No video

FILO PART 105

  Рет қаралды 396,738

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

27 күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 966
@Maariya-pg5sl
@Maariya-pg5sl 26 күн бұрын
Allha ka cabsata ee astura koronto waa gabr soomaaliyeed😢😢
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 26 күн бұрын
Waa runtaa wll
@user-je6wz7ir6b
@user-je6wz7ir6b 26 күн бұрын
Wll ilahy baan kugu. Dhariye waa malin jimco aha igula sali xppkeen muxamd scw scw ❤
@SucadoSheikhali
@SucadoSheikhali 26 күн бұрын
Scw scw❤
@Asmaxassan-lx2sg
@Asmaxassan-lx2sg 26 күн бұрын
Scw scw scw ❤❤
@asmafaahiye9064
@asmafaahiye9064 26 күн бұрын
Scw scw scw
@ayshamohamud5215
@ayshamohamud5215 26 күн бұрын
Scw scw scw❤💯
@munaibrahim1807
@munaibrahim1807 26 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@maxmedmagan1573
@maxmedmagan1573 26 күн бұрын
Team filo ❤❤ mida kale maalmaha aad noo sidaaysaan waay nagu yartahay❤❤ noo kordhiya maalmaha
@amalissa9362
@amalissa9362 26 күн бұрын
Alle cafimad ha siyo mama feynus iyo shaman umada Nabi muxamed inta xanusanaysa jumce Mubarak
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 26 күн бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@user-rt9rc3jv1k
@user-rt9rc3jv1k 26 күн бұрын
Scw
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NeimaMoussaNoura
@NeimaMoussaNoura 26 күн бұрын
Scw
@AbdifatahMohamed-hu5nu
@AbdifatahMohamed-hu5nu 26 күн бұрын
Scw scw❤❤
@NeimaMoussaNoura
@NeimaMoussaNoura 26 күн бұрын
Scw
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein 26 күн бұрын
Jamaal iyo officer police ka waa isu seedi. Jamaal tuugta ayuu dhinaca police ka ka caawin doonaa 😅
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 26 күн бұрын
ILaaHeÿy Ha caaFiyo maama Feynuus hana ugu sii wado caafimaatkeeda🤲🏾🤲🏾♥️Waxaana umahad celinaya Abuukar mahdi iyo Team Gurmad waana❤😊
@SakariYeabdiMohamed-z5d
@SakariYeabdiMohamed-z5d 26 күн бұрын
Talaado xaa loo joojiya team abuukar mandi inaa noo kordhisiin rabna balse waad nagu sii yarayseen
@umumuhanad
@umumuhanad 26 күн бұрын
Mansha Allah filimkena wuu so dhacay mahsanid abti abuukar
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 26 күн бұрын
Abukar mahadi you are big legend waa na madadaalisay si fican ayaa loo jiray qeybta koronto aaba ka helay
@user-pd9bd9rb4i
@user-pd9bd9rb4i 26 күн бұрын
Alhamdulilah cafimad tam ah allah siiiyo momy feynuus🤲🤲❤️
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n 26 күн бұрын
Ilahay maamo faynuus sheekh daahir caafimaadka ha u siyaadiyo alle ha xafido aamin yaarabi
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 26 күн бұрын
Waa Alxamdulilaah haddii ay caafimaad qabto maamo Feynuus Allaha u siyaadiyo🥰
@sacdiyoismaciilxuseensacdi8635
@sacdiyoismaciilxuseensacdi8635 26 күн бұрын
00
@rakiahaaji4512
@rakiahaaji4512 26 күн бұрын
First comment like i saara😂❤
@Shuumusti1910
@Shuumusti1910 26 күн бұрын
Mxaa cadeen guu eh inaa adi u horese😂😊
@Theknightepicsarabic968
@Theknightepicsarabic968 26 күн бұрын
Tuuksade
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 25 күн бұрын
​@@Theknightepicsarabic968kkkkkkk haa like isaara waa tuuksade iyo baryootan
@ifrahadan2945
@ifrahadan2945 26 күн бұрын
Asc wlle abuukar mahdi iyo dhaman kooxda waa alxmd hadey cfmd qabto Hoooyo faynuus ilhey ducadii iiga aqbaley markan dukadawa uduceyaa ilhey dartiisaan ukeclhy Hoooyo faynuus ilhey hainoo daayo cimri dheer iyo ciwaado suuban Allah uugu baryi waa farxay markaan maqley mahdsanid abuuker wlle adigana ❤❤❤
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 26 күн бұрын
Alx illhy cfimadka ha uziyadiyo mama feynus cimri dheer io cibdo subn illhy ha siyo ❤🤲🏻
@sadamahmed5646
@sadamahmed5646 25 күн бұрын
Allaha cafimaad usiyaadiyo maamo feynuus ciimri dheer iyo cibaado suban allaha siiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@user-ee8pk6dd6g
@user-ee8pk6dd6g 26 күн бұрын
Alle hagu waydo mama faynuus thank you so much abubakar mahdi❤
@deeqalcadaala480
@deeqalcadaala480 25 күн бұрын
Maama feynuus sheikh dahir ilahey ha inoo caafiyo 🤲
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 26 күн бұрын
Alxmduliaah allaha noo cafiyo mama feynuus shiikh dahir❤❤❤
@hamsenour2714
@hamsenour2714 26 күн бұрын
Mama Keynes ILAAH ha u siyaadiyo cafimaadka. Thanks abukar bro shaqo adag baad no heysaaa 3m bad u qalantaa
@hawoastur8162
@hawoastur8162 26 күн бұрын
Alah cafiyo mamo faynuus cimri dheer iyo Cafimad urajena🤲
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 26 күн бұрын
😢
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 26 күн бұрын
😢😢😢😢
@CeyniCiise-ls6rk
@CeyniCiise-ls6rk 26 күн бұрын
WsaaAu 22qq❤al​@@sacdiyodaahir9464
@IfraxMuqtar-v3c
@IfraxMuqtar-v3c 26 күн бұрын
Aamiin yarabi
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 26 күн бұрын
Allha no cafieyo.mama.feynus
@user-tz8fo2jq9k
@user-tz8fo2jq9k 26 күн бұрын
Walayaal 40 qof ducadooda wala aqbalaa Murad leyhy ii duceya inuu alle I siiyo muradkeyka😢😢 pls 🙏🏻 😢 😭
@amranahurre6322
@amranahurre6322 26 күн бұрын
Allxamdulilah wa Allah mahadii wa malin jimco ah Allaha caafimadka u siyaadiyo mama faynuus
@Ena_sulthan
@Ena_sulthan 26 күн бұрын
Hadaa maalmaha nagu yareesen walba daqiiqadaha oo videoga socdo nooso badiya🥺
@qadanabdi927
@qadanabdi927 26 күн бұрын
illahy cafimadka iyo cimrigaba ha usiyadiyo
@BushraBashiit
@BushraBashiit 26 күн бұрын
Asaxabey anu u wada ducayno mamadena maamo faynuus sheekh daahir🤲
@salmanahmed33
@salmanahmed33 26 күн бұрын
Please let us make this team reach 1 Million very soon. Actions do speak louder than words
@somali_riri
@somali_riri 26 күн бұрын
@salmanahmed33 real talk
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 26 күн бұрын
Alxmd mahadaas alley u sugnaatay mama feynuus cimri dheer cibaado suuban allaha siiyo🤲🤲
@XalimoXawo
@XalimoXawo 26 күн бұрын
Alxamdulilah hadey hoyo feynus cafimad qabto Allaha usiyadiyo amiin yarabii🤲🤲🤲🤲
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 25 күн бұрын
I miss sabrin qurux.sanqaroorka dheer iyo sunayaasha kaladugan sakadaan kaqaadee ma somaalibaatahay
@AwilAbdullahiGalambi
@AwilAbdullahiGalambi 26 күн бұрын
Illhy cafimad taam ah illhy ha siiyo maama feynus hoyada fanka somaliyed
@Layla6793
@Layla6793 25 күн бұрын
Allahuma Ameen
@abdidirir6440
@abdidirir6440 26 күн бұрын
Maansha allah habaryartay alle haw siyaadiyo cimri dheer iyo caafimaad qab
@FatushIsmail
@FatushIsmail 26 күн бұрын
Allah kucafiyo hoyo feynus cimri dheer kurajeynaya inshaallah❤❤
@user-cl3jp7yc4p
@user-cl3jp7yc4p 26 күн бұрын
Alha filo wan jeclhye Malin walbo naso dayah❤😭
@subanabdiraxman2747
@subanabdiraxman2747 26 күн бұрын
❤alx allaha cafimadka ha ugu wado mamo feynuus❤❤❤
@user-hy6nu8gy3l
@user-hy6nu8gy3l 26 күн бұрын
Mamo faynus ilhy cafimad iyo cimri dheer haku siyo
@ZafaoyCabdulahi
@ZafaoyCabdulahi 26 күн бұрын
5 ayay gashay ana 6 kadaba galiyay reer hargeisa lee fahmi kara😂😂
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 26 күн бұрын
Mahadsanidin wacyigalinta aad bulshada somaliyeed usameseen
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 26 күн бұрын
Alxamdulillah maama faynus caafimaad ka Allaha u ziyadio
@ZeynapCali
@ZeynapCali 26 күн бұрын
Koronto abayo allah ka xishoow oo jir kaada astur aduun yadaan waa maalmo abukar adna codsi geena tix kale gaba dhaan walashiina coowra da u astura
@AbdulaahiAbshir
@AbdulaahiAbshir 26 күн бұрын
Ilaahay ha caafiyo maamo faynuus caafimaad sariica ilaahay hasiiyo amiin yaa rabi
@user-rw8fw2lx6p
@user-rw8fw2lx6p 26 күн бұрын
Mama fayruus waa tuma wll filimka.may ku jirtey❤
@user-nj4cr5kp9g
@user-nj4cr5kp9g 26 күн бұрын
Haaa
@YasminAlsh
@YasminAlsh 26 күн бұрын
​@@user-rw8fw2lx6pwa mamo arliyo
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 26 күн бұрын
@@user-rw8fw2lx6p mama arliyo sharmarke iyo maxama amiin hoyadood kumatalaysey mama faynuus waan u xiisnay 😘
@Layla6793
@Layla6793 25 күн бұрын
@@user-rw8fw2lx6pyou must be kidding
@Feynuska-diinta.
@Feynuska-diinta. 26 күн бұрын
Asc asxabta igula saliya xabiibkena ❤❤❤scw scw
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 26 күн бұрын
Wcs scw scw scw scw scw scw scw
@user-ff1ye8gt7g
@user-ff1ye8gt7g 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@MunomaxamdMunomaxamd
@MunomaxamdMunomaxamd 26 күн бұрын
Scw scw
@user-je6wz7ir6b
@user-je6wz7ir6b 26 күн бұрын
Scw scw scw
@cashohasan999
@cashohasan999 26 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 26 күн бұрын
Mahatsanid walaal qali alx hooyo faynus hadey ino cafimat qabto wan uxiisnay allow cimrigeda ino raaji🤲🤲🤲🤲❤
@Fadumoisack-lk3xy
@Fadumoisack-lk3xy 26 күн бұрын
1 million come soon inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiraaxmed4103
@samiraaxmed4103 26 күн бұрын
ALHAMDULLILAH Mama FEYNUUS caafimadka ALLE ha u saaidiyo❤
@BarwaaniMoh-tg8pc
@BarwaaniMoh-tg8pc 25 күн бұрын
Ilaahay mama faynuus Ha caafiyo marka labad xalqadi manta maxa ku dhacay walalayaal
@souadelmi5470
@souadelmi5470 26 күн бұрын
ALHMDULILAH waa Allah mahadi illahow cafmad taam ah sii mama faynus thanks abubakar mahdi and All teams gurmad ❤❤❤
@user-ef3tq3zo9g
@user-ef3tq3zo9g 26 күн бұрын
Alxamdulilah mama Ferouz Alaha kuu siyaadiyo cafimaadka ❤❤❤
@sucaad104
@sucaad104 26 күн бұрын
Ilaahay hacaafiyo la"aanteed waa abaar maamo Feynuus😘🙏
@caashocllaahi9459
@caashocllaahi9459 26 күн бұрын
Allaha ha u siyaadiyo caafimaada maama feynuus 🤲🤲
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 26 күн бұрын
Masha alaah ilaahaa kasoo kiciyay mammada
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 26 күн бұрын
Yaah Jamaal taliyaha police maa Seedigiis ah😅
@user-lz4hf7ld9v
@user-lz4hf7ld9v 26 күн бұрын
Coming soon 1m I.a🎉
@banaatshxasan2152
@banaatshxasan2152 26 күн бұрын
Alxamdu lillaah hadee caafimaadqabto hada Waa ilaah mahadiii❤❤❤❤❤ maam feyniis❤❤❤🎉🎉🎉
@nimcoabdi6139
@nimcoabdi6139 26 күн бұрын
Umadan meesha may ku dhex nool yhn ano saa usagayey isleh wad uhieaysa uunba marka kaliya layga yaabsaday😂😂 waani salamy dhamantiin jimco xilwa
@bilanadan4276
@bilanadan4276 26 күн бұрын
Waxas maxay taraysa marka an ahayn waqti dhumis mida kale ya ku og 😂
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 26 күн бұрын
Masha allah tabarikalaah wll wad mahad san tahay ilahay swc ha caafiyo maamo faynuus allahuma Aamin
@user-uz4dk2mj4j
@user-uz4dk2mj4j 26 күн бұрын
Ilhya ha cfiyo maamo feynusa❤❤🤲🤲
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 26 күн бұрын
Alle ha usiyaadsho cafimadka mama feynuus
@user-yw2lk9ld9y
@user-yw2lk9ld9y 26 күн бұрын
M.a alle hausiyaadsho caafimaadka maamadah waanku farxe ❤❤❤❤❤❤❤
@jihaanjiinaahmed6152
@jihaanjiinaahmed6152 26 күн бұрын
Team filo wani salamy inta iga dambesa like dhac igu siya
@user-qi5cx6ll7m
@user-qi5cx6ll7m 26 күн бұрын
Vvvvvvvvvvgggfvvvvvfccccccufheehhwhwwhhehehryryryyhdhdyryyeyeyeyewywywuuu3ueuwuwwuwuuwueeyee 0😊vfei
@afnaanabdirahmaan3822
@afnaanabdirahmaan3822 26 күн бұрын
16:20 6 back tusya kulahaa😂😂😂 ala sharmake wlhei waa funny😂
@user-hq8mt7ib4
@user-hq8mt7ib4 26 күн бұрын
Wallahi mama maandeeq qodobka 120 ee hooyoyinka walalhi hadalka ay dhahdey qalbiga ayuu iga taanbtey oo eheed wax walbo aan sameye wanagaga ayaan rabey manta wanaga an samenaye hadaa xumaan uqadatey maanta malina eheed ayaad kashalenesa markey dhahdey walhi wan kanaxe mama mandeeq soryy dadow aan hoyoyinkena baari unonoqono shaley way horese ee ma dambeso❤😢😭😭
@NasriCumar-jf9ys
@NasriCumar-jf9ys 25 күн бұрын
Shaley ma horese way danbesa😉
@xamdimohamedibrahimxamdimo8040
@xamdimohamedibrahimxamdimo8040 26 күн бұрын
Mama Faynuus caafimaadka ALLAHA usiyaadiyo
@xamdamaxamed8109
@xamdamaxamed8109 26 күн бұрын
Alxm allh ha usiyaadiyo caafimaadk maama faynuus sheekh daahir❤
@rukioadow6509
@rukioadow6509 26 күн бұрын
Allaha Caafiyo Feynuus Shiikh Dahir Ruugcaddaa ❤
@AxmedRosa
@AxmedRosa 26 күн бұрын
Gabadha jamici waye ya Sax jamacadaha wabadanyihin ❤❤❤❤❤❤
@Shukria12103
@Shukria12103 26 күн бұрын
Mama faynus ilahay caafimaad waara iyo cinri dheer alle ha siiyo
@hooyouroon8981
@hooyouroon8981 26 күн бұрын
Koronto sidaan si ma ahan labis quman soo xiro 😂 jirkaas kal daadsan naga qari please
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 26 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-iw7sm5um4y
@user-iw7sm5um4y 26 күн бұрын
Sharmaka waa xarabe ❤❤❤❤❤
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 26 күн бұрын
Kofida hadan maanta heley berito ayadan heleyaa!!!Waa nagu cusub tahey !!!
@xenogoku9618
@xenogoku9618 26 күн бұрын
Alx ilahay ha siiyo cafimad taam ah insha Allah wan idin salama dhaman tiin koxda gurmad iyo somali weyn
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 26 күн бұрын
ALLEY HA CAFIYO ALLEY HA U SEYADIYO CAFIMADKA MAAMA FAYNUS WAAN KU XISE
@Fadumoisack-lk3xy
@Fadumoisack-lk3xy 26 күн бұрын
Tiktokeyka so booqdaa guys plz
@cabdimire4895
@cabdimire4895 26 күн бұрын
Inta waalid kood baariga u ah lov saara ❤
@Neyruus143
@Neyruus143 26 күн бұрын
Maamo feynuus allaha noo caafiyo cimri dheer iyo cibaado suuban allaha siiyo waan u xiisnay ❤
@XAMSEABDI-ow3tl
@XAMSEABDI-ow3tl 26 күн бұрын
1 MILLION COMING SOON INSHA ALLAH
@ZahrahassanOsman-tv7kv
@ZahrahassanOsman-tv7kv 26 күн бұрын
Danbi dhaaf allh uga dhigo xanuunka cfmd taam ah inshlh maamo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 26 күн бұрын
Ilaahay.ha caafiyo.maamo..fayruus.sh.daahir.Caafaaka laah.shaafaa.ka.laah..iyada.iyo.musliinta.intii.buktaba
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 26 күн бұрын
Mama feynus ilaahey ha siiyo caafimaad fiican oo qeyr badan wata. ❤
@hidaayohusein3523
@hidaayohusein3523 26 күн бұрын
Alxamdulillah alle ha u siyadiyo caafimaadka mamo feynuus
@user-ic8wu9wt4p
@user-ic8wu9wt4p 26 күн бұрын
Ilaahay caafimad taam ah hacsiyo mama faynuus
@habibainab9950
@habibainab9950 26 күн бұрын
Allaha cafiyo Feynuus Sh. Dahir.
@abdirahmaanabukar9168
@abdirahmaanabukar9168 26 күн бұрын
Cafimad ban u rayneynaa inshallah wana jeclhy❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 25 күн бұрын
Asalamu alaikum wrt walalha rrer abukar mahdi iyo bahda gurmaad waan idin salamay waxaa an Rabaa inan idinbararujiyo sharmake ereey ayu aad uvucelceliyey mesha ay wada socdan walalkis oo errygas DINTA islamka loga bixi karo faddhlan kadigtonada hadaladas ((shaadada waa xaaq in ladamestira la ilaha ))kaliya dinta logabixi kara (((la ilaha ilalaaah))wan ladamestira wafuraha islamka ileen walahu aclam igana Ralinoqda
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 26 күн бұрын
Alle cafimaadka ha uziyadiyo mama faynuus shekh daahir
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 26 күн бұрын
Alx illahey mahad iska leh cafimad taam Allah siiyo inta muslin xanunsan Allah cafiyo dhamantod
@user-er8bx4zd3r
@user-er8bx4zd3r 26 күн бұрын
Allah ha caafiyo hooyo ❤🤲🤲🥺thanks wll ❤🎉
@youngvlog7605
@youngvlog7605 26 күн бұрын
Ameen
@khadarjagbals1074
@khadarjagbals1074 26 күн бұрын
Al xamdulilah mar haday cafimad qabto masha Allah
@Hanahassan-ji4zr
@Hanahassan-ji4zr 26 күн бұрын
Mahadsanidiin🎉inad mamada noo sheegten allah ha caafiyo insha allah
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 26 күн бұрын
Wlhi aad ban ugu farxay inay mamo faynus no facnthy Allah ha usiyadiyo cafimadka
@maryanyousuf8160
@maryanyousuf8160 26 күн бұрын
Mahadsanidiin team gurmad maamo feynusna cafimadka allaha u siyadiyo❤🎉
@mahamedqeys1352
@mahamedqeys1352 26 күн бұрын
Mansha Allah ilahey haku cafiyo hoyo fiynus Amin yaa raabi
@AyanHussein-z8o
@AyanHussein-z8o 26 күн бұрын
Allah hasiiyo caafimad taam ah maamo feynuus sheikh daahir ❤
@hiboumuamin4891
@hiboumuamin4891 26 күн бұрын
Allah cafiyo mam faynus❤ tks bro
@bilakhadar9585
@bilakhadar9585 26 күн бұрын
Ilaahay ha ugu wado mama feynus
@SumayoXasan-xe9bv
@SumayoXasan-xe9bv 26 күн бұрын
Alllh Hacafiyo abaryar feynuus Musasalkana ciyow sodhiga plz ❤❤❤❤😢
@user-mv6db1qs2x
@user-mv6db1qs2x 26 күн бұрын
Baxsan walahi baldoos wuu ku jiraa anaa arkay
@user-xo7jh2tr5k
@user-xo7jh2tr5k 26 күн бұрын
M.a Allaha caafiyo insha Allah
@ayanbuule8292
@ayanbuule8292 26 күн бұрын
Allha uziyadiyo cafmdla mama feynus io inti Islam oo xanunsan🤲🤲🤲🤲
FILO PART 106
32:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 396 М.
FAMPROJ:Hindi af somali cusub 2020 oo Jaceyl ah
2:25:53
MD Films& Vlogs
Рет қаралды 233 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
FILO PART 113
30:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 255 М.
DEG DEG. IS REBREBKA QABILOYIN. ABGAL VS HABARGIDIR
10:33
Mustaf Maax
Рет қаралды 3,3 М.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18
Xogmaal Media
Рет қаралды 829 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
Riwaayad Jabuutiyaan  Hooyo ayaa Tiri
21:42
Universal TV
Рет қаралды 88 М.
FILO PART 112
31:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 328 М.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 259 М.