ABDULLAHI KASHKA & SAYGA VS 5 GABDHOOD || KARBAASH || KALA BAX DOOQADA || YAA GUULEYSTE CAAWA..

  Рет қаралды 441,818

Yahye Hunter

Yahye Hunter

Жыл бұрын

ma udirtaa lacag Dalkii hooyo, sidoo kale lacag malagaaga soo diraa dibada hadaba Waxaan kuugu bishareynaya Appka worldremit. Appka worldremit waxaa uu kuu sahlaya inaad lacag ugu dirtid telefoonka ehelkaada adigoo ugu diraayo EVC, premier wallet, sahal, zaad sidoo kale nah cash waxa ay ka qaadan karaan jubba express. Appka worldremit Waa amaan sidoo kale nah waad la socon kartaa lacagtaada halka ay mareeso. Ku dhufo link ka discription ka ku qoran isticmaal nah promo code Yahye si aad uheshid qiimo dhimis 10 dollar ah Marka kuugu horeysa ee aad Appka isticmaashid.
worldremit.onelink.me/ernM/YAHYE
#YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
Last subscribers: 618,858

Пікірлер: 469
@user-gs1fh3nz3f
@user-gs1fh3nz3f Жыл бұрын
Reer caabudwaq inta idiinka salama🖐🇱🇺
@iftiinkamaanta753
@iftiinkamaanta753 Жыл бұрын
wlhi muqaladan kashka dartii baa u dawadaa qofka kaliya ee iga qoslin kara bro u always madecry laughing
@IndianMovies-sc4ld
@IndianMovies-sc4ld Жыл бұрын
Inta xayasiinta is dhaafisayy waan salaamayy 😅😂
@abdikaafi9289
@abdikaafi9289 Жыл бұрын
Hhh
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
waaba nacay ani😂
@mankacade3215
@mankacade3215 Жыл бұрын
😂😂😂
@ruuzacadey9393
@ruuzacadey9393 Жыл бұрын
lagaa qaadeh😂😂😂
@lilmohaa7899
@lilmohaa7899 6 ай бұрын
Mashegee Marka 😂
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Kashka waa funny iyo Gabadhe isla qoslayen. Masha Allah waa isku nurayan
@updynajibdekow3519
@updynajibdekow3519 Жыл бұрын
Kasha cadi maaha gacan utage😂🤚
@MousabHoussein-zz2cz
@MousabHoussein-zz2cz 10 ай бұрын
War ninkaan wa funny sxb runti noo so badi kashka walahi youtoubkagu uu gaadhi 1m followers❤❤
@NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx
@NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx Жыл бұрын
Yahaye iyo kashka is not easy 😂😂😂😂
@NabiilJeylaani-eo5bw
@NabiilJeylaani-eo5bw Жыл бұрын
Alle ka baqa waa ladhimana وخلقنا السماء والأرض وما بينهما لاعبين Samada io arlada looma abuurin ciyar ciyaar ogaada walalaheyga qaali ah Geeri xasuusnada insha Allah
@kafiaabdi3012
@kafiaabdi3012 Жыл бұрын
Abdullahi kashka wlhi wa funny je t'adore huno ❤
@user-vo7gv8ut6m
@user-vo7gv8ut6m Жыл бұрын
Caabud waaq dadkaygii hooyo maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanayaanabdilaahi7705
@ayaanayaanabdilaahi7705 Жыл бұрын
Abdulahi kashka funny waaye😂barnaamij walb ku soo dar please
@user-en1xs7tq6h
@user-en1xs7tq6h Жыл бұрын
legend kashka wllhi waan wadanaaa 🤣🤣🤣🤣
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
Gashka caadi maaha ❤wuu lugooyay seyga barnamijka ubahan gashka wakuhaysta ❤❤
@raxmiita8r384
@raxmiita8r384 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine All allah created prophet Muhammad ❤ صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
@apdirizakadem8054
@apdirizakadem8054 Жыл бұрын
Scw
@ifraahabdi2761
@ifraahabdi2761 6 ай бұрын
SCW
@ifraahabdi2761
@ifraahabdi2761 6 ай бұрын
SCWSCWSCWSCWSCWSCW
@fartuumaato4076
@fartuumaato4076 Жыл бұрын
Another level Maria and Kashka❤❤❤
@NasteexoMaxamuud-qi1tc
@NasteexoMaxamuud-qi1tc Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@Bazhka
@Bazhka Жыл бұрын
Cabudwaaq Qofta Dooratayy aad baan usalaamayaaa❤❤
@SucaadAbdi-mp2rg
@SucaadAbdi-mp2rg Жыл бұрын
Kashka wa qosolkii oo qofa 😂
@NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx
@NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx Жыл бұрын
Ar Kashka dhib badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@RingerMaame-cz2ze
@RingerMaame-cz2ze Жыл бұрын
Keep going 3 legends
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын
Fani waayay dadkan😂😂😂😂
@duceyzanechannel5538
@duceyzanechannel5538 Жыл бұрын
Intii nabiga jecel scw love saara💜❤️
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 9 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 9 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤
@FarxanXidig-yv6vq
@FarxanXidig-yv6vq Жыл бұрын
Cadi ayey ugu dhamaden wlhi syga nabar xaqdara alle ha,oga dhigo
@SamatarMahamoud-bn1ou
@SamatarMahamoud-bn1ou 11 ай бұрын
Abdullahi kashka Is not easy 😂😂😂😂
@nasteexaabuukarmaxamuud8179
@nasteexaabuukarmaxamuud8179 Жыл бұрын
War nio aniga Hal hadal hadaa dhahdiin anoo qoslin maba joogi karo Saa iiga farxisin ilahy Haniiga farxiyo zxb dhibka ilahy haniga dhowro amiin yarabi🤲
@MetaXeditz147
@MetaXeditz147 Жыл бұрын
ii kaley nio ana wax kale ku tusiye
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Three legends always yahye Hunter and Abdullahi kashka and sayga another's levels program's choices 👍💯💪❤😍❤
@user-fl5kk4fw5h
@user-fl5kk4fw5h Жыл бұрын
Hisjejej3j4
@NuuradiinYuusuf-e7w
@NuuradiinYuusuf-e7w 27 күн бұрын
Kashka madaxa iisarantahay zxp wa ku wataa nio adi hadana ku Jilin Ani muqalka iiyu ma Bardo taliye❤🎉
@afnaanwacys3003
@afnaanwacys3003 Жыл бұрын
Mash allh wll hore uzoco madxa noza ran thy hntr wll alle wax kudhipa ku matuzo kshka waa dhibkii yo qofa
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 Жыл бұрын
Abdullahi kashka is on fire 🔥
@mataanyare7582
@mataanyare7582 Жыл бұрын
Dad bdn talent-goda so saartay sxb yahye hunter mhdsnd bro
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Legend Yahya hunter hormar wcn Wll qalia Sdo kle abdullahi kashka iyo seyga legend from cadaado ismujiya team cadaado ❤❤❤
@kamalkaay9925
@kamalkaay9925 Жыл бұрын
Wallah Kashka Umadena Ma Ahan😂😂 Macbuudkow Video Gu Kashka Ku Jiiro Aniga Na Wan Inan So Dawasho Taago Ilahay Amaar Kiis😂
@maqsuudcqadardalab254
@maqsuudcqadardalab254 Жыл бұрын
cabudwaq is not easyyy😂sundusssyyy wn ku wadn😂
@daadircali7086
@daadircali7086 Жыл бұрын
Kashka romaNtic woo ku fiican yahay ❤❤❤🎉
@MohamedEssack-by4fx
@MohamedEssack-by4fx Жыл бұрын
Keep going 🕊️ brother ❤❤❤❤❤
@maxamedcali5590
@maxamedcali5590 Жыл бұрын
Kashka funy muqaal usance kujirin ikumabaxdo❤❤❤❤
@AliosmanMahadoaliosman
@AliosmanMahadoaliosman Жыл бұрын
Haaa waa run kashka is not easy
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@AbdiraxmanMahdi-kw1kp
@AbdiraxmanMahdi-kw1kp Жыл бұрын
Kashka isn't easy 😂
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 Жыл бұрын
WAR CAWADA 6 GA WAA LAGU GALAY MARIA LEE DHIB BADANAA 🎉🎉🎉
@user-vo7gv8ut6m
@user-vo7gv8ut6m Жыл бұрын
Caabud waaq qofta dooratay waan kuwataa❤❤❤❤❤❤❤
@sodma.1
@sodma.1 Жыл бұрын
9:54 halkan aniga qalad baan u arka wayo gbadha asturnaanteda inu wax ka sheego maaha😊
@mohatallabdi7472
@mohatallabdi7472 Жыл бұрын
Kashka io harlin waa labo qalbi qalbi wllhi 🤣
@abdallabro11
@abdallabro11 Жыл бұрын
Kashka qaybta udanbeeyso is not easy 😂😂❤
@najma2431
@najma2431 Жыл бұрын
Caabudwaaq meel loo dalxiiso ❤️
@Khadar_ismail
@Khadar_ismail Жыл бұрын
Insha allah mar uun waan kasoo muuqan doonaa chenelkaa
@ZudeysiApdilahi
@ZudeysiApdilahi 4 ай бұрын
Zxp Afka cali iyo marwo buldhuq wey isku soo baxayaan❤
@badriismailboodsane1613
@badriismailboodsane1613 Жыл бұрын
Waar Yahye Hunterow Legend Ayaad Tahy Hadaad Hablihii xaafada cabaaye Soo Qabatay✋✋✋✋👏👏🥰❤💯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤟🤟🤟🤟Ciyaal Cabaaye Idin meeeee
@sayidcalimaxamed1159
@sayidcalimaxamed1159 Жыл бұрын
Sayga cawada waa kugudhacy is qado🤣🤣🤣
@XaliimoQalawe-pu4vx
@XaliimoQalawe-pu4vx Жыл бұрын
😂😅khasha+mria=farxd
@HodanMohamud-le7yg
@HodanMohamud-le7yg Жыл бұрын
Kashka funny waaye wlhi 😂😂😂😂😂😂
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 Жыл бұрын
Muna ciyaalo cabaaye salaan sarre. ❤
@user-fv9vu4zo5n
@user-fv9vu4zo5n Жыл бұрын
Alla updi kashkow ku jeclia aboowe❤
@mohmettcr7845
@mohmettcr7845 Жыл бұрын
Waar chb ninka kashgar la yiraah funny waaye😂😂
@mohamedbashir2966
@mohamedbashir2966 Жыл бұрын
Wauu fantasticks 😂❤
@xalimocaliisxaaq9176
@xalimocaliisxaaq9176 Жыл бұрын
Cwa qosolka igadhamadey mariya end kashka seyga sorry 😂😂😂😂😂😂
@Ahmeddeeq123
@Ahmeddeeq123 Жыл бұрын
Inanta sundus aadpay parnaamijka u qurxisay❤
@mohamedishak75
@mohamedishak75 Жыл бұрын
Sundus qoortaa Naga dabooloo abaayo man wyo ❤ gabar soomaloyeed ayaa tagayee😊😅😮❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
horry usoco wllo ❤
@amiraBintoahmed
@amiraBintoahmed Жыл бұрын
Licato soqowo Yahya ❤❤❤
@innovation_pulse
@innovation_pulse Жыл бұрын
Yaxye sxb program nuucan ah marka la jilaa dadka marka hore usoo sheeg iney jiliin sameeyan shukaansiga ah oo aaney difiic iyo dagaal kujirin
@muhamedahmed83
@muhamedahmed83 Жыл бұрын
Sxp Sidaan uu ku fiican yhy waaba qaraaxo😂😂
@ClaahiClxakiin
@ClaahiClxakiin Жыл бұрын
War nio walahi 100/100sidan ayu kuwanagsanyhay dagaal maha waa shactiro claahi kashgar bigfan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Abdullahi kashka wa ebar waana nacay Qof dhaandhaan ah waye
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 Жыл бұрын
Non ninkle ka maserayo💔
@ladnacraxmaan-wd8tu
@ladnacraxmaan-wd8tu Жыл бұрын
Kashka dhiblow😂
@abdinasirhassan857
@abdinasirhassan857 Жыл бұрын
I like this drama
@qanibarre3827
@qanibarre3827 11 ай бұрын
Sundus Abaayo I’m from caabudwaaq mashaalaah
@Rama____1
@Rama____1 Жыл бұрын
Ay cawa queen lucky arka❤️
@carafaadck7963
@carafaadck7963 Жыл бұрын
WLLHEI KAZHKA WAA COMMEDY INZHA ALLAAH REPLAY INU ZO GALO RAJENA 🙏🧏‍♂️
@abdullahikashka7620
@abdullahikashka7620 Жыл бұрын
😂😂 wa marki ugu horesay youtube an galo reply wana u qalanta❤️💪🏿
@cawocayni457
@cawocayni457 Жыл бұрын
​@@abdullahikashka7620 inta tiktok lo badala😂
@qeeuunsaara7683
@qeeuunsaara7683 Жыл бұрын
Cabaaye xafadahaygii hablahii rer hargeisa waxaa may aqonine 😂hantarow edabdaradii ayaa barta😂😂
@mahamednur5083
@mahamednur5083 Жыл бұрын
Ayaga sodontay cidna someyqasbin ma xafadoda logu tagay waxasi awalba shaqododay ahayd
@badribaari5772
@badribaari5772 Жыл бұрын
Wlhi Barnamij ka Yahye hadu kashka ka maqan yahay mashidmo hadu falembo ku jirana ma shidmo falembo dumarko la xifaltama oka xanajiya kashka kana Dumar ko ixtirama oka farxiya🥰❤
@Maxamed-salah11
@Maxamed-salah11 6 ай бұрын
Another level mariya and sayga ❤❤❤
@Mohamed22407
@Mohamed22407 Жыл бұрын
kashka funny waaye wallahi kashka is not easy hhh
@saacidsoomaali9382
@saacidsoomaali9382 Жыл бұрын
kashka the man of the mutch
@saidmostaphe3361
@saidmostaphe3361 Жыл бұрын
Alla kuwanaa Funny waaye wlhy waa qosly 😂😂Abdulahi Kashka Iyo Maariya Harlin 😂😂 Funny waaye 😂
@Asadhaajio27
@Asadhaajio27 11 ай бұрын
Kᴜ Sᴀʟɪ Nᴀʙɪɢᴇᴇɴᴀ Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺﷺﷺ)♥️🥹🕋🫵🏼
@user-lk6dm3ve3f
@user-lk6dm3ve3f Жыл бұрын
Dadkaan mesha la iskukeney wey wadahar damayan iney is bartan loomakeenin miyaa!? 😞🤕💔🧠
@FaraxXuseen-bz8pb
@FaraxXuseen-bz8pb Жыл бұрын
😂😊
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 Жыл бұрын
Kashka ❤❤
@ayubjama5060
@ayubjama5060 Жыл бұрын
Maxa jeceshay Model ixiiii ixiii Dhiman dhiman miyaa Qoftaaan Caawa daacad baan Uu qoslay Wlhy 😂🤣🤣🤣
@user-cq7op1ny6w
@user-cq7op1ny6w Жыл бұрын
Kashgar waa fududyhy😅😅😅😅
@dhoobeye114-ce4ix
@dhoobeye114-ce4ix Жыл бұрын
Kashka iyo Maria
@muxiyadiinmuuse826
@muxiyadiinmuuse826 Жыл бұрын
Kuwan wlhi faleenbo ayey ubahn yihiin😂😂😂😂
@mushtaaqcabdimaxamuud9711
@mushtaaqcabdimaxamuud9711 Жыл бұрын
Yahye muqaaladada kashka qurxiya❤😂
@dalfureinaabdullahi1792
@dalfureinaabdullahi1792 Жыл бұрын
Maria Harlin cawo mia khaliifa ayaa uakaatey😂😂
@somaliqisofilmis1237
@somaliqisofilmis1237 Жыл бұрын
Cabudwaaq mel dalxiska kuwacan m.a❤❤
@abdisamedilkacase8999
@abdisamedilkacase8999 Жыл бұрын
Faleenbo ku xumayn oo u qoslooyaa😂😂
@yahyexasan4855
@yahyexasan4855 Жыл бұрын
Cllaahi kashag l love you ❤❤❤
@SucdiSaciid-wx4lr
@SucdiSaciid-wx4lr 8 ай бұрын
kashak waka heeli no xabiibi
@maxamedibraahim6921
@maxamedibraahim6921 Жыл бұрын
Anaa macalin quraan ahay
@safiyojube4436
@safiyojube4436 Жыл бұрын
C/bdala kashka hada ka bacdi hanologo soo daro fanyy waye ❤❤
@sucaadobashiirmuuse1012
@sucaadobashiirmuuse1012 7 ай бұрын
Poqorada nagu soo tuura c.w❤
@Bilicsan2
@Bilicsan2 Жыл бұрын
😂😂😂 kashka umadeena maaha😂😂
@salahjr88
@salahjr88 Жыл бұрын
Kashka is not easy 😂
@ZACRAA
@ZACRAA Жыл бұрын
Parat 2 😢😢😢
@asadaraujo
@asadaraujo Жыл бұрын
Xafso xilkas aawey ❤...........
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Shaashka bixi gabarey rer waqoyi wx ma fahansano 😂
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Жыл бұрын
Viva laki isn't easy 😢😢😢 wlhi wa iga qoslisay barnamijkan faleenpo waxbadan ayaa laga bartay
@hoodocabdiqadir441
@hoodocabdiqadir441 Жыл бұрын
Waay jirtay cabaye❤❤❤
@saabirin690
@saabirin690 Жыл бұрын
Kashka is not easy 😅😅
@nimconalka215
@nimconalka215 Жыл бұрын
Walalkey yahay waxan kcodsan int icawiso hooyo iga xanunsan waxd awodid igu cawi ilahey dardis
@user-cn9sg1os7e
@user-cn9sg1os7e Жыл бұрын
Aniga macalin Quran ahaa gbdha iguso xidha 😂
@abdisamadciise8428
@abdisamadciise8428 Жыл бұрын
C/lathi kashgar wacal wye ninja caaduu ugu qaxay😂😂😂
@zakariyeyare1577
@zakariyeyare1577 Жыл бұрын
Haa waa ikanaa macalinka
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Kashka naf an ahy kulaha foolo foolo waxid 😂😂😂
@rashidmomahed8690
@rashidmomahed8690 Жыл бұрын
Yahyehunterwaankusalaamay❤❤❤❤
ABDULLAHI KASHKA VS 4 GABDHOOD || KALA BAX DOOQADA || SIDEMEN.
17:05
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 59 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
CHALLENGE ADAG TAABO OO SHEEG KU GUULAYSO 100$
17:23
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 421 М.
HOR FADHIISO  DOOQAAGA   || NASIBKA HADAN LAGA HELIN
12:09
Muniir official
Рет қаралды 278 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 342 М.
MAKE UPKA ISKA DHAQ BADHANKA RIIX WAXII KUUSOO BAXO SAMEEY
25:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 10 МЛН
Арбузорезка 🍉
0:42
Сан Тан
Рет қаралды 3,8 МЛН
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 18 МЛН
MAGIC DRINK TRICK TUTORIAL 😱😳
0:20
Milaad K
Рет қаралды 65 МЛН
小丑的猫咪摇太可爱了!#天使#小丑#家庭#搞笑
0:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН