LAKI HAJI WACAYS & ALTESO HEES CUSUB DAD QALATOOY 2016 HD

  Рет қаралды 2,128,453

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

8 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 642
@marwanmakaawi3599
@marwanmakaawi3599 7 жыл бұрын
kama daalo heestan dhageysigeda wana jeclahay qofki caya hestan hees maba kasayo viva ciyaal xamar hada ciyaaal hodan tahay like ha ila dhaafin
@ylzakimahylzakigeamontary47
@ylzakimahylzakigeamontary47 6 жыл бұрын
Marwan Makaawi loi Pydfyuuu p0909900
@ylzakimahylzakigeamontary47
@ylzakimahylzakigeamontary47 6 жыл бұрын
Marwan Makaawi relatedhow
@ismafarey1581
@ismafarey1581 5 жыл бұрын
Marwan Makaawi sax ka helaa tllhi hestan
@caaliyaabilecllaahi4738
@caaliyaabilecllaahi4738 3 жыл бұрын
.11
@jawidagan3864
@jawidagan3864 8 жыл бұрын
altesto waa fananka kaliyah ee sidii fananinta waa wayn uheesa Viva altesto
@sadioabdullahiabukar114
@sadioabdullahiabukar114 8 жыл бұрын
waaaw saas larawa deeyow magaca darufuule waye
@abdiqani609abdiqani2
@abdiqani609abdiqani2 4 жыл бұрын
Hestan 2019 inta Mar labaad dawadaty like
@sihammahamed2657
@sihammahamed2657 8 жыл бұрын
reer moqdisho waa dad fican iyaga isku xuun moye anigu aad ban u jecelahay😍😍😍😍
@idmanali4965
@idmanali4965 8 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@aziiz94
@aziiz94 4 жыл бұрын
Ayaga iskuma xuma e cadowgoda a bdn lkn malin be dhibka Ka bixi donan Insha Allah
@sadiiqseska2387
@sadiiqseska2387 8 жыл бұрын
Dar alla kumudaayay daacada ku ahaaye Daneeyste inaa tahay waan dareeme Duufan nadileeyso dab iyo gaas tahay waan dareeme Dadqalatooy daban walaal dhigtooy Dariskood ma dhoortooy doodisooye Dadnoowicin intii danbiyanhubanine Inaa ku dalaaqa dawadeeyda ahe anoo kula duubanoo daacada dad iga raacdee dirdiraale adaas danaha ku dheelee kitsii ku daneeyo door ku saaray walee diiq ismoodaye dood iga dhaaf dadka anaa wacaa idareeri waryaa deeq makugu heestee anaa ku dugaashto doqon ahaa I dalaaq duqa waaa kugu daadatee heees ika dheh
@barlabela7513
@barlabela7513 7 жыл бұрын
Laki waa fananda kaliya oo 2bada teenbe ka hesi karta xamari iyo qowdhan lahjad . 🤗
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Sax
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Hooyadabaa qawdhana Horto ma nooshahay
@badriajama6149
@badriajama6149 3 жыл бұрын
@@suleekhasaleeban3763 waad edeb daran tahay maxa hooyo mesha keenay teda kale qowdhan waxa laga wado miyad taqaan
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Qowdhan lahjad very funny
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 4 жыл бұрын
Malantii igu horeyse 6 marbaan ku ceshad inta ila midka ah like xa ila dhafin
@najwadiriye5216
@najwadiriye5216 8 жыл бұрын
eshcalaa waaye heestaan anoo dhameysan aaba comment qoray first time ❤
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 8 жыл бұрын
like me
@najwadiriye5216
@najwadiriye5216 8 жыл бұрын
😂😂😂 not sure
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 8 жыл бұрын
My fst time i comment on youtube songs, i'm normal cayaal banadir boy haha
@abdisamadahmed3044
@abdisamadahmed3044 8 жыл бұрын
mxee ka hadlee abayo
@Muqtar
@Muqtar 7 жыл бұрын
Qoralka adiga kama imaan ee hesta kaa kentay lol
@ahmedfarah5108
@ahmedfarah5108 7 жыл бұрын
reer xamar qabyaalad ma taqaaniin i love
@sacdiyoxasan7566
@sacdiyoxasan7566 4 жыл бұрын
Been mashagin
@fariixacaliabuukar8825
@fariixacaliabuukar8825 7 жыл бұрын
rerxamar my dadkeyga
@Queendaha
@Queendaha 2 ай бұрын
Dadkii dawaan jiray wili ma nool yihiin ❤❤😂😂😂
@queenema1706
@queenema1706 8 жыл бұрын
reerxamarku waadadiswadajecel dhamaantood makalxanaaqan waadadkaftamo o aadudulqaadbadan ayagaa isfahmaayo dadka waaweyn waa ixtiraaman waadad qaboow dhamaantood ismana qabyaaladeeyan
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 8 жыл бұрын
thx
@abdiazizhaaji6462
@abdiazizhaaji6462 8 жыл бұрын
Thnx ✌🏻️✌🏻✌🏻
@hodanadam9602
@hodanadam9602 8 жыл бұрын
mahadsanid ❤
@daganabdi8051
@daganabdi8051 8 жыл бұрын
aad ayaa u mahadsan thy wll
@halimaali5415
@halimaali5415 8 жыл бұрын
+waliyow mataan n0zbu5yo55
@hodanali5163
@hodanali5163 8 жыл бұрын
Kkkkkkk anaa kudugashto doqon ahaa idalaaq duqa waa kugu daadatee I love it 😍❤️❤️
@garaadgeedi2904
@garaadgeedi2904 8 жыл бұрын
hhhhhh intaaaaaaas maa ku heeysataa .......
@hodanali5163
@hodanali5163 8 жыл бұрын
+Abdirahim Abdikarim haa intasa kuhaystaa 😂
@noblenoble1483
@noblenoble1483 7 жыл бұрын
To all of you who calling him gay, clearly ya'll don't understand the art of Kabeebeey❗️only true reerxamar would appreciate this
@mustafacabdule9872
@mustafacabdule9872 6 жыл бұрын
Noble Noble hhhhhhhhhh if i'm you i wouldn't talk runtii
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 6 жыл бұрын
hakeen lion maxaa sheegtay? 😜😜
@hhhhhgf5167
@hhhhhgf5167 5 жыл бұрын
شレ
@anukadan4604
@anukadan4604 Жыл бұрын
​@@mustafacabdule9872 you mean "IF I WERE YOU" before you throw shade learn how to speak idiot
@naashbaby640
@naashbaby640 Жыл бұрын
Maxey ka yaqaanan
@mohamadmoalim5488
@mohamadmoalim5488 7 жыл бұрын
qasab ma aha inaaa fahantid xiknada heesta cml ee taa fahmee djageyso sxb
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 8 жыл бұрын
Waa ka. baxsateen alteeso iyo laki xaaji soo badiya heesaha reer xamarka
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Yaa ilaa dawanayo 2019❤
@juustomohamed4980
@juustomohamed4980 4 жыл бұрын
2020 hda dawanesid like dhac ku sii
@inaahmed1428
@inaahmed1428 5 жыл бұрын
Wlhi heestan waxan ka jeclahy male hhhhh kamaba daalo duma wadoy dabin wll dhigdoy darisked madhordoy dodisooy kulahaa 👍👍👍
@mohamedabdi8143
@mohamedabdi8143 7 жыл бұрын
heesaha banaadiriga jir oo joog weligaa ninkii maseerlow ah asagay utaalaa viva reer xamari
@jubblanaderpuntlander9963
@jubblanaderpuntlander9963 8 жыл бұрын
heesaha xamariga wan jeclahy alfanan alteedo iyo laki xaaji guuulesta❤❤❤❤❤
@hanimohamed8031
@hanimohamed8031 8 жыл бұрын
viva reer banaadiri love u guys laki and altezo
@fatimae6905
@fatimae6905 6 жыл бұрын
Hees shidan abayo isha baxarka wixii igu raacsan Like plz
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 ай бұрын
Heestan jecliyaa 👍🌺
@mandeqmanka3367
@mandeqmanka3367 6 жыл бұрын
Wooow reeer xamar wa cideda wana ku fana
@naimasohanaz6611
@naimasohanaz6611 5 жыл бұрын
last nigth 2018 ya ila dawanayo
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 6 жыл бұрын
Heestaan fiirsasho maku fiicno lkn dhageeysi ayay aad ugu fiican tahay!
@abubakarsadiiq6179
@abubakarsadiiq6179 8 жыл бұрын
yes wan ku hesta altesta iyo laki
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Ah yaaa hees talhi laki xaaji qof aan tageero waliba riyo igu dishay zhp iga khafiifi riyada aaax
@zuhuurabdi7277
@zuhuurabdi7277 8 жыл бұрын
Waaaaw waaaaaaaw waxasaaa hees iyo fanaaniin la dhahaaa masha allah
@cadeamoore7817
@cadeamoore7817 8 жыл бұрын
masha allh haku darin
@asmaalpi8417
@asmaalpi8417 7 жыл бұрын
cadi ma ahan alteeso iyo laki Xaji wan kaheley heesta
@mariaseid9247
@mariaseid9247 6 жыл бұрын
bisnka ilaahy yaaana LA orañ inaa Ku dlaaqaa dawady ah lol
@xajixubey279
@xajixubey279 8 жыл бұрын
laki hala dalaqo marqati ana ka noqonaayo
@marwanmakaawi3599
@marwanmakaawi3599 7 жыл бұрын
Xahi Xubey kadip waku ani iyo adi barakalah masoo wadaa
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 ай бұрын
Cabdirisaq Mohamud salaad Alteso ❤👍
@yusufhashi1977
@yusufhashi1977 6 жыл бұрын
Alteso the best fanaan inolow wlal
@saygaahmad5355
@saygaahmad5355 8 жыл бұрын
hees macaan iga dheh
@matataboy546
@matataboy546 7 жыл бұрын
War mansha'alah maloogudaro aatbey mansha'alah utahay e😘The BEST!!
@ismailmohamedmahdi9682
@ismailmohamedmahdi9682 4 жыл бұрын
Still listening 2016 up to now From 👏brussles Belgium 👍
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 7 жыл бұрын
These people are the original ceyal Xamar👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘👏👏👏👏👏👏
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
CANADA GOVERMENT,2019, FEBRUARY 3.🇨🇦. Let go ( LET IT GO )
@nastehoibraahim1685
@nastehoibraahim1685 5 жыл бұрын
2019 Yaa dawanayo kama dalo dhabti Laki Alteesto
@shafimohamud5810
@shafimohamud5810 4 жыл бұрын
Nasteho Ibraahim Masha Allah
@user-iw4tr5kb8f
@user-iw4tr5kb8f 8 жыл бұрын
yaa waye qofka San loo rafad saday
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
dadka laiskama maago waa madadaalo uun hadaadan ka helin hadaawan easy
@mahad2times699
@mahad2times699 7 жыл бұрын
inan ku dalaaqo ayaa daawadeyda aheee hhhhhhh laki haji waceyso reer boondheere ayaan iskula nahay ee deeyow iska celi
@yasminomar9582
@yasminomar9582 7 жыл бұрын
waaw wa ceshcalaa wadkabxsaten wll xamariga wada waa laga gaabiyee
@ilhamcadey5440
@ilhamcadey5440 7 жыл бұрын
waaww Hees banadiri waa ka baxsaty laki
@Muqtar
@Muqtar 7 жыл бұрын
Kuunta luxoow cadi aheen, fadumiina cml ahaa qoftaan WoW
@ilhamcadey5440
@ilhamcadey5440 7 жыл бұрын
Ma kala liitaan fadumiina iyo laki
@ayubabdu2988
@ayubabdu2988 7 жыл бұрын
Ilham Cadey
@isaaomar2222
@isaaomar2222 6 жыл бұрын
2018 yaaa dawanayo
@ak.0-010
@ak.0-010 4 жыл бұрын
doqon xaragii lagu xiri lahaa xusuladey kusidataa inta kunabuu nabiga kaaga hormaraa
@user-iw4tr5kb8f
@user-iw4tr5kb8f 7 жыл бұрын
anaaku dugashtoo duqon ahaa idalaq duq waa kugo daadati 😁😁😁😁
@layaansamiix2120
@layaansamiix2120 5 жыл бұрын
Anaa ku dugaaishto doqon ahaa idalaaq duqa waakugu daadate
@Muqtar
@Muqtar 7 жыл бұрын
Dindinkaba da'im dacadiisa arkay waa daboole Dugagto in ay dilin ee ku duulin walle loo Daleyaay dushaas RABI daah ka saray... Dadqalatooy daban walaal dhigtooy Dariskood ma dhoortooy doodisooye Dadnoowicin intii danbiyanhubanine Inaa ku dalaaqa dawadeeyda ahe
@mubarakcayngalabokor7953
@mubarakcayngalabokor7953 5 жыл бұрын
Kanu N hhhhh waar bal walal waxan ii sharax afsomali miyaa mise waa talyaani 😂😂😂😂
@naasirsacaad6784
@naasirsacaad6784 7 жыл бұрын
all teeso sifiicanbaad uugu jawaabty gabadhan.kugu kibirty
@user-gd8ld3zw8x
@user-gd8ld3zw8x 10 ай бұрын
Alteso wa ninka kaliya mj xamari lagu gaarin
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
soomaaliyoo b4 alshabaab,, MARCH ,1,2019.
@manmalow6948
@manmalow6948 7 жыл бұрын
laki xaaji waceys i love her she is so funny wlh kkkk i like the way she acts kkkk
@nafbaautahynaftetdanafbaau2374
@nafbaautahynaftetdanafbaau2374 5 жыл бұрын
Dad noo Wac intii An Dambiyowwin inaan ku Dalaqaa Daawadee Ahe
@onlysomalivision4484
@onlysomalivision4484 8 жыл бұрын
Cadi ma ahan !!
@hiboyusuf6915
@hiboyusuf6915 3 жыл бұрын
Isaaq afkiina ka jeediya Waxa waa hees siyaasad meesha mataal qofxun qabiildhan ma matalo
@hxbz6656
@hxbz6656 6 жыл бұрын
dadqaladow dabin wll dhigtoy kkk waxkale idalaq duqa wakuku dadatee wan ku heestaa cml 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Alteeso waa u xiisay🙄
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
HEES farshaxan ah xaqiiqdii amazing
@user-iw4tr5kb8f
@user-iw4tr5kb8f 8 жыл бұрын
heesta aad iyo aad iyee iga dhix baxday
@munoqalii4868
@munoqalii4868 8 жыл бұрын
Wwwwwwww Masha alh waka helaa hesaha reer xamr👌🏻👍🏻💕
@xabsomaxamed9321
@xabsomaxamed9321 8 жыл бұрын
fartuunisaamciil
@nasrafaarax4078
@nasrafaarax4078 7 жыл бұрын
😘😍😍🙌🙏🙏💖💕💓💗💋💋❤💟💞💝💤💌💟💌
@hudacabdi162
@hudacabdi162 8 жыл бұрын
ONE OF BEST SONG ILOVE IT
@sayidcajiibcajiib8972
@sayidcajiibcajiib8972 7 жыл бұрын
dat no wac intan danbiyawin cajib hesta
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
OCTOBER,2019 WAA KUU WEEYDIIYEE,15.
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 7 жыл бұрын
Waaw laki haji waceys masha allah hesahaga xamari ama kuwakalaba cadi ma aha ishu kumaqabato
@mubarakcayngalabokor7953
@mubarakcayngalabokor7953 5 жыл бұрын
amarka ilaahay badana imika waxani afsomali miyaa waar bal yaa ii sharaxaya anuu fahmi waaye salamatka 😂😂😂
@SarOosh7
@SarOosh7 Жыл бұрын
😂😂😂 who is listening 2023
@xaliimacadey1092
@xaliimacadey1092 8 жыл бұрын
waaaw viva reer xamar
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019 01,12 WEEDII HEE WAA JAAFJAAFAY ADUUN WAAYEE 2019 WAXUU ISKAA DHIGAA.
@dulqaattvdqt8259
@dulqaattvdqt8259 5 жыл бұрын
Lawda 2019 yaadaa wanaayo
@elliegoldman7580
@elliegoldman7580 8 жыл бұрын
heestan faadumina qtr ku ahaa laheed tan waku dheeshay reer xamar meey qaadi karaa waa gaalgalihii garoowe u guuray majeerten ka dheh 👏👏👏✌
@wardi6
@wardi6 8 жыл бұрын
majeerteen ragii ay faracumeeyeen tahay u gartay! imasa cunug ey kaa dhaleen? mase uur u leedahay? maseer naagahaa lagu yaqaan daciif kkkkkkkkkknnm
@waris5yyhussien613
@waris5yyhussien613 7 жыл бұрын
wardi6 !
@ahmedabukar3620
@ahmedabukar3620 8 жыл бұрын
duuma wadooy dabin walaal dhigtooy daris ma dhoortooy hhh dad noo wac inaan ku dalaaqaa dawadeey eheedee hhhhhhh😄😄😄😄😄
@abdiraaficcabaas7376
@abdiraaficcabaas7376 4 жыл бұрын
Doomo maxaa waaye kkkkkkkkk
@bisharabdinor4285
@bisharabdinor4285 7 жыл бұрын
Axsan hees talahi
@mohamedkhadarmumin5190
@mohamedkhadarmumin5190 7 жыл бұрын
hhhh inaan ku dalaaqaa daawadayde
@fatimaadam4576
@fatimaadam4576 8 жыл бұрын
wooow nice song I like it
@musaabdi694
@musaabdi694 6 жыл бұрын
waan ku hestaa. heestaan
@banaadirstate4335
@banaadirstate4335 8 жыл бұрын
Dar alla kumudaayay daacada ku ahaaye Daneeyste inaa tahay waan dareeme Duufan nadileeyso dab iyo gaas tahay waan dareeme Dadqalatooy daban walaal dhigtooy Dariskood ma dhoortooy doodisooye Dadnoowicin intii danbiyanhubanine Inaa ku dalaaqa dawadeeyda ahe
@sucaadahmed9124
@sucaadahmed9124 8 жыл бұрын
anoo kula duubanoo daacada dad iga raacdee dirdiraale adaas danaha ku dheelee kitsii ku daneeyo door ku saaray walee diiq ismoodaye dood iga dhaaf dadka anaa wacaa idareeri waryaa deeq makugu heestee anaa ku dugaashto doqon ahaa I dalaaq duqa waaa kugu daadatee
@banaadirstate4335
@banaadirstate4335 8 жыл бұрын
Intii dalaaq sheegada kaarin, arinta hoos hoosey ma u xalina? hhhh
@sucaadahmed9124
@sucaadahmed9124 8 жыл бұрын
Barow Barow maya xalas wax la dhaho majiro, bacdi madoobeed aa banaanka la dhigaa.
@rahmaawil6417
@rahmaawil6417 8 жыл бұрын
I want full lyrics plz so I can read
@deeqoilwad3099
@deeqoilwad3099 Жыл бұрын
wllhi hada dhageysanoyaaa mon 5 December 2022 mar walbo kamadalo yaa ilamid ah
@aliomar-gn1ej
@aliomar-gn1ej 8 жыл бұрын
best banadiri song of 2016
@wareerkaxaaji
@wareerkaxaaji 8 жыл бұрын
great performance my men alteeso and laki
@haneyhanad1148
@haneyhanad1148 7 жыл бұрын
this song daadis nice yeah yeah go go go o laki haji
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 жыл бұрын
Waaaaw cadi mahan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hanadabdullahi1356
@hanadabdullahi1356 8 жыл бұрын
iidareri warya den kuguma heyste kkkkkkkkk qosolka adonka
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 6 ай бұрын
2024 hdi aad dawaneso like isar
@macowcade9985
@macowcade9985 5 жыл бұрын
My fvr song 👌👌👌👌👌👌👌👌
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019, 01, MARCH OOOOOOOOOOOH SOOOOOOOOOOMALI.
@raousman5991
@raousman5991 8 жыл бұрын
walaasheey laki intee Ku jiray waaw ka baxsitii iyey waa Cabdi casiis Cali Macalin biikole oo ku leh iinoolow
@qalbinuuriya2929
@qalbinuuriya2929 3 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya🤗
@maidashukulaatiina2433
@maidashukulaatiina2433 8 жыл бұрын
dood iga dhaaf dadka anaa wacaa idareeri waryaa deen makugu heesteee😂😂😂👍👍👍
@rosiina1120
@rosiina1120 3 жыл бұрын
Deen mahin ee waa deeq makugu heesti😀
@waliyowmataan7843
@waliyowmataan7843 8 жыл бұрын
caddi ma'aha
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
SOOMAALIYOOOW, MARCH,1,.
@makamohamed7407
@makamohamed7407 8 жыл бұрын
dalaq dalaq dalaq hhhhhh warkaas lee imaraaa
@Sanrioxxie
@Sanrioxxie 8 жыл бұрын
caadi maahan heestan dadqalato
@gabargalmudug4869
@gabargalmudug4869 3 жыл бұрын
2020 an firsanoyaa yaa ila mid ah
@hidayamohamed8604
@hidayamohamed8604 8 жыл бұрын
Laki iyo alteso Waa kabaxsateen dheel,murti Iyo Action
@shamimcismaan3629
@shamimcismaan3629 7 жыл бұрын
ttt5
@ayaha653
@ayaha653 6 жыл бұрын
Nice song laaki xaaji nolow yaaqey
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019, 10, 4,. WEEYDIIN LEE WAA YEE, KALA KOOSO.?
LAKI HAJI WACAYS & ALTESO DARINTEYDA WAAN KAA DUUBTAY 2016 HD
8:29
Abukar Mahdi
Рет қаралды 688 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 167 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 111 МЛН
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
LABARINA SEASON 9 EPISODE 11
1:10:20
Saira Movies
Рет қаралды 948 М.
ALTEESO HEES HORARSAN 2016 HD
5:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 491 М.
XUSEN NURIYOOW & FARAH KAFTAN HEESTA TARTIIBKOO 2018 HD
4:31
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
farax kaftan iyo laki xaaji hees cusub oo hada soo dhacdey
5:19
STUDIO HOBYO 2
Рет қаралды 208 М.
WARKA SUBAX EE KNN 14 07 2024
17:26
KNN
Рет қаралды 934
MUNYE & LAKI HAJI LIBINTI JACEYLKA 2017 HD
6:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 459 М.
Farax Kaftan & Axmed Weyne---Heesti Cajiinley
5:42
Goobe Video Production
Рет қаралды 5 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 280 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 829 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 510 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН