Abuukate Jamal Diriye - Itoobiya waxay qabtaa Buufis Soomaalida ka dhan waxana Suurto gal ah | Q2aad

  Рет қаралды 17,421

SSTV

SSTV

23 күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 38
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 21 күн бұрын
Rajaul kaamil ah, go’b ah, Somali ah, Islaam ah, wadani ah , xog-ogaal ah, mutacalim ah oo wadani ah ayaa hadlaya halkaan. Jamaal Diiriye Nasab waaye.🇸🇴🇸🇴💪
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 21 күн бұрын
Maansha’allah Waa nin soo jeeda oo xog badan haya oo khabiir ah. Waa nin maskaxda xor ah, Ilaahay haku xafido bro
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 21 күн бұрын
For time being, Jamal Dirie seems honest and he’s speaking free and frankly.
@JinacsanFeedhacad-gb8wf
@JinacsanFeedhacad-gb8wf 21 күн бұрын
Elegent educator A man who knows much
@Qalaafotv8588
@Qalaafotv8588 21 күн бұрын
Wall Jamaal Diiriye waa xog ogaal waqtigiisii iyo cilmigiisiiba ku bixiyay umadiisa Somali galbeed waana runtii meel loodhaafo garan maayo hadalkiisa
@ahmedmohamedaliiroole5360
@ahmedmohamedaliiroole5360 21 күн бұрын
Riyadeyda ugu weyn baccal janan waa ineyna qasara noqon dadalkii awowaeyashan ahaa Gobanimadonka ahaha we need freedom all ogaadeniya
@cige3636
@cige3636 21 күн бұрын
JAAJUUSNIMÂDA DHAQAN BAAD U LEEDIHIIN❤❤❤
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 21 күн бұрын
Walaal, markaad caadifadda ka reebto maamulada Soomaalida meel kasta ay joogaan, meel Kala laga xukumaa oo laga taageeraa; waxaana ugu wacan shacabkeena yaa iyagoo qabiil ku taageeraya garab gelaya khaai'nkaa iyagoo moodaya inuu iyaga metelayo. Kumana koobna qabiil gaar ah.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 21 күн бұрын
War xabashida an iska dhicino walhi wey jilicsan yihiin lacag ay yuhuud kaso qaadan bey somalidu ku kala geyaan mooye tabar dagaal malahan cagta hala mariyo cadowga🇸🇴guul iyo gobanimo somaliweyn min jigjiga jabuuti gaarisa muqdisho hargeysa iyo dhul walba ay somali dagto🦁🦁
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 18 күн бұрын
Waa arin fiicaan xabasha wax iskama calinkarto waxaa kadaran hergisa kuwa joogo kuwaas gacanta laku dhigo kuwa somalidiidka ah. Mamul khaatumo state ayaa ladhisay laka soo baaxsaday gobol sool waxaa haray awal state looyacade ilaa boorame gacanta laku dhigo calanka buluug la suro kadib layiraado hayi isaaqow maxaa rabtiin kadib iyaga ku soo biirayaan somaliweyn
@user-ln7mc7ij8v
@user-ln7mc7ij8v 21 күн бұрын
Ninkan waa cabqari xaqiiqda sheegaya
@djibworld
@djibworld 21 күн бұрын
Midnimo adoo u taagan hasoo galin qariirdad juffo qayb leedahay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 21 күн бұрын
Welkom 🤗 Nuur
@droossom3968
@droossom3968 21 күн бұрын
(Intro) waxaad ka dhigtey (Agah).
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 21 күн бұрын
Qofka codaynaya waa inuu fahan san yahay qofka uu dooranayo iyo waxa uu u dooranayo oo uu ugu xilanayo.
@saadabdi5761
@saadabdi5761 21 күн бұрын
Salaan sare
@omersuleiman04
@omersuleiman04 21 күн бұрын
Waa lawyer bartay hab dhaqnka gaalada islaamna wax aqoona uma laha.
@salahsalad
@salahsalad 19 күн бұрын
M.a abuukataha nin waxbadan og waaye waxaa looga baahanyahay dowlada somalia
@sulumsulum
@sulumsulum 21 күн бұрын
Jamaal waa nin Soomaali ahaan aan u baahanahay
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 21 күн бұрын
Cajiib Aadbaan Uga Faaiidaystay Abuukaate Jamaal Wuxuu Iftiimiyay Waxbadan Oo Igaqarsoonaa Soomalida Itoobiya Waxay Ubanyihiin Siyaasiyiin Daacada Garanaya Dhaqanka Siyaasadeed Ee Itoobiya
@shafihussein4433
@shafihussein4433 21 күн бұрын
Ninkaan waa nin dareenkiisa noolyahay wax badana og
@muuseabdi9810
@muuseabdi9810 21 күн бұрын
Asc
@Olad44
@Olad44 21 күн бұрын
Ina adeer calanka snm map kadaa
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 21 күн бұрын
War qofka ku qiimee aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa uu uleeyahay Topic uu ka hadlayo , deegaanka uu doono qofkaasu haka soo Jeedo. Balse war waa ree hebel iyo gobal hebel buu kasoo jeedaa haku qiimayn.
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 21 күн бұрын
Agaah war ogadeen ka warama
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 21 күн бұрын
😂😂sxb gumeysi beynu kujina sidhe marka umad laguneysto dorasho xora ugalan agah
@MohamedIsmail-gf7mv
@MohamedIsmail-gf7mv 21 күн бұрын
The English say heat the Nile on the head
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 21 күн бұрын
Waayo mabka Somalia looga dhigey laba calan. Tan kale maxaa waqooyi looga dhigey calanka Somaliland oo dooneysa kala go'a somalia.
@abdiganimuse3492
@abdiganimuse3492 21 күн бұрын
Ninkaan dad's ah , ee dhahaaya Ethiopia buufis ayey qabtaa. Nacas daciif ah hadalkiisa aysy Ka nuuqata. Car bal nimankaan oo keenaaya nin rag ah oo cadawribumadaa Ethiopia soda ay tahay uga hadlaayo ha Keenan. Iyagaa ayaa Ethiopia Ka cavslada oo Hadi ay Keenan ragga rijaalka ah berri baa jigjiga. Lagu sugayuaa. Fahma somaliyey nimankaan
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 21 күн бұрын
Dhaqankiinuba haduu halkaa kusoo gororay maxaa dhulbahante,ugu diidantihiin inu Somaliland wax layesho sow Xaasidnimo maaha
@abdinoor2194
@abdinoor2194 21 күн бұрын
Canfar waa islaama Ciisena waa muslin Ciise wuxuu canfar ku xukumaa Jabuuti Maxay ciise u diideen ay hoos tagaan canfar
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 21 күн бұрын
Ethiopia dadka ugu badan ee amxaaro guumeysi kuhaysato waa cagdheer bal iska xoreeya niic looma baahnee
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 21 күн бұрын
iidoor af-dhogorow iyadoo Beentaa ah oo Axmaaro Waligeed annaan is arag askari mooyee kaana La dagaallanno Adigu sawdiga Sidii Ri Orgeysan Dabada Ululaya.! cidda Laga kari la` yahay wa ayo? Ciddase Waligeed Xabashi Qarni Ka Qarni Lasoo dagaallantey lana Dagaallanta ee Somalida Ilahey Dayrka Ilaaliya Uga dhigay Wa ayo?! Soo dhaaf Xanta Qoyskiinna Oo Indhaha Kala Qaad Daba-cayuuneey😂😂
@NimcaanSuLdaan
@NimcaanSuLdaan 21 күн бұрын
Nacas batahay adu maxayelay xabashi baad futada udhibatay ood iwas ledahay iidor hahaw
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 18 күн бұрын
@@NimcaanSuLdaan idoor waa jaahil kuwa gaashaamo iyo xarshin iyo hartahiik iyo daroor axmaaro gumeesto maxee ahayaan so isaaq maha 😂😂😂😂
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 18 күн бұрын
@@NimcaanSuLdaan ogaadeen mamul goboleedkiisa jubaland waa kaa idoor 😂😂😂 dekada kismayo waa ogaadeen airport kismayo waa ogaadeen
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 22 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН