No video

Qisadii nabi Yussuf قصة يوسف عليه السلام

  Рет қаралды 690,660

Abu Yussuf

Abu Yussuf

11 жыл бұрын

Qisadii nabi Yussuf قصة يوسف عليه السلام waxaa soo jeediyey sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil.

Пікірлер: 372
@anisoqaali114
@anisoqaali114 4 жыл бұрын
Qisadan hoyaday aya yaranti noga sheken jirty qisoyinka nabiyada dhaman sidas ayn ku barty wan xisen jirney haben walibo qiso mnsha alh hoyo ahlu diin ah markay kudhasho wa nasib wngsan
@maxamedjaamac2202
@maxamedjaamac2202 3 жыл бұрын
Asc
@deeqomohamed5836
@deeqomohamed5836 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ayanomar1192
@ayanomar1192 2 жыл бұрын
Kula mid ahy Alh Allah hanoo daayo hooyooyinkeena🤲
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Markad isku heshid Qiso aad jeceshahay iyo Sheikh Codkiisa aad jeceshahay waa Nasiib gooniya oo rabbi bixiyo un😊Allah haku barakeeyo Sheikh Mustafe..
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 5 жыл бұрын
Carabkaada Allaha kuu barakeeyo. Janada abaal marin Allaha kaaga dhigo jazakallah kheyr sheikh❤
@moyo4138
@moyo4138 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hussenali8949
@hussenali8949 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ale ha ku xifdiyo aamiin
@akramibraahim2599
@akramibraahim2599 3 жыл бұрын
Lololķķķ8ķĺ Lllķkkkk8km88ķj p
@hamdyali7467
@hamdyali7467 3 жыл бұрын
Sheekha ilaaaheey ajar haka siiya anagana farajki nebi yuusuf oo kale ilaheey haanoo furo si degdeg ah yaaa rabi yasir umuuranaaa wa amuura almuslimiin
@nuuxsobral4411
@nuuxsobral4411 5 жыл бұрын
Maasha allah allaha ku siyo cimri dheer iyo caafimaad kuwa ku waano qaado allaha naga dhigo
@nuuxsobral4411
@nuuxsobral4411 5 жыл бұрын
Allaha kaa dhigo mid marwaliba dadka u sheefeeco
@abdisamadamiiin9840
@abdisamadamiiin9840 6 жыл бұрын
Masha allh shiikh mustafa khyrka iyo wanaaga ad fafintso ilhy haka jasai siiyo
@farhad5541
@farhad5541 4 жыл бұрын
Mar wlba waxan ku ceshceshta qisada nabi yusuf oo ah qiso aad u macaan ilahy naxariis hasiiye nabi yuusuf ❤
@idilcabdi4848
@idilcabdi4848 4 жыл бұрын
Nabi yuusuf cs wuxuu ahaa nabigii ugu quruxda badna nabiyada
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
Wll wxa ka quruxbdnaa nabi mxmed scw lama firin qurxdiisa midka nabi yusuf mid la firin karo ay aheyd
@qamarsuugani1501
@qamarsuugani1501 4 жыл бұрын
nabi yousuf wuxu ugu qurux badana dunida dhan nabi yusuf rasuul kirameysan buu aha lkn nabi yusuf qurux dunida kalabar ba lasiyay
@ilwaadaxmed8615
@ilwaadaxmed8615 7 жыл бұрын
Masha allh ilaahey hakaa abaal mariyo sheekh mustafe
@omarjama712
@omarjama712 6 жыл бұрын
illaHy haka jasa'i ziiyo zheekh muztafe
@awliyoalla7085
@awliyoalla7085 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw Jazaakalaah khayr sheekh mustafe rabbi subxaanahu watacaalaa miisaanka xasanaadka ha kuu saaro annagana rabbi ha nagu anfaco aamiin yaa allaah dhamaantenba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mahamedsamriye6443
@mahamedsamriye6443 3 жыл бұрын
ĺo7
@mahamedsamriye6443
@mahamedsamriye6443 3 жыл бұрын
ţ
@mahamedsamriye6443
@mahamedsamriye6443 3 жыл бұрын
.
@dr-sadikalijaama3336
@dr-sadikalijaama3336 6 жыл бұрын
Waa darsi aad u mcn mashalah ilaahay ha ku xifdiyo macalin sh.mustafe
@papayazh4184
@papayazh4184 3 жыл бұрын
Mazhallah tabarakallah sheekh mustafe xaaji ismaaciil alle hakuu siyaadiyo
@salmahsalmah8979
@salmahsalmah8979 Жыл бұрын
Allah cimriga iyo cafimadkaba haku siyaadsho zheekh mustafe xaji ismacil haaruun
@ugasbihi5464
@ugasbihi5464 5 жыл бұрын
MashaAllah and Jazaka’Allah khayr sheikh Mustafe Hajji, ilahay haku xifdiyo dhambigadana ilahay hadafo
@abdiresaksaleban845
@abdiresaksaleban845 2 жыл бұрын
masha allah jasakallah khayr shiikh mustafe
@nasrasalad9270
@nasrasalad9270 5 жыл бұрын
Masha allh jazakallah
@ubahmoha7286
@ubahmoha7286 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh ajar iyo xasanad allah kasiyo
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 2 жыл бұрын
Mansha allaah sheikh Mustafa jasakumulahi kheyren allaaha qalbiga hano hajajiso
@cabdirashiidmaxamedcali5126
@cabdirashiidmaxamedcali5126 5 жыл бұрын
Maansha allah sh mustafe x ismaaciil haaruun alle cinriga hakuubarakeeyo miisaanka xasanaadka hakuu saaro anana alle swt hanagu anfaco
@nimcoibrahim1460
@nimcoibrahim1460 6 жыл бұрын
sheekh Masha Allah mustafa xaaji ismacii haron
@suldankacade1203
@suldankacade1203 5 жыл бұрын
شيخنا حزاك اللة خيرا
@user-vl5iz1tp4i
@user-vl5iz1tp4i 6 ай бұрын
MashaAllah sheekh mustafa❤❤❤❤❤❤❤
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Allah yaxfiduk akhi muslim filah 🕌 Radialahu canhu
@idilcabdi4848
@idilcabdi4848 4 жыл бұрын
Mansha allah Jazaka laah khayr sheekh
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Sheekh mustafe ilaahay miisanka xasanadka ha.ugudaro wacdigaa qiimaha leh inagana ilaahay haynagu anfaco
@ilwaadaxmed8615
@ilwaadaxmed8615 7 жыл бұрын
Masha allah ilaahey hakaa abaal mariyo sheekh mustafe
@nabiilcadekacade8860
@nabiilcadekacade8860 4 жыл бұрын
masha alah ala yaxfidak shiikh mustafe 👐👐👐
@generalzkimo9563
@generalzkimo9563 5 жыл бұрын
Ameen masha allah sheekH jasakallaH khayr
@abdiaziizmaye3246
@abdiaziizmaye3246 5 жыл бұрын
Masha alaaah Sheeqow mustafasukran
@ahmetisakariya9616
@ahmetisakariya9616 6 жыл бұрын
aduunyaduba imtixaan intixaankuna waa hadba sidad u gashao anba aad ugu diyaar garawdo marka waxan leehay ilahay ha inaga dhio kuwii ilahay najatul fardawsa ilaahay ka waraabiyo ilahay inga dhigo dhamaan umada islaamka ah dheikh mustafena ilahay cimriga hakuu barakeeyo
@muserage7742
@muserage7742 3 жыл бұрын
By
@osmanyousufosman4116
@osmanyousufosman4116 4 жыл бұрын
Mashaa allah allaha kubarakeyo sheekh mustafa
@zakariyeabdishire491
@zakariyeabdishire491 Жыл бұрын
Janaada allaha abal marin hakaaga dhiigo sheikheygiii mustafa
@Moalimow
@Moalimow Жыл бұрын
" Carrabkaagu haduu noqdo mid dadka muda waxaa tahay qof wax [kala] firdhinaya , ma tihid qof wax daweynaya " sheekh mustafa
@hoodomohamud5565
@hoodomohamud5565 7 жыл бұрын
maanshaallla sheikh mustafe ilaahay ha kaa abaal mariyo
@qaalimohamed3885
@qaalimohamed3885 5 жыл бұрын
Masha Allah khayr Allah kusiiyo jazaka lah
@ahmedwardi6046
@ahmedwardi6046 5 жыл бұрын
Waa Qisada aan ugu jeclahay Ee anan marna kadharkin
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@dalmarali8700
@dalmarali8700 4 жыл бұрын
الله يحفظك وجزاك الله خيرً
@luulfamilychannel5922
@luulfamilychannel5922 5 жыл бұрын
maashaa alh jasaakalaah sh ilaahy ha kaa abala mariyo khyrka ad umada la wadaagaysid
@Arabwaziir
@Arabwaziir Жыл бұрын
Masha allah allah kubarakeeyo my role model 😢 sh mustafe 2023 /6/8 hbn jimco ah suratul yusuf ayan iska dhageysanayay waxan la qiroday ayada إنما أشكو بثي وحزني إلى الله waa hbn 11:9 daqiiqo oo hbn ah kaligey ayaa soo jeedo 😢 ayadan ayaa iga oynsiyay😢 ilahow dambigeena dhaaf
@Kalid__
@Kalid__ 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe yaraa barigaaZ
@masalaawiabuu-anas5985
@masalaawiabuu-anas5985 2 жыл бұрын
ماشاء الله الله يبارك فيك ويحفظك اين ما كنت
@ahmedwali4067
@ahmedwali4067 8 жыл бұрын
masha allah jasakalahu khayran yaa sheikh naa
@nimcomaxamedxasansss3388
@nimcomaxamedxasansss3388 8 жыл бұрын
maasha allaaah allaahu akbar alxamdulilaah allaaah ha ku xifdiyo aamiin
@abdijibaarmahamedomar6924
@abdijibaarmahamedomar6924 7 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك اللة. جزاك اللة خير يا شيخنا
@ahmedheensaley5526
@ahmedheensaley5526 6 жыл бұрын
Masha allah sheekh ilaah haku xafdiyo
@faadumofaadumosahro6271
@faadumofaadumosahro6271 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahy haku barakeyo
@libandaud7088
@libandaud7088 5 жыл бұрын
Masha alah shiiquna ilaahay hakaa abaal mariyo
@bachiirgaraad8138
@bachiirgaraad8138 Жыл бұрын
بارك الله فيك يا شيخ مصطفى أحب القصص الإسلامية
@fadumaabdulaahi9151
@fadumaabdulaahi9151 10 ай бұрын
😮😮.
@amiinyare2808
@amiinyare2808 7 жыл бұрын
masha allah yaa sheekh ilaahay haku xifdiyo adunyo iyo aakhiroba wallaahi waa qiso cibro qaadasho mudan waliba xaga sabarka iyo cafiska in labadiyo ilaahay hana waa fajiyo
@soomaalijecel6679
@soomaalijecel6679 4 жыл бұрын
4/26/2020 malin ramadan ah ayaan dhagestay alx yaa iga danbeeya
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@salaadcabdullemaxamed1937
@salaadcabdullemaxamed1937 5 жыл бұрын
shukran sheikh aad baaad u mahansantahy
@muxzinnasir4925
@muxzinnasir4925 6 жыл бұрын
Msha allah alle haku xafido if iyo aaakhiraba sheekh allahuma aaamin
@xasanyuusuf4557
@xasanyuusuf4557 5 жыл бұрын
Sheikh Mustafa ilaahay cimridheer hakusiyo
@luisnani4276
@luisnani4276 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@muhamedhirs1465
@muhamedhirs1465 5 жыл бұрын
Mansha'Allah sheikh jazakallah kheyr ❤
@apdiqanihmedmoh5829
@apdiqanihmedmoh5829 5 жыл бұрын
Alle cimrigah hakuu dhereyoh ❤️❤️👈😍
@kadarsherow8121
@kadarsherow8121 5 жыл бұрын
Masha allh sheekh allha ku xafido
@amiiranasir4405
@amiiranasir4405 6 жыл бұрын
Jazaka allhu khayr shekh mustafe
@aishaali3073
@aishaali3073 6 жыл бұрын
Mashallaha illhaye ha ka jasi siiyo
@abshirtacabir7989
@abshirtacabir7989 7 жыл бұрын
tabarakalah sheekh mustafa shukran
@hodanwarsame5262
@hodanwarsame5262 5 жыл бұрын
Ciid mubaarki
@kimkiz5207
@kimkiz5207 3 жыл бұрын
Nabbiyuna YUSUF ILOVE CS🥰⚘
@yusufahmed4030
@yusufahmed4030 Жыл бұрын
Maasha Allaah Yaa Sheekh Mustafe
@abdiwaliahmed7323
@abdiwaliahmed7323 3 жыл бұрын
Masha Allaah sh Mustafe Allaha kaa abaal mariyo wanaaga aad faafineyso
@hamdyali7467
@hamdyali7467 3 жыл бұрын
Aaaamiiin yaa rabi
@fosiahmed6824
@fosiahmed6824 6 жыл бұрын
Masha allaa jazakalah sheekh mustafe
@amranosman8478
@amranosman8478 7 жыл бұрын
JazaakaLaahu Kheyr SH. Mustafe X. Ismaciil.
@craxmaansomali7708
@craxmaansomali7708 2 жыл бұрын
5:13pm/wed/ 2/2/2022 Phylsofer Sh Mustafe X ismaciil haruun waa maktabad dhan o Alle ugu deeqey Somalida iyo Islaamka o dhan Alle cimriga ha barakeeyo majiro ruux Ka Aqoon badan o Somali ahi❤️
@abdulkadirissa7826
@abdulkadirissa7826 5 жыл бұрын
Masha alah tabaraka lah rabi yaxfadak liisanka yataqabalak camalaka salixan sheq
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 жыл бұрын
Jizaakumallaahu Masha Allah Ajar Iyo Xasanaad
@nimcocabdilah8547
@nimcocabdilah8547 7 жыл бұрын
jazaakumu laahu Khayr sheekh qliya alle hku dhawro
@khaadaribraahimfaarax5914
@khaadaribraahimfaarax5914 5 жыл бұрын
masha allaah misaanka xasanaadka illahay hakuugu daro
@sumayaabdiqaadir8158
@sumayaabdiqaadir8158 8 жыл бұрын
ما شاء الله انا احب هذه القصة
@maxamedhussainmuse8554
@maxamedhussainmuse8554 2 жыл бұрын
1r2fegql0
@moyo4138
@moyo4138 5 жыл бұрын
Jasakalah حفيذك الله Alle hakugu abaaliyo janadiisa abaalkaga cidna ma gudi kartee
@miikovlogs8134
@miikovlogs8134 6 жыл бұрын
masha alh ilahy janadii furdowsa hakawarabiyo Aamin
@abdirhmanmohamedyusuf3222
@abdirhmanmohamedyusuf3222 2 жыл бұрын
Ale ha ku sharfo shiikh mustafe
@abdiibraahim9124
@abdiibraahim9124 5 жыл бұрын
ماشاء اللة يا الشيخ مصطفى
@bakarizayare5581
@bakarizayare5581 7 жыл бұрын
masha allah jazaaka allah
@baasheali8419
@baasheali8419 7 жыл бұрын
mashlllah sh mustaf
@muxiyadinjama3791
@muxiyadinjama3791 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh mustafe
@abdiqani7945
@abdiqani7945 4 жыл бұрын
Danbigaada iyo danbi waalidkaaba illahey ha dhaafo faa'idada aad inoo faa ideysayna ajar allah hakaa siiyo amin
@craxmaanmuse9411
@craxmaanmuse9411 6 жыл бұрын
Xafiduhulaah sheekh mustafa
@amiiranasir4405
@amiiranasir4405 6 жыл бұрын
mansha allh waa daris ad u qimo badan
@mohamedahmed-rd4ie
@mohamedahmed-rd4ie 6 жыл бұрын
Mansha Allah
@hassanqawdhan8104
@hassanqawdhan8104 6 жыл бұрын
jasaakumu llaahu khayr
@richardadamwais9734
@richardadamwais9734 7 жыл бұрын
from djibouti thanks may allah bless you
@akramyare192
@akramyare192 2 жыл бұрын
djabuti maxa ladhaha meshan wacdi makasicdo mesi qabil akasodo nio cadi iska dhig
@inacolaadahmed2900
@inacolaadahmed2900 4 жыл бұрын
Masha alla mustafe ilahai hakuxafido
@zaaraaadan445
@zaaraaadan445 4 жыл бұрын
MashAllah ❤❤❤❤❤❤😭😭😭❤❤❤
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@villagefoodcooking2329
@villagefoodcooking2329 6 жыл бұрын
masha allah
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 2 жыл бұрын
Msha allh sheekh jazakallaah❤
@abdidulanesigale7181
@abdidulanesigale7181 5 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@abdiqanihassan
@abdiqanihassan 6 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaaraka laah
@zzosmam1279
@zzosmam1279 7 жыл бұрын
masha alah alah haku xifdiyo
@khadarcalicabdi6676
@khadarcalicabdi6676 5 жыл бұрын
ilaahay misaanka xasanadka hakuu daro anagana Ha nagu anfaco ammmmmiiiin yaa allah
@abshirhassan1939
@abshirhassan1939 8 жыл бұрын
jazakallah sheekh mustafe
@mohamedjama7086
@mohamedjama7086 8 жыл бұрын
maashaa alaah ilaahi ajir iyo xasanaad hakaasiyo insha alaah
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 5 жыл бұрын
Ma shaalah
@74t57
@74t57 8 жыл бұрын
masha allah jazaka lah walalkayga qaaliga ah
@qoslaaye1111
@qoslaaye1111 7 жыл бұрын
- Wan maxay
@qoslaaye1111
@qoslaaye1111 7 жыл бұрын
maxadiro
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Jazakallah shiikh mustafe
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha nebi maxamed scw scw scw
@hasnaomarbogoreh8826
@hasnaomarbogoreh8826 5 жыл бұрын
Masha Allah
@armandhero2058
@armandhero2058 Жыл бұрын
Walahi shiiQ MusTafow Waa Ku JecLahe 🥰
@fareysaladsaid7073
@fareysaladsaid7073 8 жыл бұрын
masha alaah sheikh mustafa ilaahey ajar iyo xasanaad kasiyo
@aadancade5418
@aadancade5418 6 жыл бұрын
Maa shaa allaah
@abdixamiidabdiwahaab4276
@abdixamiidabdiwahaab4276 4 жыл бұрын
M.allah
@suldaanmuxiyodin2528
@suldaanmuxiyodin2528 3 жыл бұрын
Mansha alaaaah sh.mustafe allow barake
Qisadii Asxaabul ukhduud
56:18
Abu Yussuf
Рет қаралды 150 М.
Qisadii Asxaabul-ukhduud |●| Sh Mustafe ●°
1:14:30
AL-XIKMA ISLAMIC EDUCATION CENTER
Рет қаралды 26 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 39 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 9 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 12 МЛН
Taariikhda Tataarka qaybtii 1aad.
1:10:34
Abu Yussuf
Рет қаралды 151 М.
Qisadii Nabi Yusuf (c.s.) Sh Maxamud Shibli
2:04:40
Salafmedia
Рет қаралды 96 М.
Hijradii Nabiga ﷺ || Sh Mustafe
42:57
AL-XIKMA ISLAMIC EDUCATION CENTER
Рет қаралды 45 М.
Isbedelada Xoogan Ee Caalamka kasocda┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
58:14
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 161 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 39 МЛН