3077 Жыл бұрын
Scw
@haweyaelmi4305
@haweyaelmi4305 Жыл бұрын
Adiguna sasr
@HamzeAhmed-pj2mp
@HamzeAhmed-pj2mp 6 ай бұрын
Scw❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@HamzeAhmed-pj2mp😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@HamzeAhmed-pj2mp❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊
@weheshoofficial5446
@weheshoofficial5446 5 ай бұрын
Guuled raygal ninkii qisoyibkiisa so dhegeysty like 😢😢
@ubaxali9002
@ubaxali9002 3 ай бұрын
guuleed raygal ninkii qisadiisa dhageystay unbaa heesta.fahmi kro the best abwaan guuleed keep going
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Qofkasto qoralkayga arkaa waxan u rajenYa cafimat io cibaado suban alhuma amiin 🙏
@faraxiprahim6257
@faraxiprahim6257 Жыл бұрын
Aaamin aamin
@lovetoeat3012
@lovetoeat3012 Жыл бұрын
Amiin
@ayuubmaxamed751
@ayuubmaxamed751 Жыл бұрын
@@faraxiprahim6257 wow
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😂😅😂😅😂😂😅😂😂😅😅😂😅😂
@HoodoIsmail-hb1zl
@HoodoIsmail-hb1zl 25 күн бұрын
Kusali xabibkeni Muhammed scw scw scw ❤❤❤
@zupersiciiddhiif2719
@zupersiciiddhiif2719 Жыл бұрын
Heestan waa cajiib codka, erayada, laxanka musica, duubista. Erayada | guuleed raygal Laxanka | Abdikariin A. Shaah Music | ayoub haaruun Produced | hawraar. Lyrics Hadalkaaga goortaan maqlaan, hibasho ooyaaye Jiif iyo hurdaba waan ka go'ay, hiifay gogoshiiye Habeenkii adoo yara fog baan, huuno ku arkaaye Humaagaagu meel durugsan buu, iiga hirayaaye Markaad iga hayaantaa nashaad, hawli ii timiyee Hamigiyo qorshihii aad saxdaa, seegay hilinkiiye Oo nolosha heerka larabay, kaaga hoos maraye Himilooyinkaagoo dhan-baan, kuu hirgalin laaye. Hasaawahaagaan tabiyo, hadaladaadiiye Hadyadahaad isiisaan bogiyo, laabta ku hayaaye Hablahana adoo kaliya baan, huuno kuu bogaaye Dumarkiyo haweenkoo dhan-baan, kugu hilmaamaaye
@tayasiribrahim7899
@tayasiribrahim7899 Жыл бұрын
Jah walahi wan oya heestan hees lama.dhihi karo😫
@mubaarigapdirahman8610
@mubaarigapdirahman8610 Жыл бұрын
Markaad igu hayaantaa nashaad, hawli ii timiyee
@alonegirl6746
@alonegirl6746 Жыл бұрын
2017 is baranay 2018 wxaa no bilowday nolol qurux bdn oo qofba qofka klle ka marmeen daqiqad xitaa🥰🫀 2019 qilaf nasoo dhex galy kadib wx saas an u fogeen heshiinay 2020 kala bar qilaf naga dhaman wyh kadib wuu iga amusay anina sidoo klle ilaa hda wankala amusan nhy qalbigeyga kama bixin wan tabayaa wali heestaan baan ku soo xasuustay ilaa hda nolol cusub wan samesan la ahay💔💔 🥺🥺🥺🥺
@najahburhaan2819
@najahburhaan2819 Жыл бұрын
Ilhy qalbigaa hakaa saaro abayo waan dareemi karaa wlh dhibta aad daremyso
@qadansaleeban5679
@qadansaleeban5679 Жыл бұрын
@@najahburhaan2819 wad qaldan tay wll waxa tidha ilahay hayskukiin Keeno oo hayskiin Dareen siiyo ana guulban Idin rajeynaya
@fuaadyare5606
@fuaadyare5606 Жыл бұрын
🥺🥺🥺
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 11 ай бұрын
​@@qadansaleeban5679😂😂😂😂😂😂
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 10 ай бұрын
Isku qisaan nahy wlhi Jacaylku marka uu dhabta tago muxu la khilaaf badnaada horta?
@Ismail-somali
@Ismail-somali Жыл бұрын
HARGEISA iyo Masalihii baan heestan ku xasuustaa, wakhti qruxbadn iyo asxaab qaaliya baan ku xasuusan doonaa.🥰❤
@ilhaanmacalinilhaanmacalin4275
@ilhaanmacalinilhaanmacalin4275 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@hamdaali7773
@hamdaali7773 Жыл бұрын
Wllo meelaha music uma ficna xabiibkena markaa kadaa wllo ado raliya please
@ZakkkOfficial
@ZakkkOfficial Жыл бұрын
Sister alle ha ku sharfe ka delete gare meelaha music lagu so bandhigayo
@fqaran8302
@fqaran8302 Жыл бұрын
NAA ALLE iyo rasuulkiisa ka xishood sali hada rabto melaha ku haboon la aad nabigu sharaf ayuu leeyhy mana haboona meel music lagu hayo inad la timaado ma meel kala wayday!
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤love you too good
@MohamedIbrahim-qm8rd
@MohamedIbrahim-qm8rd Жыл бұрын
Tan malaha dawaa usocota
@Hamdaapiip-fs6hh
@Hamdaapiip-fs6hh 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@Ladan_Cidi
@Ladan_Cidi Жыл бұрын
¡na ali Tea Laxankah Faraha ugah qaadah 😫🖤
@muwahipbintumuktar5194
@muwahipbintumuktar5194 Жыл бұрын
Waaw waa layaabay abdirisak carab dhashii hargysaa shid magaalka hnooy ❤️ 😍 💖 ❣️
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 Жыл бұрын
Hees wada legend ah Goatkii Fanka iyo laxamada macn A.A.Shaah 🐐🔥 Abdirizak Carab Boqorka heesaha Mcn🔥✅ Hawraar Studio🔥 Abwanguleed raygal🔥
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 Жыл бұрын
Maxuu yiri: Hasawahaagan tabiyo hadaladaadii , hadiyadaad isiisayba bogiyo laabta ku hayaaye, hablahana adiga oo kaliya huuno ku ogaaye,dumar kiyo haweenkoo dhanba kugu hilmaama.❤️
@ibrahimcabdi1297
@ibrahimcabdi1297 Жыл бұрын
walee team hawraar cumamadooda lama haysan karo waxani way muuqaal dhaaftay guul zxp caydaruus ismail abdi👍👍
@abdirisakfarah9655
@abdirisakfarah9655 Жыл бұрын
The one and only Cabdikariin Cali shaah Hees uu Laxanka saaray oo kaLa kicin Lama sheegin 🧡♥️
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Guleid zimba iyo Abdirazak sibaan u wada jclhy keep going bro Abdirazak❤
@aragadhayaha5992
@aragadhayaha5992 Жыл бұрын
Heestani haday millions gaadhayso anaa gaadhsiyay imikaba la socda❤ aadbaan ugu dakhramay wlhi …
@ayyubelmi1440
@ayyubelmi1440 Жыл бұрын
Anigaba😂
@shiva-1019
@shiva-1019 Жыл бұрын
Cabdikariin cali shaax laxankii laxamada ayuu saaray heestan🥰
@AamiinGantaal-xo4us
@AamiinGantaal-xo4us Ай бұрын
Abwaan guuleed raygal kep gonin
@mukaram__studio3976
@mukaram__studio3976 Жыл бұрын
Walee mo adam best camareman inuu yahay la isku wada raac and team hawraar music production 🙌👌👏
@fatuhahmet6303
@fatuhahmet6303 Жыл бұрын
Hbenkiii adooo iga fog baan hppi ku arkaye❤🥺 Humaagaaggu meel durugsanbuu iga hirayaaye❤🥺
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
woow Layaap layaap heestii sandakan 2023ka🖇❤
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 Жыл бұрын
Abwaan Guuleed Raygal cawaale xidiga qurxinaya fanka sanadkan 👏👏
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 25 күн бұрын
Hadyadaan isiisan Bog iyo laabta ku hayaaye 😢🫂
@amiinmustafe8010
@amiinmustafe8010 Жыл бұрын
Heestani waxay noqon doonta mustaqbalka mid qofwaliba wax ku xasuusto insha alla N.carab I.l.u
@muwaahibibraahim
@muwaahibibraahim Жыл бұрын
ina ali shaah hees uu laxan saaroo aan dhadhamini ma jirto the legendary ❤❤
@halimasacdiya9880
@halimasacdiya9880 Жыл бұрын
Jiifiyo hurdaba wan ka goey Hiifey gogoshiiye Hbnkii adoo iga fogbaa Huuuno ku arkaaye 🥰alla huno cabdow wan kuu xiisey❤💋allow isku keen daa🥰😍
@yusrra.
@yusrra. Жыл бұрын
tan hees wa dhaftay ❤️ himiloyinkago dhanba Ku hirgalin laaye 😫🫶💗💗
@Awrproduction
@Awrproduction Жыл бұрын
Ustaadkii guuleed reygal baa ku nuux nuuxsaday, cabdikariin cali tea muxuu sameeyay. Yaa salaam waa yaabay!
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
The one and only Lagend Abdirazak Carab ❤🔥 Father of melody Abdikariin Ali ShaaH Amaan Baan Ku siiYa Anigu walaale waxaan Laxan waa Dhaafa 💚🥰
@yusufyare5431
@yusufyare5431 Жыл бұрын
Q1q
@hudamoh-mb9bx
@hudamoh-mb9bx 11 ай бұрын
وقنيتنقنقتقتثتقنحبتبنتبنبتبنبتبخييغيههيعيععقهبغقتتب❤لتعلتبعبتب❤تلتبهبعقعقععقعتقعثتقتقتعقعقتثععقعقتثعثعث
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😅😅❤😅❤❤😅❤❤😅❤❤😅
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😅❤😅❤😅❤😂😅❤😅❤😅❤😅❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@hudamoh-mb9bx❤😊❤😊❤❤😊😊❤😊❤
@aminahmed7376
@aminahmed7376 Жыл бұрын
Abdirazaq iyo laxamistaha weyn abdikariim iyo ayub iyo directar ka weyn monium iyo hargeisa hoyga fanka caadi maha hestu wlh🤗
@hodanhonest7290
@hodanhonest7290 Жыл бұрын
inta og in marwadiisi ay kla tgeen kusocoto heestu🥺☝💔
@ramloqueen1184
@ramloqueen1184 Жыл бұрын
Mey kala tagiin wey wada jogan asaga hargeisa dalxis uyimi mahe
@nimcomuuse2968
@nimcomuuse2968 Жыл бұрын
duniyo alle ha isku celiyo
@abdifatahibrahim716
@abdifatahibrahim716 Жыл бұрын
Keep going brother guled raigel awale onother level abwaan heestaadu
@omarzolaph9069
@omarzolaph9069 Жыл бұрын
20/5/2020 🥲Markaad iga hayaantaa nashaad hawli ii timiye Hamigii iyo qorshahaa saxdaa seegay hilinkiiy🥲🥲
@cabdikhuburo266
@cabdikhuburo266 Жыл бұрын
Goatkii abdikariin baa laxanka leh sow Waan yaabay heestu macaanaa
@apdiaziizdayib9805
@apdiaziizdayib9805 Жыл бұрын
guuuleed raygal cawaale legendka eryadiiizu waa top✅💟💟💟
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
Laxanka Ina ali shaah uu qayilay heestan😂🙌❤️
@abdiloleey5935
@abdiloleey5935 Жыл бұрын
HIMILOOYINKAADOO DHAN BAAN KUU HIRGALIN LAAYEE AN OTHER LEVEL WLHI BOQOR ABDIRIZAK ARAB
@lppa3634
@lppa3634 Жыл бұрын
Waa laxankii Legend of Legend ina cali shaah
@khadiirfaysal8218
@khadiirfaysal8218 Жыл бұрын
Heesta Sanadka ugu mcn badaa Meel walpa mar ka lag eego ❤
@abdiraxmaankalabiste715
@abdiraxmaankalabiste715 Жыл бұрын
Tan hees wey dhaafty🥺❤️‍🔥
@sagalodawa3647
@sagalodawa3647 Жыл бұрын
Tani hees weey dhaaftay🔥🙈❤🎻
@golatiabheyfabrice80
@golatiabheyfabrice80 Жыл бұрын
Hees way dhaftay midani .. From 🇦🇺
@zuhourgoud8523
@zuhourgoud8523 Жыл бұрын
Hadyadahaan isiisaan bogiyo laabta ku hayaaye😫🔥🔥🔥🔥🥺 heestan
@nabiilabdulle3271
@nabiilabdulle3271 Жыл бұрын
Can't belive ina ali shaah ba laxankan leh aad buu uga duwanyaha laxanadisi
@shiine4106
@shiine4106 Жыл бұрын
Laxanka ina ali shaah 🔥🔥🔥
@ayuubmawlid7864
@ayuubmawlid7864 Жыл бұрын
Dad aan marwalpa horumarkooga jecelahay keep going hawrar media
@ugaasonkad7591
@ugaasonkad7591 Жыл бұрын
Aley lahee wan og nahee adkeysi waxu yahe aadbaan kuu arkaa xili kastee Kol eey tahay saqbar kuna adaan kugu qarwaa Yee ee Daar aan diro habi ku ahay baan arkaaye anigu nah intaa naftu adkeysi baan baraye 🤕💔🔥
@user-ix4tg5dc1q
@user-ix4tg5dc1q Жыл бұрын
Hees way dhaaftay ❤
@Shiitalquen
@Shiitalquen Жыл бұрын
Hadalkaaga goortaan maqlaan hibasho ooyaaaye🥲😌🙄💞💕 Jiif iyo hurdaba wan ka go'aya Hiifay gogishiiye😢😢😢
@m_a_f_t_u_u_xh_a_s_s_a_n1344
@m_a_f_t_u_u_xh_a_s_s_a_n1344 Жыл бұрын
The best singer cabdirizak carab 👏
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Haasaawahaagii baan tabiyo HadaLadaadiiye hadiyadahaad isiisaan bogiyo laabta Ku hayaaye.... Habeenkii adoo iga fog baan huunno ku arkaaye Hummaagaagu meel fog buu iga hirayaaye 💔 Waxaan hees way dhaaftay heesaha iska dhaaf baa is idhaa tanoo kale baa iga soo horbaxaysa
@ibraahincabdulaahi908
@ibraahincabdulaahi908 Жыл бұрын
Wayyyy tani hees wey dhaaftay de abdirisaq
@zamzamahmed1181
@zamzamahmed1181 Жыл бұрын
Abdirizaaq carab shodhahygi nasab nimadiyo qofa ❤❤❤
@farxaanabukar291
@farxaanabukar291 Жыл бұрын
waxan oo kle Galadu Waxay Dhahaan Another level😊
@xamdaxarago2544
@xamdaxarago2544 Жыл бұрын
Heestan wn sugayey ayamahanba Wa hes laysugu tagay wlhi guleed raygal Ali shaah ina carab wxba lagama qaban karo
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Abdirisak carab big legend 🙌
@lacasojigjigaawi4209
@lacasojigjigaawi4209 Жыл бұрын
Reer hargaysa erayga huuno cay bay ka dhigaan hadana heesaha Ay qaadan isaaq badan koodu huno kama reebi karaan inta igu raacsan like dhac 😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊😊❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
❤❤❤😊❤❤😊❤😊❤❤😊❤❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 5 ай бұрын
isaaaqa galbeeedku huuno way dhahaaaan ee sibay hadana u caaayan ma ogi 😂
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 5 ай бұрын
Hargeisa waa galbeed isaaq galbeedna huuno waa dhahaa shoodhe
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 5 ай бұрын
@@dekaahmed4591 waa runtaa oo aniguba intaaas baaan soo qoray balse hadana way dhacdaaa inaad jiileec ku tilmaamtaan cida eraygaas " huuno " adeegsata indr.
@DHALINYAR
@DHALINYAR Жыл бұрын
Layaap layaap shoodhaygi Abdirisaq Arab
@IkranAhmedAhmed
@IkranAhmedAhmed 6 ай бұрын
Masha allah waa hessyeydi mahadsanid wll macan🙏🙏🙏💪💪keep going insha allah
@nashaadAlli
@nashaadAlli 10 ай бұрын
Ayyy thnks nashat😢❤
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 Жыл бұрын
Himilooyinkaagoo Dhan baan Kuu Hirgalin laayee 🔥🔥
@abdinasir4271
@abdinasir4271 Жыл бұрын
Apdikariim Ali shaah jiir oo joog
@ahmedosmanismaaciil6493
@ahmedosmanismaaciil6493 Жыл бұрын
The beste singer cabdi risaaq carab 👌👌👍
@user-rt2vi4pb6v
@user-rt2vi4pb6v 5 ай бұрын
❤❤machallah
@hanadkayse8421
@hanadkayse8421 Жыл бұрын
Soogo soogo ayaan xasussty comin soontii
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын
Cabdikarim ali mahamud hussein daadihiyaha fanka wakhti xaadirkan team hawraar media borduction well down💚🤍❤
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын
Ayuub gacnti al mucalim furinle ayu kutumaya masha allh
@ilwaad9413
@ilwaad9413 Жыл бұрын
Heestani Waa Laxan iyo baabah wow
@khadaraadan8098
@khadaraadan8098 Жыл бұрын
Guleed raygal cawaale best apwaan ❤️💋🥰
@abdiwahid2439
@abdiwahid2439 Жыл бұрын
Weewe dadki fanka lahaaba so dhacy 💚
@birmadyare
@birmadyare Жыл бұрын
Heestani way Naga Gadan Tahay sxp Abdirizak arab Keep Going sxp
@ZakriyaMaxmod
@ZakriyaMaxmod 17 күн бұрын
🎉cabdi kariim ali shah lajan laxan mcn
@daakerhassan-elmi
@daakerhassan-elmi 10 ай бұрын
Abdirisq carab another leveL 🔥👑😃😊
@nasriinahmed450
@nasriinahmed450 Жыл бұрын
Cabdirisaaq carab jacaylkii oo qof ah
@Dijareality
@Dijareality Жыл бұрын
Damn we all the way in Germany too oh my god Somali is everywhere soon we’ll be on the moon too I love the song brother keep going
@MOHANAHMED3030
@MOHANAHMED3030 4 ай бұрын
Ax yaa Hees❤
@mowliitdeeq2748
@mowliitdeeq2748 Жыл бұрын
Fankiiyoo heesay cabdirizak arab
@iam.legendar
@iam.legendar 5 ай бұрын
Legend wayn gulleeeeed raygal
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 Жыл бұрын
Wax kale weeye 🔥 💯 ✌️
@samsamsagal7089
@samsamsagal7089 Жыл бұрын
Waxan walahi hees la ma odhan karo🥺❤
@ahmedhadi8375
@ahmedhadi8375 Жыл бұрын
Macha allah ❤
@mohamednacnac972
@mohamednacnac972 Жыл бұрын
Markaad iga hayaantaa nashaad hawli ii timiye hamigiyo qorshahaad saxda seegay hilinkiiye oo nolosha heerkaan larabay hadkaaga hoos marayee himilooyinkaago dhanba ku hirgalin laaye jah ka bax best song
@hamzikmahamed2867
@hamzikmahamed2867 Жыл бұрын
GULED REYGAL ALLAH haa ku barakeyo 🙏🤍
@sacadbinufarhaan5682
@sacadbinufarhaan5682 Жыл бұрын
Habeenkii adoo iga yara fogban ku arkaye jah❤😢😢
@abdirazakibrahim8501
@abdirazakibrahim8501 Жыл бұрын
Yaa waduud😩❤️
@bilanabdilahi1107
@bilanabdilahi1107 Жыл бұрын
Hees miciin heshay 😊 A.guuleed reygal .....laxankii ina ali shah codka dqhabka abdirisaq🥰
@cabdishugri144cabdi4
@cabdishugri144cabdi4 Жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭
@mouslimosalah7974
@mouslimosalah7974 Жыл бұрын
Nice song runtii 😍😍
@mhametapdirahman9964
@mhametapdirahman9964 Жыл бұрын
Zhodhahaygii guleed raygal pro fanka inagaleh😊
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 Жыл бұрын
Abdirizak Hore u soco wallo ❤🫶🏾
@KawsarXasan-jj6wn
@KawsarXasan-jj6wn Жыл бұрын
Habeenkii adoo iga fog baan mcn ku,arkaayeh😢❤
@user-jr9mb7ir9f
@user-jr9mb7ir9f 8 ай бұрын
Ax way hees dhaftay❤🥳.
@haykalqiiro5192
@haykalqiiro5192 Жыл бұрын
Fananka heesta laxameye 2017 ilahada Big fan uahay😢
@haweeyaosmaan2901
@haweeyaosmaan2901 Жыл бұрын
Another level 💥💥💥💥
@sakijama9119
@sakijama9119 Жыл бұрын
Laxanka iga Gadan ina ali shaax abti hore usoco ❤
@faadumoibraahim6878
@faadumoibraahim6878 Жыл бұрын
hadalkaga goortan maqlan hibasho ooyaayee anbakuuhan qarmoo malado haabtay gogoshiiye
@dalmar17
@dalmar17 Жыл бұрын
another level ✌️
@fadxacaydiid5332
@fadxacaydiid5332 Жыл бұрын
Humaagaaagu meel durugsanbuu iiga hirayaaaye. Ax abwaaanku meel buu igagasooo hadhay
ABDIRIZAK CARAB  WAN KAA HAN JABAY  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:51
Abdirizak Carab
Рет қаралды 1,2 МЛН
Abdirizak Carab Duniyo Official Video 2022
3:59
Hawraar Music Production
Рет қаралды 491 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Haboon Nuura ft Abdirasaq Carab | Jawiga Ila Soo Dalxiis | Official Music Video 2022
5:27
MUSTAFE DOLLAR  |  QALBIGA HAYSKA SIIN CIYAAL DHEH  |  OFFICIAL MUSIC VEDIO 2022
4:36
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 101 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.