No video

Waa maxay sababta Abubakar u guursan waayay?? ᴴᴰ┇"Wareysi"

  Рет қаралды 667,808

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

6 жыл бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
www.youtube.co...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Пікірлер: 2 100
@MuseAfrah
@MuseAfrah 5 жыл бұрын
Intii abuubakar jecel like plz
@xamdimahanadi9715
@xamdimahanadi9715 5 жыл бұрын
maan shaa Allah wllky abuu bakar alle dartii kuu jeclahay
@hudocabdikarim9557
@hudocabdikarim9557 5 жыл бұрын
Like
@saidassowehfilsansaidassow4229
@saidassowehfilsansaidassow4229 5 жыл бұрын
Masha allah wlh wll aboubaker allah darti ku jeclahay
@hoodaruruyshariiftoti7200
@hoodaruruyshariiftoti7200 5 жыл бұрын
Like wll
@ibrahimaliyusuf9699
@ibrahimaliyusuf9699 4 жыл бұрын
Abuubakar
@ikraniitaa1236
@ikraniitaa1236 4 жыл бұрын
Asxpta ilahy janada hooyada haku geeyo like dhac haila dhafina walayaal
@lovemaareeye
@lovemaareeye 5 жыл бұрын
Alla igu arsaaq gabar diin leh .. gabar qurux badan.. nasab fiican leh.. inta jecel noocaas like ii saara inta heysatana allaha isku barakeeyo inta aan heysan allow nawada sii
@gayaalkoo736
@gayaalkoo736 5 жыл бұрын
Ilha haku aqbalo walaalkay ducadada allaha hakusiyo
@user-vy2zg1wm7z
@user-vy2zg1wm7z Жыл бұрын
Adiga intaas matahay bro 😂😂
@ahmedcabdalle9069
@ahmedcabdalle9069 4 жыл бұрын
Intaa dawanaysa 2020ka like ta dhac kasi😃
@sabrinjama4938
@sabrinjama4938 4 жыл бұрын
Ahmed Cabdalle like ba ummadi waalay 😂😂
@ubaxcali4453
@ubaxcali4453 4 жыл бұрын
Abubakar marka hore waan kusalamaya ilahay ayan kugu dhariye whatsapp hani kala yara hadilo waan kubariyay
@wiilkariyada2162
@wiilkariyada2162 3 жыл бұрын
@@sabrinjama4938 xfwrrlltltr72t
@wiilkariyada2162
@wiilkariyada2162 3 жыл бұрын
@@ubaxcali4453%%9====
@ahmednasirsultanabdurahman2370
@ahmednasirsultanabdurahman2370 4 ай бұрын
2024😂❤😊
@ayanitocheeky8528
@ayanitocheeky8528 6 жыл бұрын
Aniga Wax aminsanahaye qof hadu lixad liaxad Ilahaye siiye inee qurux ka maqanan alx
@y.a1903
@y.a1903 5 жыл бұрын
Wa runtaa balse bila make up aroos ku tag.
@libanabdi7651
@libanabdi7651 5 жыл бұрын
Lixda lixaad wa nimco illahy bixiyo alxm lknse boqolal lixaadkodi udhamys tiranyay ayay dhaaman quruxi waa diin
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 5 жыл бұрын
Ka daa dee
@Hadafkeen
@Hadafkeen 5 жыл бұрын
Sax walashey
@xabiibaxusen6461
@xabiibaxusen6461 4 жыл бұрын
Sidaaso kale aminsanhy abaayade waa sas lkn dadka qaar midas ka maqan cadaan iyo dhaldhal wuu dhamanya haday duruf timado sido kale hanti way dhamanesa lkn qalbi qurxan misna diin leh wlh madhamanyo
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
#Allow gabadh diin leh nagu arsaaq ani iyo inti ilamid ah oo iskaabula ah gabdhahana sidoo kale Alle hasiyo wiilal diin leh
@amiiraaxmed3461
@amiiraaxmed3461 6 жыл бұрын
Kamal Abdullahi allaahumma aamiin
@adnahcali8305
@adnahcali8305 6 жыл бұрын
اللهم اميييين
@gvgvbn3763
@gvgvbn3763 6 жыл бұрын
Aaamiiin yaa Allaah
@baariyowaanjecalahaymxmadc3485
@baariyowaanjecalahaymxmadc3485 6 жыл бұрын
Kamal Abdullahi Aaaamiiin wallkis
@habonscreation886
@habonscreation886 6 жыл бұрын
Kamal Abdullahi amiin yaa allah
@nalkabae6005
@nalkabae6005 5 жыл бұрын
Dar ilahay kuu jeclahay....gabar aan dhalay xata waanku siin lahaa Nolow bro ❤️♥️👈🏻
@ladanabdullahi3342
@ladanabdullahi3342 4 жыл бұрын
wlhi baan ku dharteey alle dartii baan ku jacelhay abubakar ❤❤❤❤❤
@itsnasriina7568
@itsnasriina7568 5 жыл бұрын
Rasuulka scw wuxuu dhahy dooro mida diinta leh Qurux io maal waxba masoo kordhiyaan udoor ubadkaGa hooyo diin leh Dabeecadu io isfahankana waa muhiiiim
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdipr4768
@abdipr4768 4 жыл бұрын
scw
@ishomohamed318
@ishomohamed318 4 жыл бұрын
Scw
@hamdihassan1138
@hamdihassan1138 6 жыл бұрын
masha alah abubakar ada qof wanagsan ah insha alah Waad heleysa qof wanagsan alahna haku arzaaqo guur wanagsan intaan wali guursan o aan Ka mid ahay insha alah
@istel3283
@istel3283 4 жыл бұрын
Sheikh Waqatigii ilaahey u qoray ayaa wali dhiman. Insha allaha, ilaahey subhanuhu watacaal ayaa siin doono gabar u qalanto. Ameen❤❤🙏🙏🙏
@amranyoussouf9128
@amranyoussouf9128 3 жыл бұрын
Amin🤲🤲🤲🤲
@ayaandagan4170
@ayaandagan4170 2 жыл бұрын
Insha Allah
@ashaismail2024
@ashaismail2024 4 жыл бұрын
Subxanallah may Allah make it easy for you But I have one question *ragii gabadh diin leh ayey raban balse abayashii way dayeceen xuquuqdii awlada hoyoo ayaa korsanaysa meeshee dintu ka imanaysaa xadii ninkii bari lahana leyahay diin male nin male subxanallah I wish hadii niman keenu ku fikirayan inay gabdhahooda ay ilaaliyaan sidii rasulka scw He was really amazing Fatima wuu jeclaa ilaa agtiisa la dajiyay jacayl u uqabo aweye abayashaas raga hada waa dhal oo ka dhaqaq 😭😭😭💔
@princesssalma5463
@princesssalma5463 4 жыл бұрын
Scw❤️
@hamseabdilahi3538
@hamseabdilahi3538 4 жыл бұрын
Scw mansha Allah wlshy lkn hada wakhtigan lagu jiro hablhii aya dhaqankii ku yarady hadii ay umad hablha ka xumadana umada dhan way xumanysaa
@ahlamahmed9455
@ahlamahmed9455 3 жыл бұрын
@@hamseabdilahi3538 sax wllhi
@hamseabdilahi3538
@hamseabdilahi3538 3 жыл бұрын
@@ahlamahmed9455 wlshy Allah ha ku dhawro qalbigaga dinta ku sugo amin ,,,,, 🙏🙏🧕
@ahlamahmed9455
@ahlamahmed9455 3 жыл бұрын
@@hamseabdilahi3538 aamiin dhamaanteen
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
Quruxdu Waa Qalbiga huno Soomaalidu Waxay dhahdaa Guri Furan Lama Gale Qalbi Furan baa La Galaa Quruxduna Ma ahan Sinjiga Aniga Wale Mustaq bal Manan yeelan in kasto Xagga Rabi Qoralka yahaya Qofna Uu haleelayo Wuxuu Qadir keen Qoray haddana Rajadeydu Wax Weeyan Nin diin leh Alle Ka cabsi Leh Waayo Wax Uu fahmayaa wixii Sax ah & Wixi khalad ah Ninka hadduu Diin leeyahayna Nolosha Dhabta ah Ayuu fahmayaa Allaha Ii Sahla Nin diinleh ii Man Leh Alle Ka cabsi Leh Inshaa allah Mid khayr qaba Allaha ii Sa khiro
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi manshallah waa runtaa wllahi. Ana sidoo kale
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi shiikhan kudhagso nh laxariir
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
+Qanciye Media Subxanalah huno Naag inay Nin ku dhagsato Ma fiicnee Dumarka Ayaa In lala xidhiidho ku fiican
@Iskufilan_3
@Iskufilan_3 6 жыл бұрын
right abaayo waa saxantaHa Gabar kasta oo muslim ah sidaan ayay ufakartaa Illaahay wxaan kabaryaa inuu gabar kasta nin saalixa siiyo uu Illaahay idinkii Illaahay wax na dhiba nama Tuso Insha-Allaah Gabdho badan oo muslim ah ayaa arkaY oo garooba Sababto ah marki hore ninka ay guursanayso wuu xumaa amase nin illaah kuxiran ma ahayn taas ayaa hablaha usababta in lafuro Ninka muslimka ah sikasta uuu qalad ujiro furiin kuma dagdago Diinta lagu sheegay inan furiin lagu dagdagin Waayo hablaha uu haleeYa Wxan arke gabdho badan Oo lafure illaah nimanka muslimka ah oo dhan kuwa saalixa oo fiican hnooga dhigo Insha-Allaah sheikh Abubakar waan kuraacsanaHa hadalkisa because wuu uqalmaa Alle ha uzahlo inantaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 amin Abaayo adne Illaahay nin saalixa haku siiyo oo muslim ah oo wnaagsan iyo dhamaan hablaha oo dhan masha allah jazaa kalaaH walaashay riyadeena alle hnoo rumeYo azaaa qadiree oo qafuure Amin yaa rabil calamiin وسلم عليكم ورحمة الله وبركاته
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Ifrah Qalbi ameen inshaAllah
@dhamystiran
@dhamystiran 6 жыл бұрын
Msha allah wn ku racsnanhy sheikh abubakar quruxda dhabta ah waa diinta iyo qalbi dacad wxii aad rajeyneysid alle haku sahlo
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
عائشة علي kzfaq.info/get/bejne/o9yYidSqmZ_Umpc.html kadawo linkigan arbaciin afsomali ah oo waliba qoraal iyo cod qurxoon o_O xadiiskasta uu haldaqiiqo yahay muqaal quruxbadan ah
@starsomali7276
@starsomali7276 5 жыл бұрын
Maasha allah wiil wanaagsan oo diinta ku wanaagsan waaye qalbi nadiif ah leh alaha siiyo gabar bakareysan oo ey isku waaraan oowlaad saalixa ah na ka siiyo insha allah .
@LeyloMaxamed-ro9gx
@LeyloMaxamed-ro9gx 3 жыл бұрын
Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@muslimoabdirahman-7569
@muslimoabdirahman-7569 Жыл бұрын
Masha allah❤❤
@AliMoussagureh-ws4xb
@AliMoussagureh-ws4xb 7 ай бұрын
Mascha allah sheikh Allaha kusiyo midad tanto aamin aamin ❤❤❤
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Alha qalbigaga waxa ku jiro ku rumeyo Sheekh Abu bakar💚❣💚
@asmaruun9514
@asmaruun9514 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Amiin amiin amiin
@anzalmoha795
@anzalmoha795 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare walaloow meel walba ma iiga horesaa kkkkkk wanbayaabee ma dexseexataa
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Aamiin Aamiin lkn sxbo meel walbo waad iga soi horeese hhhhh You Tube maad dhex jiifataa
@user-uy1oy4lc4p
@user-uy1oy4lc4p 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare huuno ibrahimow adiga heesahana wad la socota sheelhyashana wad la socota yaab 😂😂😂
@abdiyare742
@abdiyare742 6 жыл бұрын
+Sagal Salad Ma ila aragtay horta? 😂😂😂😂
@nimcohussein3650
@nimcohussein3650 6 жыл бұрын
qofka dhameestiran malahelo#lkn ilaahay haku sahlo gabadha Intaas aa ku sheegtay🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@ukberukber7743
@ukberukber7743 5 жыл бұрын
masha Allah sheekh Alleyaxfidak waa qof dhalinyaro ah oo aan waynayn qaayrkii xiiligaa waxay kujiraan iskabashal markaa calafkiisa ilahay ayaa uqora ilahay gabadh salaxada hasiiyo ee waa wiilyar taana kudarsada khayrka iyo diinta uu faafinayana kafaiidaysta waa wiilyar oo diin lasokacay ilahay ayaa diintaa wangsan qalbigiisa kusugay Alle hakusugo diinta nastexada ah waa wiilalyar yar abubakar iyo cumar Alle hadaaye ilahay iisha bini aadamka iyo xasidka hakahayo Amiin
@xigmadjacayl7601
@xigmadjacayl7601 5 жыл бұрын
Allahayoow gabadh diin iyo iyo akhlaaq leh ii sahal insha allah🤲 3 may 2019 10:19 pm
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
Dreamer Football aamin aamin walal illahay hakusahlo
@dytffttg6491
@dytffttg6491 10 ай бұрын
4year after arkaya ma heshay😭
@hanaabdisamater1226
@hanaabdisamater1226 4 ай бұрын
Aamin alle ha ku sahlo
@btsarmyforever5630
@btsarmyforever5630 6 жыл бұрын
الله يرزقك زوجة صالحه، كريمة، حكيمه ،رحيمه وطيوبه انشالله مثل ما تتمنى❤❤❤
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
Ikram Mohamed kzfaq.info/get/bejne/o9yYidSqmZ_Umpc.html kadawo linkigan arbaciin afsomali ah oo waliba qoraal iyo cod qurxoon o_O xadiiskasta uu haldaqiiqo yahay muqaal quruxbadan ah
@jowbanabdullahi6363
@jowbanabdullahi6363 5 жыл бұрын
wax walbo markii laga soo tago, sheikhuunaa Abuukar wijigaada markii arko ayaa farxad dareemaa, dhoola cadeeynta iyo qosol kaa M.A , EEBE hakuusahlo mid kufar xad galiso. waa walaalkaa oo dar ALLE kuu jecel.
@user-ri1rp2hx1w
@user-ri1rp2hx1w 5 жыл бұрын
in ta aad sheegtay ilaahay ha kuu sahlo sheikh abuubakar
@swegargirl3726
@swegargirl3726 6 жыл бұрын
ceeb abayayaal allah ayaa kuu qoray calafkada marka sharafka ha iska dilina allah barya insha allah wd helesaan wx fcn ...
@swagatgr6793
@swagatgr6793 6 жыл бұрын
ماشالله علي الله يرزققك بنت الحلال ويعطيك ع قدنيتك ياأخي غاليه
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
Swaga Tgr kzfaq.info/get/bejne/o9yYidSqmZ_Umpc.html kadawo linkigan arbaciin afsomali ah oo waliba qoraal iyo cod qurxoon o_O xadiiskasta uu haldaqiiqo yahay muqaal quruxbadan ah
@quman1439
@quman1439 6 жыл бұрын
Ilahay hakugu arsaqo gabdh saad diinta ugu wacan tahay ugu wacan waad istaahishaa e
@nfeshilkanfesh3337
@nfeshilkanfesh3337 6 жыл бұрын
waa sax dhweecada waa xuruda kuwaad
@samiiraqali242
@samiiraqali242 5 жыл бұрын
Alehakusiiyo
@suzaanmedia3334
@suzaanmedia3334 4 жыл бұрын
Qof wngsn oo qalbi nadif eh aya ahy alle calaf ha ikaadaro shiiq qimo leh oo wngsn allha ku xafido Abuu bakaraha Mohamed
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
masha allh rabbi ha inoo wadda rumeeyo riyadeena ino ducee sheikheena abuubakar
@aishamohamed5687
@aishamohamed5687 6 жыл бұрын
Maansha allah allah haku so dhaqeeyo Mid diin dhaqan baariya Aamin oo diinta kula daadihisa aamin
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
Aisha Amal kzfaq.info/get/bejne/o9yYidSqmZ_Umpc.html kadawo linkigan arbaciin afsomali ah oo waliba qoraal iyo cod qurxoon o_O xadiiskasta uu haldaqiiqo yahay muqaal quruxbadan ah
@wiilka9604
@wiilka9604 6 жыл бұрын
Naag ku necebi xantaa og’ Gabadhi ku jeclina xogtaa og’ 🤫Runi rag kama nixiso🤗
@khadiyahassan5070
@khadiyahassan5070 5 жыл бұрын
Amimasaidmouss
@khadiyahassan5070
@khadiyahassan5070 5 жыл бұрын
Adudakarmohammdomar
@khadiyahassan5070
@khadiyahassan5070 5 жыл бұрын
AhemdMohammedomar
@rayaan7647
@rayaan7647 4 жыл бұрын
Waa hadal ween
@tixsaa962
@tixsaa962 3 жыл бұрын
Waxkale
@edman878
@edman878 4 жыл бұрын
Masha allah illah dartis ayan ku jclhy allaha ku dhowro horay usoco wax shegaga wan jclhy 🙏🥰
@hibohibo1977
@hibohibo1977 5 жыл бұрын
Abubakar maxamad Aniga MAAD I GURSATIID ILAHAY dartiis wayo keen radinayay ayad tahay Waxan ahay gabar muslimada Alxamdulilah ilahay ayaa mahad lee
@hamdimohamedhassan4179
@hamdimohamedhassan4179 6 жыл бұрын
Abubakar abowe wax bdn dadka waku kadisay lkn manta adige ku joogta jawaab sax ahna waka jawabty Allah ku xafido abowe dooqada Allah ku sahlo aamiin aamiin
@officialtuneey9140
@officialtuneey9140 6 жыл бұрын
Asc
@officialtuneey9140
@officialtuneey9140 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahay hagu xafiido doqada wa doq wanagsan
@husseinaydidjama7316
@husseinaydidjama7316 6 жыл бұрын
Raxmatullah Cabdullahi *mansha Allah best name*
@muniiryare9726
@muniiryare9726 6 жыл бұрын
Hamdi Mohamed Hassan amin amin
@Fricaani
@Fricaani 5 жыл бұрын
Asc Abubakar
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 жыл бұрын
اخي الكريم إختر الزوجة الصالحة قبل فوات الأوان إن شاء الله وبلله توفيق وجزاكم الله خيرا على مجهودكم وبراك الله فيكم وفيه ونفعنا به
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi يا لها من نصيحة طيبه
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 жыл бұрын
لأجل الله ilaahay dartii مرحبا بك يا أخي الكريم أو اختي الكريمة
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 6 жыл бұрын
شكرا جزيلا. شاهد في هده عنوان لأجل الله أربعين بلغة صومال 42 حديث في كل حديث مقضع واحد دقيقه واحد
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 6 жыл бұрын
لأجل الله ilaahay dartii جزاكم الله خيرا
@nimcosuber7185
@nimcosuber7185 5 жыл бұрын
Quruxdu waa qalbiga
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 5 жыл бұрын
Wlhi waxd ka hadshy waxn jeclhy waye xafidullha
@stacypretty6987
@stacypretty6987 5 жыл бұрын
MASHALLAH ❤️ farxada wajiigiisa ka muuqata iilahay ha siiyo gaabadh noolashiisa farxaad ka muujisa Amiin ya rabi.
@queenmoon6999
@queenmoon6999 6 жыл бұрын
اللهم زوجهم بناتنا وبنات المسلمين وشبابنا وشباب المسلمين أزواجا الصالحين وزوجات الصالحات اللهم آمين يارب العالمين
@khalitahmed5715
@khalitahmed5715 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabil caalamiin
@fatimaismailmuhammed3619
@fatimaismailmuhammed3619 6 жыл бұрын
Mashallah abubakarow manta walagu qabti kkkkk gabar qurux💞😍 badan diin leh Alle haku sahalo akhi⚘🌷❤💙
@RB_Gxmin.Channel
@RB_Gxmin.Channel 6 жыл бұрын
Masha allah
@umghaleb3276
@umghaleb3276 5 жыл бұрын
Amiin
@koruqaadnoloshada4540
@koruqaadnoloshada4540 5 жыл бұрын
Masha allah ilaah dartii ban ujeclhy wllky abuubakar insha allah ilahy haku sahlo gabar ku qalanta oo dacad ku ahaata gabadhii ku hesho aya nasiib leh aniga niyada ayan kugu haaya sheikh wan kusoduceena insha allah
@munita4457
@munita4457 2 жыл бұрын
Runtii Anigaa dacade ku noqon lahaa Sheehk Abubakar hada isgursan laheen Farhade iyo noloshu Allah jacelyaha ayaan kunolan lahen
@amiinabdullahi8413
@amiinabdullahi8413 6 жыл бұрын
His point is not qurux from the face but from the heart,if ur heart is clean and beautiful then definitely you are beautiful .But making your heart beautifull is not a joke.May Allah help us all.
@zamzammacalim7935
@zamzammacalim7935 6 жыл бұрын
Aameen Yaa Allah
@idmancabdifitaaxmaxamed8482
@idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 жыл бұрын
Amiin Abdullahi aamin aamin yaa rabi
@asiacaarigabo2054
@asiacaarigabo2054 4 жыл бұрын
Maansha allah noloshu kuma xumayso walaahi qalbigaa eriyadaa kudhy abuukar
@MariaMaria-zd2bo
@MariaMaria-zd2bo 5 жыл бұрын
Masha Allah ilahow guurkaga uku horeya mid qeyresan kaga dhig sheikh nagti kuhesha nasiib leh Allah ku sharfo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@idilmohamed6589
@idilmohamed6589 5 жыл бұрын
Ilahay ha ku siyo gabartad jeceshahay amiin amiin Ilahow 😊
@user-wt1zz5ii4d
@user-wt1zz5ii4d 6 жыл бұрын
markan ku arko wllky ayan so xasusta isku cod aya tihin
@maryanbarre6822
@maryanbarre6822 4 жыл бұрын
Aabakarmaxmed
@maryanbarre6822
@maryanbarre6822 4 жыл бұрын
Maryanabakarmaxme
@user-oh4br7sc5q
@user-oh4br7sc5q 6 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله☺❤👌
@user-dg7cx1oj5w
@user-dg7cx1oj5w 4 ай бұрын
Rasuulka scw wuxuu dhahy dooro mida dile Allah haku so dhaqeeyo mid diin iyo dhaqan fcn aamin
@user-rz2gn8pg8x
@user-rz2gn8pg8x 5 жыл бұрын
صحيح كلامك لازم تختار وحدة تصونك وتفيدك دنيا وآخرة ربنا يرزقك بنت صالحة وتخاف الله طلعت لست زي أغلب الرجال يهمهم الجمال المظهري Alle hakuusahlo
@yasinadan6901
@yasinadan6901 6 жыл бұрын
Guurka waa Calaf Akhii Abubakar Alle gacantiisa ayeeyna waxwalba ku jiraan goortii Alle kuu qoray ayaad Guursan doontaa inshaa Allah Mid Wanaagsan oo Ahlu Kheyr eh ayaan kuu rajeeynaa
@fathiya6250
@fathiya6250 6 жыл бұрын
Yasin Adan Masha Allah Walal Wax Aan Comment Kiisa ka helay aa ugu rooon tahay ilahay ku sharfo Adnaa Sidi Kheyrka ku jiro ayaan kugu Duceynaa Walal yasin Imaan aan dhamaan Ayaan ilahy haka baryaa Wasalamu caleykum👏
@yasinadan6901
@yasinadan6901 6 жыл бұрын
Fathhia Ahmmedd Shukran Walaal Fathhia waad Mahadsan tahay sido kale ayaan kuu Rajeynaa
@barshiyare7145
@barshiyare7145 6 жыл бұрын
Suual said, ween gabar walbo hooyo ayaa dhashay qofwalbanah hduu dhoho gabar qurxan ayan rabaa mida xun ama gabadha xogaa iska liidato yaaloga tagaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@taheracabdulahi4916
@taheracabdulahi4916 6 жыл бұрын
😂😂😂😁
@taheracabdulahi4916
@taheracabdulahi4916 6 жыл бұрын
mida iska lidato nasibkeyada qabta hhhhhh
@barshiyare7145
@barshiyare7145 6 жыл бұрын
Tahera Cabdulahi lkn soo xaqdaro maahan 😂😂😂😂😂😂😂😂 aniga kow wankasohorejedaa ☝
@taheracabdulahi4916
@taheracabdulahi4916 6 жыл бұрын
jecelka sndkan wanacaye rajadayda masocelinkarta wan kuga racsanhy lkin qof walibo doq ayow leyahy abu baakar doqesa ayow ka hadaly quruxdona wa diin iyo dabecad wanagsan gabar waxa jirto qurxon lkin dabecad lahen abu bakar wahow yiri wax walibo dabecada iga muhim san Marka qof walibo qalibigisa sida jecel Allah uga dhigo
@taheracabdulahi4916
@taheracabdulahi4916 6 жыл бұрын
jecelka sndkan wanacaye rajadayda masocelinkarta mida iska lidato amaba iska folxun calafkeda qof ma loga darin 😂😁😁😂
@mariamqodax3082
@mariamqodax3082 4 жыл бұрын
wallahi gurka waa cibaado siduu nabigeena sheegay s.c.w muslimiinta intaa nan gur san guur xalal ah illahay hau sahlo including me iyo owlaad baari eh
@Mrs_jiyaa
@Mrs_jiyaa 5 жыл бұрын
Lama weynayo gabar ku jecel walipa alle dartiis ku jecel insha allah wadna heleysa sh.abubakar
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Mansh Allah Allow noo wada sahal 😊😊😊 Allow ii sahl Gabadh Diinle oo Qalpi furan oo Daacad ah 😭😭😭😭😭
@nastehahussein6538
@nastehahussein6538 6 жыл бұрын
Camaar yare Channel ameen ya rabi
@mahadtuug9603
@mahadtuug9603 6 жыл бұрын
amiin ya allah
@taheracabdulahi4916
@taheracabdulahi4916 6 жыл бұрын
اللهم ارزقه زوجة صالحة ، وذرية صالحة يارب 😘
@saahidabokor3068
@saahidabokor3068 6 жыл бұрын
Tahera Cabdulahi yaarabi
@ustadhaphauzia2410
@ustadhaphauzia2410 5 жыл бұрын
Sheikh alle dartiisa kujeclehe Allah kusahlo mida radinesid anaga neh Allah nosahlo kan a radineyno
@hothosaed4258
@hothosaed4258 4 жыл бұрын
Wxa ad tahy farxada dhalin yarta Abubakar Illhy haku xiftiyo wll Wayo dad badn kabadshy dhaqn kooda una badashy wx fiican jiro joog wlll امين
@maryancilaahimaxamed2616
@maryancilaahimaxamed2616 5 жыл бұрын
Sheekh waarun maxad ugursanwayday❤❤😍😍Abuubakar Alle haku barakeeyo❤❤😍😍😍😍😅Ramadan kariim
@ashaismail2024
@ashaismail2024 4 жыл бұрын
Subxanallah may Allah make it easy for you
@MohamedbaariHirzi
@MohamedbaariHirzi 8 ай бұрын
M.a sheikh abuubakar wan ku tageera hore uu soco wx badan baa ka faiiday alle haka abaal mariyo alle hku fududeyo wx wlbo aad jeceshahy ❤
@asmabishar7423
@asmabishar7423 3 жыл бұрын
Masha allah walal
@marwatube3616
@marwatube3616 6 жыл бұрын
والله انت و عمر شباب حلوين الله يحفظك اخوتي
@zahramohamedcadey7108
@zahramohamedcadey7108 5 жыл бұрын
Masha Allah but no one is perfect in this world aqi
@dahabocumar4675
@dahabocumar4675 5 жыл бұрын
Actually there is a girl beautiful masha Allah she is motivation speaker diinta ayeey faafisa without fb Instagram snap chat every thing which you said ayeey jeceshahay
@zhaymaquruxsan7091
@zhaymaquruxsan7091 5 жыл бұрын
Mashallah farxada😍💞
@deeqoabdisamad2424
@deeqoabdisamad2424 5 жыл бұрын
ALLAH hakuu rumeeyo waxa wanaagoo qalbigaaga kujira ❤♥️😘🤲💯✔💋
@mumtazahmed1405
@mumtazahmed1405 6 жыл бұрын
Amazing choice
@samsamsaed870
@samsamsaed870 5 жыл бұрын
kkk xaqiiq
@user-bf9fu2ju4w
@user-bf9fu2ju4w 6 ай бұрын
Maashala sheekha haaigaa daadajina anaa jooge❤❤
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 4 жыл бұрын
Anaa shan kabdhoid oo qiimo iyo quruxba leh Cilmi iyo aqlaaq keh kuu hayee Illa soo xiriir.
@reeqacarab
@reeqacarab 4 жыл бұрын
Ma tukaanka gabdhaha lagu iibiyo ayaa kuu furan walaal
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 4 жыл бұрын
@@reeqacarab Wiilku waa Qaali. Gabdhaha Qaaliga lama Iibiyo Waayo Maba jro Wax lagu qiimayn karo. Hadaa adiga meel cidlo ah jiiftid Aniga Ehel iyo Asxaab Qaali ah ayan Leeyahay.
@losoali8923
@losoali8923 4 жыл бұрын
@@reeqacarab hhhhhhhhhhhjj
@ibrahimaliyusuf9699
@ibrahimaliyusuf9699 4 жыл бұрын
123
@bisharazeen2156
@bisharazeen2156 6 жыл бұрын
masha Allah
@habonmuhumed51
@habonmuhumed51 6 жыл бұрын
Alaha kuusodhaweyo gabadh khayar qabta inshaalaah
@amiincadde2813
@amiincadde2813 6 жыл бұрын
Mn sh llh allah kusiyo hawenesa salixadeah
@suriyaayoung8087
@suriyaayoung8087 5 жыл бұрын
Gabar diin leh oo qurux badan oo xishood badan waa wada rabnaa allow no sahal
@xogxasaasi2859
@xogxasaasi2859 5 жыл бұрын
suriyaa young Aamiin aamin aamin🙏
@munamohameddesignsofficial1275
@munamohameddesignsofficial1275 4 жыл бұрын
manshallah barakallah waad heleysan inshallah wayo qofka wanagsan qof wanagsan ma wayo wllkey
@alihussen1132
@alihussen1132 4 жыл бұрын
Amiin
@tiinaomar3821
@tiinaomar3821 5 жыл бұрын
abubakar mohammed wlhi aad ayan kujeclahay inta sifo aa nag ka tilmaamtayna ilahey wo isii alxm lkn ma aqaan manta hal meel akala hadlo lkn ilahey haku xafido
@muniir3654
@muniir3654 5 жыл бұрын
Aniga aan sxbno
@muscabdiagnosticandtrainin1727
@muscabdiagnosticandtrainin1727 5 жыл бұрын
Contact leeyahay instegramkiisa kala hadal wllshe
@midnimoqaran8674
@midnimoqaran8674 5 жыл бұрын
Mansha Allah Instagram Ka Kala Hadal Wall Alle Ha Ku Sharfo Alle Quruxda Iyo Diinta Ha Ku Barakeyo Aamiin Aamiin Aamiin
@kheiriaosman2986
@kheiriaosman2986 6 жыл бұрын
Masha allah wad heli dontan wallo
@aecuguqaaliy7369
@aecuguqaaliy7369 4 жыл бұрын
Asc masha Allah wll haaa 💖💖💖💖🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰💖💖💖😭😭😭😭😭😭💖💖✅
@cabdulqadircali3796
@cabdulqadircali3796 5 жыл бұрын
Masha alaah sheekh Abuukar sheekh feysal gabadhahiisa mid igu dar dheh ilaah haku barakeye
@naciimadiini7639
@naciimadiini7639 3 жыл бұрын
Mansha allah
@Mariish9331
@Mariish9331 6 жыл бұрын
Abubakar Ani I guurso yaaq ana kal iyo laab ku jaceyle😂😂 mansha allah allah ku dhowro walalkey abubakar❤️❤️❤️ full respect wlhi😍😍😍
@abdirahmanaden5046
@abdirahmanaden5046 6 жыл бұрын
asc setahy wll abubakar jacelkallah masha 😍😍😍😍😍 xaawo
@mumtazibrahim3409
@mumtazibrahim3409 6 жыл бұрын
Xawo yawaye iga daba gey aboo
@wafafaisal9069
@wafafaisal9069 5 жыл бұрын
ilaahay waxaan kubaryayaa mid waxwalbo rabto kuu sameyso diinleh qurux akhlaq wanagzan
@jakicaligurey5433
@jakicaligurey5433 5 жыл бұрын
Masha Allah laki quruxada waa qalbi nadufa ah
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 6 жыл бұрын
Wlhi qurux waxba matarto isfahamka muhiim ah kawaran naag ama nin qurxoon bad heshay lkn erey iskuma fahmeysan maquruxdat kujogeysan alla rabiyoow kuu foolxun lkn binadara igu fahmaya waxan rabo anigo kadalban iisahal aamiin
@adiizabdul3856
@adiizabdul3856 6 жыл бұрын
Jihaan Hussain MashaAllah walal Allaha kusahlo xaqiqda kahadashee.
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 6 жыл бұрын
Adiiz Abdul aamiiin aboowe mahadsanid inti rabtaba allaha usahlo
@adiizabdul3856
@adiizabdul3856 6 жыл бұрын
Jihaan Hussain Ameen abayo
@bilkhayrchannel8924
@bilkhayrchannel8924 6 жыл бұрын
Wllal quruxdu wax way tartaa soomaogid
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 6 жыл бұрын
Samaara Maxamad maxay tartaa wllo
@marwabintumarwaan180
@marwabintumarwaan180 6 жыл бұрын
asc sheekh Allah ha Ku siiyo gabadhaas
@muno3351
@muno3351 4 жыл бұрын
Yasalam masha lah
@user-pm8fe3kp9d
@user-pm8fe3kp9d 6 жыл бұрын
insha allx qeer aan ku rjeehaa wiilka habryerteda ilhey mr walbo qee ayaan ku rjexaaa wll mcnka
@fardwsawyl8931
@fardwsawyl8931 5 жыл бұрын
Hadalkega hada aragtid suaal ayan raba inn kuweydiiyo wllo plz
@safiyosacadmahamed6798
@safiyosacadmahamed6798 5 жыл бұрын
Wcs maashaa Allah walaalo igu qaali ah idiin siyaadiyo farxadiina wanaagsan hambalyo Hambalyo jasaakalaahu khayra insha Allah Asc
@shukriaabdullahi7919
@shukriaabdullahi7919 5 жыл бұрын
MashaAllah walalkeena abubakar. Allah hakugu irzaqoo mid Allah jeceel oo oo wanaga fartaah sidada oo kale
@twix_iqa8942
@twix_iqa8942 5 жыл бұрын
Masha Allah ilhey haku sahlo wax ad jceshahay Abubakar Mohammad riyadada iyo rajadada Rabi haku rumeeyo
@najmotest7917
@najmotest7917 6 жыл бұрын
Saxiiiiix Dhamanteeena Allaha nagu Arzuqo
@munaxasanwww7853
@munaxasanwww7853 5 жыл бұрын
Najmokkkkk Test
@cawocabdi8997
@cawocabdi8997 3 жыл бұрын
Mashalallah
@sagalinaasagalinadegan3699
@sagalinaasagalinadegan3699 5 жыл бұрын
Mash allhaaa mash allhaaa shiikhi ilhye ha kusiyo mid intaa doortye lehe
@nasraxasan3931
@nasraxasan3931 5 жыл бұрын
Ilahay hakusiyo.gabadh bari.ah♥️♥️
@rra1ma
@rra1ma 6 жыл бұрын
Mashallah ❤️❤️❤️
@user-lt8iw6pj2h
@user-lt8iw6pj2h 5 жыл бұрын
الله يرزقك زوجة صالحة تقربك إلى الله، ناحجة في حياتها تكون قرة عينها وقلبها 💜💖🧡💚💛❤💗
@drssafiyo3792
@drssafiyo3792 2 жыл бұрын
Walalkey abubakar Mohammed iskasug wixisodaha qarku kugiraye
@jamiilaabdi7108
@jamiilaabdi7108 5 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله حفظك الله أبوبكر والله احبك في الله
@user-xg6bl1rz4l
@user-xg6bl1rz4l 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah sheikh abubakar ...ilahay haku aqbalo ducadaada ...adhigo raali ah dagahaada isii ...waxa jirto gawar dariskena eh oo maa shaa Allah gabdihi hore xishodka badna ey ka hartay ...17jir waayay aqhlaaq iyo xishood fara badan daacad nimo sidi saqiirka aqaligeda maa shaa Allah diinta aad iyo aad aye ujeceshahay wallah banaanka mulugu arko qurux ilahay waa siiyay maa shaa Allah qofkasto yar iyo wen wey extiraamta marwalbo wey iska dola cadenesa Allahu Akbar... Mar badan aya laso doonay lkn wey diiday .sawabta markaan weydiiyay waxey tiri... Aniga nin diin leh oo ilahay jecel oo jidka fiican itusinayo oo jannada igenayo aan rawaa ...wallahi gawadas camal adunka iney joogto maumalenayi ilahay ha xifdhiyo ...wiliged ayado nin lahadkeso maarkin nin kasto wey ka baqesaa ...diamond wage ilahay ha barakeyo magaceda wa xayaa abubakar! Sheikh abubakar Mohammed mida raadinesi taas miyaa?? Wallahi ilahay ayaan Ku daartay benteyda maahan daris ayaan nahnay iimankeda markaan arko waan Ku daysadaa marka kacbo inaan diso aan rawaa daxdiina ! Iiso jawaab sheik wcs wr wb
@sudaysiomar4210
@sudaysiomar4210 6 жыл бұрын
Man sha alh 💕 ilahay ha xifdiyo wll 💝 حياتي ابوبكر محمد
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 4 жыл бұрын
حياتي ابوبكر محمد waa iska ogaa gabdhaas inaa adiga noqon doonto mash alah sheikha codsigada inuu ku tixgelsho banu rajeyneyna
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 6 жыл бұрын
Quruxdaba waa Diin inuu lee yahy iyo Aqlaaq wngsan
@kiininacabdi2711
@kiininacabdi2711 4 жыл бұрын
Gabadh aan diinta xaata sifican gu gaaranayn waala guursan gaaraa because Abubakar madaama adiga qof diin leey tahy miid aad ajaar gaa hesho u diinta sifan u barto ayaay kugu fiican aniiga reeygayga thnks
@adoontiallah6609
@adoontiallah6609 2 жыл бұрын
Machaallah tabaraka allah
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 6 жыл бұрын
Allahu Aclam, balse reeeer xamarku 14 jir baaba guri looogu dhisi jiray--------Dadkuse waaa jaaahilniiiin aanan tafsiirka iyo caqiiidada macnaheeeda u buuuuxin---WAR MEHERKA SAMADA AYAA LAGA XUKUMAA, WAXAA JIRA WAXYAABO BADAN AADAN ADIGA GACANTAADA KU JIRIN EE KOLKUU NAADADA KUGU DHACDO EE ALLAH XAGIIS KAAGA TIMAADO KELIYA XAJKA AJASHA HALKAAD KU DHIMAN, SAAD U DHIMAN, HALKA LAGUGU AASI ARZAQA LAGUU QORAY, ADDUUNYADA MEEL ALLAH MEESHIII ALLAH KA DHIGAY WAAD AADI AYAANTAADA MEHERKA/GUURKA, MAALINTA FARXADDA HADDII ALLAH KUU QORAY (MALAAYIIN BAAN WELIGOOD GUURSAN OO ALLAH U QORIN SAANA KU DHINTAY, XUSUUSTA ASXAABTII, AMA TAARIIIKHIYAN NINKIII SHAHIIDKA AHAA EE JAMAL ABDINASIR DILAY XUSUUSTA AXADKAAD IS GUURSANAYSAAN, GAGADHA, AMA WIIILKA ALLAH KUU QORAY IN MEHER KUUGU DHACO, AMA AQAL GALA AMA HA GELINA, KOLEEY WAAA KU SOO MARI, WAXII ALLLAH MEHER KUUGU DARAY AWLAADA, WIIL, GABADH, INAAD WAX DHALI & INAADAN DHALAYN, NOOCEEY NOQON INTA KALE KU DARSADA WELIGIIIIN CIDNA HA KU GUU GUUXIN MAXAAAD U GUUURSAN WAYDAY, WAAA NAADO, ALLAH KELIYA SIDA----QOF WALBANA SIDUUU ALLAH ULA GARTUUUU GARWAAQSAN--QAATUMADA ALLAH INAGA MA XIDHO------AAMIIIN
@zouberabdi5969
@zouberabdi5969 5 жыл бұрын
Amiin ya rabi.jazakalhu khyr wll
@mariaasad6277
@mariaasad6277 2 жыл бұрын
Wll waa runta wallhy lkin dadkeena yaa usheega arintaas maad guursato bey lasoo taagan yihiin maoga inuu guurku qadar yahay
Sida dhakhso loogu ilaawo qof aad jeceshahay ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
4:32
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 5 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 34 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 73 М.
SORRY SH ABU BAKAR IYO CUMAR WAXA IDINKU DHACAY San ceb Waye😱
13:47
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 93 М.
USTAD ABUBAKAR "WALIGA JACEYL MAKU GALAY" || CAWEYSKA ADNA CHANNEL ||
26:58
Markuu Quranka Xifdiyay Ayaa Teleefan Loo Iibiyay AbdiIlah Hassan Alwaajidi
10:47
Sheikh Hassan Al-waajidi Official Channel
Рет қаралды 61 М.
WAREYSI BIG BRO IYO KULANKII ABUBAKAR IYO CUMAR FARUUQ !!!ᴴᴰ
16:03
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 94 М.
Sheekooyin qosol badan "Hahah"┇Sidee tahay 5 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
16:07
ABUBAKA IYO CUMAR OO IGA YAABIYAY....
24:13
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 140 М.
SOO DHAWEYNTII WALALKEYGA ABUBAKAR
12:51
Life of Bahja
Рет қаралды 7 М.
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 5 МЛН