Abdisatar Hassan Ali - Dagaalka AS Labo Nin Kaliya ayaa dhab ka yahay, Madaxweynahana Hotelka ayaa..

  Рет қаралды 15,535

SSTV

SSTV

10 ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 57
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 10 ай бұрын
Asc Akhyaarey. ALLOOW kan oo kale umada soomaaliyeed xil ha ugu dhiibin.
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 10 ай бұрын
Maashallah ! Majaajiliistahan siyaasadeed wuxuu si dadban u falaqeynayaa siyaasadii qaranka! Wax waliba uu sheegay waa ay jaan rogan yihiin!...wuxuu si xirfadleh kugu tilmaamay waxa jiro iyadoo si dadban ah.
@Noadelmi
@Noadelmi 10 ай бұрын
abdisatar waa nin wax badan og mar walbo noo keen war fiican ayuu noo sheegayaa
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 10 ай бұрын
Waan ognahay mahad inaadan run ka sheegi karin e maxa kaloo haysaa. Nuurow SSTV dad xog ogaala xaqiiqdana ka hadla waraysiyadooda noo keen
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 10 ай бұрын
Sida faarax macalin
@ahmedmire5074
@ahmedmire5074 10 ай бұрын
Asc.Wariye sarre Nuur,sxb. Wareeysi xiisa leh weeye kani. Abdidistiar nah waan u mahad celinaaya sidda saraaxada leh uu umadda somaliyed ugu sharahay waxa jira. Mahadsanid.❤❤❤
@adanabdow851
@adanabdow851 10 ай бұрын
Nuurow ninkan abdisitar ah noosoceli wax ogaal waye he knows everything is going on
@abdiyare2025
@abdiyare2025 10 ай бұрын
Walahi aniga cabdisatar wareysigiisa wuu igu socdaa marwalbo wan lasocdaa wana nin runta kasgeego wacyigajira
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 ай бұрын
Ninkan waa run sheeg
@mohamed88466
@mohamed88466 10 ай бұрын
Kani ma soomaali baa mise waa oromo ?
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 10 ай бұрын
Nin wax badan og baatahay
@moha786
@moha786 10 ай бұрын
Cabsi Mahad Salad ayaa kakentay
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 10 ай бұрын
Xasan iyo mahad maxaa iga dhahdeen.
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 10 ай бұрын
Asc kan manta warkiisa sax ma ahan
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 10 ай бұрын
Ok
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 10 ай бұрын
Ok
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 10 ай бұрын
Lacag miyey esheegeen waxaan ileen umad loogumasheekeeyee ila qosol 😅😅😅😅😅
@ahmedabdi2666
@ahmedabdi2666 10 ай бұрын
fadlan, Nuurow, qof sidaan oo kale ha ukeenin umadda Soomaaliyeed. hanaga dhigin inaan mardanbe la fiirsan wareesiyadaada. Weligey ma arag qof sidaan ubeen badan, waa si qof filim Hindi ah madalaya. Yaabka yaabkiis.
@Faz-O
@Faz-O 10 ай бұрын
Mahad asaga ba shabab aah mise tolnima ayad utagerysa😂
@ggtl304
@ggtl304 10 ай бұрын
Kan ma Somali dhalad ah baa Mise wa itopiyan af Somali bartay ileen lahjadas mid Somali dhalad mahane
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 10 ай бұрын
Cabdisatar xaqiiq ayuu sheegay
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 10 ай бұрын
Xitaa Mahad Kawaanle? Lol
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 10 ай бұрын
qofkii hadlaba wuxuu ku hunqaacaa Hg. Hg.dambigeeda wixii Hawiye iyo Daarood ka dulqaadeen waxaa ku ganacsanaya Eelay wiiqyadii.
@abdiali4991
@abdiali4991 10 ай бұрын
Ninkan waa beenlow aasa gaba al shabab uu shegaya wayo hada kahoor axmed madobe ayuu mishim shirqolla uu digayay balse waa la ogaday oo nisa xidtay markas nuurow daadka waraysi runna bixxinaya noo keen kan nagadaf
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
Ragganimo uusan lahayn ayaad ku sheegaysaa
@user-zv4yy8je6e
@user-zv4yy8je6e 10 ай бұрын
Kani.hadalka Ayaa.ku Adag
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 4 ай бұрын
Ben badan la taliyaha madawenaha maba ka hare eelay ka ben badan ma arkin
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 10 ай бұрын
DABAALKAN XAA MEESHA UKEENTAY?
@omarhussien8958
@omarhussien8958 10 ай бұрын
5tii Sano Fahad farmajo xoojiyeen AS,ayaa la dagaalameynaa! Cayayaantiina wali wey nadaba taaganyihiin?
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 ай бұрын
Wiilka aadkeentay wuxuu kuyiri xamar maanta caqli ayaa lagu joogikaraa
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 10 ай бұрын
Darajadee buu Ku hadlayaa? Weriye Wax kale oo aad soo gudbiso ma weydey?
@ahmettnorade914
@ahmettnorade914 10 ай бұрын
qofkaan mar danbe wrysi yan lga qadin hdad rbtn in la idin sii dhagaysto
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
Qofkasta soomaali oo indheer garad ah wuxuu ogyahay dadka maanta soomaaliya masuulyadeeda sheegtaa inay shisheeyaha ka amarqaataan. Midda Roobow iyo Ingiriiska xiriiirkoodana haddee way iska cadayd inuu halgganka u adkaysan waayey oo uu imtixaankii ku dhacay , deedna oo uu doortay inuu gaala daba-socodka ku biiro
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 ай бұрын
Nuurow xasan shiikh iyo mahad salaad ayaa soomaali oodhan nadiif ka.ah nuur makaxuntahay inaad xasan keentay guro mirahaagii aad beeratay
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 10 ай бұрын
BEEN BADANAA MA AWKUUKUU AYAA ADEER U AH HASAN SHEIKH ASIGA MA AHA MADAXEYNE. MADAXWEYNAHA WAA HABARGIDIR ILA SOCO WHO INVEST HIM THE ELECTION HE HAS TO DO THE BUSINESS REMEMBER 8MILION & 6 MILION PAID 2 PERSONS
@user-zv4yy8je6e
@user-zv4yy8je6e 10 ай бұрын
Nuurow .Kani Waterside.dambe Ha.ka .qaadin
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 ай бұрын
Dadkii qiyaaliga ku noola cbb wareeysiga kuma socdo 😂😂😂😂😂
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 4 ай бұрын
Nika uku hadalka badan raxwen waye
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 10 ай бұрын
War kan neef waye niin af somali dhibaya maxa kawareysane ani iyo asaga xalmela kaso jedna lakin benlow waye mahad salad asaga argigixiso ah calamka og labo tuugo ah ayu dhaxaya dagalka dacad bay uyihiin shame on you men cida kudhegesata igawalan layaba wallahi
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 10 ай бұрын
Mahad salaad baa al shabaab ladagaalamaya 😂😂😂😂😂😂😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 10 ай бұрын
Haduusan mahad salaad dagaalka dhab ka eheyn ma dani iyo laftagareen oon ognahay in alshabaab eey taageeraan ayaa dagaalka alshabaab wax laga weeydiinaa
@abdiali4991
@abdiali4991 10 ай бұрын
Kkkk😂waa bentiss ninkan hada ikram tahlil fahad yassin ba dilay ayuu nagu yidi
@akhalif579
@akhalif579 10 ай бұрын
Very funny waa camiranahay taasi jirta hh
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 10 ай бұрын
Mahad salaad dagaalka al shabaab dhab ayuu ka tahay 😂😂😂😂😂😂😂
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 10 ай бұрын
Kaan wa tuug benale.
@rambo6383
@rambo6383 10 ай бұрын
Kani wa jaajus alshabab lashaqeya
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
SHARAF UUSAN YEELANKARIN MIYAAD KU WAABAYSAA
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 10 ай бұрын
Wiil yar oo nolol maalmeedkiisa raadsanaya! Mahad Kawaanle baa daacad ka tahay dafaalka Shabaab! Malgo ma tirsan! Lol 😂
@user-cr4sj3nh9o
@user-cr4sj3nh9o 10 ай бұрын
SSTV dadka an waxba la joogo ee aad iska wareysan maxa waye
@kusoco
@kusoco 10 ай бұрын
Kkkkk..meesha ma la isku ciyaaara! Mahad Salaad bay run katahay marku ka bilaaabay ba shaah so karsaday! Kada misaajidka ciyaarta!
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 10 ай бұрын
Ar nuurow amateyd badanidaa sidee udhagaysataa been taan
@zamzamali4347
@zamzamali4347 10 ай бұрын
Beenaale
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 10 ай бұрын
Alshabaab wey baxee in laiska dhaho miyaa caqli ahdee. Adeer mardhow waxaa la gaadhi Insha Allah wakhtigii aan intaan dastuurka dhulka ku tuurno aan akhrin lahayn قوله تعالى جاأ الحق وزهق الباطل، ان الباطل كان زهوقا. Insha Allah waxyar iska suga, waa la arki kuwa wadanka Rabbi subxaanah katuuro, ma mujaahidiinta tawxiidka u istaagay mise murtadiinta dimuqraadiyad iyo afkaar gaalo ku qancay. Waaba la arki mardhow Insha Allah
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 10 ай бұрын
Adeerow wixii farmaajo mucaarad ku ahaa hanookeenin
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
HANOOLAATO
Рет қаралды 273 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Amb Abdisatar Xeer ilaaliyaha Baasboor Mareykan ah ayuu wataa
2:02